Wararka

Xildhibaannada Golaha Deegaanka Oo Soo Dhaweeyay Go'aankii uu Wasiirka Arrimaha Guduhu ku fasaxay Shirarka xilka lagaga qadayo maayarada Dalka

0 Visits: 794 | Thursday September 04, 2014 - 09:57:33
Go'aankan ayaa waxa la filayaa in uu dib usoo nooleeyo mooshinnadii hakadku ku yimi ee Xildhibaanadda isbedeldoonka ahi wadeen .

Read More »

Dad Danyar Ah Oo Dagan Deegaanka Uubaale Ee Koonfurta Magaalada Hargeysa Ayaa Cabasho Xoogan Ka Muujiyey Taar-ka Lagu Wareejiyey Garoonka Diyaaradaha Ee Hargeysa.

0 Visits: 1062 | Wednesday September 03, 2014 - 19:40:43
Qaar ka mid ah dadkii ee dhawaan ay Wasaarada Duulista iyo Hawada Somaliland ka rartay agagaarka garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport ayaa cabasho xoogan ka muujiyey taar dheer oo Masaafo ka badan 15-Km isu jira,

Read More »

Sheekh Aaden Siiro Oo Deeq Kuraasi Ugu Deeqay Madarasad Ay Wax Ka Bartaan 700 Oo Arday

0 Visits: 889 | Wednesday September 03, 2014 - 19:35:57
Madarasaddan oo ay dhigtaan arday lagu sheegay tiradooda 700 oo isugu jira Wiilal iyo Gabdho, ayaan hore u lahayn wax kuraas ah

Read More »

Daawo Wasiirka W/gaashaan Dhiga Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Lagusoo Dhaweyay Magaalada Ceerigaabo Ee Gobolka Sanaag

0 Visits: 732 | Wednesday September 03, 2014 - 19:31:50
W/gaashaan Dhiga Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Si Baladhan Lagu soo Dhawayay Magalada Cerigaabo

Read More »

Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliya oo sheegay in Garoonka Aadan Cade uu xilliyada habeenkii ah shaqeyn doono

0 Visits: 982 | Wednesday September 03, 2014 - 19:25:15
Kulankani ayaa diiradda lagu saaray sidii ganacsatada Soomaaliyeed iyo Qaramada Midoobay uga qeyb qaadan lahaayeen dib u dayactirka garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde,

Read More »

Daawo Muqaal: Badhisabka Togdheer iyo Maayir ku Xigenka Degmada Burco Oo Kormeer ku Tagay Wadooyin ay Dhisayso Dowladda Hoose

0 Visits: 807 | Wednesday September 03, 2014 - 18:41:42
Badhisabka Togdheer iyo Maayir ku Xigenka Degmada Burco Oo Kormeer ku Tagay Wadooyin ay Dhisayso Dowladda Hoose

Read More »

Daawo Muqaal:Dallada SYNA oo Kulan Baladhan oo loogu Magacdaray Aayo Ka tashiga iyo isku xidhka Dhalinyarada Gobolka Togdheer Ku Qabatay

0 Visits: 817 | Wednesday September 03, 2014 - 18:37:04
Dallada SYNA oo Kulan Baladhan oo loogu Magacdaray Aayo Ka tashiga iyo isku xidhka Dhalinyarada Gobolka Togdheer Ku Qabatay

Read More »

Daawo Muqaal: Shir aan Caadi Ahayn oo ay isagu Yimaaden Golaha Wasiirada iyo Madax waynaha Qaranka JSL oo lagu Ansixiyaay xeerka Doorashooyinka Qaranka JSL

0 Visits: 982 | Wednesday September 03, 2014 - 18:32:39
Madax waynaha Qaranka JSL Oo Shir Gudoominayay Shikani ayaa lagu Ansixiyaay xeerka Doorashooyinka Qaranka JSL

Read More »

Axmed Like Oo Ka Tirsan Qurbajooga Dalka Ku Soo Noqday oo Xabsiga la dhigay

0 Visits: 833 | Wednesday September 03, 2014 - 16:22:49
Ciidamadda Ammaanka Somaliland ayaa xabsiga u taxabay muwaadin lagu magacaabo Axmed Xasan Cali (Like.

Read More »

Halkan Ka Daawo Sawiro Muujinaya Horumarka Ay Mudooyinkii U Dambeeyay Ku Talaabsatay Magaalada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil

0 Visits: 1669 | Wednesday September 03, 2014 - 14:37:21
Halkan Ka Daawo Sawiro Muujinaya Horumarka Ay Mudooyinkii U Dambeeyay Ku Talaabsatay Magaalada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil

Read More »

Maxkamda Gobolka Saaxil Ayaa Xayirtay Dhismaha Maxjar Cusub Oo Laga Bilaabay Duleedka Bari Ee Magaalada Berbera

0 Visits: 918 | Wednesday September 03, 2014 - 12:18:58
Berbera(Afkashacabka.com) Magaalada Berbera Oo Ah xudunta Dhaqaalaha Somaliland Ayaa Maalmihii U Dambeeyay Laga Dareemayay Dhaq dhaqaaqyo Xoogan Oo Loogu Ololaynayo

Read More »

Warsaxaafadeed: Madaxweyne Siilaanyo oo magacaabay Guddida Daraasadda iyo U-kuurgalka Cabashada Deegaanka Reer Awdal.

