Wararka

Mourinho Oo Layaaban Xaalka Real Madrid Ee Xili Ciyaareed Kan:"Waxaan Filaayay In Real Madrid Ay Ka Saramari Doonto Kooxaha Kale".

0 Visits: 1368 | Thursday March 27, 2014 - 12:17:07
Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa ka hadlay kooxdii sii hore ee Real Madrid wuxuuna sheegay inay layaab ku tahay in Real Madrid aysan ku guulaysan horyaalka Spain xili ciyaareed kan.

Read More »

Guddida Qaban-qaabada Kulmiye Oo Hogaanka Ku Celiyey Xulashada Ergooyinka Iyo Nuxurka Kulan Shalay Dhex Maray Madaxweynaha Iyo Muuse Biixi .

0 Visits: 852 | Thursday March 27, 2014 - 12:09:07
Guddigii Qaban Qaabada Shirweynaha Xisbiga KULMIYE, Ayaa La Sheegay Inay Dib Ugu Soo Celiyeen Hoggaanka Xisbiga Kala Doorashada Qaabka Lagu Soo Xulayo Ergada Shirweynaha Ka Qayb Galaysa Oo Uu Muran Ka Taaganyahay Sida Loo Soo Xulayo.

Read More »

R{AFKA}Dhagayso:Suldaan Maxamed C/qaadir Iyo Guddoomiyaha Degmada Maxamuud Haybe Oo Ka Jawaabay Eedo Usoo jeediayay Maayirka Degmada Salaxley.

0 Visits: 843 | Thursday March 27, 2014 - 11:45:47
HRG:{AFKA}Suldan Maxmed Cabdiqadir Iyo Gudoomiyaha maxmud haybe ayaa siwada jir ah uga hadlay eedaymo usoo jeediayay maayirka dagmada Salaxlay

Read More »

Maxkamadda Gobolka Hargaysa Oo Dhegaysatay Dacwadda Dilkii Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle.

0 Visits: 1317 | Thursday March 27, 2014 - 11:22:54
Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex Ayaa Shalay La Horgeeyay Gabadh Ku Eedaysan Inay Ka Danbaysay Dilkii Loo Geystay Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle Oo Dabayaqadii Bishii Hore Maydkeeda Laga Helay Guri Ku Yaala Xaafadda New Hargeysa Oo Gabadhaasi Deganayd Iyo Sideed Qof Oo Kale Oo Falkaasi Kula Eedaysan.

Read More »

Guddida Dhismaha Jidka Dawga-cad Oo Lasoo Gadhsiyay Deeq Lacageed Oo Ay Soo Direen Hablo Ku Jooga CARDIF

0 Visits: 1021 | Thursday March 27, 2014 - 10:49:45
Guddida dhismaha Jidka Dawga-cad ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa oo hadda maraya wejigii labaad ee dhismaha jidka Hargeysa ilaa Ceel-sheekh,

Read More »

Xukumada Oo Qaaday Talaabo lagu Banaysanaysay In Ay Ka Saarto Dadka Ku Jira Guryaha Dawlada.

0 Visits: 712 | Thursday March 27, 2014 - 10:35:41
Wasaaradda Hawlaha Guud Iyo Guryeynta Somaliland Ayaa Hay'adda Wadaniga Ah Ee HAVAYOCO Ka Dalbatay In Ay Uga Guuraan Guri Ku Yaala Xaafadda Goljano Oo Ay Dawladdu Leedahay, Kaasoo Ku Yaala Buqcad Muhiim Ah.

