Wararka

Fadhigii Maanta Ee Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Ahaa Mid Al-baabadu U Laaban yihiin Iyo Wax Yabihii Laga Wada Hadlay.

0 Visits: 668 | Monday November 24, 2014 - 20:05:03
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta yeeshay kulan Albaabadu u xidhan yihiin, kaasi oo lagu lafo guray sidii Xildhibaanada iyo Shir gudoonku iskaga laab-xaadhan lahaayeen Khilaafkii dhawaan kala dhex galay.

Read More »

Layaabka Maanta:Ninkii Doonayey In Uu Inantiisa Guursado Ayuu Ku Xidhay In Uu Facebook-giisa Like-ta Gadhsiyo 1Milyan

0 Visits: 2338 | Monday November 24, 2014 - 13:30:24
Saalim Cayaash oo ah aabe Yamani ah oo ku nool dalka Yaman ayaa ku xidhay wiil soo doonay inantiisa in uu bogiisa facebook-ga uu soo gaadhsiiyo 1Milyan oo like isaga oo u balanqaaday in hadii uu sidaa sameeyo uu bilaash ku siin doono inantiisa.

Read More »

Daawo Muqaal:Xildhibaan Rayti Oo Khudbad Ka Jeediyay Dalka Sweden Oo Ka Hadlay Xalada Siyasaded ee Uu Marayo Dalku

0 Visits: 577 | Monday November 24, 2014 - 13:24:44
Xildhibaan Rayti Oo Waxa Uu Ka Hadlay Xalada Siaysadeed EE Uu Wakhtigan Marayo Dalku

Read More »

Fadhigii Baarlamaanka Somalia Ee Maanta Oo Markale Buuq Iyo sawaxan Ku Dhamaaday

0 Visits: 585 | Monday November 24, 2014 - 13:22:04
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta u balansanaa in mooshinka ka dhanka Ra'iisal Wasaare C/wali la horgeeyo xildhibaanada si ay uga doodaan, balse shirgudoonka ayaan ku guuleysan furitaanka fadhiga Baarlamaanka ee maanta oo isniin .

Read More »

Daawo Muqaal: Jamaal Cali Xuseen Oo Lagu Soo Dhaweeyay Gobolka Minneapols

0 Visits: 668 | Monday November 24, 2014 - 13:16:05
Jamaal Cali Xuseen oo ah Musharaxa Xisbiga UCID doorashooyinka la filaayo inay ka qabsoomaan Somaliland, ayaa lagu soo dhaweeyay Gobolka

Read More »

Oday jira 179-Sano Oo Sheegay In Geeridu Udhaanto Nolasha+Sawiro

0 Visits: 6990 | Monday November 24, 2014 - 13:16:02
Oday lagu magacaabo Mahashta Murasi oo u dhashay Dalka Hindiya ayaa la sheegay inuu yahay ruuxa ugu da'da weyn dunida xiligan, sida laga soo xigtay Buuga lagu qoro Waxyaabaha Mucjisooyinka Aduunka ka dhaca ee Guinness world book of records .

Read More »

Magaalooyinka Borame ,Gebiley Iyo Wajaale Oo Xalay Dhulgariir Laga Dareemay.

0 Visits: 829 | Monday November 24, 2014 - 13:13:51
Sida wararku nagu soo gaadhayaan waxa magaalooyinka Wajaale iyo Gebiley laga dareemay dhul gariir xalay abaaro 10 kii oo ilaa toban daqiiqo dhiman ,iyada oo sidaas oo kalena laga dareemay gobolka Awdal magaalo madaxdiisa Borame.

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Madaxweynaha iyo Qoyskooda Ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Jaamac Maxamed Maxamuud oo ku geeriyooday Dalka UK

0 Visits: 657 | Monday November 24, 2014 - 13:10:58
“Waxa aan qoyska reer Maxamed Maxamuud, Si gaar ahna Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uga tacsiyadaynayaa Geerida ku timid Walaalkii

Read More »

Daawo Muqaal:Maamulka Degmada Boocame Oo Codsi U Diray Xukuumadda

0 Visits: 786 | Monday November 24, 2014 - 13:07:38
Maamulka Degmada Boocame oo ka tirsan Gobolka Sool, isla markaana kulaalaysa Xuduuda Somaliland la leedahay Somaliya ayaa ka codsaday Xukuumadda in loo qabyo tiro mashaariic ay Dawlada Somaliland halkaa ka hirgelisay, sidaana waxaa lagu sheegay warbixin uu Mayir-ka Magaalada Boocame siiyey Television-ka…

Read More »

Wasaaradda Maaliyadda Oo 7 Telefiishan Ku Amartey Inay Soo Bixiyaan Cashuurta Shaqaalahooda

0 Visits: 885 | Monday November 24, 2014 - 09:10:02
Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, ayaa hay'adaha Warbaahinta ee ka hawl-gala dalka ka dalbatay inay muddo toddobaad ah ku bixiyaan cashuurta ku waajibtey.

Read More »

Iran Sheegat In La Dheereyo Wakhtiga Wada Hadalada U Dhexeeya Iran Iyo Reer Galbeedka

0 Visits: 738 | Monday November 24, 2014 - 08:55:36
Wasiirada arrimaha dibeda ayaa isku daya in ay heshiis ka gaadhaan Barnaamijka niyuukliyarka ee muranka dhaliyey ee Iran ka hor inta aanay dhamaan maanta oo ay ahayd mudadii kama dambeysta ahayd ee loo qabtay in heshiis lagu gaadho.

