Wararka

Huteelka DEERO, Oo Ku Guulaystay Shaahado Loogu Hibeeyay Nadaafad Wanaag.

0 Visits: 1280 | Sunday January 18, 2015 - 14:22:45
Burco(AFKA)Hotelka Deero ku yaal magaalada Burco ayaa ku guulaystay in la gudoonsiiyo Shahaado sharaf lagu abaalmiriyay nadaafada iyo macmiil wanaagada hotelkaasi uu sameeyay sanadihii la soo dhaafay, isagoona hotelku ku talaabsaday horumar balaadhan oo kusoo kordhiyay dhinaca adeegsayadiisa uu bixiyo,

Read More »

Ururka SSJW Oo Cambaareeyay Shaqo Ka Caydhinta Garsoorihii Fasaxay Wargeyska Hubaal

0 Visits: 764 | Sunday January 18, 2015 - 13:32:20
Hargeysa(AFKA)- Ururka Suxufiyiinta iyo Qorayaasha Madaxabanaan ee Somaliland (SSJW) ayaa ugu baaqay hay'adaha warbaahinta madaxabanaan inay ku fara-adaygaan Madaxbanaanidooda, isla markaana ay ka feejignaadaan dabinada xukuumadu.

Read More »

Muuse Biixi Oo Aan Ka Mid Ahayn Weftiga Madaxweyne Siilaanyo Iyo Su'aalo La Iska Weydiinayo Sababta Keentay

0 Visits: 666 | Sunday January 18, 2015 - 13:24:31
Hargeysa(AFKA)-Waxa ay bulshada siyaasadda xiisaysa ee Somaliland labadii cishol ee u dambeeyay aad isu weydiinayeen sababta uu guddoomiyaha KULMIYE md. Muuse Biixi Cabdi uga mid noqon waayay weftiga Madaxweyne Siilaanyo.

Read More »

Nin ay Baadi goobayeen Booliiska Caalamiga ee Interpol oo Wasiir laga dhigay

0 Visits: 647 | Sunday January 18, 2015 - 12:47:26
Nin ay si weyn u baadi goobayeen Booliiska Caalamiga ee Interpol ayaa lagu soo waramayaa in uu noqday Wasiir katirsan Xukuumada Cusub ee dhawaan loo soo dhisay Dalka Afgaanistaan.

Read More »

Wasaaradda Deegaanka Oo Shaacisay Xiliga Ay Dalka Ka Joojinayaan Isticmaalka Dhuxusha

0 Visits: 714 | Sunday January 18, 2015 - 12:45:40
Wasaaradda Deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland,ayaa shaacisay goorta ay ka joojinayaan dhuxusha wax lagu karsado magaalooyinka waaweyn oo ay tilmaantay lixda magaalo madax ee ugu weyn goblada Somaliland in ay yihiin magaalooyinka isticmaala dhuxusha ugu badan halista ugu weyna ku haya deegaanka.

Read More »

Kooxda ISIS Oo Sii Daysay Koox Yazidiyiin Ah Oo Ay Afduub Ku Haysteen

0 Visits: 648 | Sunday January 18, 2015 - 12:43:42
Dagaal Yahanada kooxda khilaafada Islaamka ee woqooyiga dalka Ciraaq ayaa sii daayay boqolaal qof oo ka tirsan dadka Yazidiga. Dadkan ayaa muddo afduub ay u haysatay dowladda Islaamka, waxaana la kaxaystay xilligii uu socday dagaalkii ay ku qaadeen dhulka ay degaan Yazidiga.

Read More »

Madaxwaynaha Faransiiska Oo Si Dhhilaysan Usheegay in Diyaar U Ahayn Dagaal Diimeed

0 Visits: 511 | Sunday January 18, 2015 - 12:40:57
Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande, ayaa sheegay in aanu marnaba aqbalayn in uu dabinka ugu dhaco argagixisada oo uu faraha la galo dagaal diimeed.

Read More »

Falanqaynta Kulanka Xamaasadda Leh Ee U Dhex Mari Doona Ma.City Iyo Arsenal.

0 Visits: 788 | Sunday January 18, 2015 - 12:39:36
Kulankani waa kulan balanqaad fiican leh. In la arko David Silva iyo Alexis Sanchez oo hal garoon ku wada jira islamarkaana qaab ciyaareed fiican kuwada jira waa wax daawasho mudan. Labada xiddig ayaana u qalma inay mushahar u noqdaan Xiddiga Sannadka Ee Ingiriiska.

Read More »

Daawo Sawirada Calanka Faransiiska Oo la Gubay Iyo Banaanbaxyo Xoogan Oo Ka Socda Dunida Islaamka

0 Visits: 762 | Sunday January 18, 2015 - 12:36:39
Waxaa maalintii 3-aad sii xoogeeysanayo Banaanbaxyada ka socda dalalka Islaamka ah kuwaas oo caro xoogan ka muujiyay Kartoon aflagaado ah oo laga sameeyay Nabi Maxamed (SCW) waxaana inta badan wadamada Islaamka lagu gubay calanka dalka Faransiiska .

