Wararka

Daawo: Saraakiishii Siyaad Barre Ee Shacabka Somaliland Xasuuqay Oo Dacwado Lagu Furay Iyo Gudida Baadhista Xasuuqii Dalka Ka Dhacay Oo Arinkan Shaaciyey

0 Visits: 629 | Saturday September 19, 2015 - 16:45:22
Daawo: Saraakiishii Siyaad Barre Ee Shacabka Somaliland Xasuuqay Oo Dacwado Lagu Furay Iyo Gudida Baadhista Xasuuqii Dalka Ka Dhacay Oo Arinkan Shaaciyey

Read More »

Dawlada Kenya Oo Albaabada U Laabtay Goobihii Waxbarashada Macalimiin La'aan Awgeed.

0 Saturday September 19, 2015 - 00:00:08
Dawlada Kenya ayaa amartay in albaabada la isugu dhufto dhammaan xarumaha waxbarashada ay dowladu gacanta ku hayso iyo kuwa gaarka loo leeyahay kadib markii ay saameyn ku yeelatay shaqo joojin ay sameeyeen macalimiinta dugsiyaa Kenya.

Read More »

Fadhiyadii Baarlamaanka Dalka Somaliya Oo Hakad La Galiyey Iyada Oo Ay Hor Yaalaan Mooshino Iska Soo Hor Jeeda

0 Friday September 18, 2015 - 23:58:38
hakad ku jiraan fadhiyadii baarlamaanku, laakiin ay sii socon doonaan arimaha lagaga hadlayo mooshinada iska soo hor jeeda maadaama dhinacyadu ogolaadeen in wada hadal lagu dhameeyo." Ayuu yidhi xildhibaanku. Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka ayaa qaba in sababta aan sida rasmiga loogu xidhin…

Read More »

Musharax Jamaal Cali Xuseen, Oo Xadhiga Salaadiinta Ku Tilmaamay Cabudhin, Xukuumaddana Ka Codsaday In Xoriyadooda Loo Soo Celiyo

0 Friday September 18, 2015 - 23:56:25
Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID, Jamaal Cali Xuseen, ayaa si mug leh uga hadlay xadhiga Salaadiinta Somaliland, ee ay xukuumadu xidhay oo uu ku tilmaamay mid sharciga baal marsan oo cabudhin ah, waxaanu ugu baaqay xukuumadda inay si degdeg ah xoriyadooda ugu soo celiso, sidaana…

Read More »

Guddomiye Ku Xigeenka Waddani Oo Ka Hadlay Xadhiga Suldan Sabayso

0 Visits: 576 |
Axmed Muumin Seed, Guddoomiye xigeenka koowaad ee xisbiga Waddani, oo saxaafadda kula hadlay magaalada Boorama ayaa ka hadlay xadhiga Suldaan sabayse iyo Boqor Raabi yuusuf ducaale waxanu yidhi "Runtii waxaan kalmad kooban ka odhanayaa xukumadda Waxaynu ogayn in hore loo xidhay Boqor Raabi oo muddo…

Read More »

Dawladaha Somaliland iyo Etopia Oo Shir Amaanka Khuseeya Uga Furmay Magalada Diridhaba+Sawiro

0 Friday September 18, 2015 - 23:49:43
Shir siweyn looso agaasimay oo ku saabsan iskaashiga arrinaha nabadgelyada iyo xoojinta sidii looga wada shaqayn laha, ayaa uga firmay labada waddan ee Somaliland iyo Itoobiya Magaalada Diridhaba.

Read More »

Wasiirka Duulista Hawada Somaliland oo Terminaal Cusub oo Casriya u dhagax Dhigay Madaarka Laascaanood

0 Visits: 683 | Friday September 18, 2015 - 15:12:11
Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Xukuumada Somaliland ayaa Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Laascanood. Waftigan oo uu Hogaaminaya Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland

Read More »

Xildhibaan Si adag u difaacay Maayarka Burco kuna tilmaamay maayarki ugu waxqabadka Badnaa maayaradii Burco soo maray

0 Visits: 814 | Friday September 18, 2015 - 14:40:16
Xildhibaan Ka Mid Ah Golaha Deegaanka Degmada Burco Ayaa Ku Amaanay Maayirka Magaalada Burco Wax qabadka Uu Ka Hirgeliyey Magaalada Burco

Read More »

Daawo: Maayarka Burco oo ka qaybgalay Barnaamijka Isir Raaca Af soomaliga iyo Cabdi Good oo si weyn ugu so dhoweyey Barnamijka

0 Visits: 715 | Friday September 18, 2015 - 14:35:21
Barnaamijka Isir raaca oo inta Badan dadku si live ah khadka telefoonka ugaga qaybqaataan ayaa mar qudha u ka soo dhex mudh yidhi Maayarka Burco Maxamed muraad isagoo ay cabdi good is weydaarsadeen kaftan badan iyo heeso aan dhaqanka meelna ka so gelin

