Wararka

Daawo: Maamuuska iyo Meeqaamkii Caleemo saarka Chief Caqil Barkhad Cabdi Shaybe iyo Weedhihii Masuliyinta iyo Madaxdhaqamedka

0 Visits: 621 | Monday June 29, 2015 - 14:58:36
Munasibaddii Caleemo saarka Chief Caqil Barkhad Cabdi Shaybe ayaa ahayd Madal meeqaamkeedu sarreyey oo ay ka soo qaybgaleen Wefti Miisaan Culus oo isugu Jiray, Wasiiro , Xildhibaano, Salaadiin, Boqorro iyo Qurbajoog Tiro badan

Read More »

Daawo: Dallada NAGAAD oo Soo Qabanqabisay Kulan lagu Xusay Maalinta Carruuta Afrika iyo Walidka oo lagu wacyigeliyey Kobcinta Waxbarashada Gabdhaha

0 Monday June 29, 2015 - 14:55:14
Guddomiyaaha Waxbarashada Gobolka Togdheer ayaa ka Qaybgalay kulan lagaga hadlayey Wacyi galin la xidhiidha Kor u Qaadista waxbarashada ubadka gaar ahaan Kobcinta Waxbarashada Gabdhaha ....

Read More »

Daawo: Ardaygii ugu sarreeyey Maaddada Xisaabta oo Noqday Wiilyar oo reer Somaliland oo u Dhalay Wasiir ka tirsan Xukumadda siilanyo

0 Visits: 565 | Monday June 29, 2015 - 12:10:45
Arday reer Somaliland ah ayaa kaalinta kowaad ka galay imtixaanaadka xisaabta ee dalkaasi Ingiriiska,kaas oo guul weyn usoo hooyey bulshada Somaliland ee Dalkaasi Ingiriiska. Ardaygan oo lagu magcaabo Maxamed Cali Xaamud Jibriil ayaa noqonaya ardaygii ugu horeeyey ee somaliland usoo hooya guul noocan…

Read More »

Faysal Ali Waraabe oo Mucaaradadiisi Xukumadda uleexiyey Guurtida, Dhaliilihi ugu adkaana u jeediyey Golahaas

0 Monday June 29, 2015 - 09:54:07
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa si weyn u dhaliilay Golaha Guurtida, waxana uu ku tilmaamay qaar aan u qalmin inay kuraastaas kusii fadhiyaan.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray 3dii Marxuum ee Ku Geeriyooday Shilkii Gaadhi Ee Aw-Barkhadle.

0 Monday June 29, 2015 - 09:36:00
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa dhambaal tacsi ah u diray marxuumintii ku geeriyooday shilkii gaadhi ee ka dhacay Duleedka Hargaysa, War-saxafadeed ka soo baxay Aqalka Madaxtooyada ayaa u lagu yidhi sidan.

Read More »

Daawo "Waxad Arkaysa Xisbi Mucaarad ah oo Madaxda Qaranka ee hadda joogta Caayaya ee Caytamayaa, hadhow isagu muxuu filayaa?"Wasiir Xirsi

0 Visits: 749 | Monday June 29, 2015 - 09:20:33
Wasiir Xirsi oo Caawa ka hadlayey Munaasibad lagu caleemay saaray Chief Caaqil Barkhad Cabdi Shaybe oo lagu qabtey Magaalada Burco ayaa sheegay in Mucaaradka looga baahan yahay inay la yimaaddaan qorshe iyo barnaamij ay bulshada ku hanan karaan, laakiin looga wanaagsan yahay cay iyo aflagaado si joogta…

Read More »

Caleemsaarkii Chief Caqil Barkhad Cabdi Shaybe ee Xalay, oo Noqotay Madal Mahadhooyin Badan Reebtay +Mugga iyo Miisaanka Martidii Goobjooga ahayd Caleemosaarka+SAWIRO

0 Monday June 29, 2015 - 07:56:31
Xaflada Caleemo Saarka Cheif caaqil Barhad Cabdi shaybe oo Siweyn Loosoo Agaasimay Ayaa Caawa Ka dhacday Barxadda Ballaadhan ee Hotel Plaza Ee Magaalada Burco, Waxaana Xaflada Caleemo saarka Cheif Caaqilka Ka Soo Qayb galay Xubno Wasiiro Ah, Qaar kamida Xildhibaanada Guurtida Iyo Wakiilada, Golaha Deegaanka…

Read More »

War DegDeg:Wariye Maxamed Daa'uud iyo Laba Xubnood oo Shil Baabuur Ku Geeriyooday.

0 Sunday June 28, 2015 - 20:12:55
Allah haw u naxariistee Wariye Maxamed Daauud, Wali Daa'uud oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyada iyo hal Askari ayaa u dhintay shil baabuur oo ka dhacay inta u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera.

Read More »

Dawladda Kuwait ayaa sheegtay in uu Sacuudiyaan ahaa ninkii ka dambeeyay qaraxii jimcihii ka dhacay masaajidka Shiicada.

0 Sunday June 28, 2015 - 20:10:15
Wasaaradda arrimaha guduha ayaa ninkaasi magaciisa ku sheegtay Fahad Suleyman Cabdulmuxsin sida ay warabaahinta dawlladu sheegtay.

