Wararka

Daawo Afkashacabka Tv wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane.Xirsi X Xasan Cali Oo Maanta Kula Kulmay Dalka Djbouti Safiirada Falastiin Iyo Turkiga

0 Visits: 615 | Friday April 18, 2014 - 19:07:53
Djbouti(AFK)-wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane.Xirsi X Xasan Cali Oo Maanta Kula Kulmay Dalka Djbouti Safiirada Falastiin Iyo Turkiga

Read More »

Gudidii Xukuumadu u dirtay Qaarada Yurub oo Ethiopia soo gaadhay Kulamana la Qaatay Safiirka Somaliland u Fadhiya Ethiopia.‏

0 Visits: 759 | Friday April 18, 2014 - 13:21:50
Adis Ababa "Ethiopia" Wafigii Somaliland ee socdaalka u tegayey qaaradayurub ayaa soo gaadhay Caasimad dalkaa Ethiopia ee Adis Ababa,

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Oo Ka Waramay Kulan Wefti Uu Hoggaaminayaa La Yeesheen Wasiirrada Arrimaha Dibadda Iyo Shaqada Ee Jabuuti

0 Visits: 709 | Friday April 18, 2014 - 13:16:59
Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland, Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo wefti uu hoggaaminayo oo socdaal shaqo ku jooga dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa shalay kulamo la yeeshay masuuliyiin ka mid ah xukuumadda Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle.

Read More »

Xukuumadda Somaliland, ayaa ansixisay xeerka la dagaalanka Argixisada iyo xeerka waxbarashada.

0 Visits: 748 | Friday April 18, 2014 - 13:14:39
Afhayeenka Madaxtooyada JSL oo shirkii Golaha Wasiirrada ka dib sina saxaafadda la hadlay ayaa ka warbixiyay dhawr qodob oo lagaga hadlay shirkii fadhigii Golaha Wasiirrada Somaliland ee Khamiistii shalay, waxaanu yidhi

Read More »

Daawo: Maamulka Gobolka Togdheer oo ku dhawaaqay Xayiraad ay ku soo Rogeen Hantida ay leeyihiin Reer Dalab Muuse oo ka mid ah Qoysaska Burco

0 Visits: 950 | Friday April 18, 2014 - 13:07:38
Go'aanka Xayiraada lagu saaray Hantida reer Dalab Xaji Muse ayaa ka yimi sida maamulka Gobolku sheegay Guddiga Turxaan Bixinta ee Gobolka

Read More »

Shirkada Xawilaada Lacagta Ee Dahabshiil Iyo Baanka Barclays Oo Heshiis Gaadhay.

0 Visits: 655 | Friday April 18, 2014 - 09:00:47
Shirkadda Xawilaada Lacagaha ee Dahabshiil iyo Bankiga Barclays Bank ee dalka Britain ayaa si wada jir ah u gaaray heshiis, kaasi oo meesha ka saaraya dacwaddii dhinaca maxkmadda ee labada dhinac u dhaxaysay.

Read More »

Wasiir Cabdi Aw-Daahir Oo U Duur Xulay Hogaanka KULMIYE, Sheegayna In Madaxweyne Siilaanyo Hoggaamiyo Xisbiga

0 Visits: 831 | Friday April 18, 2014 - 08:56:22
Wasiirka wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland Dr. Cabdi Aw-daahir, ayaa shalay madal la is-kugu yimid weedho siyaasaddeed oo duur-xul ah ku ganay Hoggaanka xisbi-xaakimka KULMIYE ee talada dalka haya,

Read More »

Dawladda Kenya Oo Shacisay Inay Safaarad Ka Furanaysa Somaliland

0 Visits: 812 | Friday April 18, 2014 - 08:47:11
Dawladda Kenya ayaa caqbashay inay Somaliland ka furato xafiis dublamaasiyadeed, sida uu xaqiijiyey Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland.

Read More »

Wasiirka Arimaha Dibbada Oo Safar Aan La Shaacin Ugu Baxay Dalka Itoobiya Diyaarad Khaasna Ah Hargaysa Ka Raacay.

0 Visits: 674 | Friday April 18, 2014 - 08:43:31
Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Md.Maxamed Biixi Yoonis Ayaa Galabta U Kicitimay Dalka Itoobiya,

Read More »

Daawo:-Guddoomiye Ku Xiggeenka Koowaad Ee Xisbiga Wadani Oo Xukumada U Soo Jeediyey In Ay Dalka U.K U Sheegto In Uu Dalku Nabad Yahay.

