Maqaallo

Qormadii Quudhsiga iyo Qalinkii Boobe Yusuuf Ducale

0 Visits: 1835 | Sunday March 08, 2015 - 10:40:08
Bisinka iyo Yaasiinka.....Tabaaragga iyo Tiirka bir ah. Illeyn ibtiloba waa dadkii aad la dhalatay ee aad wax walba la wadaagtay ha ku quudhsadaan oo ha kaa dhigaan waxaan dhammayn ee kala dhiman

Read More »

HAMBALYO DHALASHO

0 Visits: 2804 | Sunday March 08, 2015 - 08:06:02
Dhamaan Qoysas kaasi hoos kuqoran waxay Hambalyo Dhalasho farxadeed u dirayaan Naasir Yuusuf Daahir iyo Marwadiisa Hoodo Siciid Shukri oo

Read More »

Taariikhda Sideeda Maarij ( 8 march). Maalinta Haweenka. W/Q: Cali Cabdi Coomay

0 Sunday March 08, 2015 - 07:56:12
Sanadkii 1857 kii bishii sadexaad sideedeedii waxa mudaharaaday dumar ka shaqaynayey magaalada NEW YORK ee dalka maraykan,

Read More »

QADAR DHACAY. GABAY CUSUB OO KA HADLAYA BURBURKII WADAHADALKA SOMALILAND IYO SOMALIA

0 Sunday March 08, 2015 - 07:52:31
Qaramada midooboow hadaan, qodobadii buuxshey Qaynuunka suudaan doraad, kala qiyaameeyey

Read More »

HAMBALYO DHALASHO FARXADEED

0 Visits: 3166 | Wednesday March 04, 2015 - 14:44:32
Dhammaan Dadkan hoos ku qoran waxay Hambalyo Dhalasho Farxad leh u dirayaal Nasir Yusuf Dahir iyo Hodo Sicid Shugri oo Gabadh ugu dhalatay Hargeysa

Read More »

Ogaysiis Ogaysiis shebeked Cusub oo Diinta iyo Suugaanta soomaalida Xoogga Saari Doonta oo Hawada soo Gashay

0 Visits: 1123 | Wednesday March 04, 2015 - 11:50:12
Shebekeddan Cusub oo uu hirgeliyey Weriyihii Caanka ahaa Cabdisalaam Cismaan Cumar jeex Abuhurayra ku xidhnow, soo Booqo, oo kala Soco, Warar Sugan, Suugaan iyo Barnaamijyo Diini ah Booqo www.raacdo.com

Read More »

KURSIGA LOO DUDAYO IYO QARANKA HALKUU HIGSANAYO BY: FUTURE PRESIDENT. MOHAMED OSMAN HAJI

0 Visits: 1064 | Wednesday March 04, 2015 - 09:37:37
Sidaynu ka warhayno waxaa beryahaa soo baxayay is casilaad is daba joogta ah oo ay is casilayeen wasiiro ka tirsan xukuumada silanyo.

Read More »

U hiili Afkaaga Hooyo Qalinkii Nimco Baashe Cabdi

0 Visits: 1015 | Wednesday March 04, 2015 - 08:51:47
waxaynu ka hadlaynaa waa afkaaga hooyo ama afka soomaaliga oo ah luuqada la inagu dhalay dhamaanteen, marka aynu nahay dad soomaaliya horta asal ahaan waxaynu iska leenahay oo ayna cidna inagu haysan afka soomaaliga,

Read More »

Hambalyo Go'aanka Geesinimada Leh Ee Somaliland Ka Qaadatay Wadahadalka Somalia.