Read More »

Xukuumada Somaliland Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Inay Xidhiidh La Leedahay Al-Shabaabta Buuraha

0 Visits: 871 | Wednesday March 26, 2014 - 22:29:10
Wasiir Ku-xigeenka Maamulka Gobalada Iyo Dagmooyinka ee Wasaarada Arimaha Gudaha Cismaan Garaad Soofe oo maanta u waramaayey qaar ka mida Warbahinta dalka ayaa waxaa uu si kulul uga Jawaabay hadalo dhawaan ka soo yeedhay Maamulka Puntland oo sheegaya in Somaliland ay xidhiidh Saaxiibnimo la leedahay…

Read More »

Xildhibaano Dhaawac ka Soo Gaadhay Hawl-gal Maayar Ku Xigeenka Hargeysa Doonayey Inuu Ku Qorsheeyo Dhul Aymaamusho Degmada . Sallexley

0 Visits: 918 | Wednesday March 26, 2014 - 22:18:41
Xildhibaanno ka tirsan Golaha deegaanka Degmada Sallexley ayaa dhaawacyo kala gedisan ka soo gaadheen shaqaaqo dhex martay xildhibaano ka mid ah Golaha deegaanka Hargeysa, kuwaasi oo la sheegay inuu la socday Maayar ku xigeenka Hargeysa.

Read More »

Beeralayda Borama Oo AYAX Awood Leh Ku Habsaday Kula Dagaalamay Qiiq Iyo Daasado Ay Tumaan

0 Visits: 933 | Wednesday March 26, 2014 - 22:07:14
Beeralayda gobolka Awdal, gaar ahaan deegaanada ku teedsan Borama iyo Baki ayaa dhibaato xoog leh ku qaba AYAX faro badan oo ku habsaday deegaankaasi, kaasi oo kaga soo guurey xeebta gobolka Awdal oo uu hore ugu habsaday.

Read More »

Ururka Jaamacada Carabta Oo Si Weyn Isugu Khilaafsan Xaladaha Ku Gadaaman Masar

0 Visits: 835 | Wednesday March 26, 2014 - 22:02:57
Shirweynaha 25aad ee ururka Jaamacada Carabta ayaa La Filayaa in maanta lagu soo gaba-gaabeyo magaalada Kuwait oo ay hada ku sugan yihiin inta badan hogaamiyayaasha wadamada Carabta.

Read More »

Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Maanta Safar Uu Ugu Baxay Dalka Kenya Ugu Baaqayna In Ay Joojiyaan Daandaasiga Ay Wadaan Maamulka Putland

0 Visits: 812 | Wednesday March 26, 2014 - 21:47:31
Wasiirka Wasarada Ganacsiga Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah Ee Somaliland Dr.Maxamed Cabdilaahi Cumar Ayaa Ka Hadlay Ujeedada Safar Uu Maanta Ugu Baxay Dalka Kenya Isaga Oo Sheegay In Uu Kulamo Uu La Yeelan doono Masuliyiinta Dawlada Kenya Iyo Ganacsatada Wadankaasi Oo Ay Kaga Wada hadli doona Sidii Ay…

Read More »

Dhegayso: Eng Faysal Ali Waraabe oo ka warbixiyey Shir Caalamiya oo uu kaga qayb gelayo Tanzania, Dhaliilona u jeediyey Xukuumadda

0 Visits: 903 | Wednesday March 26, 2014 - 17:04:58
Faysal Cali waraabe wuxu sidoo kale luuqad adag kula hadlay Maamulka Puntland isagoo uga digay inay xaalad dagaal ....

Read More »

DAAWO VIDEO: GUDDIGA JOOGTADA AH EE GOLAHA WAKIILADA IYO GUDOMIYE KUXIGENKA 1AAD EE GOLAHAASI OO XADHIGA KA JARAY XARUN GOLAHA WAKIILADU KU YEELAN DOONO BURCO

0 Visits: 757 | Wednesday March 26, 2014 - 16:35:56
XAFIISKAN OO NOQONAYA XAFIISKII UGU HOREYEY EE 23 SANO KADIB GOLAHA BARLAAMANKU KU YEESHO GOBOLKA TOGDHEER, IYO MAAMUL DAADEJIN GOLAHAASI LOO SAMEEYO MARKII U HOREYSAY

Read More »

Somaliland Iyo Puntland Ciidamo Ka Kala Socda La Sheegay In Ay Isku Horfadhiyaan Badhan