Read More »

DAAWO: Wasiirka Boosaha &Isgaadhsiinta Soomaaliland Oo Afur U Sameeyay Waxgaradka Gobolka Awdal.

0 Sunday June 28, 2015 - 20:05:57
Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsiinta soomaaliland Md: Maxamed jaamac abgaal ayaa afur iyo cashaba u sameeyay madaxdhaqameedka iyo waxgaradka gobolka awdal.

Read More »

Daawo: Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada JSL oo Qalab Sports Ku wareejiyey Kooxaha Heerka Koowaad Ee Magaalada Caynaba

0 Visits: 612 | Sunday June 28, 2015 - 15:40:40
Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada JSL Maxamud Xashi Cabdi ayaa Qalab Sports Ku wareejiyey Kooxaha Heerka Koowaad Ee Magaalada Caynaba

Read More »

Ururada SOLJA iyo SONSAF Oo Furay Mashruuca Horumarinta Saxaafadda Somaliland Ee Saddexda Sanno Ee Soo Socda+SAWIRO

0 Visits: 698 | Sunday June 28, 2015 - 14:56:13
Hargeya (Afka)-Ururka saxafaaddda Somaliland ee SOLJA iyo daladda ururada aan dawliga ahayn ee SONSAF ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 28, June 2015 magaalada Hargeysa ku daah furay mashruuca horumarinta saxaafadda Somaliland.

Read More »

Daawo: Madaxweynaha Somaliland oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Weftj Culus oo ka socday Baanka Adduunka

0 Visits: 634 | Sunday June 28, 2015 - 14:43:57
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Wefti ka socda Baanka Aduunka oo ay hogaaminayso u qaabilsanaha arrimaha ganacsiga oo fadhigeedu yahay washington.

Read More »

Madaxwayne Ku-Xigeenka Soomaaliland Oo Shahaado Sharaf Guddoon Siiyay Maayirka Berbara C/Shakuur Cidin.

0 Visits: 903 | Sunday June 28, 2015 - 14:36:05
Madaxwayne Ku xigeenka jamhuuriyada soomaaliland Md: Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta Xafiiskiisa waxa uu shahaado sharaf ku gudoonsiiyay maayirka dagmada barbara Cabdi Shakuur Maxamuud Cidin.

Read More »

Prof: Axmed Ismaaciil Samatar Oo Ka Hadlay Awooda Xarakada Al-Shabaab ,Iyo Itaal Darida Ciidamada Soomaaliya.

0 Sunday June 28, 2015 - 14:33:14
Prof: Axmed Ismaaciil Samatar oo kamid ah Siyaasiyiinta Soomaaliland , ayaa si adag uga hadlay heerka uu...

Read More »

Daawo Video:Madaxwaynaha Soomaaliland Oo maanta Xafiiskiisa Ku Dhaariyay Guddoomiyaha Cusub Ee Maxakamada Sare+Sawiro

0 Sunday June 28, 2015 - 13:34:37
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta waxa uu xafiiskiisa ku dhaariyey Gudoomiyaha Maxkamada Sare

Read More »

Daawo: Wiil 13 jir ah oo ka sheekaynaya Xurmada iyo Xaqa Hooyada iyo layaabka Qisooyinka uu soo Qaatay

0 Visits: 1396 | Sunday June 28, 2015 - 13:04:25
Cabdirixiin yare ayaa ka qaybgalay Barnaamij la yidhaa iftiinshe oo Bulshada loogu soo Bandhigayo Mawduucyo Muhiim u ah laguna dhiirigelinayo Dhalinyarada iyo Carruurta

Read More »

"Madaxweynaha Somaliland waxaan u dirayaa Salaan iyo Cafis, idinkana waan idinka mahad naqaya sidaad nosoo dhaweyseen dhammaantin". Alfanaan Cabdirashid Cali Xamari

0 Visits: 584 | Sunday June 28, 2015 - 12:58:19
Fannaankii Heesaha ugu kulul ee lagu dhaliili jiray Xukumadda Madaxweyne Siilanyo iyo guurtida soo saari jiray Wakhtiyadii Dorashoyinki golayasha Deganka ayaa Madaxweynaha Cafis u diray

Read More »

Suxufi Ruugcaddaa ah oo Suxufiyiinta iyo Siyaasinta Codsi usoo Jeediyey, Kana Dalbaday....

0 Visits: 1153 | Sunday June 28, 2015 - 12:51:57
Wariyaha Caanka ah ee ruug cadaaga ah Maxamuud Cabdi Cali Ducaale ayaa codsi u qadimay bahda Saxaafadda iyo Jilaayasha Siyaasadda Somaliland,

Read More »

Daawo: Su'aalo Sh. Maxamed Cumar Dirir laga Waydiiyey Soonka iyo Jawaabaha Suaalahaas oo ka faaidayso

0 Visits: 700 | Sunday June 28, 2015 - 12:47:09
Sh. Maxamed Cumar Dirir ayaa bulshada islaamka ah uga jawaabay su'aalo Diini ah oo ku saabsan Axkaamta Soonka

Read More »