Read More »

Guddida Mihnad Layaasha Caafimaadka Oo Amaro Ka Soo Saaray Xayasiiska Warbaahintu U Samayso Dhakhaatiirta

0 Visits: 694 | Sunday January 18, 2015 - 12:34:28
Xayaysiisyada ku saabsan Dhakhaatiirta ayaa laga mamnuucay Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta laga bilaabo 25-ka bishan January. Guddida Mihnadlayaasha Caafimaadka heer qaran ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay inay guud ahaan Warbaahinta sida Telefishannada,

Read More »

Gaadiidka Milatariga iyo noocyo hubka cul culus ah ayaa ciidamada Maraykanku geeyeen dalka Lithuania, halkaas oo ay dhawaan ku samayn doonaan dhoola tus milatari oo labada waddan iska kaashanayaan.

0 Visits: 725 | Sunday January 18, 2015 - 12:32:19
Gaadiidka Milatariga iyo noocyo hubka cul culus ah ayaa ciidamada Maraykanku geeyeen dalka Lithuania, halkaas oo ay dhawaan ku samayn doonaan dhoola tus milatari oo labada waddan iska kaashanayaan.ray, imikana

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Xalay U Hoyday Degmada Xaaji Salaax, Saakana Safarkiisi Hawdka U Jihaystay.

0 Visits: 559 | Sunday January 18, 2015 - 12:29:26
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftiga uu hogaaminayo ayaa Habeenkii xalay u hoyday Degmada Xaaji Saalax oo ka tirsan Degaanka Oodweyne.

Read More »

Hurdo yaraantu Waxay Sababta Cudurada ....

0 Visits: 3266 | Sunday January 18, 2015 - 03:24:41
Holland (Afkashacabka.com)- Cilmi caafimaadka ee casriga ah ayaa lagu ogaaday in hurdo yaraantu ay qofka ku keento dhibaatooyin caafimaad oo ay ka mid tahay in ragga uu ku yaraado hormoonka Testosterone iyo in uu cimrigiisu ka soo gaabto inta laga filayey.

Read More »

Gudomiyaha Degmada Duruqsi Oo Iska Fogayay Eedo Usoo Jeediyay Dirawalki Waday Umbalance Degmadaasi

0 Visits: 834 | Sunday January 18, 2015 - 00:19:28
Gudomiyaha Degmada Duruqsi Oo Iska Fogayay Edo Usoo Jediyay Dirawalki Waday Umbalance Degaankaasi Iyo Degaamo Hoos Yimaada Kaasi Oo Ku Edayay In Mamulka Degamada Policeka Iyo Shacabka Degaankasi

Read More »

Murashaxa Jagada Madaxweynenimo Ee Xisbiga UCID Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Maxamed Axmed Kuluc

0 Visits: 694 | Saturday January 17, 2015 - 23:31:39
Geerida naxdinta leh ee ku timid rabbi naxariistii janno ha ka waraabiyee Marxuum Maxamed Axmed Kuluc.

Read More »

War Deg Deg Ah Qaarka Mida Masuuliyinta Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Oo Kalsoonidi Kale Nogday Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Ee Xisbigaasi

0 Visits: 955 | Saturday January 17, 2015 - 23:16:55
Masuliyintani Soo Saaray Warsaxafadeedkan Ayaa Ka Koobna 15 Xubnood Taasi Ay Kale Noqdeen Kalsoonidii Gudoomiyenimo Ee Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Waxana Uu Warsaxafadeedkanina U Dhignaa Sidan Hoos Ku Qoran

Read More »

Xukuumadda Dhawaan La Soo Dhisay Oo La Kaladiray Iyo Go'aanka Raysal wasaaraha Soomaaliya.

0 Visits: 830 | Saturday January 17, 2015 - 21:36:55
Ra'isal wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke, ayaa go'aansaday inuu kala diro Golihiisa wasiirada cusub ee uu dhawaan magacaabay

Read More »

Gancsade C/rashiid Haybe Oo Booqday Maktabada Magaalada Burco+Madaxda Halkaraan Oo Uga Warbixiyey Halka Uu Akhrisku Maraayo+Sawiro

0 Visits: 969 | Saturday January 17, 2015 - 21:24:58
Madaxda Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan Ayaa Kusoo Dhaweeyey Ganacsadaha Xarunta Akhriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan Waxaana Ay Uga Warbixiyeen QaabkiiAy Ku Aas Aaseen Maktabada Iyo Haatan Halka Ay Marayso Ayagoona Ganacsadaha Si Xeel Dheer Uga Waramay Halkaraan Iyo Waxa Ay U Taagan Tahay

Read More »

Daawo : Madaxweynaha Somaliland Oo Mashariico Muhiim Ah Dhagax Dhigay Gobolka Hawd Qaarna Xadhiga Ka Jaray.

0 Visits: 624 | Saturday January 17, 2015 - 21:02:14
Madaxweynaha Somaliland Mud. Axmed Maxamed Silaanyo oo safar ku maraaya qaar ka mid ah gobolada dalka ayaa dhagax dhigay Mashariico Muhiim ah qaarna xadhigga ka jaray.

Read More »

Guddoomiyaha KULMIYE Oo Tacsi U Diray Alle Ha U Naxariistee Marxuum Maxamed Axmed Kuluc

0 Visits: 609 | Saturday January 17, 2015 - 20:58:05
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa dhambaal tacsi u diray allah ha u naxariistee fanaankii waynaa ee Maxamed Axmed Kuluc oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Read More »