Wararka

Daawo Muqaal Naxdinle Gabdh Somaliyeed oo Ku Dhimatay Shil Baabur Dalka Maraykanka

0 Visits: 1357 | Monday April 28, 2014 - 11:59:49
Gabadhaan SoomaDhacdo naxdin iyo murugo leh ayaa waxaa la sheegay inay ka dahcday dalkaas Mareykanka ka dib markii gabar Soomaali oo jaamiciyad ahayd iyo saaxiibteed ay ku geeriyoodeen shil baabuur

Read More »

Maxkamada Gobolka Hargaysa Oo Mudaysay Dhagaysiga Dacwada Loo Haysto Masuuliyiinta Wargayska Haatuf.

0 Visits: 834 | Monday April 28, 2014 - 11:37:45
Maxkamadda Gobolka Hargeysa, Ayaa Soo Saartay Qoraal Lagu Muddeeyey Dhegaysiga Dacwadda Loo Haysto Guddoomiyaha Iyo Tifaftiraha Guud Ee Wargeyska Xayiran Ee Haatuf – Mr. Yuusuf Cabdi Gaboobe Iyo Axmed Cali Cige.

Read More »

Shirawaynihii Xisbiga Kulmiye Oo Hadda Furmay, Ergadii Oo Soo Dhamaatay,Iyo Madaxwaynaha Oo La filayo Inuu Soo Galo Goor Dhaw

0 Visits: 841 | Monday April 28, 2014 - 11:34:28
Sidii loo asteeyay shirwaynaha xisbiga Kulmye ayaa maanta oo isniin ah ka furmay Hotel Mansoor ee magaalada Hargaysa

Read More »

Daawo Muqaal: Sababta Wayn ee ka IlmaysIisay NinkN Danyarta ee Kunool Magalada Burco Iyo Xlada Ku Gadamaan

0 Visits: 840 | Monday April 28, 2014 - 09:47:32
Barnaamijk Olalaha Kaalme Kuwan Oo Had iyo Jeer udhaqdhaaqa Dadka Danyatra Ee Tabalaysan

Read More »

JABUUTI OO WADA QABANQAABADA SHIR LOOGA HADLAYO INTERNETKA AFRIKA.

0 Visits: 736 | Monday April 28, 2014 - 07:50:24
Munasibadan Oo Lagag arinsanayay sidii loo qabna laha kulan lagahadlayo enternetka Africa oo dhaci doonta 25 May

Read More »

Barcelona Oo Samaysay Soo Laabasho Layaab Leh Kadib Markii Ay Garaacday Villarreal.

0 Visits: 1409 | Monday April 28, 2014 - 07:43:00
Kooxda Barcelona ayaa caawa samaysay soo laabasho layaab laheed kadib markii ay guul u rogtay 2 gool oo looga hormaray, Barcelona ayaa 2-0 lagu hogaaminayay ciyaarta ilaa daqiiqadii 60 aad lakiin Fabregas oo badal ku soo galay

Read More »

Sawir:Daniel Alves Oo Cunay Moos Ay Ku Soo Tuureen Taageerayaasha Villarreal.

0 Visits: 1279 | Monday April 28, 2014 - 07:27:00
Daafac ree Brazil ee kooxda Barcelona Daniel Alves ayaa caawa ka yaabiyay taageerayaasha kooxda Villarreal kadib markii uu cunay moos ay ku soo tuureen.

Read More »

WAR-DEG-DEG AH- XASAN GAADHAAFI OO SHIR ALBAABADU U XIDHNAAYEEN KAGA TANAASULAY MURASHAXNIMADII GUDDOOMIYE-KU-XIGEENKA 1AAD EE KULMIYE

0 Visits: 881 | Monday April 28, 2014 - 07:17:35
Kulan gaar ah oo aan saxaafadda loo ogolayn oo lagu dhexdhexaadinayay Xasan Gaafaadhi iyo Maxamed Kaahin Axmed oo caawa lagu qabtay Hutel ambassador,

Read More »

Jaamacadda Caamalamiga Ah Ee Beder Ayaa Maanta Usoo Gaba-Gabeyse Tababar Usocday Hablo Macalimiin Ah Kuwaas Oo Tiradooda Ahayd 46 Hablood.

0 Visits: 832 | Sunday April 27, 2014 - 20:18:23
Munaasibada Shahaadooyinka Lagu Guddoon Siinayey Dumarkan Macalimiinta Ah Ayaa Waxa Kasoo Qayb Galay Guddoomiyaha Jaamacadda Beder

Read More »

Wasaardda Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Kulan Dhiiri Galin Ah Uqabatay Kooxda Ku Ciyaarta Magaca Wasaaradda

0 Visits: 1015 | Sunday April 27, 2014 - 20:10:49
Wasiirka Wasaaradda Duulista hawadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa habeenkii xalay xaflad casho sharaf ah u sameeyay kooxda xidigaha cirka oo ku ciyaara magaca wasaaradda duulista.

