Wararka

Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamal Ali Hussein oo Dalka ku soo laabtay iyo So Dhoweyn Taariikhiya oo uu kala Kulmay Shacabka Reer Somaliland +SAWIRO

0 Visits: 1932 | Monday June 09, 2014 - 15:20:50
Musharaxa Madaxwayne nimo ee xisbiga mucaradka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta dalka si wayn logu soo dhaweyay,

Read More »

France Oo 8-0 Ku Xasuuqday Jamaica, iyo Guushoodii Ugu Weyneyd Muddo 19 Sanadood Ah

0 Visits: 806 | Monday June 09, 2014 - 09:59:07
Xulka France ayaa guul weyn ku soo xiray isku diyaarintooda Koobka Adduunka iyadoo 8-0 ku xasuuqay xulka Jamaica kulan saaxiibtinimo oo ay labada xul yeeshaan.

Read More »

DAVID BECKHAM OO SHAQAALEYSIINAYA DAVID MOYES.

0 Visits: 1433 | Monday June 09, 2014 - 08:52:55
David Beckham ayaa rajeynaya inuu ka dhaadhiciyo David Moyes inuu noqdo tababaraha kooxdiisa cusub ee Miami ee ka ciyaari doonta horyaalka Mareykanka.

Read More »

Daawo: Munaasibaddii Xidhitaanta Dugsiga H/Dhexe Qaadi maxmud ee magaalada Burco ee Sannad Dugsiyeedka 2013 /2014

0 Visits: 813 | Monday June 09, 2014 - 08:32:02
Dhinaca kale Arday ka badan 60 Arday oo Quraanka Dhammaystay ayaa abaalmarino lagu guddoonsiiyey xarunta markiska majmacul Baxrayn

Read More »

Madaxweyne Silaanyo Oo Xeer madaxwayne ku Dhaqan-geliyey Xeerka nidaamiyaha Diiwaangelinta Muwaadiniinta Somaliland.

0 Visits: 932 | Monday June 09, 2014 - 08:19:45
Warsaxaafadeed ka soo Baxay Madaxtooyada oo uu ku saxeexna Afhayeenka Madaxtooyadu aya lagu sheegay in Madaxweynaha Jahmuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxmud Silaanyo uu Xeer madaxwayne ku Dhaqan-geliyey Xeerka nidaamiyaha Diiwaangelinta Muwaadiniinta Somaliland.

Read More »

Daawo: Bulshada Reer Ceerigaabo oo si weyn u soo dhoweeyey Go'aankii Guurtidu ku soo afjareen khilaafki xisbiga kulmiye

0 Visits: 764 | Monday June 09, 2014 - 08:12:06
Dadweynaha reer ceerigaabo ayaa si mug leh u taageeray una soo dhoweeyey go'aanada golaha gurtidu ku xalliyeen khilaafki kulmiye

Read More »

Shirweynaha Beelaha Arab Ee (Afgarad 3) Oo 10 Ka Bishan Ka Furmi Doona Magaalada Bali-Gubadle + Diyaar Garawga Shirkaasi Oo Si Habsami Ah U Socda Iyo Ergooyinkii Oo Ku Soo Qulqulaya Baligubadle ,

0 Visits: 994 | Sunday June 08, 2014 - 22:50:48
Waxaa maalmaha fooda inagu soo haya magaalada Bali_gubadle ee xarunta gobolka hawd si rasmi ah uga furmaya Shirweynaha Beelaha arab ee (Afgarad 3) waxaan si aad ah Deegaankaasi Gobolka Hawd aad looga dareemaya u diyaar garowga shirka Beelaha Arab

Read More »

Daawo Muqaal:Xeer Ilaalinta Guud Ee Qaranka Oo Kormeer ku Soo Maray Magaalada Boorama

0 Visits: 1145 | Sunday June 08, 2014 - 22:47:13
Xeer Ilaalinta Guud Ee Qaranka Oo Kormeer ku Soo Maray Magaalada Boorama

Read More »

Nuxurka Kulan Ay Yeesheen Xukuumadda Somaliland iyo Hay'adda ICAO ee Qaramada Midoobay Oo Hargeysa ka Dhacay

0 Visits: 879 | Sunday June 08, 2014 - 22:34:22
Nuxurka Kulan Ay Yeesheen Xukuumadda Somaliland iyo Hay'adda ICAO ee Qaramada Midoobay Oo Hargeysa ka Dhacay

Read More »

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo Muxaadaro u galay Dumarka ku Dhaqan Magaalada Laascaanood.

0 Visits: 1270 | Sunday June 08, 2014 - 22:25:49
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo Muxaadaro u galay Dumarka ku Dhaqan Magaalada Laascaanood.