0 Visits: 650 | Friday April 18, 2014 - 08:36:09
Gudomiyaha waxa kale oo ugu baaqay inay Ay Dawladu ka furaysatay jidka udhaxaya Djabuti iyo Somaliland oo muddo laba cisha aan loo baxin

Read More »

Daawo Muqaal Dawlada Hose Ee Dagmada Burco Oo Yeeshay Kalfadhiga 8aad Oo ay Ku ansaxiyeen In Xafada Actober ay maga kabadalaan

0 Visits: 896 | Friday April 18, 2014 - 08:28:43
kalfadhigan oo ahaa mid xasasi ah oo qaatay muddo laba cisho ayaa lagu ansaxiyay qodobo badan oo oo ay kimd yahay in laga hirgaliyo gudaha magalada Burco waddo 10km ah

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Ciidamada Qaranka Asluubta Somaliland Oo Tababar Dhinca Horimarintaa Loo Soo Afmeeray.

0 Visits: 732 | Friday April 18, 2014 - 04:43:26
Daawo Afkashacabka Tv Ciidamada Qaranka Asluubta Somaliland Oo Tababar Dhinca Horimarintaa Loo Soo Afmeeray.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Tartan Dhinaca Horumarintaa U Bilowday Golayaasha Deegaanka Dalka Oo Gabay Shaqadoodii.

0 Visits: 845 | Friday April 18, 2014 - 04:37:45
Hargeysa(AFK) Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Tartan Dhinaca Horumarintaa U Bilowday Golayaasha Deegaanka Dalka Oo Gabay Shaqadoodii.

Read More »

Dadwaynaha Ku Dhaqan Xaafada Aktoober Ee Magaalo Madaxda labaad Ee Somaliland Burco Oo Gaashaanka U Daruuray In Magaca Laga Badelo Xaafada Aktoober Kuna Tilmaamay Hadal Layska Yidhi.

0 Visits: 1085 | Thursday April 17, 2014 - 21:09:41
Dadwaynaha Ku Dhaqan Xaafada Aktoober Ee Magaalo Madaxda labaad Ee Somaliland Burco Oo Gaashaanka U Daruuray In Magaca Laga Badelo Xaafada Aktoober Kuna Tilmaamay Hadal Layska Yidhi.

Read More »

GUDDIDA QABAN-QAABADA XUSKA 12AAD EE MADAXWEYNIHII HORE EE SOMALILAND OO LA SHAACIYEY

0 Visits: 934 | Thursday April 17, 2014 - 15:42:34
Guddida qaban-qaabada Xuska 12aad ee laga joogo Geeridii Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed X. Ibraahim Cigaal, ayaa si rasmi ah loo shaaciyey, isla markaana waxay soo dhawaynayaan cidkastoo Muruq iyo Maskax-ba ku darsan kara Xuskaas.

Read More »

WASIIRO SOMALILAND AH OO WADA HADAL KULA LEH JABUUTI GARAADO HORE U TAAGEERSANAA KHAATUMO

0 Visits: 658 | Thursday April 17, 2014 - 15:37:06
Wasiiro ka tirsan Xukumadda Somaliland ayaa wada hadalo kula leh Magaalada Jabuuti Garaadka Beelaha Dhul bahante Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil.

Read More »

SOOMAALI KA BADAN 90 RUUX OO KENYA DALKEEDA KA SOO MASTAAFURISAY OO MUQDISHO LAGA SOO DEJIYEY

0 Visits: 712 | Thursday April 17, 2014 - 15:35:23
Dad Soomaali ah oo kor u dhaafaya 90 qof oo Kenya ku noolaa ayaa maanta laga dejiyey Muqdisho.

Read More »

Wiil Dhallinyaro Ah Oo u Dhashay Japan Oo Guuldarradii u Beddelay Guul, Kana Hadlay Socdaalkiisa Somaliland

0 Visits: 893 | Thursday April 17, 2014 - 15:21:49
Sidoo kale waxa uu ka warbixiyey socdaal uu hadda kusoo maray dalka Bangaladdesh oo uu ka bilaabay Mashruuc Sidii Waxbarasho Online-ah ay u heli lahaayeen ardayda reer Japan ee ku dhaca imtixaanaadka Dugsiyada,

Read More »

Haya'ada Qaxoontiga Ee UNHCR oo Maxaabiis kala Wareegtay Dawladda Jabuuti

0 Visits: 893 | Thursday April 17, 2014 - 15:16:22
Dowladda D jabuuti oo hey'adda Qaxoontiga uqaabilsan Qaramdda Midobay ee marka magaceeda lasoo gabiyo lo yaqaano UNHCR

Read More »

Gollaha Wasiiradda oo Magaacaabay Guddi Wasiirro Ah Oo Ka Soo Talo Bixiya Qaabka Wada Shaqaynta Xukuumada Iyo Hay'adaha Caalamiga Ah

0 Visits: 723 | Thursday April 17, 2014 - 15:14:11
Gollaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayey Ra'iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta mudane Ridwaan Maxamed Xirsi.

Read More »