Wararka

Madaxwaynaysh Kenya Iyo Somalia Oo Kawada Hadlay Hawl galada Lagu Qabqabanayaoa Somlalida Ku Dhaqan Nairobi.

0 Visits: 850 | Sunday April 06, 2014 - 07:53:07
Madaxweynayaasha Kenya iyo Soomaaliya Uhurru Kenyatta iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ay Nairobi ku yeeshee ku heshiiyay in la joojiyo qab-qabashada ay booliska Kenya ka wadaan xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.

Read More »

Xisbiga Wadani Oo Barito Xaflad ku Lid Ah Aqoonsiga Somaliland Ee Sheffieild Siisay Ku Qabsanaaya Magaaladda.

0 Visits: 983 | Saturday April 05, 2014 - 23:08:20
Xisbiga Wadani Oo Barito Xaflad ku Lid Ah Aqoonsiga Somaliland Ee Sheffieild Siisay Ku Qabsanaaya Magaaladda.

Read More »

DUGSIGA CANDLE LIGHYT OO SHAHAADOYIN GUDOONSIIYEY 70 ARDAY OO KA QALINJABIYAY XIRFADAHA KALA DUWAN EE DUGSIGAASI LAGU BARTO+SAWIRO

0 Visits: 871 | Saturday April 05, 2014 - 22:41:37
Munasibad Baladhan oo Shahadooyin Lagu gudoonsiyay 70 Arday Oo oo Wax kabartay Dugsiga Candligt Ee Magalada Burco oo Kale Bartay Saxafada iyo Cafimadka

Read More »

Guddomiyaha Golaha Guurtida JSL oo markii uhoreysay ka hadlay Aqoonsiga Magaalada Shifield siisay Somaliland, Jaaliyada reer Somaliland na ku bogaadiyey Dedaalkooda

0 Visits: 695 | Saturday April 05, 2014 - 18:16:45
"Dadka reer Somaliland ee shefiel degan hawl fiican ayey qabteen aduunkana dhawaaqaasi wuu gaadhayaa, waanay dedaaleen mid keena ka dheer aad ayaanay u mahadsan yihiin" Guddomiye Saleban Maxamud Adan

Read More »

Warsaxaafadeed: Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Oo Mukhtaar Mure U Magacaabay Afhayeenka Qurbejoogga, Golaha Fulintana Ku Daray

0 Visits: 774 | Saturday April 05, 2014 - 17:51:59
Warsaxaafadeed uu ku saxeexanyahay kusimaha gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ahna gudoomiye ku xigeenka koobaad Md. Axmed Muumin Seed ayaa lagu sheegay in Mukhtaar Mure Warsame loo magacaabay Afhayeenka Qurbejoogga Xisbiga WADDANI

Read More »

Shirkadda Dahabshiil Group oo Madal uu fadhiyey Raisal wasaaraha Ingiriisku lagu Guddoonsiiyey Abaalmarin Caalami ah

0 Visits: 867 | Saturday April 05, 2014 - 17:47:54
Shirkadda Dahabshiil Group ayaa hore ugu guuleysatay Abaalmarino noocan ah oo ay ku mutaysatay Kaalmooyinka iyo mucawanada ay ka geysato Somalia iyo Adeega Xawiladeed ee ballaadhan ee ay u haysho Bulshada Soomalida

Read More »

Daawo:Muran Diimeed Ka dhashay Waraysi uu Dhowaan Bixiyey Sheekh ka mid ahaa Hogaanka Guddiga Wanaagfarista oo ka curtay Hargeysa iyo Xukuumadda oo Ka hadashay

0 Visits: 698 | Saturday April 05, 2014 - 17:32:53
Wasiirka Wafaafinta JSL ayaa ka hadlay Muran Diimeed ka curtay Caasimadda Somaliladn waxanu Saxaafadda ugu baaqay inaanay ku milmin isla markaasna Buunbuunin muranadaasi

Read More »

BAARLAMAANKA INGIRIISKA OO DOOD KA YEESHAY AQOONSIGII GOLAHA DEEGAANKA SHAFIELD IYO BAARLAMAANKA OO U BALAMAY..

0 Visits: 1028 | Saturday April 05, 2014 - 17:27:52
Golaha Baarlamaanka Ingiriiska, ayaa khamiistii dorraad, lagaga hadlay aqoonsigii uu golaha deegaanka magaalada Sheffield ku taageeray qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland.

Read More »

Fanaanad Ka mid ah Xidigaha Geeska oo Lagu qabtay Madaarka Hargeysa Xilli ay U duulaysay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 1206 | Saturday April 05, 2014 - 16:55:11
Fanaanada Ayaa La Sheegay In Lagala Soo Dagay Diyaarad Ku Socotay Magaalada Muqdisho Oo Ay Rabtay Inay Tagto Magaaladaasi,

Read More »

"Waxa nalaga diiday in aannu ka qaybgalno, kursina ka helno miiska lagaga doodo qadiyadaha adduunka iyo .." Wasiir Maxed Bixi

0 Visits: 946 | Saturday April 05, 2014 - 16:28:48
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda Maxamed Biixi Yoonis, ayaa qoraal uu u diray shirweyne dalalka Midowga Yurub iyo Afrika ku yeesheen wadanka Belgium ku iftiimiyey khatarta aqoonsi la'aantu ku hayaan guulaha Jamhuuriyadda Somaliland ka gaadhay dhinacyada dimoqraadiyadda iyo xasilloonida.