Read More »

Wasiirka Qorshaynta Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Loogu Sameeyey Magaalada Abu Dhabi Ee Dalka Imaaraadka Carabta.

0 Visits: 694 | Sunday April 27, 2014 - 20:04:23
Wasiirka oo socdaal shaqo Ku rahay Dalka isu Taga imaraadka aya jaaliyada somaliland ee halkaa ku dhaqan si baladhab usoo dhawayeen

Read More »

Dawladda Dalka Suuriya Oo Ay Maanta Kaga Eegtahay Xilligii Loo Qabtay Inay Soo Wareejiso Hubkeeda Halista Ah

0 Visits: 888 | Sunday April 27, 2014 - 20:02:40
Dawladda dalka Suuriya ayay maanta kaga eegtay xiligii loo qabtay inay soo wareejiso hubkeeda halista ah ee gaasta sunta ah. Taas oo ay u qabteen hay'addaha ku shaqada leh mabnuucida hubkaasi.

Read More »

Xiisad Diblomaasiyaddeed Oo Ka Dhex Qaraxday Soomaaliya Iyo Kenya.Warbixin

0 Visits: 792 | Sunday April 27, 2014 - 19:57:34
sad diblomaasiyaddeed oo sii kordhaysa ayaa u dhexeeya Somalia iyo Kenya, sidaa waxa sheegay diblomaasiyin Gobolka ku sugan.

Read More »

Somaliya oo Jojinaysa Qaadka iyo Dhibtiisa

0 Visits: 984 | Sunday April 27, 2014 - 19:53:52
Baarlamaanka waddanka Somaliya ayaa ku hawlan hirgelinta mooshin ay ku dalbanayaan in la mamnuuco in jaadka Mirooga ee Kenya u iib-geyso dalka Soomaaliya.

Read More »

Ururka Haweenka Laga Tirada Badan Yahay Vosomwo Oo Cambaareeyey Xad Gudubyo Ay Sheegeen In Lagu Hayo Beelaha Gabooye Ee Degan Gobolka Awdal.

0 Visits: 948 | Sunday April 27, 2014 - 19:48:51
Ururka Codka Haweenka Laga Tirada Badan Yahay Ee Vosomwo Una Dooda Xuquuqda Beelaha Laga Tirada Badan Yahay Ee Somaliland

Read More »

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Oo Ka Hadashay Dublamaasiyiin Hargeysa U Yimid Furitaanka Safaaraddii Kenya

0 Visits: 813 | Sunday April 27, 2014 - 19:44:32
Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland iyo iskaashiga caalamiga ah, ayaa ka hadashay diblumaasiyiin reer Kenya ah oo Hargeysa u yimid inay indho-idheeyaan xaladda ammaanka ee caasimadda Hargeysa, si markaasi ay Kenya uga furato Safaaraddeedii.

Read More »

Dawlada Somaliya Oo Dag dag Ugu Yeeshay Safiirka Kenya Ufadhiya Somaliya

0 Visits: 781 | Sunday April 27, 2014 - 19:41:24
Xukuumada Soomaliya Ayaa U Yeedhay Safiirkeeda U Fadhiya Kenya Maxamed Cali Nuur Si Ay Wax Uga Weydiiso Sababaha Keenay In Ciidamadda Kenya Ay Xabsiga U Taxaabaan Qusulka Safaarada Somaliya Ay Ku Leedahay Dalka Kenya.

Read More »

Hadal-heynta Shirweynaha Kulmiye Ee Berri Loo Asteeyay Gafaadhi iyo Kaahin Kee Gulaysan Dona?

0 Visits: 804 | Sunday April 27, 2014 - 19:36:37
Xarunta xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa guddidiisa qaban-qaabada shirweynuhu ay ku hawllan yihiin xaal-xaalkii u dambeeyay ee la xidhiidha qabashada shirweynaha saddexaad ee xisbigaasi

Read More »

Daawo Muqaal:Dalada SYNA oo Xaflad Baladhan Oo Lagaga Wacyigalinayay Tahriibta Iyo Qabyalada Aya ay ku qabatay Magalada Hargaysa

0 Visits: 993 | Sunday April 27, 2014 - 16:08:25
Dallada Wacyigelinta iyo isku xidhka Dhalinyarada Somaliland ee SYNA ayaa xalay madal kulmisay Haldoorka Dhalinyarada Caasimadda Somaliland ku qabatay Hotel Dalxiis ee magalada Hargeysa.

Read More »

Rooney Oo Ku Taageeray Giggs Shaqada Manchester United.

0 Visits: 1199 | Sunday April 27, 2014 - 09:00:12
Ryan Giggs ayaa dhulka riyada ku jiray xalayto ka dib markii uu Manchester United ku hogaamiyay guul 4-0 oo ay ka gaareen Norwich City kulankiisii ugu horeysay ee tababarenimo.

Read More »