Wararka

Daawo: Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Ka Xog-waramay U Jeedada Socdaalka Madaxda Dhaqanka Buhoodle Oo Hargaysa Soo Gaadhay.

0 Visits: 504 | Thursday February 12, 2015 - 21:53:36
Wasiirka Caafimaadka Somaliland, Mud. Saleebaan Ciise Xaglatoosiye, ayaa tafasiil ka bixiyay Wafti ballaadhan oo Maanta Caasimada Somaliland ee Hargeysa si weyn loogu soo dhaweeyey, Waftigan oo ka koobaan Madaxda Dhaqanka ee Buuhoodle oo ka kooban 11 Caaqil iyo 4 Oday, kuwaasi oo wasiirka wasaaraqdda…

Read More »

Daawo Muqaal: Wasir Abgaal Oo Ka Hadlay Xilwarajintii Badhasabka Cusub ee Gobolka Awdal

0 Visits: 624 | Thursday February 12, 2015 - 21:47:51
Wasiirka ayaa sheegay in aanu garan karin bada yar ee laga rido Qulujeed oo ah Tuulo ku taala Gobolkaas goortay gaadhi doonto Bariga Burco. Hoos Ka DAAWO Wasiirka oo arrimahaas ka hadlaaya.

Read More »

Daawo Wasiir Cukuse Oo Ka Hadlay Xalfadi Xilwarijinta Gudomiyaha Cusub ee Gobolkaasi isla Markana Dardaaran Ujeediyay Shacabka Awdal

0 Visits: 536 | Thursday February 12, 2015 - 21:40:32
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Somaliland ayaa maanta ka qayb galay xaflad balaadhan oo xilka ay kula kala wareegayeen badhasaabkii hore ee gobolka Awdal Cabdo Ayar iyo Ka Cusub Ramaax.

Read More »

Daawo:Badhasabka Cusub ee Gobolka Awdal Mr Ramaax Oo Ka Halay Xalfadii Xil Warajintiisa

0 Visits: 587 | Thursday February 12, 2015 - 21:37:56
Badhasaabka Cusub ee Gobolka Awdal, Mud. Ramaax ayaa si rasmiya ula wareegay xilkii Guddoomiyaha Gobolkaas ee uu dhawaan u Magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, isagoo ka hadlaayay munaasibad ballaadhan oo loo qabtay Xil wareejinta Badhasaabka cusub iyo kii hore, wuxuu Ramaax ka sheegay…

Read More »

Daawo:Shirkadda Dahabshiil oo 22 Kun oo Dollar Ku Wareejisay Cusbitaalka Dhimirka ee Magaaladda Buuhoodle

0 Visits: 713 | Thursday February 12, 2015 - 21:35:35
Shirkadda Dahabshiil ayaa 22 Kun oo dollar ku Wareejisay Ururka Aayatiin oo ka shaqeeya Cusbitaalka dhimirka iyo Jaamacadda Buuhoodle

Read More »

Somaliland Iyo Itoobiya Oo Ka Wada Hadlay Amaanka Labada Dal

0 Visits: 721 | Thursday February 12, 2015 - 21:33:08
Dawladaha Somaliland Iyo Itoobiya ayaa ku heshiiyay in xididka loo saaro koox nabad diid ah oo ku dhuumaalaysanaysa dalka Itoobiya oo Salaasadii dabley ka tirsani ay soo weerareen degmadda Qol-ujeed ee gobolka Awdal,

Read More »

Hay'adda Suxufiiyiinta Aan Xuduuda Lahayn Ee Dunida Oo Soo Saartay War-bixin Ku Saabsan Dhaqanka Dawladaha Adduunka Sida Ay Ula Dhaqmaan Suxufiyiinta,

0 Visits: 618 | Thursday February 12, 2015 - 21:26:54
Hay'adda Suxufiiyiinta Aan Xuduuda Lahayn Ee Dunida Oo Soo Saartay War-bixin Ku Saabsan Dhaqanka Dawladaha Adduunka Sida Ay Ula Dhaqmaan Suxufiyiinta,

Read More »

Daawo: Golaha Dhaqanka Buuhoodle oo Si ballaadhan loogu Soo Dhoweeyey Hargeysa iyo Wasiiro ka qaybgalay So Dhoweyntooda

0 Visits: 1095 | Thursday February 12, 2015 - 17:21:45
Waxa maanta Caasimada Somaliland ee Hargeysa si weyn loogu soo dhaweeyey Madaxda Dhaqanka ee Buuhoodle oo ka kooban 11 Caaqil iyo 4 Oday, kuwaasi oo wasiirka wasaaraqdda Caafimadka Mudane Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye) uu kaga hortegay Degmada Beer ee gobolka togdheer, una soo gelbiyey dhinaca…

Read More »

Maxkamadda Gobolka Sanaag Oo Dil Ku Xukuntay Nin Dilay Gabadh

0 Thursday February 12, 2015 - 11:30:55
Maxkamadda Gobolka Sanaag ayaa dil toogasho ah ku xukuntay gacan ku dhiigle Siciid Cabdi Jaamac, ka dib markii ay maxkamadda horteeda kaga cadaatay in uu si badheedh ah u dilay marxuumad la odhan jiray Khadra Xaashi Xasan 4-tii bishii koowaad ee sanadkan 2015, isaga oo dilkaasi ka gaystay gacan ku dhiigluhu…

Read More »

war deg deg agh Dagaal culus oo labaad ka bilaabmay degmada Guri-ceel ee gobolka Galguduud

0 Visits: 527 | Thursday February 12, 2015 - 11:25:06
Degmada Guri-ceel ee gobolka Galguduud waxaa saacadihii hore ee maanta dib uga qarxay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaliya iyo xoogagga Ahlu Sunna Waljameeca oo labo cisho ka hor la wareegan gacan ku heynta degmada.