Read More »

Dhegayso: Idaacadda VOA oo markii ay suaalaha Shacabka reer Somaliland Khaati ka istaageen Baahiyey warbixin 2 minit ah

0 Visits: 707 | Saturday April 05, 2014 - 12:30:01
oo ay ka diyaariyen Aqoonsigii Magaalada Shifield siisay Somaliland, iyo BBC oo weli ka aamusan ka hadalka arrinkaas

Read More »

"$2 Million oo Dollar ayaa ku baxa Soo Dhaweynta Wasiirada. Somaliland maanta ma awood baynu u leenahay in wasiir walba sida maamuus kii madaxweynaha lagu soo dhaweeyo"Jamal Ali Husein

0 Visits: 705 | Saturday April 05, 2014 - 08:31:29
Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID, Jamaal Cali Xuseen, ayaa ka hadlay waxa uu ugu yeedhay lacagta aadka u badan ee ku baxda soo dhawaynta Wasiiradda xukuumadda Somaliland,

Read More »

Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Agab Kuwa Waxbarashada Iyo Ciyaaraha Ahba Guddoonsiiyey Dugsiga Sheekh Ibraahim Ee Burco.

0 Visits: 1181 | Saturday April 05, 2014 - 08:17:53
Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilimi "Bidhi" Oo Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Degaanka Degmada Burco Ayaa Qalab Kala Duwan Oo Ka Kooban Waxbarshada Iyo Ciyaaraha Ku Wareejiyay Maamulka Wasaarada Waxbarshada Iyo Maamulka Dugsiga Sheekh Ibraahim

Read More »

Maxaabiis Maanta Sidii Ugu Khibrada Badnayd Uga Baxsaday Jeelka Boosaaso.

0 Visits: 970 | Saturday April 05, 2014 - 07:25:25
Maxaabiis budhcad-badeednimo ku eedeysnaa oo sannadkii hore laga keenay Jaziiradda Seychelles ayaa maanta ka baxsaday xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso.

Read More »

Dawladda Sucuudiga Oo Dekedda Berbera Ku Soo Celisay 1283 Geel Ah Iyo Wasarada Xananada Xolaha Oo aan Ka Hadlin

0 Visits: 791 | Saturday April 05, 2014 - 07:18:30
Waxa maanta galinkii dambe dekedda Berbera ee Somaliland soo gaadhay Markab xoolo ka soo celiyey dalka Sucuudi Arabiya.

Read More »

Maamulka Guud Ee Tv Ga Qaranka Magaalada Burco Iyo Wariyaasha Ka Hawl Gala Gobolka Togdheer Oo Beeniyay In Ay Iibiyaan Wararka Tv Ga Qaranka Ee Burco Kuna Tilmaamay Eed Aan Waxba Ka Jirin.

0 Visits: 811 | Saturday April 05, 2014 - 00:02:42
Maamulka Guud Ee Tv Ga Qaranka Magaalada Burco Iyo Wariyaasha Ka Hawl Gala Gobolka Togdheer Oo Beeniyay In Ay Iibiyaan Wararka Tv Ga Qaranka Ee Burco Kuna Tilmaamay Eed Aan Waxba Ka Jirin.

Read More »

War-saxaafadeed: Wasiirka Duulista Somaliland Oo La Kulmay Dhiggiisa Turkiga Iyo Masuuliyiin Kale + Sawirro

0 Visits: 907 | Friday April 04, 2014 - 22:24:45
Wasiirka wasaaradda duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo toddobaadkii ugu dambeeyey safar shaqo ku joogay dalka Turkiga ayaa kulamo muhiim ah oo najiito wanaagsani ka soo baxeen la yeeshay madax sare oo ka tirsan dawlada Turkiga.

Read More »

Guddida Dhismaha Jidka Dawga-Cad Oo Lasoo Gaadhsiyay Deeq Lacageed Oo Ka Timid Dalka Ingiriiska.

0 Visits: 1206 | Friday April 04, 2014 - 22:16:10
Guddida Dhismaha Jidka Dawga-Cad Ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa, Ayaa Maanta Guddoomay Deeq Lacageed Oo Xubno Ka Mid Ah Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Magaalada London U Soo Direen,

Read More »

Daawo:-Wasiirka Arimaha Guddaha Somaliland Iyo Waftigii Uu Hogaaminayey Ee Ku Maqnaa Dalka Djabouti Oo Dalka Ku Soo Laabtay.

0 Visits: 858 | Friday April 04, 2014 - 22:08:08
wasiirka Arimaha Gudaha Somalailand Iyo Wafti uu Hogaminayay ayaa Muddo Todobaad ah ku maqnaa Dalka Jabuti oo Ayaa Manta Dalka Kusoo labtay kana waramay Safarkooda

Read More »

Daawo Dugsiyada Shiikh Ibraahin Burco Oo Munaasibad Aqoon Isweydaarsi Ah Soo Gunaanaday Abaal Marinana Gudoonsiiyay Ardaydii Kaalma Hore Gashay

0 Visits: 621 | Friday April 04, 2014 - 18:09:39
Dugsiga sare Shekh Ibrahin oo soo Gabagabayaya Aqoon iswaydaarsi ay uqabteen Ardayda wax kabarada Dugsiga Abaal marino Kale Gadisana siyay Ardaydi Ugu saraysay

Read More »