0 Visits: 775 | Wednesday March 26, 2014 - 16:11:17
Ciidamada Labada Garab ayaa la sheegay Inay Haatan U Muquuto Ian Halkaasi dagaal Ka dhici doono Madaama oo haatan Keebka Qoryaha Ay Sitaan Uu Yahay Mid Furan isla Markaasna Ay Ridistii uun U Hadhsantahay

Read More »

KHARIIRAD CUSUB OO YEELAN DOONTO CAASIMADA HARGEYSA OO LAGU SOO BANDHIGAY MAANSOOR IYO UNHAPITAT OO KA CAAWISAY DAWLADA HOOSE

0 Visits: 960 | Wednesday March 26, 2014 - 16:03:57
Dawlada hoose ee caasimada Hargeysa iyo hay'adda qaramada midoobay u qaabilsan dib u dejinta ee loo yaqaano UN-Habitat ayaa maanta si wada jira u soo bandhigay khariirad cusub oo ay yeelan doonto caasimada Hargeysa.

Read More »

Magaalada Baydhabo oo Qarka uu Saaran.......

0 Visits: 1141 | Wednesday March 26, 2014 - 15:28:41
Xaalad kacsanaan ah iyo xiisado siyaasadeed Ayaa wali ka jira magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, iyadoo maalintii saddexaad ay ka dhaceen banaan bax rabshado wata oo Looga soo horjeedo Xildhibaan Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Read More »

Gar-yaqaanka Guud Ee Dawladda Somaliland Oo Diyaarinaya Dacwad Ka Dhan Ah Telefiishanka Universal Iyo Wadamada Lagaga Furayo.

0 Visits: 882 | Wednesday March 26, 2014 - 13:08:10
Dawladda Somaliland, ayaa diyaarinaysa dacwad caalamiya oo lid ku ah telefiishanka Universal kaasi oo caadeystay aflagaado uu kula kaco Madaxda qaranka Somaliland.

Read More »

"MADAXWAYNE SIILAANYO OO SANAD U HADHAY WAXA UU DHAGAX-DHIGAY MASHAARIIC DEKEDO, WARSHADO IYO WADOOYIN LEH OO MARKII AAN XISAABIYEY AY KU BAXAYSO LACAG KA BADAN $500 MILYAN" JAMAAL CALI XUSEEN

0 Visits: 737 | Wednesday March 26, 2014 - 13:00:55
Musharaxa madaxwayne-nimo ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa kaaf iyo kala dheeri ku tilmaamay mudada sanadka ah ee Madaxweyne Siilaanyo uga hadhay mudo xiliyeedkiisa Madaxweynenimo iyo mashaariicda balaadhan ee uu gobolada dalka ka dhagax dhigay.

Read More »

DAAWO: ILAAHAY DARTII U CAAWI UGUNA GARGAAR HOOYADAN KU DHIBAATAYSAN BURCO EE LA NOOL XANUUNKA KANSARKA

0 Visits: 897 | Wednesday March 26, 2014 - 09:24:06
HOOYADAN AYAA NAASKA KAGA DHACAY XANUUNKA KANSARKU WAXANAY KA MID TAHAY DADKA KA SOO BARAKACAY KOONFURTA EE KU DHIBAATAYSAN BURCO U GARGAAR ALLE HA KUU GARGAAREE, KALA SOO XIDHIIDH 063-4430587 Ama 063-4436826

Read More »

War Degdeg Ah:10 Ka Mida Xildhibaanada Degmada Burco Oo La Sheegay Inay Maalmaha Fooda Inagu Soo Haya Xilka Iska Casili Donaan Kuna Wareeray Shaqdan Dawlada Hoose.

0 Visits: 1015 | Wednesday March 26, 2014 - 05:34:03
Burco(AFK)-,Ah, 10 Ka Mida Xildhibaanada Degmada Burco Oo La Sheegay Inay Maalmaha Fooda Inagu Soo Haya Xilka Iska Casili Donaan Kuna Wareeray Shaqdan Dawlada Hoose.

Read More »