Read More »

Dowladda Jarmalka oo Shaacisay inay Shaqaalaheeda kala baxaaya Magaalada Sanca ee dalka Yemen

0 Visits: 839 | Thursday February 12, 2015 - 09:37:13
Dowladda Jarmalka, ayaa waxay Shaqaalaheeda ka hawlgala Safaaradda ay ku lee dahay Magaalada Sanca ee dalka Yemen ku wargelisay, inay si deg deg ah ugu diyaar garoobaan, si looga soo saaro dalkaasi.

Read More »

Wiil iyo 2 Dumar ah oo lagu toogtay Dhismaha Jaamacad ku Taalla Maraykanka iyo Booliska Dalkaas oo Xaqijiyey

0 Visits: 658 | Thursday February 12, 2015 - 08:55:16
Ciidamada booliska ee dalka Maraykanka, ayaa xaqiijiyay dhimashada Saddex qof oo dhallinyaro ah oo Muslimiin ah oo xalay niskii danbe toogasho lagu dilay dhisme ku yaalla Jaamacadda North Carolina, oo ku yaalla magaalada Chapel Hill - gobolka North Carolina ee dalka Mareykanka.

Read More »

Daawo: Telefishanka Qaranka Studiogiisa Burco oo Barnaamij ka Diyaariyey Mashariicdii iyo Waxqabadka Xukumadda ee Sannadkii 2014

0 Visits: 554 | Thursday February 12, 2015 - 08:39:17
Barnaamijkan ayaa si Gaar ah uga hadlaya Mashariicdii Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo ka hirgelisay Gobolka Togdheer, Degmooyinkiisa iyo Tuulooyinkiisa

Read More »

Daawo: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo Shahaadoyin Guddonsiyey shaqaalaha Xafiiska Xisaabaadka Qaranka oo Tababar Dhammaystay

0 Visits: 599 | Thursday February 12, 2015 - 08:33:40
Madaxdii halkaas kahadashay waxay u mahadceliyeen Hay'adihi iyo macalimintii ka caawiyey Tababarka Shaqaalahan

Read More »

Daawo:"Lacagta Somaliland Waxay Lamid Tahay Dollarka Maraykanka ee Aduunka Wareegaya" Marwo Sahra Basbaaso oo U Jawaabtay Putland.

0 Visits: 583 | Thursday February 12, 2015 - 08:29:35
Marwo Sahra Maxamed Xuseen Oo Kamida Haldoorka Haweenka Somaliland Kana Tirsan Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye oo ku s

Read More »

Daawo: "Gabadh walba oo reer khaatumo ahi waa inay tidhaa nin qaad cunaya ma geyo" Abokor Cawale

0 Visits: 1427 | Thursday February 12, 2015 - 08:03:50
Abukar Cawaale Qaad diid oo shalay lagu xidhay Hargeysa ayaa ka qaybgalay xaflad ay Kooxda khatumo ku qabsatay Dubai, waxanu ku bogaadiyey Aasaaska kooxdaasi khaatumo, iyadoo uu somaliland na yimi isagoo aan ogolaansho ka haysan somaliland maadaama uu taageeraya koox ka soo horjeeda Qaranimada Somaliland

Read More »

Guddi loo saaray xil-wareejinta wasaaradaha Somaliya oo maanta kulmay+sawiro

0 Visits: 675 | Wednesday February 11, 2015 - 18:21:33
Guddi uu saaray ra'iisul wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke u saaray xil-wareejinta wasaaradaha xukuumadda ayaa maanta kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay xafiiska ra'iisul wasaaraha Somalia, kaasoo ay uga hadleen habka xil-wareejinta wasaaradaha xukuumadda.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Guddi Hoosaadka Arimaha Dibada Ee Golaha Wakiilada Oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland

0 Visits: 587 | Wednesday February 11, 2015 - 18:05:14
DAAWO: Guddi Hoosaadka Arimaha Dibada Ee Golaha Wakiilada Oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland

Read More »

Weriye Maxamed Cabdilahi Soofadhiiste oo Xorriyadiisi helay kana hadlay Sababihii Xadhigiisa

0 Visits: 844 | Wednesday February 11, 2015 - 17:59:46
Weriye Maxamed Cabdilahi Soofadhiiste oo Xorriyadiisi helay kana hadlay Sababihii Xadhigiisa

Read More »

Dhegayso: Abukar Cawaale Qaad-diid oo Ka Warramaya Xadhigiisii saaka ee Hargeysa iyo Waxyaabaha uu Somaliland u yimi

0 Visits: 1616 | Wednesday February 11, 2015 - 16:39:34
Abukar Cawaale Qaad-diid oo horena loogu xidhay Djibouti ayay Sirdoonka somaliland ka shakiyeen waxyaabah uu Dalka u yimi, waxanu ka mahadceliyey sidi ay ula dhaqmeen CID- du isago xusay in lagu amray inu degdeg Dalka uga baxo lana baajiyey xaflad lagaga hadlayo aafada qaadka uu hargeysa ku qaban lahaa

Read More »