Wararka

Cutubyo Katirsan Ciidamada Ethiopia Oo Soo Degay Gudaha Buuhoodle Iyo Xiisad Ka Taagan

0 Saturday March 21, 2015 - 11:34:32
Cutubyo katirsan Ciidamada Waddanka Ethiopia, ayaa soo degay Gudaha Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Buuhoodle, sida ay dadka deegaanku noo xaqiijiyeen, iyadoo shacabkuna arrintaas dareen iskumid ah ka bixiyey.

Read More »

Daawo: Suldaan Daakir oo Xisbiga WADANI ugu Dhaartay uguna Hanjabay inay Somaliland ka Tegeyaan Haddii Heshiisyada ay gaadheen la fulin waayo marka Xisbiga WADANI talada Wadanka Qabsado

0 Saturday March 21, 2015 - 10:30:10
"Xisbiga Kulmiye Ballantii wuu nagaga baxay, haddii Xisbiga WADANI na noo raaco oo ballanta iyo heshiiska uu nala galay nagaga baxo, Somaliland danbe lanagu qaban maayo, nalagu maqli maayo" Suldaan Daakir Hassan Khaliif

Read More »

Daawo Sawirada :Naadiga Halkaraan Oo Xalay Madal Ballaadhan ku Soo Bandhigay Buug La Magac baxay Baaceed

0 Saturday March 21, 2015 - 09:26:55
Naadiga Halkaraan Oo Midooyinkii Ugu Danbaysay Soo Bandhigaayey Bugaag Faro Badan Ayaa Habeenkii Xalay Ahaa Soo Bandhigay Buug La Magac baxay Baaceed Oo Uu Qoray Abwaan Xasan Maxamuud Ibraahin (Xasan-burco)

Read More »

Haweeney Boqol Sano Jirta Oo Laga Sii Daayey Xabsi Ku Yaalla Kenya

0 Saturday March 21, 2015 - 09:18:38
Haweeney jirta boqol sano ayaa laga sii daayey xabsi ku yaalla dalka Kenya iyada oo ...

Read More »

Dawladda Somalia oo ka hadashay Baaqi ay beesha caalamka u dirsatay Somaliland

0 Saturday March 21, 2015 - 08:40:12
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Cabdisalaan Hadliye, ayaa Ka Hadlay dhawaaqii dhawaan Somaliland kasoo baxay ee salka ku hayey baahida loo qabo in wada-hadallada labada dhinac ee Fashilmay helaan Dhexdhexaadin caalami ah.

Read More »

Nicolas Key Oo Iska Difaacay Eedo Loo Jeediyay

0 Saturday March 21, 2015 - 08:29:51
Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Somalia Nicholas Kay ayaa BBC uga warramay hiigsiga 2016ka, qorshaha samaynta maamul goboleedyo federal ah, iyo in doorasho qof iyo cod ah ay ka dhici karto Somaaliya.

Read More »

"Arday walba oo soo qalinjabiyaa waa dheeman dhulkeena ku soo biiray , Aqoontuna waa Hanti meel walba kuu raacaysa tuugna kaa xadi Karin" Wasiirka Madaxtooyada JSL

0 Saturday March 21, 2015 - 08:16:55
Wasiirka Madaxtooyada JSL Xirsi Cali Xaji Xasan oo Qoraal kooban oo Bogaadin iyo Dardaaran ah u Dhigay Boggiisa facebook Ardaydii ka qalinjebisay Jamacadda Burco ayaa yidhi sidan:

Read More »

Madaxweyne Obama oo Fariin Muuqaal ah u diray Madaxda iyo shacabka Dawladda IRAN

0 Saturday March 21, 2015 - 08:12:10
Obama ayaa hogaanka iyo shacabka Iran ugu baaqay in laga faa'iideysto fursada xiligan heshiis in laga gaaro wadahadalka u socda Reer Galbeedka iyo IRAN ee barnaamijka nukliyeerka dalkaasi.

Read More »

Qaraxii Lala Beegsaday Labo Masaajid Oo Kuyaala Dalka Yeman Oo Dhimashadu sii kordhayso

0 Saturday March 21, 2015 - 08:05:23
Qaraxii xoogana ee ka dhacay Laba Masaajid ku yaala magaalada Sanca ee dalka Yeman, ayay sii kordhayaan dadka ku dhintay

Read More »

"Haddii Dawladda Soomaaliya awood u yeelato sugidda amniga dalkeeda waa ka baxeynaa" Raisul wasaaraha Itobiya

0 Saturday March 21, 2015 - 08:02:22
Raysal Wasaaraha Dowladda Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa wareysi uu siiyay Telefishanka CCTV

Read More »

Daawo: Golaha Wakiilada oo Dhowaan Ansixin Doona Goboladii Madaxweyne Rayaale Magacaabay iyo Qiimayn lagu kala saari Doono Goboladaas oo ay iclaamiyeen Xubno kamida Goluhu

