Wararka

Saddexda Xisbi Qaran Oo La Kulmay La Qaatay Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Maxaase Kasoo Baxay ? (Daawo akhriso)

0 Visits: 965 | Thursday January 22, 2015 - 15:16:42
Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland iyo komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa Maanta kulan Wadda Yeeshay ku saabsan Arrimaha Doorashooyinka Somaliland, isla Markaana Komishanku iyo Xisbiyada u soo bandhigeen Jad-walka Shaqadood.

Read More »

Qarax Ka Dhacay MuQdisho lagu Weeraray Hoteelkii lagu Shirkii IGAD ee SYL

0 Visits: 704 | Thursday January 22, 2015 - 14:57:06
Qarax Ka Dhacay MuQdisho lagu Weeraray Hoteelkii lagu Shirkii IGAD ee SYL Qarax noociisu ahaa ismiidaamin ayaa goor-dhow lala beegsaday hoteelka SYL oo aad ugu dhow madaxtooyada Soomaaliya, kaasoo 10-kii bishan Jannaayo lagu qabtay shirkii wasiirrada arrimaha dibadda ee IGAD. Illaa hadda lama oga khasaaraha…

Read More »

War Deg DEG Ah Amniga Guud ee Muqdisho oo la Adkeeyay iyo Calamada Somaliya iyo Turkiga OO lagu xidhay Wadooyinka

0 Visits: 785 | Thursday January 22, 2015 - 14:45:43
Ammaanka guud ee magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay maanta; iyadoo wadada garoonka diyaaradaha iyo kuwa ku dhow la dhoobay ciidammo badan oo ka celinaya gaadiidka.

Read More »

Madaxwaynaha Somalailand Oo Gudoonsiyay Deeq Qalab Ah Oo Iskugu Jira Baaskilado Iyo Motooyin Lagu Talo Galay In Lasiiyo Dadka Naafada Ee Ku Dhaqan Magalada Burco+Sawiro

0 Visits: 1059 | Thursday January 22, 2015 - 14:44:24
Deeqani oo iskugu jirtay baaskilado iyo mootoyin ayaa lagu tallo galay Dadka Nafada ee Burco

Read More »

Somalia oo Shaaca Ka Qaaday in Erdogan uu booqasho ku Imanaayo somliya

0 Visits: 574 | Thursday January 22, 2015 - 14:23:56
Dowladda Somalia ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan uu booqasho ku imaanayo magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya berri oo Jimco ah.

Read More »

Khilaafka SONYO Markale Soo Ifbaxay iyo Garabka Cabdicasiis Xirsi Warsame Oo Munaasibad Qabsaday.+Sawiro

0 Visits: 934 | Thursday January 22, 2015 - 14:13:08
Dalladda Midaysa Ururada dhalinyarada Somaliland ee SONYO ayuu wali khilaafkeedu cakiran yahay, kadib markii shirweynaheedii khilaaf hadheeyay. Dalladda oo laba garab u kala jabtay ayaa laba musharax oo sanadkan tartamayay mid kasta dhinaciisa u sheeganayaa Gudoomiyaha Rasmiga ah.

Read More »

Daawo: Dooxa Hargeysa Oo Laga Helay Qof Mayd Ah Iyo Badhasaabka Maroodi-Jeex Oo Ka Hadlay

0 Visits: 951 | Thursday January 22, 2015 - 13:55:16
Waxa Xallay Fiidkii Dooxa Magaalada Hargeysa laga Helay Qof mayd ah kaasi oo aan la Garan Cida Dishay iyo Sababta keentay

Read More »

Wariye Ka Tirsan Tv Qaranka Somaliland oo lagu Qabtay isaga oo Gabadh ku Dhoofinaya passpor Foljari ah

0 Visits: 748 | Thursday January 22, 2015 - 13:32:59
Ciidamada sirdoonka Somaliland,ayaa illaa hada baadhitaan ku haya haweenay la sheegay in iyada oo lagu dhoofinaayo baasaboor foojari Norweejiyaan(Norwegian) ah lagu qabtay madaarka cigaal ee magaalada Hargeysa.

Read More »

Daawo: Wasiirka Macdanta iyo Tamarta JSL oo Waraysi siiyey KALSAN TV ayaa ka warramay Shidaal Baadhista Laga Wado Dalka Somaliland

0 Visits: 703 | Thursday January 22, 2015 - 00:18:37
wasiirka ayaa sharaxay waxqabadka Wasaaraddiisa iyo waxyaabo badan oo u qabsoomay

Read More »

Daawo: Waraysigii ugu Qosolka Badnaa oo Faysal Ali warabe lala yeeshay iyo Jawaabaha Su'aalaha la waydiiyey

0 Visits: 1046 | Thursday January 22, 2015 - 00:00:57
waraysigan oo Guddomiye faysal ali warabe lagula yeeshay Ingiriiska ayuu kaga hadlay waxyaabo badan

Read More »

Daawo: Madaxweynaha Somaliland oo Si layaab leh Logu Soo Dhoweeyey Laascaanod iyo Ciidama Qaranka oo ku so Dhoweyey Jiidda Hore ee Gambadha+SAWIRO

