Wararka

"Madaxweynaha waxa baabinayaa Xisbigiisa, iyagaana is haysta Madaxtooyada" Eng Maxamed Xaashi

0 Wednesday March 18, 2015 - 08:14:34
Wasiirkii hore ee Wasaaradda aaliyadda Somaliland Maxamed Xaashi Cilmi, oo hadda ka mid ah Madasha Wada-tashiga Somaliland, isla markaana ka tirsan Siyaasiyiinta Somaliland, ayaa sheegay

Read More »

Wasiirka Duulista OO Kormeer Ku Soo Maray Qaybta Labaad Ee Dhismaha Run-Wayga Garoonka Cigaal Oo Gaba Gabo Ku Dhaw+Daawo Sawirada

0 Tuesday March 17, 2015 - 23:56:19
Wasiirka duulista iyo hawada somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa maanta kormeer ku soo maray Qaybta labaad ee dhismaha Run-Wayga garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa.

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Oo Xadhiga Ka Jaray Dugsi Cusub

0 Tuesday March 17, 2015 - 23:52:52
Badhasaabka gobolka Sanaag ayaa maanta xadhiga ka jaray dugsi cusub oo laga hirgeliyey degmada dur dur

Read More »

DAAWO- Xukuumada Somaliland, Oo Dawladaha Caalamka Ka Dalbatay In Si Degdeg Ah Loo Soo Kala Gaadho Somaliland, Iyo Burburkii Wadahadalada

0 Tuesday March 17, 2015 - 23:51:38
Wasiirka Arimaha Dibada ee JSL ayaa maanta ka warbixiyey socdaalkii ay wefti uu hogaaminayey ku tageen Dalka Kenya iyo kulmadii ay la yeesheen in ka badan sodomeeyo safaarado dalal shisheeye iyo hay'ado caalmi ah isugu jira, waxana wasiirku sheegay in ay u sharraxeen beesha caalamka in burburkii…

Read More »

Raysal Wasaaraha Dalkaasi Soomaaliya Oo Booqasho Ku Tagay Dalka Qadar Iyo Deeranada Ku Xeeran

0 Visits: 585 | Tuesday March 17, 2015 - 23:50:16
Xukuumadda Qadar oo si weyn u tageerta Xukuumada Muqdisho ee uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa booqasho ku tagay Raysal Wasaaraha Xukuumadaas, Cabdirashiid Cali Sharmaarke, iyo wafti uu hoggaaminaayo. Waftiga oo ka degay Caasimadda dalkaas ee Doxa.

Read More »

Madaxweynaha Uganda Oo Ceeb Kala Kulmay Safar Cirka Ah Uu Ku Tagayey Kenya Ka Dib Markii Ay Diiday Qaadistiisa Diyaarada Kenya Airweys

0 Visits: 637 | Tuesday March 17, 2015 - 16:59:39
Xildhibaanada Baarlamaanka Kenya ayaa baadhitaan ku sameynaya sababihii ka dambeeyay in diyaarada Kenya Airways ay diido inay soo qaado Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, kaasoo ku soo jeeday magaalada Nairobi.

Read More »

Daawo: Gudoomiyaayasha Degmooyinka Dhoqoshay,Balidhiig Iyo Duruqsi OO Sida fiinta Uga Qayliyey Biyo La'aan Soo Foodsaaraty Deegaanadaas

0 Tuesday March 17, 2015 - 16:51:31
Gudoomiyaasha Degmaayimnka Hoose Yimaada gobolka togdheer ee duruqsi,Balidhiig,dhaqoshay auyaa maanta si wada jir ah uga hadlaya xaalada biyo la'aaneed oo soo food saaratay deegaanadaas

Read More »

Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho Oo Ay Ku Nafwaayeen In Ka Badan Sagaal Qof Iyo Khasaaraha Is Barkan Ee Ka Dhashay

0 Tuesday March 17, 2015 - 16:31:59
Ugu yaraan sagaal ruux ayaa ku geeriyooday, iyadoo ay dhaawacyo kala duwan kasoo gaareen in ka badan 10-ruux shil gaari oo subaxnimadii hore ee saakay ka dhacay waddada isku xirtay Muqdisho iyo degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose.

Read More »

DAAWO Badhasaab ku xigeenka Gobolka togdheer Oo Xabsiga U taxaabay 32 Oday Oo Kamida Odayaasha Iyo Waxgaradka Deegaanada Beer Iyo Unuunlay Oo Hoosyimaada Magaalada Burco.

