Maqaallo

Dhamaadkii Dhaqanka Ummadeena Qalinkii Eng Mohamed Abdiramaan

0 Visits: 1243 | Monday November 10, 2014 - 12:35:09
Ummad kastaa waxay ku meel martaa ilaalinta dhaqankeeda,ku sugnaanta diinteeda suuban iyo ku sugnaanta hidenheeda, ka fogaanshaha dhaqamada soo haajira,

Read More »

Musuqa iyo Saxaafadda: Warbaahintu Ma Xasaanad bay ka Leedahay in ay Laaluush Qataan? Faallo

0 Visits: 965 | Sunday November 09, 2014 - 15:03:25
Warbaahinta ama Saxaafadda waa tiirka amma awoodda afraad ee waddamada dimuqraadiga ah, waana doorka ugu muhiimsan ee lagu ogaado, laguna baadho falalka iyo tallaabooyinka ay ku kacaan masuuiyiinta awoodda dawladda gacantu ugu jirto,

Read More »

QABYAALADA NAAFAYSAY BULSHADA REER SOMALILAND By:Mohamed ismail jama maygaag

0 Visits: 1196 | Sunday November 09, 2014 - 10:56:24
Waxaan halka kan ku soo bandhigayaa fikir aan qabo oo beryaha kan ah waxaa inagu soo badanaya qabyaalada iyo reer hebelnimda iyo qabyaalada oo waxaad arkaysaa oday dhaqmeed ama nin wayn oo 50 jir sarre u dhaafay oo leh

Read More »

Ninkasta oo taariikh ka tagay waxa guushiisa ka danbeyay qof dumara W/Q: Jibril Maxamed Ciise Muuse

0 Visits: 1902 | Sunday November 09, 2014 - 10:48:05
Dumarka Waan jeclahay Waayo Ninkasta oo taariikh ka tagay waxa guushiisa ka danbeyay qof dumara

Read More »

WASIIR XIRSI MA AWOOD, MISE KARTIā€¦?? W/Q: CABDIXAKIIM MAXAMED CALI

0 Visits: 1403 | Sunday November 09, 2014 - 10:44:33
Wasiir Xirsi waa wasiir karti leh ee maaha wasiir haya awoodiisa wasiirnimo wax ka badan? laakiin waxa muujiyay waa kartida, taasina oo ayanan u baran qof dadaal badan.

Read More »

Maansada Badheeh Waa Maanso Ka Hadlaysa Tahriibka Waxana Kaalinta Koowad ku gashay Hal-abuur. Deeqa Nuux Yoonis oo Curisay Maansada

0 Visits: 2680 | Sunday November 09, 2014 - 08:57:31
Tartan suuganned tahriibka lagaga hadlayay ayay ka qayb gashay Hal Abuur Deeqa Nuux Yonis, waxa ay la tartamaysay rag iyo dumarba dhalin yarada maanta kuwooda ugu suugaanta shilis. Deeqi kaalinta koobaad ayay u gashay dhammaantood.

Read More »

"Jabuuti Dal Is-ku Filaanshoiyo HorumarMuuqdaKuTallaabsaday. Faallo" By: Axmed M.M.C

0 Visits: 990 | Saturday November 08, 2014 - 17:48:43
"siyaasadda Jabuuti waa dal aanay haba yaraatee ka jirin axsaab mucaarid ahi marka laga reebo nin kelidii shandad dalalka dibadda la wareega, waxaana la rumaysan yahay in taasi ay u sabab tahay hogaaminta wanaagsan ee uu madaxweyne Geele"

Read More »

Xadhiga La Dagaalanka Iyo Caga Juglaynta Xildhibaanada.WQ: Maxmed Xaamud

0 Visits: 850 | Thursday November 06, 2014 - 10:59:39
Maaha markii ugu horeysay ee dhacdadaas oo kale ka dhacdo Berbera ee lagula dagaalamo qaar ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada Berbera,

Read More »

Ogaysiis Ogaysiis: Diwaangalinta Somaliland Achievement Awards 2014 oo Bilaabantay, yaad la jeceshay Abaalmarinta Sannadkan

0 Visits: 833 | Thursday November 06, 2014 - 10:56:28
Si aad hadaba u diwaangaliso qofka amma ururka aad isleedahay xusid iyo maamuus ayuu mudanyahay fadlan booqo website-ka www.londonsomalilandcommunity.org.ukoo buuxi form-ka

Read More »

Dalka Laba Halaga Qabto Siyaasi Qabyaaladiiste Ah Iyo Suxufi Soomal Haadsan !WQ:Ugbaad Jalaqsan

0 Visits: 1020 | Thursday November 06, 2014 - 10:29:29
Dadku waa garan karaa waayaha lasoo maray iyo halka maanta geediga lagu yimi inay tahay laba aad u kala fog

Read More »

