0 Visits: 1151 |
Wednesday June 18, 2014 - 10:26:46
Xulka marti gelinaya Koobka Aduunka ee Brazil ayaa la celiyay, kadib ciyaar xiiso laheyd oo ka dhacday Garoonka Estadio Castelao oo ay bar bar dhac goolal la'aan ay ku kala baxeen xulka ay xafiiltamaan ee Mexico.
0 Visits: 1322 |
Saturday June 14, 2014 - 14:37:55
Tababaraha xulka qaranka Uruguay Tabarez ayaa xaqiijiyay in Luis Suarez uusan ku soo Bilaaban doonin kulanka Uruguay ay wajaheyso Costa Rica ee Koobka Adduunka isagoo aan weli taam buuxda aheyn.
Wararka ay isla dhexmarayaa saxaafada Germany ayaa sheegaayo in Real Madrid ay hormar kasameesay saxiixa Tony Kroos, ciyaaryahankaan ayaa kuqanacsaneen heshiiska uu kula joogo Bavarians isagoo kooxda kadalbaday in wax laga badalo