Wararka

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka El Clasico Ee Real Madrid v Barcelona.

0 Visits: 1422 | Saturday October 25, 2014 - 18:45:57
Halkan ka akhriso Shaxda realmadrid vs barcelona

Read More »

Daawo: Wefti Culus oo Xisbiga UCID ah ayaa Saaka Si weyn logu so dhoweyey Gabilay iyo Wajaale, Xafiisyo Cusubna ka Furtay

0 Visits: 401 | Saturday October 25, 2014 - 18:35:57
Weftigaasi oo uu hogaaminayey Guddomiyaha Xisbiga iyo Labada Murashax ee Madaxweynaha iyo kuxigeenka iyo xubno kale ayaa Dadweynaha reer Gabilay iyo Wajale kula hadlay Xarumaha Cusub ee Xisbigu ka furtay Magaalooyinkaas

Read More »

"Cabdiraxmaan Kuwan Eedaynayaana Waa In Ay Wax Cad Keenaan, Isna Waa In Uu Joojiyaa Xaskan Uu Isku Mar Marayo"Dawo:Jamac Shabel

0 Visits: 652 | Saturday October 25, 2014 - 18:28:45
Gudoomiyaha golaha Dhexe ee xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa sheegay inaan xukuumada somaliland waxba kaga qabyo ahayn dhammaanba qodobadii looga baahnaa inay fuliso si ay doorashooyinku wakhtigooda ugu dhacaan.

Read More »

West Ham United Oo Burbursatay Galabta Kooxda Horyaalka Difaacanaysa Ee Man City

0 Visits: 676 | Saturday October 25, 2014 - 18:23:55
Kooxda West Ham United ayaa cashar lama ilaawaan ah u soo dhigtay kooxda horyaalka difaacanaysa ee Man city. West Ham ayaa 2:1 ku dubatay Manchester City,

Read More »

Raisulwasaaraha Somalia oo isku shaandhayn Ballaaadhan ku sameeyey Golihiisa Wasiirrada

0 Visits: 579 | Saturday October 25, 2014 - 18:22:09
Raysal-wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed, ayaa Isku-shaandhayn ku sameeyey Golihiisa Wasiirrada,

Read More »

"Waanu Ka Diyaar-garownay Cudurka EBOLA" Wasiirka Caafimadka JSL Dr. Xaglatoosiye

0 Visits: 607 | Saturday October 25, 2014 - 18:17:48
Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye ayaa ka hadlay u Diyaar garowga wasaaradiisa ee ka hortaga iyo la tacaalida Cudurka halista ah ee EBOLA.

Read More »

Hordhaca El Clasico: Maxaa Kala Heysta Caawa Real Madrid v Barcelona?

0 Visits: 752 | Saturday October 25, 2014 - 18:16:09
Kulanka maanta ee El Clasico waa kulankii 229aad ee tartan rasmi ah ee u dhaxeeya labada kooxood tartamada oo dhan, iyadoo Real Madrid ay hogaanka heyso iyagoo badiyay 91 kulan marka loo fiiriyo Barcelona oo badisay 89 kulan halka 48 kulan ay barbaro galeen.

Read More »

Daawo: Riwaayad Cusub oo ay Soo meteleen Jilayaasha Reer Burco

0 Visits: 560 | Saturday October 25, 2014 - 17:30:30
Riwaayaddan oo la yidhaa Qaraskh aan Go'in iyo Qabyo Aan Dhammaan ayaa lagu metelay Burco, iyadoo Magaalada Burco ay iminka ku soo Badanayaan jilayaashu

Read More »

Dab-damis 2aad oo Madaarka Cigaal loo Soo Iibiyey iyo Wasaaradda Duulista oo ka Hadashay +SAWIRO

0 Visits: 564 | Saturday October 25, 2014 - 17:06:53
Wasaaradda Duulista Hawada iyo gaadiidka cirka Somaliland ayaa ka hadashay Dabdamis Cusub oo casri ah oo loo soo iibiyey Madaarka Cigaal ee Caasimada Hargeysa.

Read More »

Daawo: Abwaan Hadraawi oo ka sheekeyey Sheeko Jacayl oo Naftiisa Raad ku Reebtay

0 Visits: 4351 | Saturday October 25, 2014 - 11:39:38
Warqad Jacayl ku qoranyahay oo uu u akhriyey Fanaanadii Alle ha unaxariiste Magool ayu si qoto Dheer uga shekeyey, Waana Arin Jacayl ah Oo Sheeko Kugu Ahayd Lakiin Qiso La Yaab Leh XambaarsanDaawo

Read More »

Daawo: Badhasabka AWDAL oo Markii u horeysay ka hadlay Sharciyadda Badhasaabada Goboladu ay u maraan Mooshinada xilalka laga qaadayo Maayarada

0 Visits: 367 | Saturday October 25, 2014 - 09:52:52
Sido kale wuxu sharaxay Shuruucda ay Golayaasha Degaanku u maraan mooshinada lagu ridayo maayarka iyo halka inta badan salka u ah khilaafyada Golayasha Deganka

Read More »

Daawo:Eedihii Musuqa Xeer ee Guddomiye Cirro loo jeediyey Muxu kaga Jawaabay Guddomiyuhu

0 Visits: 465 | Saturday October 25, 2014 - 09:11:24
Guddomiye Cirro ayaa sheegay in Eedaha isaga loo jeediyey ee Xildhibaanada Goluhu Ka difaaceen ay ahaayeen .....