Read More »

Madal Kulmisay Wasiirro iyo haldoorka Dalka oo Lagu Xusay Todobaadka Ganacsi Abuurka Oo Hargeysa Lagu Qabtay

0 Visits: 736 | Monday November 24, 2014 - 08:44:12
Hay'adda shaqadoon qaybteeda Somaliland, ayaa maanta Huteelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa ku qabatay shir Ballaadhan oo lagu xusayey Todobaadka Ganacsi abuurka (Global entrepreneurship Week) oo sannad kasta laga xuso Somaliland iyo waddamo badan oo caalamka ah.

Read More »

Crystal Palace Oo Markale Cashar Lama Ilaawaan Ah U Soo Dhigtay Liverpool, Xili Ay Markale Dib Ugu Soo Laabatay

0 Visits: 999 | Monday November 24, 2014 - 08:29:19
Kooxda Crystal Palace ayaa markale ka yaabsatay kooxda waqtigu ku adag yahay ee Liverpool, C.Palace ayaa 3:1 soo laabasho ah saddexda dhibcood kaga faramaroojisay. guuldaradan ayaa dhibka ku sii kordhinaysa kooxda Rodgers.Waa guuldaradii afraad oo xidhiidh ah taas oo Liverpool ka soo gaadhay tartamada…

Read More »

Xarunta Hidadhowr Oo Kamid Noqotey Goobaha Cuntooyinka Wadaniga iyo Dhaqanka Sida Xooga ah Loogu Doonto Noqoteyna Barkulmisa Ajaanibka iyo Muwaadiniinta

0 Visits: 1489 | Monday November 24, 2014 - 08:02:09
Boqolaal, qof oo isugu jira Ajaanib iyo muwaadiniinta Reer Somaliland ayaa, maalin walba xiliyada hadhimada ku kulma Xarunta Cusub ee hida-dhowr ee Magaalada Hargeysa kadib markii lagu lamaaneeyay huteel cunada Wadaniga ah sameeya, taas oo ay muwaadiniin fara badan oo kunool Caasimada Hargeysa siweyn…

Read More »

"Somaliya Khilaaf Iyo Dibudhac Toona Uma Baahna Hadda." Raysal Waasarihii Hore Ee Dalka Soomaaliya Saacid,

0 Visits: 752 | Sunday November 23, 2014 - 20:39:36
Ra'iisul Wasaarihii hore ee Xukuumadda F. Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyay qaar kamid ah Jaaliyaddaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibeddiisa,

Read More »

Warkii Ugu Danbeeyey Ee Tahriibayaal Lasoo Badbaadiyey Iyo Ciidanka Xeebaha Talyaaniga Oo Heegan Lagaliyey

0 Visits: 2429 | Sunday November 23, 2014 - 18:58:46
Ciidamadda Illaaladda Xeebaha ee dalalka Talyaaniga Iyo Libya, ayaa 48-kii saacadood ee aynu soo dhaafnay soo badbaadiyay ugu yaraan Siddeed Boqol oo qof oo tahriibayaal ah oo oo hiirtays ah oo ku safraayay doonyo marayay badda Mediterranean-ka, sidaana waxa lagu sheegay war ka soo baxay saraakiil sarsare…

Read More »

Daawo: Wasiirka Ciyaaruhu Ma waxa Uu Neceb yahay Gobolka Gabilay Mise Abwaan Cabdilaahi Suldaan (Timacade)...Xildhibaan Xasan Cawaale.

0 Visits: 700 | Sunday November 23, 2014 - 18:25:24
Xildhibaan Barlamaan oo ka tirsan xisbiga Kulmiye oo Eedo culculus dusha ka saarey Wasiir ka tirsan Golaha xukumada Siilanyo

Read More »

Ra'iisul wasaaraha Somaliya oo si kulul uga hadlay weerar Al-shabaab ay ku qaadeen Bas ay saarnaayeen Shacab Kenyan ah

0 Visits: 886 | Sunday November 23, 2014 - 17:21:22
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa si kulul waxa uu u cambaareeyay weerar ciidamad Al-shabaab shalay ku qaadeen gaari Bas ah oo ay saarnaayeen shacab u dhashay dalka Kenya, kuwaa oo kusii jeeday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Read More »

Daawo: Wasiirkii Hore Ganacsiga Iyo Maalgashiga Somaliland ayaa midowga yurub iyo midowga afkarika u magacaabeen Inuu ka Soo Talo Bixinta Siyaasada Qaar Kamida Wadamada Qaraada Afkrika

0 Visits: 886 | Sunday November 23, 2014 - 16:09:56
wasiirkii hore Ganacsiga Iyo Maalgashiga Somaliland ayaa midowga yurub iyo midowga afkarika u magacaabeen Inuu ka Soo Talo Bixinta Siyaasada Qaar Kamida Wadamada Qaraada Afkrika

Read More »

Daawo SAWIRO : Qaar ka mid ah Dadkii ka Badbaaday Weerarkii Mandheera oo ka Waramay Sidii Dablaydu ku Xusheen 28-ka Qof Ee Ay Dileen

0 Visits: 1563 | Sunday November 23, 2014 - 15:53:57
Iyadoo maalintii shalay ay dablay hubaysani weerar ku qaadeen gaadhi Bas ah oo 60 oo rakaab ahi Saaran Yihiin meel 50 ka baxsan magaalada Mandheera ee waqooy bari Dalka Kenya, Gaadhigaasi oo kusii jeeday Caasimadda dalkaasi eee Niarobi. ayaa mid ka mid ah dadka rakaabka ah ee weerarkaasi ka badbaaday…

Read More »