Wararka

Dawlada Hoose ee Magalada Burco Oo Bilawday Olale Baladhan Oo dib loogu soo celinayo Blicda magalada Burco iyo Xildhibano si cad uga dhex muuqday Ololahan

0 Visits: 831 | Tuesday April 08, 2014 - 08:10:21
Olalahani ayaa lugu banaynayay jidadka Halbawlaha u ah Magalada Burco oo ay buux dhafiyeen ciid iyo dhagaxan, iyo weliba hareeraha wadooyinka oo ay ku soo durkeen Xaafadaha iyo meheradaha waddooyinkani hor maraan...

Read More »

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo Cambaareeyey Xadhiga Wargeysa Hatuf

0 Visits: 645 | Monday April 07, 2014 - 18:36:12
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee(SOLJA)wuxuu si adag u cambaaraynayaa falka foosha xun ee xukumadu kula kacday islamarkaana kula wareegtay guudahaan xaruntii wargayska madaxa bannaan eeHAATUFiyoSOMALILAND TIMES.

Read More »

DAAWO:SULDAAN DAAKIR HASSAN KHALIIF OO SI MEEQAAM SARE AH LOOGU SO DHOWEYEY IMAARAATKA IYO CASHO SHARAF LOOGU SAMEEYEY DUBAI

0 Visits: 707 | Monday April 07, 2014 - 17:51:19
SULDAANKA OO BERYIHII U DANBEEYEY KU SUGNAA WADDAMADA CARABTA GAAR AHAAN SUCUUDIGA IYO IMAARAATKA AYAA KULAMO LA QAATAY DADWEYNAHA REER SOMALILAND EE WADDAMADAASI

Read More »

War Deg Deg ah: Ciidamo Boolis ah oo Albaabada isugu Dhuftay Xaruntii Wargeyska Haatuf

0 Visits: 658 | Monday April 07, 2014 - 17:42:24
Sidaasna waxa noo xaqiijiyey Tifaftiraha wargeyska HAATUF Axmed Cali Cigge oo qaar ka mid ah Warbaahinta Khadka telefoonka ugu warramay.

Read More »

MADAXEYNE KU XIGENKA SOMALILAND OO KA QAYB GALAY ,KULAN LAGAGA HADLAAYEY SIDII LOO HIR GALIN LAHAA SIYAASADA MAAMUL DADIJINTA HARGAYSA

0 Visits: 868 | Monday April 07, 2014 - 17:34:39
kulan lagaga hadlaayey wax qabadkii sannadkii hore ee mashruuca ay fuliyaan dowladaha hoose ee loo yaqano (JPLG) ayaa maanta lagu qabtay Hotel maansoor ee magaalada Hargeysa.

Read More »

20-guradii Kaso Wareegtay Xasuuqii Kadhacay 1994-kii Ruwanda Oo laga xusaayo Dalkaasi

0 Visits: 886 | Monday April 07, 2014 - 17:24:37
20-guradii Kaso Wareegtay Xasuuqii Kadhacay 1994-kii Ruwanda Oo laga xusaayo Dalkaasi

Read More »

Daawo: Masuliyiinta Wakaalada Korontada oo ka hadlay Cillada Mashiinada Korontada iyo Madaxweyne kuxigenka oola sheegay inu dad shacab ah u sheegay in wershedda la iibinayo,mid cusub na la doonayo

0 Visits: 743 | Monday April 07, 2014 - 11:28:23
Xubno ka mid ah Khubarada Wershada Korantada Dawladda Hargeysa, ayaa sheegay in Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ku wargelinayey maamulka in la iibinayo waxa ka nool wershada.

Read More »

AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADA DUULISTA IYO SARKAALKA AMAANKA U QAABILSAN MADAARKA CAASIMADA OO WADANKA INGIRIISKA KAGA QAYB GALAYA SHIR KU SAABSAN AMAANKA MADAARADA

0 Visits: 734 | Monday April 07, 2014 - 11:02:19
Socdaalka Masuuliyiintani ayaa waxa lagu faahfaahiyey War saxaafadeed uu Xafiiskiisa magaalada Hargeysa ka soo saaray Afhayeenka Wasaaradda Duulista Saddam Maxamed Axmed, kaas oo u dhignaa sidan:-

Read More »

"Madaxweynaha Maanaan Kulmin Lakin Madaxtooyada Waanu Galnay, Wixi anu talo moodnayna Warqad baan ugu Qornay"Mujahid Xasan Guud

0 Visits: 796 | Monday April 07, 2014 - 10:46:19
Xubnaha Guddida Madasha Wada Tashiga Somaliland, ayaa markii ugu horeysay shalay gudaha u galay qasriga Madaxtooyada Somaliland, waxayna Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) u gudbiyeen warqadda ay sheegeen inay xambaarsan tahay tallooyin

Read More »

Baahin Qandaraas (Waddooyin ay dhisayso Dawladda Hoose Burco

0 Visits: 1071 | Monday April 07, 2014 - 09:17:42
Golaha Deegaanka ee Degmada Burco wuxuu Shirkadaha Dhismaha Waddooyinka ugu bushaaraynayaan qandaraasyo waddooyin ay dawlada hoose ka hirgelinayso Burco, kaaso ah Deeqo ay ka heshay JPLG

Read More »