0 Visits: 681 | Tuesday March 17, 2015 - 16:23:20
DAAWO Badhasaab ku xigeenka Gobolka togdheer Oo Xabsiga U taxaabay 32 Oday Oo Kamida Odayaasha Iyo Waxgaradka Deegaanada Beer Iyo Unuunlay Oo Hoosyimaada Magaalada Burco.

Read More »

Doorashadii Baarlamaanka Israail oo Maanta loo Dareeray

0 Tuesday March 17, 2015 - 16:11:05
Dadka Israa'iil ayaa maanta oo salaasa ah codkooda dhiibanaya si ay u doortaan baarlamaanka,

Read More »

Daawo:Shirkadda Pontus Marine Oo Bilawday Shismihii Ugu Horeeyey Ee Ay Shirkaddaasi Yeelato.

0 Tuesday March 17, 2015 - 15:38:58
Shirkadda kaluumaysiga ka shaqayn doonta ee Pontus Marine ayaa maanta bilawday dhismeheedii ugu horeeyey ee ay dalka ka hirgashato.

Read More »

Daawo: Gabilay oo Maayar Cusub Dooratay iyo Maayarkii Hore oo Xilkii Tiriyey

0 Tuesday March 17, 2015 - 15:27:59
Golaha Degaanka ee Degmada Gebiley oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa ku doortay maayir cusub,waxa kale oo halkaasi isku casilay maayirkii hore ee degmadaasi.

Read More »

Hogaamiyihii Ikhwaanul Muslimiinka Wadanka Masar Oo Dil Lagu Xukumay

0 Tuesday March 17, 2015 - 15:24:48
Maxkamad ku taala dalkaasi Masar ayaa dil ku xukuntay hogaamiyaha ururka Ikhwaanul Muslimiinka wadanka Masar,

Read More »

Guddomiyihii Baanka Dhexe ee Shaqada Laga Caydhiyey oo ka hadlay Xil kaqaadistiisa Madaxweynahana Talooyin u soo Jeediyey

0 Tuesday March 17, 2015 - 15:07:38
Guddoomiyihii xilka laga qaadey ee baanka dhexe ee Somaliland, Cabdi Dirir Cabdi ayaa markii ugu horeysay ka hadlay

Read More »

Daawo Wasiirka Waasarada Warfaafinta Oo Kulan Laqaatay Shaqaalaha Wasaaradaasi

0 Tuesday March 17, 2015 - 15:01:17
Daawo Wasiirka Waasarada Warfaafinta Oo Kulan Laqaatay Shaqaalaha Wasaaradaasi

Read More »

Abaaro iyo Biyo la'aan soo foodsaartay Degaanka Gar adag iyo Guddomiyaha Degmadaas oo Qaylo dhaan ka Diray

0 Tuesday March 17, 2015 - 14:47:26
Maayirka degmada Gar-adag ee ka tirsan gobolka Sanaag Faarax Aadan Ciise ayaa qaylo dhaan ka muujiyey abaaro biyo la'aaneed oo ...

Read More »

Wasiirka Arrimaha Debeddda Maraykanka oo Wadahadalo ku saabsan Nukliyeerka la yeeshay Dhiggiisa IRAN

0 Tuesday March 17, 2015 - 11:30:49
Xoghayaha Arrimaha dibada Maraykanka John Kerryiyo wasiirka arrimaha dibada Iran Mohammad Javad Zarifayaa

Read More »

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Cod Gacan Taag Ah Ku Meel Mariyay Ajandaha Kal-fadhiga 27 Ee Golaha

0 Monday March 16, 2015 - 21:46:35
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Cod Gacan Taag Ah Ku Meel Mariyay Ajandaha Kal-fadhiga 27 Ee Golaha

Read More »

Maamulka Madaarka Caasimada Hargeysa Oo Wasaaradad Deegaanka Ku Wareejiyey Shinbiro Sifo Sharci Daro Loo Dhoofinayey Oo Ay Ku Qabteen Madaarka+Daawo Sawiro

0 Monday March 16, 2015 - 21:39:21
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyaga Somaliland ayaa maanta Maaamulaha Madaarka Cigaal kala wareegay laba shinbrood oo laysku dayey in madaarka laga dhoofo oo la qabtay.

Read More »

Gobolka Badhan Oo Laga soo Dhaweeyay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Khayraadka Biyaha.

0 Visits: 498 | Monday March 16, 2015 - 21:32:40
Waxagaradka Salaadiinta Cuqaasha iyo Bulsho waynta ku dhaqan magaladda Badhan ayaa si balaadhan u soo dhaweeyay magaacaabista uu madaxwaynaha Somaliland mud. Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ku magacaabay wasiiiru dawlaha wasaaradda Khayraadka Biyaha, C/salaam Maxamed Cali, Cuqaasha iyo salaadiinta…

Read More »