0 Saturday March 21, 2015 - 07:55:35
waxa dhowaan la rajaynayaa in golaha Wakiilada la horgeeyo goboladii cusbaa ee dawladii madaxweyne Daahir Rayaale magcaabay,kuwaas oo la ansixin doono kuwa buuxiya shuruudaha laga rabo ,halka kuwa kalena dib loo dhigi doono.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Dhambaal Tacsi ah u Diray Qoyskii iyo Shacabkii uu ka baxay Marxum Shalay Hargeysa ku Geeriyooday

0 Saturday March 21, 2015 - 07:51:20
Madaxweynaha Somaliland waxa uu tacsi u diray Eheladii,Qaraabadii iyo Shacabka Somaliland oo uu ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Marxuum Cabdikayd Cabdilaahi Aw Yuusuf oo ku geeryooday Magaalada Hargeysa.

Read More »

Daawo: Xildhibaano Ka Tirsan Barlamaanka Ingiriiska Oo Wacad Ku Maray Inay Qaddiyadda Somaliland Horgayn Doonaan Golaha Wakiilada Ee Dalkaas.

0 Saturday March 21, 2015 - 07:48:11
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka dalka Ingiriiska, ayaa ballanqaaday inay horgeyn doonaan aqalka Baarlamankooda

Read More »

Daawo:Haweenay Kitaabka Quraanka Ah Gubtay Oo Dhagax Lagu Dilay Afghanistan.

0 Friday March 20, 2015 - 23:07:48
Waxa magaalada Kabul ee dalkaasi Afghanistan dhagax lagu dilay lana gubay gabadh gubtay kitaabka Quraanka Kariimka ah .

Read More »

Daawo Muqaal: Hay'adda Nuurul-raxma Oo Guri Guddoonsiisay Qoys Danyar ah

0 Friday March 20, 2015 - 23:04:34
Hay'adda Nuurul- Raxma oo ka mid ah hay'adaha samafalka ee wadaniga ah ayaa deeq guri ah guddoonsiisay qoys danyar

Read More »

Roobabkii Guga Oo Ka Curtay Gobolada Bariga Iyo Daruurta Dihin Oo Dul Hoganaysa Guud Ahaan Goboladaasi Ee Somaliland.

0 Friday March 20, 2015 - 23:01:00
Roobabka Guga, ayaa ka curtay Degaano ka mid ah Galbeedka Somaliland. Roobabka ayaa ah kuwo dhulka daad mariyay islamarkaana ka jabiyay Abaaraha baahsan ee ka jiray halkaasi. Idaacadda Dawladda, ayaa sheegtay in Abbaaro duhurkii uu Roob ku ka hooray Magaalada Boorama iyo Nawaaxigeeda islamarkaana halkaasi…

Read More »

DAAWO: Shirkada KAAH Oo Hirgalisay Garoon Kubadada Cagta Lagu Ciyaaro Oo Dedan.

0 Friday March 20, 2015 - 22:55:01
Sherkada Laydhka Caanka ku ah ee KAAH, ayaa garoon kubada cagta lagu ciyaaro ka hirgalisay xarunta Sherkada, oo ku taala bariga Magaalada Hargaysa. Garoonkan oo ah mid dedan isla markaana lagu goglay rooga cawska doodaga leh, waxaa furitaankiisi ka qaybgalay Agaasimaaysha, Wasaaradaha Ciyaaraha, Hawlaha…

Read More »

Madaxwaynaha Nigeria Oo Ololihiisa Doorashada Ku Sheegay In Deeganada Boko Haram Haysato Laga Saari Doono.

0 Friday March 20, 2015 - 13:27:42
Madaxweynaha Nigeria Goodluck Jonathan ayaa sheegay in uu aaminsanyahay in Boko Xaram laga saari doono dhamaan degaanada gacanta ugu jira muddo bil gudaheed ah.

Read More »

Daawo :Sidii Qimaha ahayd ee Magalada Oslo Lagu So Dhawayay Musharaxa Madaxwaynaha Ee Ucid Jamaal Cali Xuseen

0 Friday March 20, 2015 - 13:00:21
Jamaal Cali Xuseen Oo Oslo Lagu Soo Dhaweeyay

Read More »

Dawladda Sucuudiga Oo Qaaday Tallaabo Kale Oo Aad U Sii Xumayn Karta Xidhiidhka Ay La Leedahay Dalka Sweden

0 Visits: 717 | Friday March 20, 2015 - 12:59:03
Waxaa weli cirka isku sii shareeraya xiisadda siyaasadeed ee ka dhex aloosantey dalalka Sweden iyo Sucuudiga. Boqortooyada Sucuudiga ayaa shalay (Khamiis) soo saartey go'aan sheegaya in aan dal-ku-galka ama Fiisaha la siin karin ganacsatada u dhalatey dalka Sweden.

Read More »