Wararka

Daawo: Badhasabka Gobolka Gabiley oo kulan la yeeshay Isuduwayasha Wasaaradah Gobolka.

0 Visits: 761 | Friday July 18, 2014 - 13:25:32
Waxa kulankasi badhasabka ku wehelinayey Mayarka Magalada Gabilay, waxana kulankasi lagaga arrinsanayey maalgelinta arday ka qalinjebinaysa Jamacadda Timacadde

Read More »

Daawo Muqaal:Ururka Samafalka Tawfiiq Oo Deeq Gaadhsiiyey Isbitaalka Dhamarka Borama Qaybta Dumarka

0 Visits: 802 | Friday July 18, 2014 - 01:33:13
Ururka Samafalka Tawfiiq Oo Deeq Gaadhsiiyey Isbitaalka Dhamarka Borama Qaybta Dumarka

Read More »

Gudoomiyaha Bangiga Dhaxe Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Lacago Cusub oo Baanku soo Dabaacay

0 Visits: 737 | Friday July 18, 2014 - 01:24:47
Bangiga dhexe ee Somaliland ayaa la soo degay Lacago uu soo daabacday oo ka kooban Lacagta kunka shillin iyo shanta Boqol ee Xukumadda siilaanyo samaysay sanadkii hore.

Read More »

Ciidamo Ka Tirsan Xarakada Alshabaab Oo La Wareegay Magaalada Jawhar.

0 Visits: 825 | Friday July 18, 2014 - 00:56:16
Ciidamo ka mid ah ururka Alshabaab ayaa gudaha u galay qeybo ka mid ah magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe kadib markii weerar gaadmo ah ku soo qaadeen fariismo ay ciidamada dowlada ku sugnaayeen.

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Ka Hadlay Wakhtiga Itoobiya Fureyso Xuduudka Somaliland

0 Visits: 764 | Friday July 18, 2014 - 00:50:35
Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland, Maxamd Biixi Yoonis, ayaa caddeeyay in dawladda Itoobiya ay maalmaha soo socda dib u fureyso xuduudka ay la wadaagto Somaliland.

Read More »

Daawo Muqaal:Maamulka Gobolka Togdheer Iyo Kan Degmada Burco Oo Ka Qayb Galay Kulan Lagu Soo Afkjaraayay Tartanka Quraanka Kariimka Ah Oo Mudo Laba Wiiga Ka Socday Burco.

0 Visits: 831 | Friday July 18, 2014 - 00:43:24
Maamulka Gobolka Togdheer Iyo Kan Degmada Burco Oo Ka Qayb Galay Kulan Lagu Soo Afkjaraayay Tartanka Quraanka Kariimka Ah Oo Mudo Laba Wiiga Ka Socday Burco.

Read More »

Daawo Muqaal:Maamulka Gobolka Togdheer oo Xilkii U Kale Warejiyay Isudawaha Wasarada Maliyada ee Gobolka Togdheer Oo Dhawaan Laso Magacabay iyo Ki Hore

0 Visits: 818 | Thursday July 17, 2014 - 20:12:24
Mamaulka Gobolka Togdheer oo Xilkii U Kale Warejiyay Isudawaha Wasarada Maliyada ee Gobolka Togdheer Oo Dhawaan Laso Magacabay iyo Ki Hore

Read More »

Wasaradda Macdanta Iyo Tamarta Oo Jawaab Adag Ka Bixisey Eedaymo Uu Usoo Jeediyey Xisbiga Mucaradka ah ee ucid

0 Visits: 1260 | Thursday July 17, 2014 - 19:19:51
Wasarada macdanta iyo tamarta Somaliland ayaa jawaab adag ka bixisay hadal ka soo yeedhay xisbiga mucaaradka ah ee ucid oo sheegeen in wasiirka macdantu uu si sharciga baal marsan uu shirkad aan la garanaynin macdantii dalka ugu fasaxay ,jawaab taasi ay wasaradu bixisay oo ah jawaab qoraal ah ayaa waxay…

Read More »

DAAWO:midawga yurub oo fadhigoodii maanta ay u balan sanaayen doorashada hogaan cusub ku kala kacay

0 Visits: 877 | Thursday July 17, 2014 - 17:02:35
lahaayeen hogaan cusub oo midaw gaasi yeesho waxayna ku heshiin waayeen doorashada hogaankan waxaana ay taasi sababtay in fadhigii lagu kala kaco isla markaana aan laga gaadhin wax guul

Read More »

Raysal Wasaaraha Britian David Cameron Oo La Kulmay Madaxwaynaha Cusub Ee Midowga Yurub Jean-Claude Juncker

0 Visits: 891 | Thursday July 17, 2014 - 16:51:41
Raysal Wasaaraha Britian David Cameron Oo La Kulmay Madaxwaynaha Cusub Ee Midowga Yurub Jean-Claude Juncker oo ay lawada Hadleen Hormarka Qarada Yurub

Read More »

Warsaxafadeed Golaha Wasiirada Xukumada Somaliland Oo Shir Degdega Isugu Yimi Kana Dooday Xuduudaha Somaliland Ee Somaliya Ay La Wadeegto Una Diray Digniin Cidkasta Oo Soo Fara Galisa.

0 Visits: 813 | Thursday July 17, 2014 - 16:44:24
Warsaxafadeed Golaha Wasiirada Xukumada Somaliland Oo Shir Degdega Isugu Yimi Kana Dooday Xuduudaha Somaliland Ee Somaliya Ay La Wadeegto Una Diray Digniin Cidkasta Oo Soo Fara Galisa.