"Baarlamaan Ahaan, Waxaanu Jeclaan Lahayn In Guddoomiye Cirro Ka Muuqdo Munaasibaddii Golaha Deegaanka Sheffield Ugu Codeynayeen Aqoonsiga Somaliland". Xildhibaan Bukhaari

0 Visits: 776 | Monday April 07, 2014 - 09:14:00
Xildhibaan Saleebaan Cawad Cali (Bukhaari) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka hadlay Munaasibaddii ay Jaaliyadda Magaalada Sheffield ee dalka Ingiriisku ugu debaal-dagayeen aqoonsiga Somaliland ee Golaha Deegaanka Magaaladaasi,

Read More »

"Ma Garanaayo Sababata Uu Gudoomiye Cirro Uga Soo Qayb Galiwaayay Aqoonsigii Somaliland Ka Heshay Shefield" Wasiir M Bixi Yonis

0 Visits: 729 | Monday April 07, 2014 - 08:36:10
Daawo Waraysi Gaara oo Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis uu la yeeshay Star Tv iyo Nuxurka Waxyabihi Laga waraystay.

Read More »

Dablay Hubaysan Oo Magalada Lascanood ku Dilay Mid Kamida Shaqalaha Hayada BISHA CAS

0 Visits: 823 | Sunday April 06, 2014 - 22:21:44
Dablay hubaysan ayaa toogasho ku dishay gudaha magaaladdaLaascaanood ee Gobalka Soolmid ka mid ah hawl-wadeenada Hay'adda Bisha cas ee Somaliland oo lagu magacaabi jiray Marxuum Cabdiraxamaan Cabdilaahi Maxamed,

Read More »

Gudida Guud ee Belaha Bariga Burco Oo Xilka Ka Qaaday G/Ku Xigeenka Beeshaasi

0 Visits: 1516 | Sunday April 06, 2014 - 21:34:05
Gudida beelaha bariga Burco (Habar Jeclo) ayaa shir jaraa,id oo ay ku qabteen aqalka ay uga Taliyaan beeshaasi kas oo saaray mooshin ay xil ka xayuubin ku samaynayaan Gudoomiye ku xigeenka beeshaasi Diiriiye Jaamac Cabdi

Read More »

Daawo Muqaal:- Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Daha Ka Rogay Xiliga La Qaban Doona Diwaangalinta Codbixiyayaasha Somaliland.

0 Visits: 573 | Sunday April 06, 2014 - 21:28:08
Gudida Komishinka Qaranka Somaliland ayaa Sheegay xliaga ay qabanayaan diwaangalinta jadagada mawaxwayninimo ee nagu soo aadan 2015

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Mujaahidiinta SNM Xuska Maalinta Aaska SNM Awgeed.

0 Visits: 703 | Sunday April 06, 2014 - 21:10:02
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Ayaa Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Mujaahidiinta SNM Xuska 33 Guurada Ka Soo Wareegtay Maalintii Loo Asteeyey Xuska Shuhadadii SNM Waxaana Uu U Dhignaa Dhambaalkaasi Sidan:-

Read More »

Daawo Muqaal:Munasibad Baladhan Oo Lagu Waynaynayay Xuska 33-Guuradi Kasoo Waragtay Asaski Ururki SNM

0 Visits: 886 | Sunday April 06, 2014 - 21:01:10
Munasibadan Oo Laga Xusayay 33-guuradii Ka Soo Wareegtay Aas-aaskii Ururkii SNM Iyo Wasiirka Waxbarashada Oo Kaga Dhawaaqday Dhismaha Dugsiga Quule Aadan Oo Ay dhasi Daonaan Ka Wasarad Ahaan

Read More »

munaasibad Loogu Mahadcelinayay Golaha Degaanka Sheffield Sida Qimaha leh ee U Aqoonsadeen Somaliland iyo Jaliyada rer Somaliland Ee Ku Dhaqan Sheffield+Sawiro

0 Visits: 1149 | Sunday April 06, 2014 - 20:47:50
Munaasiba ballaadhan oo uu soo qaban qaabiyay Xidhiidhiyaha Jaaliyaddaha Yurub Cabdiraxmaan Cali Ubaxle, ayna ka soo qayb galeen badi qurbajooga rer Somaliland ee hadda ku sugan dalka gudihiisa ayaa lagu qabtay Magaaladda Hargaysa.

Read More »

Wasiirka Duulista Oo Dalka Ku Soo Guryo Noqday Kana Hadlay Wadahadladii Dhinaca Maamulka Hawadda Ee Dhex Maray Somaliland Somaliya.

0 Visits: 871 | Sunday April 06, 2014 - 20:22:19
Wasiirka Wasaarada Duulista Hawadda Iyo Gaadiida Cirka Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi Ayaa Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Waramay Wadahadladii Dhinaca Maamulka Hawadda Ee Somaliland Iyo Soomaaliya Ku Dhex Maray Dalka Turkiga.

Read More »

Hanaan Cusub Oo Casriya Oo Loo Diwaangalinayo Cod-bixiyayaasha Doorashooyinka Dalka Somaliland

0 Visits: 693 | Sunday April 06, 2014 - 20:06:19
Komiishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa ku dhawaaqay hanaan cusub oo loo diwaangalinayo cod-bixiyayaasha doorashooyinka dalka.

Read More »