0 Visits: 1057 | Wednesday January 21, 2015 - 23:30:10
Madaxweynaha Somaliland oo socdaalka uu ku marayo Dalka socdaalkiisani ka mid ahaa ayaa Fadhiisinka Gambadha ee Cidanka Qaranka ka dhagax Dhigay Laba Mashruuc oo ay xukumaddu hirgelinayso

Read More »

Wefti Wasiirka Khaarajigu Hogaaminayo Oo Kulamo Muhiim Ah La Qaatay Guddiga Arrimaha Dibadda Midawga Yurub

0 Visits: 841 | Wednesday January 21, 2015 - 18:33:29
Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis,Wasiirka Qorsheynta Dr Sacad Cali Shire,Marwo Edna Aadan Ismaaciil iyo Wakiilada Somaliand ee London iyo Brussels iyo sidoo kale Mulkiilaha Maansoor hotel ayaa kulan la yeeshay Xalay Guddida Arrimaha dibada ee Midawga Yurub.

Read More »

Munaasibad Lagu Xusayay 42-guurada Ka Soo Wareegtay Qorista Afka Somaliga Oo Muqdisho Lagu Qabtay Iyo Madaxwaynaha Somaliya Oo Amaro Cusub Soo Saaray+Sawiro

0 Visits: 739 | Wednesday January 21, 2015 - 18:28:11
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo Madax kale ayaa ka qeyb galay xuska maalinta Afka Soomaaliga la qoray oo ku beegan maanta.

Read More »

DAAWO:Khudbadii Uu Madaxwaynaha Maraykanku Kaga Hadlay Xaaladda Dalkiisa Oo Dhamaystiran

0 Visits: 660 | Wednesday January 21, 2015 - 18:23:09
Khudbadiisa sanadlaha ah ee Congress-ka Maraykanka, ayaa madaxwayne Barack Obama wuxuu ku dhawaaqay in la soo afjarayo dhibaatada dhaqaale, waxaana uu ballanqaaday siyaasado dhaqaale si loogu faa'iideeyo bulshada Maraykanka. Waxa kale oo uu kaga hadlay arrimo kala duwan

Read More »

Diyaar Garowga Iyo Soo Dhaweynta Madaxweynaha Dalka Turkiga Erdogan Uu Maalinta Jimcaha Ah Ku Imaanayo Soomaaliya Oo Laga Dareemayo Muqdisho

0 Visits: 875 | Wednesday January 21, 2015 - 18:19:51
Waxaa M/Muqdisho ku soo qulqulaya wafdi hor dhac u ah ama u gogol xaaraya safarka lagu wado in uu maalinta Jimcaha ah Soomaaliya ku yimaado Madaxweynaya Dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan,

Read More »

DAAWO:Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad Ee Golaha Wakiilada Iyo Xildhibaan Talyanle Oo Ka Hadlay Safarka Madaxwaynaha

0 Visits: 553 | Wednesday January 21, 2015 - 18:15:27
Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad Ee Golaha Wakiilada Iyo Xildhibaan Talyanle Oo Ka Hadlay Safarka Madaxwaynaha

Read More »

Daawo:Taliyaha Laanta Socdaalka Iyo Maamulaha Madaarka Cigaal Oo soo bandhigay 320 baasaaboor Oo Foojari ah‏

0 Visits: 706 | Wednesday January 21, 2015 - 18:10:42
Maamulaha Madaarka Cigaal iyo Taliyaha Laanta Socdaalka ee Madaarkaasi ayaa maanta shir jaraa'id oo wada jir u qabteen ku soo bandhigay 320 baasaaboor oo Foojari ah, oo dad ay doonayeen inay sifo sharci darro ah uga dhoofaan madaarka.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Oo Warbixin Hordhac Ah Ka Bixiyey Socdaal Ay Maalmihii U Dambeeyey Ku Jireen

0 Visits: 655 | Wednesday January 21, 2015 - 15:23:34
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo aan ku wehelinayno Xubno ka tirsan golihiisa Xukuumada ayaanu safar maalmo badan oo xidhiidh ah qaatay ku maraynaa gobolada,

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Masuuliyiinta Haayadaha Dawlada Ee Gobolka Saaxil Oo Madaxweynaha Somaliland Ku Hambalyeeyay Socdaalka Taariikhiga Ah Ee Loogu Magac Daray Buuraha Iyo Banaanka

0 Visits: 579 | Wednesday January 21, 2015 - 15:12:12
Berbera(afkashacabka.com) Masuuliyiinta Haayadaha Dawlada Ee Gobolka Saaxil Oo Madaxweynaha Somaliland Ku Hambalyeeyay Socdaalka Taariikhiga Ah Ee Loogu Magac Daray Buuraha Iyo Banaanka

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Iyo Waftigiisa Oo Saaka Ukicitimay Laascanood Iyo Layaabka Safarkiisa Guure Baalaynta

0 Visits: 1190 | Wednesday January 21, 2015 - 13:16:09
Madaxweynaha Jamhuuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo Iyo Waftigii Balaadhnaa ee uu hogaaminayay ayaa Xalay Guure Ku Soo Galay magaalada Burco, Saakana Ukicitimay dhanka Magaalada Laascaanood ,

Read More »