Read More »

Falastiin Iyo Isra'iil Oo Ogolaaday Inay Sameeyaan Xabad Joojin Ku Meel Gaadh Ah

0 Visits: 952 | Thursday July 17, 2014 - 16:44:08
Israa'iil iyo Xamas ayaa aqbalay xabad joojin ku meel gaadh ah oo muddo shan saacadood ah laga dhaqan gelinayo marinka Qaza. Israa'iil ayaa sheegtay in ay joojinayso duqeynta si loo fududeeyo dadaalada gargaarka iyo si dadka Qaza ay u helaan fursad ay ku heli karaan waxyaabaha daruuriga ah

Read More »

Wasiirkii hore ee Ganacsiga Somaliland oo ka hadlay Aragtidiisa ciidanka shirkaddaha shidaalka ilaalinaya ee somaliland

0 Visits: 698 | Thursday July 17, 2014 - 15:48:00
Wasiirka hore ee Xukumadda Axmed Siilaanyo ka soo qabtay Xilka Wasiirka Arrimaha dibada iyo wasiirka Ganacsiga Md Maxmed Cabdilaahi Cumar ayaa ka hadlay Xidhiidhka wakhtigan ka dhexeeya isaga iyo ...

Read More »

Mursal Muuse iyo Khadra Silimo oo ka hadlay Weerar Qaawan oo Qoyskooda loola Badheedhay

0 Visits: 4365 | Thursday July 17, 2014 - 15:35:08
Lamaanaha Caanka ee Somaliyeed fankooda ka daba-dhacday ee Mursal Muuse Cumar iyo Xaaskiisa Khadra Cabdi Silimo oo dunida si weyn looga yaqaano, ayaa wax laga xumaado kula kaceen shakhsiyaad noloshooda xaasid ku ahi ay shaqo ka dhigtaan inay warar been-abuur ah ka faafiyaan dhismaha Qoyskooda.

Read More »

"Shacbiga Gobolka Xaysimo si niyadsami ah ayay u soo dhaweeyeen Gobolnimadda madaxweynaha Somaliland u magacaabay" Guddoomiyaha Degmadda Taleex

0 Visits: 809 | Thursday July 17, 2014 - 15:31:08
Guddoomiyaha Degmadda Taleex ee gobolka cusub ee Xaysimo ee dhawaan madaxweynaha Somaliland magacaabay Jaamac Ciise Shaacuur, ayaa daboolka ka qaaday in gobolnimadda la siiyay

Read More »

Fadhigii Golaha Wasiirada ee Maanta oo Go'aamo laga soo saaray iyo Madaxweyne kuxigenka oo shirguddominayey Fadhiga Manta

0 Visits: 734 | Thursday July 17, 2014 - 15:07:58
Fadhigan oo saka lagaga Dooday Arrimaha Gobolada Bariga iyo Sheegashada Somalia ay weli sheganayso Somaliland ayaa caalamka farriimo loogu diray waxana warsaxafadeed ka soo baxay Madaxtooyada lagu faahfaahiyey nuxurka qodabadii ka soo baxay kalfadhiga golaha wasiirka ee maanta, waxanu warsaxaafadeedkaasi…

Read More »

"Xisbiga Waddani waxay itaal darradu Bartay Hafar iyo "Habaar" Xildhinaan Siciid Maxamed Cilmi [Siraadle]

0 Visits: 752 | Thursday July 17, 2014 - 14:56:34
Iyadoo aynu ku jirno bishii barakaysnayd ee Ramadaan ayaa beryahan waxaa Saxaafadda si isdabajoog ah ugu soo baxayey hadallo ka soo yeedhaya

Read More »

Daawo: Wiilkan yar ee Xaaladiisu halista tahay ee kaaga Baahan Gargaar Bini aadanimo, ilaahay ha kuu gargaare ka faaidayso Bisha Ramadaan oo Caawil Wiilkan yar

0 Visits: 1034 | Thursday July 17, 2014 - 10:47:26
Wiilkan yar oo Xanuun halis ahi kudhacay Noloshiisana la Kowsaday xanuunka,kuna nool Burco waxa uu u baahan yahay Dhakhtar Dibadeed, ugu so hagaaji wixii Kaalmo ah Xawaladda Dahabshiil Burco iyo Telefoonada kala ah: 063, 4345588 ama 063,4411480, Aamina Jamac Ciise

Read More »

Daawo TVGa Somsat oo Warar Ka Dhan Ah Qadiyadda Iyo Madaxbanaanida Ka Baahinaya Somaliland

0 Visits: 781 | Thursday July 17, 2014 - 10:37:57
TVGa Somsat Xarumo Ku Leh Dalka Somaliland Oo Warar Ka Dhan Ah Qadiyadda Iyo Madaxbanaanida Ka Baahinaya Somaliland Iyo Xukumada Oo Aan Ilaa Hada Waxba Ka Qaban.

Read More »

Dawlada Jabuuti Ayaa Ku Dhawaaqday Inay Cidamo Dheraada Udirayso Somalia

0 Visits: 719 | Thursday July 17, 2014 - 01:04:32
Wasaarada Gaashandhiga Dalkaasi ayaa wado qorsho lagu doonaayo in lagu kordhiyo Ciidamada Dalkaasi ka jooga Somalia.

Read More »