0 Visits: 923 | Wednesday September 03, 2014 - 10:26:03
Cabashooyin iyo tabashooyin xoogan ay Madaxweynaha wiigi hore u gudbiyeen Salaadiinta iyo Madax-dhaqmeedka Gobolka Awdal, kadib wuxu madaxweynuhu saka warsaxafadeedkiisa ku yidhi sidan:

Read More »

"Anigu waxa aan u arka arin khalad ah in Somaliland la yidhaahdo ka bax Saax-dheer, maxa yeelay...?Dr. Mohamed Abdilahi Omer

0 Visits: 813 | Wednesday September 03, 2014 - 09:40:48
Wasiirki Hore Ee Wasaaradaha Ganacsiga Iyo Arimaha Dibadda Dr. Mohamed Abdilahi Omer oo Khalad ku tilmaamay Dhawaaqi Besha Calamka ee Hawlgalkii Saaxdheer, kuna tilmaamay Arrin Baalmarsan Shuruucda Caalamka

Read More »

"Warbixin: Xeerka Nidaamka Xukuumada ee Madaxweynuhu u Gudbiyey Golaha Wakiilada"Wasiirka Madaxtooyada JSL

0 Visits: 755 | Wednesday September 03, 2014 - 08:19:13
Wasiirka Madaxtoyada JSL aya Boggiisa Facebook ku baahiyey Warbixinta Xeerkii Madaxtooyadu u Gudbisay Golaha Wakiilada waxanu u dhigna sidan"

Read More »

Xoghayaha Siyaasadda Xisbiga Waddani Mudane Maxamuud Raage Oo Taageeray Nuqulka Qoraalka Garnaqsiga Ah Ee Beelaha Awdal Usoo Gudbiyeen Xukuumadda

0 Visits: 723 | Tuesday September 02, 2014 - 23:26:44
Xoghayaha Siyaasadda Xisbiga Waddani Mudane Maxamuud Raage Oo Taageeray Nuqulka Qoraalka Garnaqsiga Ah Ee Beelaha Awdal Usoo Gudbiyeen Xukuumadda sidaana Waxa lagu Sheegay Qoraal uu soo Saaray Xoghayuhu oo Nuqul Ka Mid ahna Soo Gaadhay ToggaHerer.

Read More »

Booliska Afghanistan Oo Xabsiga Utaxaabay Waalidiinta Laba Dhalinayo Ah Oo La Isu Guuriyay

0 Visits: 776 | Tuesday September 02, 2014 - 23:18:32
Booliska gobolka Balkh ee Waqooyiga Afghanistan ayaa xidhay waalidka dhalay laba caruur ah, kuwaasi oo lagu eedeeyay in ay ka shaqeeyeen guurka caruur yaryar.

Read More »

Daawo:Ardaydii Jamacadda Addis University ee ku so qalinjebiyey Addis ababa oo lagu soo Dhoweeyey Burco iyo Nuxurka Kelmadihii laga jediyey madashi lagu so dhoweyey

0 Visits: 993 | Tuesday September 02, 2014 - 19:34:22
Xildhibaan Cabdi Laki Xasan Nur ayaa xalay ka qaybgalay Munasibad Soo dhoweyn ahayd oo loo sameeyey Ardaydii ugu horeysay ee Ka qalinjebisa Kulliyadaha kala Duwan ee Jamacadda Addis University Qaybteed Burco,

Read More »

Daawo: Aqoonyahan Jamal Ali Husein oo Saka Gurigiisa ku Bookhday Guddomiyihi Wargeyska HATUF Yusuf Abdi Gabobe

0 Visits: 2028 | Tuesday September 02, 2014 - 19:30:32
Waxa uu Xukumada ugu baaqay inay Xorriyada Saxaafadda iyo Xoriyatul Qawlka ilaaliso Wargeyska Dawladda iyo Wargeysyada kalena u sinaadaan cadaalada, oo aanay qaarna waxay doonan iska qorin qaarna la cabudhin

Read More »

Xisbiyada Mucaaradka oo Madaxweyne Siilaanyo u Gudbiyey Magacyada Xubno uga mid noqon Doona Komishanka Cusub ee Dorashoyinka

0 Visits: 880 | Tuesday September 02, 2014 - 19:24:17
Xisbigayada Ucid Iyo Wadani ayaa Soo Magacaabay Labada Xubnood Oo Uga Mid Noqon Doona Komishanka Doorashooyinka Una Gudbiyay Madaxwaynaha JSL Warqad Ay Ku Qoranyihiin.

Read More »

Daawo Muqaal:Wasiirka Ciyaraha Somaliland oo Ka Warbaxiyay Nidaam Cusub oo Logu Maamuli Doono Ciyaraha Somaliland

0 Visits: 744 | Tuesday September 02, 2014 - 17:46:17
Nidaamkan Cusub ayaan Soo Kordhinay oo aan ku maamuli doono Ciyaraha

Read More »