Wararka

Daawo: Madaxweyne Siilaanyo oo ka hor intii Aanu dhoofin Xadhiga ka jaray Dhismaha Cusub ee Wasaaradda Duulista

0 Visits: 738 | Sunday July 13, 2014 - 19:27:31
iyo Mashaariic kale oo wasaaraddu ka fulisay Madaarka Cigaal.

Read More »

DAAWO:wasiirka wasarada arimaha dibada Somaliland oo shaaca ka qaaday in la sii daayey wargeyskii haatuf iyo yuusuf cabdi gaboobe kana hadlay arinta cabudhinta saxaafada

0 Visits: 884 | Sunday July 13, 2014 - 17:43:11
Wasiirka wasarada arimaha dibada Somaliland mudane maxamed biixi yoonis ayaa shaaciyey in yuusuf cabdi gaboobe iyo wargeyskii haatuf lla sii daayey madaxweynuhuna cafiyey waxaana uu sheegay

Read More »

DAAWO:madaxweynaha Somaliland mudane axmed maxamed maxamud siilaanyo iyo wafti uu hogaaminaayo oo dalka ka dhoofay kana hadlay arimo badan oo ah xaalada taagan

0 Visits: 837 | Sunday July 13, 2014 - 17:18:10
Madaxweyne axmed maxamed maxamuud siilaanyo waxa uu socdaalkiisan ku tagaya wadanka ingiriiska

Read More »

Ciyaartoy u Ciyaara Kooxda Man.United Oo Si Qiiro Leh Isra'iil Ula Hadlay, fariina u diray

0 Visits: 1184 | Sunday July 13, 2014 - 17:08:33
Dawlada Sahyuuniyiinta Yahuuda ayaa dhawrkii Maalmood ee la soo dhaafay Weerar cirka ku qaaday Magaaladda Qaza ee arlada dadka Reer Falastiin.

Read More »

Kulanka Germany iyo Argentine ee Cawa oo si weyn uga hadashay Saxaafadda Caalamku, maxayse ka qoreen?

0 Visits: 1211 | Sunday July 13, 2014 - 16:59:23
Iyadoo ay caawa bahda kubbada cagta u tahay habeen xiiso gaar ah leh, marka labada xul ee Germany iyo Argentina fooda isku daraan dhamaadka koobka aduunka,

Read More »

"Ciyaaraha ugu wanaagsan waxaanu u xulnaa garsoorayaasha ugu fiican"madaxa garsoorayaasha FIFA

0 Visits: 1150 | Sunday July 13, 2014 - 16:43:38
Garsooraha Ciyaarta Finalka K-Aduunka Oo La Magacaabay Iyo Cabashooyinka La xidhiidha

Read More »

Dagaal Dhex maray Maleeshiyad ka tirsan khaatumo iyo ciidanka qaranka iyo Gaadiid dagaal oo ay ka yaaceen maleshiyadi khatumo

0 Visits: 1216 | Sunday July 13, 2014 - 16:32:06
Dagaal Mudo kooban qaatay Ayaa lagu Soo Waramay In uu Meesha loo Yaqaan XERO DAANYEERTA Ee Ka ag dhow WAQDARI ku dhex maray Kooxo ka tirsan malayshiyaadka Khaatumo Iyo Ciidamadda Qaranka Somaliland.

Read More »

Dad Sheeganaya Lahaanshaha Dhulka dhawaan Loo dhagax dhigay Ciidanka dabdamiska Hargeysa Oo Baaq u Diray Madaxwayna Jamhuuriyada Somaliland

0 Visits: 957 | Sunday July 13, 2014 - 15:13:49
Mudane Madaxweyne Waxaanu kuu sheegayna in uu si badheedha Maayirka Caasimada Hargeysa noo dhacayo ,Waxaanu Madaxweyne kuu cadaynaynaa in dhulkani ay noo aqoonsanaayeen in aanu leenahay

Read More »

Dhegayso: Madaxweyne Siilaanyo iyo Wefti uu horkacayo oo Goor Dhoweyd Dalka ka dhoofay iyo Ujeedada socdaalkooda +SAWIRO

0 Visits: 1086 | Sunday July 13, 2014 - 14:51:29
Daawo:Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo u kicitimay waddamada ingiriska iyo itobiya waxa uu sheegay inuu Itoobiya kala hadli doono danaha labada dal, Ingiriiskana uu u tagi doono arimo la xidhiidha Fasax iyo nasasho

Read More »

Dawlada Canada Oo Waaran Qabasho Ah U Jartay Taliyaha Cusub Ee Bilayska Somaliya

0 Visits: 875 | Sunday July 13, 2014 - 14:47:24
Taliyaha oo lagu Magacabo Gen.Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil kaasoo xilkaasi loo magaacaby todobaadkii ina dhaafay