Read More »

"Sool Iyo Sanaag Waxay Puntland Uga Mid Yihiin, Sida Garoowe Oo Kale" Madaxwaynaha Puntland

0 Visits: 355 | Saturday October 25, 2014 - 08:08:50
Madaxwaynaha Maamulka Puntland, Dr. Cali weli Gaas oo safar ku jooga Magaalada London, ayaa sheegay in Sool, Sanaag iyo Cayn ay Puntland uga mid yihiin sida Garoowe u tahay Puntland.

Read More »

"Shacabka reer Somaliland iyo Ummada Islaamkaba Waxaan Uugu Hambalyeynayaa Bilowga Sanadka Cusub ee Islaamka" Wasiir Xirsi

0 Visits: 761 | Saturday October 25, 2014 - 07:50:21
Wasiirka Madaxtooyada JSL oo Dhambaal Hambalyo ah ku qoray Bogga uu ku leyahay Facebook iyo Bloggiisa Gaarka ah ayaa Shacabka Somaliland iyo Musliminta Caalamka oo dhan ugu hambalyeeyey Curashada Sannadka Cusub ee Islaamka 1436, waxanu Dhambaalkiisu u dhigna sidan:

Read More »

R-Afkashacabka Dhegayso Dood Adag oo Dhex Martay Cabdi Good, Abwan Xasan Dhuxul Labsaalax iyo Idaajaa

0 Visits: 626 | Friday October 24, 2014 - 20:50:01
Doodan oo ay Idacadda VOA u qabatay Abwaanka iyo Labada suxufi ee ka faalloda af soomaliga iyo erayada khaldan ee loo adeegsado hadalka iyo sugaanta aya noqonaysa doodi ugu horeysay ee la isaga hor keeno Ashkhaas noocan ah

Read More »

Daawo: Murashixiinta Madaxtinimada Xisbiga UCID oo Kormeero indho indhayn ah ku Maray Suuqyada Gobonimo iyo Sariibada Cali Mawel

0 Visits: 508 | Friday October 24, 2014 - 20:32:48
Waxay Xaal Waraysi la yeesheen Dadka suuqyadaas ku ganacsanaya, waxayna dadkaasi oo danyar u badnaa u gudbiyeen murashaxiinta cabashooyin dhinaca cashuuraha iyo adeegyada ay helaan ah

Read More »

Xoghayihi Arrimaha Debedda ee Xisbiga WADANI oo Xilkiisii u iska casilay Dib ugu so noqday Kadib markii Madaxweynuhu Diiday inu ka mid noqdo komishanki uu xilkiisa isaga casilay marki hore

0 Visits: 455 | Friday October 24, 2014 - 20:23:11
Shir ay xarunta Xisbiga WADDANI ay ku yeesheen hogaanka Xisbiga maanta oo ay taariikhdu tahay 18-ka October 2014-ka,waxay dib u eegis iyo qiimayn ay ku sameeyeen,

Read More »

Daawo: Murashaxa Madaxweynekuxigenka Xisbiga UCID oo ka warramaya Diwangelinta Madaniga ah ee Tijaabadeedu ka socoto Hargeysa iyo Aragtidiisa in Doorashadu dhacayso 2015ka

0 Visits: 401 | Friday October 24, 2014 - 20:04:29
Diiwangelinta sharciyadeedii ay isku celcelinayan Guurtida iyo Wakiiladu ee khilaafku ka taagan yahay wuxu ku tilmaamay inay sharci darro u sii Bilowday Xukuumaddu

Read More »

Daawo: Maxay la soo Guryonoqdeen Guddomiyaashi 3da Xisbi Qaran oo Dhowr maalmod ku maqnaa Nairobi

0 Visits: 439 | Friday October 24, 2014 - 19:37:39
Guddomiyasha Saddexda Xisbi Qaran oo Manta ka soo Degay madaarka Cigaal aya ka warbixiyey Nuxurka Wixii u ku soo Dhammaaday Socdaalkii ay ugu maqnaayen Nairobi iyo kulamadi ay la qaateen Qaadhaanbixiyasha Somaliland ka saacida arrimaha Doorashooyinka

Read More »

War DegDeg ah: Radio Hargeysa oo markii ugu horeysay Burco Laga Dhegaysanayo FM ta , Baabuurta iyo Mobilada

0 Visits: 543 | Friday October 24, 2014 - 19:01:55
iyo Dadweynaha Reer Burco oo so Dhoweyey Waxqabadka Wasaradda Warfaafinta

Read More »