Wararka

Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada oo Xubinimadii Golahaasi iska Casilay iyo Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiilada oo Xaqiijiyey

0 Visits: 1015 | Wednesday January 21, 2015 - 13:14:06
Sida uu Warbaahinta u xaqiijiyay Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa waxa uu sheegay, in ay soo gaadhay Qoraalka

Read More »

"Mucaaridku Sharciga Ha Eegaan Ma Samayn Karaan Dawlad Ku Meel-gaadh ah" Jamac Shabeel

0 Visits: 726 | Wednesday January 21, 2015 - 13:10:47
Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee xisbiga tallada haya ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cigge (Jaamac Shabeel) ayaa si adag uga jawaabay hadalo ka soo yeedhay xisbiyada mucaaridka, isagoo dhinaca kalena soo dhaweeyay safarka uu madaxweynuhu ku marayo goboladda dalka.

Read More »

Wasiir XAGLO-TOOSIYE Oo Reer Qori-lugud U Bandhigay Nabadgalyo Iyo Kalsooni Dhex Marta Walaalahooda Buuhoodle

0 Visits: 674 | Wednesday January 21, 2015 - 13:08:59
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) oo weftiga Madaxwaynaha ee safarka ku maraya gobollada dalka kaga biiray degmada Qori-lugud ee gobolka Buuhoodle

Read More »

Gudoomiye Ku Xigeenka WADDANI Md.Seed Oo Booqday Ugaas C/rashiid Ugaas Rooble Goobta Uu Ka Degen Yahay Magaalada Boram

0 Visits: 645 | Wednesday January 21, 2015 - 13:07:25
Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga WADDANI Mudane Axmed Mu'min Seed ayaa maanta booqasho ugu tagay goobta uu magaalada Boorama Ka Degen yahay Ugaaska

Read More »

Daawo :Madaxa Gaadiiidka iyo Qalabka dhismaha ee RDA Somaliland Roads Development Agency Oo Ka Hadlay Wadada Ceerigaabo

0 Visits: 718 | Wednesday January 21, 2015 - 13:05:15
Waxa UU Si Wayn Uga Warbaxiyeen Wadada Ceerigaabo

Read More »

Suurad qur'aanka ku jirta oo daawo u ah ilawshiyaha (hilmaamka) cajiib

0 Visits: 3393 | Wednesday January 21, 2015 - 10:20:56
Holland (Afkashacabka) Hilmaamka iyo fahmo xumidu waa xanuun beryahan danbe aad looga cabanayo taas oo aad arkayso qof dhalin yaro ah oo hadana markad wax weydiisokugu odhanaya wan hilmaamsanahay ama si fiican uma xasuusto, markaan sidaa leeyahay uma jeedo yaan waxba la ilaawin ama la hilmaamin waayo…

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Iyo Waftigii Uu Hogaaminayey ayaa Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer (Daawo Sawirada)

0 Visits: 1012 | Tuesday January 20, 2015 - 20:58:13
Burco(Afkashacabka)Madaxweynaha somaliland Iyo Weftigii uu Hogaaminaayey Ee maalmahanba Howlaha shaqo Ku maraayey Qaar Kamida Degmooyinka Iyo Gobolada dalka..

Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka S/Land Saylici Oo Ka Qayb-galay Munaasibad Ay Wasaaradda Beeruhu Lagu Wareegtay Gadiid Cusub

0 Visits: 713 | Tuesday January 20, 2015 - 20:52:15
Hargeysa (Afkashacabka) Madaxweyne xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta ka qayb galay munaasibad Wasaaradda Beeraha Somaliland kula wareegaysay 8 baabuur oo Hay'adda FAO ku wareejisay.

Read More »

Taliye Ku Xigeenka Booliska Somaliland Oo Soo Dhaweeyay Nidaamka Wasiir Waran-cadde U Sameeyay Waddooyinka Caasimada Hargeysa

0 Visits: 669 | Tuesday January 20, 2015 - 20:47:01
Hargeysa (Afkashacabka) Taliye ku xigeenka Booliska Somaliland Sareeye guuto Cabdiraxmaan Liibaan Axmed (Fooxle) ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan nidaamka cusub ee Wasaaradda Arrimaha gudduhu u samaysay qaabka Gadiidku u maraan Wadooyinka Caasimadda Hargeysa.