Read More »

"Maayar la'aan Baa Burco ka jira, Dhaqaalaha wax loogu qabanayo Degmadana Waxa lunsada maayarka iyo kuxigenkiisa" Xildhiban Cabdilaki Xasan nur

0 Visits: 723 | Friday September 18, 2015 - 14:29:50
Qoraal uu Xildhibanku soo geliya barta uu ku leyahay Facebookga isla markaasna qaar ka mida warbaahinta u qaybiyey ayaa u dhignaa sidan

Read More »

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay in ka badan tobanaan kalena waa ay ku dhaawacmeen dibadbaxyo ka dhan ahaa inqilaab ka dhacay dalka Burkino Faso

0 Visits: 684 | Friday September 18, 2015 - 09:25:11
Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay in ka badan tobanaan kalena waa ay ku dhaawacmeen dibadbaxyo ka dhan ahaa inqilaab ka dhacay dalka Burkino Faso

Read More »

Diyaaradaha dagaalka Suuriya oo duqayma gaystay

0 Visits: 735 | Friday September 18, 2015 - 09:19:41
Diyaaradaha dagaalka Suuriya ayaa duqayma gaystay

Read More »

Sport:Roberto Carlos Iska Ilaw Cristiano Ronaldo Ama Lionel Messi Waxaa Horyaalka Spain Ugu Fiican Neymar JR

0 Visits: 887 | Friday September 18, 2015 - 09:12:39
Roberto Carlos: Iska Ilaw Cristiano Ronaldo Ama Lionel Messi Waxaa Horyaalka Spain Ugu Fiican Neymar JR

Read More »

Daawo: Ciyaarihii Gobolada oo mar kale Dib u dhacay iyo Wasiirka Dhalinyarada iyo cayaaraha oo ka hadlay sababta dib u dhaca

0 Visits: 800 | Thursday September 17, 2015 - 22:37:02
Wasiirka wasaarada dhalinyarada,dhaqanka iyo ciyaaraha somaliland Axmed Cabdi Kaahin ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay dib u dhac ku yimid ciyaarihii gobolada.

Read More »

"Cirro Kuma Haysto Kursiga Laakiin ....." Bashe Maxamed Faarax

0 Visits: 1052 | Thursday September 17, 2015 - 22:33:55
Guddomiye kuxigeenka Koowaad Ee Golaha Wakiilada Md: Baashe Maxamed Faarax ayaa markii labaad ka hadlay sababta keentay in gacanta ay isu qaadan

Read More »

Daawo:Masuliyinta Dawladda Hose Burco oo ka qaybgalay Furitanka Xaruntii Ururka NOW ee Burco

0 Visits: 775 | Thursday September 17, 2015 - 22:27:45
Masuliyinta Dawladda Hose burco waxay saka ka qaybgaleen furitaanka xaruntii ay dawladda hoose u dhistay Ururka hawenka qaranka ee NOW oo toos u bilowday shaqadii ay haweenka u hayeen,

Read More »

Daawo: Dawladda hoose oo Hadhimo sharafeed Qado ah u samaysay Xulka Gobolka Togdheer iyo Dardaarankii Masuliyinta iyo Waxgaradka Gobolka

0 Visits: 688 | Thursday September 17, 2015 - 22:23:02
Masuliyiinta Gobolka iyo Degmada Burco ayaa ka qaybgalay Cayaar sxbtinimo iyo alaamiito loogu diyaar garoobayo koobka gobolada ooxulka Gobolka Togdheer loogu qabtay Garoonka Roogga ah ee Togdheer,

Read More »

Masuliyiinta Gobolka iyo Degmada Burco oo Hawlgal Culus ku soo Baabiiyey Dhul Daaqsimeed la deegamaynayey Go'aano Adag na ka soo saaray

0 Visits: 736 | Thursday September 17, 2015 - 22:13:10
Maamulka Gobolka iyo Degmada Burco ayaa si wada jira Hawlgal ay ku baabiinayeen Dhul Daaqsin ahaa oo laga Degaamanayey Deegano ku dhow Deegaanka Balliga Nasiye ugu baxay,

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada oo ka hadlay dareenkiisa ku aadan dhisme uu u hirgaliyey ciidanka ilaalada Madaxtooyada‏

0 Visits: 720 | Thursday September 17, 2015 - 22:07:32
Wasiirka oo qoraal kooban ku baahiyey bartiisa facebook iyo bloggiisa gaarka ah ayaa yidhi sidan :

Read More »

Daawo: Madaxweynaha Ruushka Oo Badda Hoosteeda Galay Isaga Oo Adeegsanaaya Qalab Cusub Markii Ugu Horeysay.

0 Visits: 521 | Thursday September 17, 2015 - 18:20:33
Daawo: Madaxweynaha Ruushka Oo Badda Hoosteeda Galay Isaga Oo Adeegsanaaya Qalab Cusub Markii Ugu Horeysay.

Read More »