Read More »

Dhegayso; Wasiirka Arrimaha Debedda JSL Maxmed Bixi Yonis oo ka hadlay Safarka Weftiga Madaxweynaha iyo Sii deynta Masuliyinta Hatuf

0 Visits: 683 | Sunday July 13, 2014 - 14:20:18
Wasiirku wuxu sheegay in wefti ballaadhan oo madaxweynuhu hogaaminaya u safri doonan ingiriiska iyagoo sii maraya Itobiya

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Cafis Xabsiga kaga sii Daayey Masuliyiinti Wargeyska Hatuf Xilli uu ka dhoofayey Dalka

0 Visits: 982 | Sunday July 13, 2014 - 14:08:11
Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Siilanyo ayaa Cafis u fidiyay Masuuliyiintii Wargaysyadda HAATUF iyo SomalilandTimes oo dhawaan maxkamada Hargaysa ku xukuntay Xabsi iyo Ganaax Lacageed.

Read More »

Madaxweyane Siilanyo Iyo Gud.Muuse Biixi Oo Marki u horeysay Xalay Kulan Saamaxaad iyo is Cafis Ah Wada Yeeshay.

0 Visits: 864 | Sunday July 13, 2014 - 14:00:10
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo guddoomiyaha KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horaysay xalay yeeshay kulan toos ah tan iyo kulankoodii 24 June oo aanay natiijo ka soo bixin.

Read More »

Gacan ku dhiigle Tooray Nin ku Dilay oo Jabuuti u baxsaday iyo

0 Visits: 1097 | Sunday July 13, 2014 - 09:51:08
Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex xadhig adag ku xukuntay Ninkii Toorayda ku dhuftay Sheekh Maxamed Haybe

Read More »

Xus Balaadhan Oo Loogu Ducaynaayey Culimadii Hogaaminaysay Mujaahidiintii SNM Oo Loogu Qabtay Hargeysa+Sawiro

0 Visits: 2105 | Sunday July 13, 2014 - 09:11:27
Xuskan Diiniga aH ee ay soo qaban-qaabisay Jimciyatul Axbaab ayaa ah mid Sanad walba bisha ramadaan 15-keeda sidan oo kale looga qabto ....

Read More »

"Somaliland ba Anigay igu dhisantahay, Ninka leh ......"Faysal Ali Warabe

0 Visits: 1874 | Sunday July 13, 2014 - 08:13:38
Dhegayso: "Caalamka waa laga Bajiyoo waxa lagu yidhi Waa la is Dilayaa, Maamulka Garowe iyo Somaliland aya is dilaya,annaguna waxan ku nidhi.."

Read More »

Daawo:Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo gaadhsiisay Laascaanood Deeq Loogu Talago Galay Dadka Jilicsan ee Gobolada Bariga

0 Visits: 815 | Sunday July 13, 2014 - 08:08:29
Mucaawanadan oo ka kooban Timir loogu talo galay inay ku afuraan dadka jilicsan ee sooman iyo ...

Read More »

Daawo: "Wallaahi Ismaan Lahayn Meel Caynkan ah ayaa Hargeysa ka jirta ama somaliland" Wasiirka Arrimaha Debedda oo ka qaybgalay Carwo Cusub oo Adeegyo Cusub soo kordhisay oo laga furay Hargeysa, iyo Masuliyiin tiro badan oo ka qaybgalay Furitaanki Carwadaas

0 Visits: 693 | Sunday July 13, 2014 - 07:51:56
Carwadan ayaa ah mid nooceedu ku cusub yahay Dalka, waxana masuliyiinta carwadani sheegeen inay qiimo dhimis sameeyeen Bisha Ramadan Awgeed

Read More »

Maamulka Dawlada Hoose Ee Berbera Oo Maanta Sirasmiya Ubilaabay Dhismaha Xarun Buugaagta Lagu keydin Doono Laguna Akhrisan Doono+Sawiro

0 Visits: 993 | Sunday July 13, 2014 - 00:22:05
Berbera(Afkashacabka)-Maamulka Dawlada hoose ee Berbera ayaa manta sirasmiya ubilaabay dhismaha madxaf waxa lagu akhrisan doono oo ay yeelan doonto degmada Berbera

Read More »

Daawo: Guddiga Dhismaha Masjidka Saalixyada ee Burco oo ka warbixiyey Halka uu marayo Dhismaha Masjidku

0 Visits: 853 | Saturday July 12, 2014 - 21:08:53
Culimada Dhisaysa Masjidka Ayaa sheegay in iminka shubkii u horeeyey la shubayo waxay kaloo tilmaameen in ...

Read More »