Read More »

Safarka madaxweynuhu waa kaabeen Aaan wakhtigiisi Gaadhin" warsaxafeeed Ucid

0 Visits: 636 | Tuesday January 20, 2015 - 19:47:03
War-Saxaafadeed Ujeddo:Socdaalka Madaxweynahu Waa Ollale Aan wakhtigiisi joogin . Afhayeenka Xisbiga Ucid Ee G.Togdheer Ahna Xoghayaha-War-Faafinta

Read More »

Madaxweynaha Somaliya oo Saxiixay Heshiiska Xuquuqda Carruurta (Sawirro)

0 Visits: 669 | Tuesday January 20, 2015 - 15:55:12
a inaad eegtaan amaba aad diiradda saartaan mustaqbalka. Ma aqbali karno in wixii la soo dhaafey ay ina xakameeyaan amaba ay mustaqbalkeena caqabad ku noqdaan. Haddii aad maqasho waxyaabihii hore uga dhacay Soomaaliya, waa inaadan la hayste u noqon xaaladahaasi laga soo gudbey. Waa inaad ka fikirtaa…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Mudaharaada Balaadhan Oo Laga Soo Horjeedo Cayda Nabiga Suubanaa (N,N,K.H) magaalada hargeisa Ka Dhacay

0 Visits: 824 | Tuesday January 20, 2015 - 15:26:52
Daawo Afkashacabka Tv MUDAHARAAD BALAADHAN OO LAGAG SOO HORJEEDO CAYDA Nabiga Suubanaa (N,N,K.H) magaalada hargeisa

Read More »

Banaan Baxayadii Ugu Waayanaa Ee Loogu Hiilinayo Nabegeeni Maxamed SCW Oo Ka Dhacay Wadanka Chechniya.

0 Visits: 657 | Tuesday January 20, 2015 - 14:04:19
Waxa guud ahaanba dunida isalaamka iyo kuwa kale ee guud ahaan meelaha dunida guudkeeda ay kaga uumanyihiin dadka Islaamka ah,

Read More »

Daawo:Maaxwaynaha Somaliland iyo Waftigi U Hogaaminayay OO Lagu Soo Soo Dhawayay Goobti Uu Ku Dhashay iyo Deegano Kale

0 Visits: 615 | Tuesday January 20, 2015 - 12:25:06
Qaabkii Loogu Soo Dhaweeyey Madaxwayne Siilaanyo Markii Ugu Horaysay Tanyo Intii Xilka Loo Cimaamaday Deegaamada Dhoqoshay Iyo Dhagaxdheer iyo Goobtii Dhashay ee Dharyalay

Read More »

Daawo Musharax Cumar maxamed yaasiin oo dalka finland kaga dhawaaqey inuu utaagan yahay Doorashada Golaha Baarlamaanka‏

0 Visits: 634 | Tuesday January 20, 2015 - 12:20:44
Musharax Cumar maxamed yaasiin oo dalka finland kaga dhawaaqey inuu utaagan yahay Doorashada Golaha Baarlamaanka‏

Read More »

Warbixin ku Saabsan Hubka La Geeyo Qaaradda Afrika Iyo Dalalka Laga Keeno

0 Visits: 797 | Tuesday January 20, 2015 - 12:17:58
Warbixin cusub oo ku saabsan colaadda Jamhuuriyada Afrikada dhexe ayaa muujinaysa sida hubka laga sameeyo caalamka uu u gaaray ama loo gaarsiiyey xoogga falaagada ka dagaalanta dalkaasi.

Read More »

Xoogaga Xuutiyiinta Yemen Oo Weeraray Madaxtooyada Dalkaasi Ee Magaalada Sanca+Sawiro

0 Visits: 563 | Tuesday January 20, 2015 - 12:15:28
War goor dhow naga soo gaaray Magaalada Sanca ee dalka Yemen, ayaa sheegaya in Xoogaga Xuutiyiinta ay weerar Afganbi ah ku qaaden Xarunta Madaxtooyada Sanca.

Read More »

Doorashada Madaxtinimo Oo Ka Dhacaysa Dalka Zambia

0 Visits: 631 | Tuesday January 20, 2015 - 12:13:44
Doorasho madaxtinimo ayaa maanta ka dhaceysa dalka Zambia, kaddib geeridii ku timid madaxweynihii dalkaasi Michael Sata, bishii October ee sanadkii aynu soo dhaafnay.

Read More »

Daawo Machadka Al Manaar Oo Xaflad Balaadhan Ugu Qabtey Ardeydiisa Magaalada Boorama‏

0 Visits: 712 | Tuesday January 20, 2015 - 12:11:38
Machadka al manaar ee barashada culuumta diinta islaamka iyo luuqada carabiga ayaa caawa xaflad dhiirigelin ah oo abaalmarino lagu gudoonsiiyey ardeyda machadka ugu qabtay magaalada borama

Read More »

Moobilka Galaxy S5 Oo La Ogaaday Mobilada kale Waxa Uu Ka Duwam Yahiin

0 Visits: 921 | Tuesday January 20, 2015 - 12:08:31
Shirkada soo saarta Moobeelada ee Samsung ayaa waxa ay ku guuleysatay in ay ku dhawaaqdo soo saarista nooc cusub oo ka mid ah Moobeeladeeda la magac baxay Galaxy.

Read More »