0 Visits: 916 | Wednesday March 04, 2015 - 08:27:25
Calooshooda u shaqaystayaasha aan muraadka ka lahayn aayaha iyo qaranimada Somaliland ee deegaan ahaana ka soo jeeda Somaliland, waa in aanay wada hadalka Somaliland iyo Somalia aanay cag soo dhigin

Read More »

Inta Aan Ka Aqaan Wasiir Xirsi Cali Xaji Xasan: Faalo. By Ali Hassan

0 Visits: 1879 | Monday March 02, 2015 - 16:47:35
Xirsi Cali Xaaji Xasan Wasiirka Madaxtooyada Somaliland inta aan ka aqaan cidkasta oo la kulantayna ka taqaan baratay,

Read More »

Xulashada ku dhisan hidde-sidaha garaadka iyo caqliga By: Abdinasser Ahmed H. Adam Afqallooc

0 Visits: 1216 | Monday March 02, 2015 - 16:17:21
Waxaad tahay kala badhka aabahaa iyo hooyadaa – waxaadna ka hidaysatay dhaman DNA-da labadaada waalid haday ahaato samayska jidka iyo muuqaalkaba sida :

Read More »

SIDEED JECESHAHAY IN LAGUULA DHAQMO?

0 Visits: 1662 | Monday March 02, 2015 - 16:11:04
Sidaynu wada ogsoonahay qof wal oo inaga mid ahi waxaa u jecel yahay in loola dhaqmo si wanaagsan isla markaana uu

Read More »

Hanbaalyo meherka cabdicasiis cismaan iyo muuna maxmed

0 Visits: 1523 | Monday March 02, 2015 - 15:14:02
Aniga oo ah Mohamed abdiweli sahardiid kuna hadlaya maga reer saxardiid oo dhan Waxaan Halkan

Read More »

Hees Cusub Aniisa 2015 Kooxda Socayo Band Codka Cabdiraxmaan Timo

0 Monday March 02, 2015 - 09:19:05
Hees Cusub Aniisa 2015 Kooxda Socayo Band Codka Cabdiraxmaan Timo

Read More »

Qabsoomida Doorashadu Waa Quruxda Waddankayga W/Q: MOHAMED CABDILAAHI BIIHI

0 Visits: 1335 | Saturday February 28, 2015 - 08:13:05
Hanaanka jiritaan ee wadan amaba xasiloonidda waarta ee qawmiyaddi adduunkani ugu nooshahay waa marka ay is garawsadaan , is ogolaadaan oo sharci iyo nidaam kala hagga oo meel kala mariyaana uu jiro.

Read More »

BULSHOOY WAAN IDIN DHALIILAY !!! Qaybtii 2aad oo ku saabsan Dhalinyarta W/Q: Mr.Hamse Bashe Muhumed (Shaadhey)

0 Visits: 1155 | Thursday February 26, 2015 - 08:42:24
Nabad akhristayaal waa Nuqul kale oo ku saabsan Maqaaladii taxana ahaa ee Bulshooy waan idin dhaliilay qaybtan labaad waxaan ku soo qaadan doonaa Doorka ay dhalinyartu ku qaadato horumarka iyo himilada uu dal hiigsaddo.

Read More »

Dhibbanaa Dadkayga dhimirka ahi!! W/Q: Mustafe-Shaybe

0 Visits: 1061 | Wednesday February 25, 2015 - 08:37:21
Waa duni sirgacane ilayan yaab iyo wareer kama dhamaade. Hadmaa dadnimadii laga tagay?. Hadmaa dhalintii soo kacaysay raad koodii dub u raaceen?

Read More »

NOLOSHUU KU DHINTAY : W/Q : JIBRIL JIRDE ABDI

0 Visits: 1142 | Monday February 23, 2015 - 11:39:01
Haddii qalinkaloo tudho wax-qoraalka laga tago lama taabbaggeli karo.

Read More »

Akhriska Iyo Akhristaha, By: Jama Hassan (Jama Raan)‏

0 Visits: 1316 | Monday February 23, 2015 - 11:34:11
haddii aan ku horreeyo waa maxaay akhris?

Read More »

SHAQO ABUURKU WAA XALKA KALIYA EE TAHRIIBKA LAGU JOOJIN KARO W/Q: Farhan Mohamed Hassan (rakad)

0 Visits: 891 | Monday February 23, 2015 - 11:16:17
Tahriibka waxa sida caadiga ah sababa astaamahan: ---------

Read More »