SIILAANYO MA WAX MA TARAA MISE WAA WAX YAR TARE

0 Visits: 936 | Wednesday November 05, 2014 - 20:32:31
Ayamahan waxaaan arkaa amase aan aan maqlaa mucaaradka oo madax waynaha qaranka ku eedaynaya dalkii wuu gambiyay iyo dib buu inoo celiyay Qabyaaladii ayuu soo nooleeyay, Bulshada iyo saxaafada ayuu cago juglayn joogto ah ku hayaa iyo wixii la mid ah

Read More »

Hambalyo Meher Wacan Mudane Cabdiqani Axmed Aadan iyo Marwadiisa Raxma Cumar Axmed

0 Visits: 1927 | Wednesday November 05, 2014 - 12:49:39
Halkan waxa aan tahniyad Meher uga Dirayaa aniga iyo Dhamaan inta Kale ee Ay Magacyadoodu Hoos ku Xusan yihiin Meherkii Qarniga oo... Saaka oo ay Taariikhdu ahayd 5/11/2014 Ka Dhacay Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer ee Burao Gaar ahaan Hotel Gollis. Meherkaas oo ahaaa Meher kii Mudane Cabdiqani Axmed…

Read More »

Siyaasaddu maaha Dumarow xisbi lagu biiro oo cayda lagu soo barto. WQ: Kamiila Abdi

0 Visits: 914 | Tuesday November 04, 2014 - 17:45:54
Dhamaan dadwaynaha reer Somaliland, warbaahinta kala duwan, waxaan idinku salamayaa salaanta islaamka asalaamu calaykum,

Read More »

Waa Kuma Yuusuf Ismaaciil Samatar "Gaandi"?. Halgankii Waxbarista Ummadda Ee Gaandi (1943 Ilaaa 1959) W/Q: Cali Cabdi Coomay

0 Visits: 1986 | Tuesday November 04, 2014 - 10:16:00
sababta magacaas loogu bixiyey markii Yuuuf Ismaaciil Samater muujiyey samir iyo dulqaad ee uu Burco ka bilaabay dugsigii

Read More »

Awoodaha La Dayacay W/Q. Eng.Suleiman Maxmuud Jaamac.

0 Visits: 1214 | Tuesday November 04, 2014 - 10:04:45
Waa habeen gudcur ah salaaddii cishaayi kadib. Waxaan socdaa mid ka mid ah marinnada magaalada Hargeysa.

Read More »

OGEYSIIS: Bandhigga Buugga KADABGOOYE

0 Visits: 924 | Monday November 03, 2014 - 12:11:45
Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, waxa maalinta Arbacada ee todobaadkan lagu Daahfurayaa buug loogu magac-daray KADABGOOYE oo uu qoray Suxufiga iyo Qoraaga Barkhad Maxamuud Kaariye.

Read More »

Somaliland Nafteeda ma-ka xoreyn kartaa Qabyaalad ???...

0 Visits: 1049 | Monday November 03, 2014 - 12:06:12
Somaliland dadka xun xun yaan fursad la siinin, ee ha leyska qabto, waxey na seejinayaan adduun iyo aakhiroba.

Read More »

NINKII U HAN WEYN HOGGAANKA DALKOOW HANKAAGU HA DHAAFO REER HEBEL

0 Visits: 943 | Monday November 03, 2014 - 11:19:42
Aasaaska iyo Jiritaanka Ummadnimo waxa saldhig u ah Dareen-Wadareed qoto dheer oo ku abuuran bulshada kaasoo ay rag iyo haweenba guud ahaanba ka siman-yihiin. Qabyaaladda iyo Qarannimadu waa laba aan is-qaban karin, sidoo kale Qabyaaladda iyo Hannaanka Dimuqraadiyadduna waa isku dab iyo dhagax.

Read More »

XOG WAA MAANSO KA HADLAYSA QABYAALADDA

0 Visits: 1519 | Sunday November 02, 2014 - 12:04:29
Maansadan Waxa Curisay Abwaan Layla Maxmed Siciid oo ku sugan Sucuudiga, waxayna si qoto dheer ugaga hadlaysa qabyaalada iyo mushkiladaha soomaalida

Read More »

"Cadaalad Darradu Waxay Keenaysaa Kala Aamin Bax Iyo In Nin Walba Si Gaara Khiyaamooyin Badan U Maleego" Cilmibaadhe Mohamoud Dahir Osma

0 Visits: 929 | Thursday October 30, 2014 - 18:06:29
Cilmi baadhe Maxamuud Daahir Cismaan, oo inta badan ka faalooda Arimaha Bulshada Iyo Siyaasada, oo Waraysi kooban maanta Warbaahinta ku siiyay Magaalada Hargeysa, ayaa waxa uu ka waramay Xaalada uu maanta dalku ku sugan yahay isagoo arinkaasi ka hadlayana wuxuu yidhi sidan

Read More »