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xilal Cusub UMagacaabay Lamaaha Udid e Yurub

0 Visits: 1027 | Sunday June 08, 2014 - 22:17:50
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa xilal u magacaabay Laamaha Qaaradda Yurub ee Xisbiga Ucid

Read More »

Daawo Muqaal:Xisbiga Wadani Oo Xukumada ugu Baqay Inay Qabato Tirokoobki Doorashada Madaxtoyada Somaliland

0 Visits: 677 | Sunday June 08, 2014 - 22:15:05
Xisbiga Wadani Oo Xukumada ugu Baqay Inay Qabato Tirokoobki Doorashada Madaxtoyada Somaliland

Read More »

Xisbiga UCID oo ka Soo saaray War-Saxaafadeed Shir loo Qabanyo Somalia oo ka Dhacaya Sweden Fariina u diray Jaaliyada Somaliland ee Sweden

0 Visits: 859 | Sunday June 08, 2014 - 22:12:04
Xisbiga UCID ayaa xukuumadda Somaliland ku bogaadiyey qaadacaada ay ku joojisay ka qayb galka sghir ganacsiga qaybaaha Somaliya Dawladda Sweden ugu qabanayso Dalkeeda.

Read More »

Daawo Muqaal:Dadweynaha Reer Borama Oo Ka Dareeno Kala Duwanka baxiyay Go'aankii Golaha Guurtida Ee Khilaafka Xisbiga Kulmiye Lagu Xaliyay.

0 Visits: 732 | Sunday June 08, 2014 - 21:57:55
Dadweynaha Reer Borama Oo Ka Dareeno Kala Duwanka baxiyay Go'aankii Golaha Guurtida Ee Khilaafka Xisbiga Kulmiye Lagu Xaliyay.

Read More »

Daawo Muqaal:Shacabka Ku Dhaqan oodwayne Oo Si wayn Usoo Dhaweeyay Soo Afmeerida Khilaafka Kulmiye.

0 Visits: 765 | Sunday June 08, 2014 - 21:49:39
Shacabka Ku Dhaqan oodwayne Oo Si wayn Usoo Dhaweeyay Soo Afmeerida Khilaafka Kulmiye.

Read More »

Daawo Muqaal:Qaar Ka Mida Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Go'aankiii Guurtida Ee Ay Ku Soo Afmeertay Khilaafka xisbiga Kulmiye.

0 Visits: 737 | Sunday June 08, 2014 - 21:44:13
Daawo Muqaal:Qaar Ka Mida Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Go'aankiii Guurtida Ee Ay Ku Soo Afmeertay Khilaafka xisbiga Kulmiye.

Read More »

Xabsiga Dhexe ee Bebera Oo Mar Dhawayd Maxaabiistii Ooda Jabisay Iyo Askartii Ilaalada Xabsiga Oo Rasaas Ooda Kaga Qaaday

0 Visits: 818 | Sunday June 08, 2014 - 16:18:56
Jeelka Wayn ee magaalada Berbera ayaa abaaro 11:20 daqiiqo Saacadu markay ahayd Waxaa Shoobaro ka dhigay Maxaabiistii Jeelka ku Jiray oo isku dayay in aay soo jiidhaaan askartii ilaalinaysay,

Read More »

CABDUL-FATAX AL-SISI OO LOO DHAARIYEY XILKA MADAXTINIMADA MASAR

0 Visits: 1084 | Sunday June 08, 2014 - 16:12:53
Cabdul-Fatax al Sisi ayaa loo dhaariyey xilka madaxtinimo ee Dalka Masar. Culimo Awdiin iyo siyaasiyiin ayaa goob-joog ka ahaa Munaasibad balaadhan lagu qabtay Maxakamadda Dastuurka ee Masar.

Read More »

Dawlada Jabuuti Oo Bilowday Hawlgalo ay ku Baadhayso Dadka sharci darrada ku jooga Dalkaas Iyo Dad tiro badan oo ay Xabsiyada ku gurtay.

0 Visits: 996 | Sunday June 08, 2014 - 12:35:21
Sidoo kale Laamaha Amaanka Iyo Sirdoonka Dalka Jibouti ayaa baahiyey sawirada saddex nin oo ay raadinayaan sida lagu baahiyey tvga Waddankasi Djibouti

Read More »

DAAWO: ENGLAND OO TAAKO KALA KULANTAY HONDURAS IYADOO BIRIQ AY HAKISAY CIYAARTII MAIMI

0 Visits: 854 | Sunday June 08, 2014 - 12:29:56
England ayaa barbaro goolal la'aan ah waxaa ku qabatay xulka Honduras oo 10 ciyaaryahan ku ciyaarayay ka dib markii biriq ay joojisay ciyaarta muddo 30 daqiiqo ah qeybteedii hore.

Read More »