Wararka

Daawo:Maayarkii iyo maayarkuxigenkii Borama oo Madal aanay Goob joog ahayn Xilkii lagaga Qaaday iyo Badhasabka Awdal oo shaaciyey Mayarka cusub iyo kuxigenkisa

0 Visits: 685 | Wednesday June 24, 2015 - 13:59:10
Golaha Deegaanka Boorame Ayaa Doortay Maayir iyo maayarkuxigeen Cusub

Read More »

War Deg-Deg Ah :Wasiirkii Hore Ee Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Soomaliland Oo Borama ku Geeriyooday.

0 Visits: 686 | Wednesday June 24, 2015 - 13:52:11
Alle ha unaxariistee waxa Goor Dhoweyd magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal ku geeriyooday Wasiirki hore ee shaqada iyo arrimaha bulshada

Read More »

Afhayeenka Madaxtooyada oo Jawaab Ka Bixiyey Cabashadii iyo Eedayntii Suxufiyiintu u jeediyeen Shalay

0 Visits: 575 | Wednesday June 24, 2015 - 12:20:44
Wariyayaasha ka hawl-gala hay'adaha warbaahinta Somaliland ayaa cabasho ka muujiyey in afhayeenka Madaxtooyadu,si joogta uga hor-joogsado inay Madaxwaynaha Qaranka su'aalo ka waydiiyaan xaaladda dalku marayo.

Read More »

Daawo:Masuliyiintii ugu sarraysay Wasaaradda Warfaafinta oo Cisbitaal Hargeysa ku yaalla Ku booqday Fanaankii Weyn ee Cabdilaahi Sooraan

0 Wednesday June 24, 2015 - 08:51:26
Wasiirka, Wasiir ku xigeenka iyo agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland ayaa Cisbitaalka ku booqday Sheekh Cabdillaahi Diiriye Sooraan oo Alle ha caafiyee xaalad caafimaad loo dhigay Cisbitaal ku yaalla Hargeysa.

Read More »

"Khatumo waa Jabhad duur gal ah, wax faa'iido ah oo ay qaadaysaana ma jirto, wakhtigii jabhadahana waa la soo dhaafay" Wasiir Cadami

0 Wednesday June 24, 2015 - 08:31:59
Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa ka hadlay halka ay ku dambeeyeen Ciidamada OPU-ga ee loo tababarayey Shirkadaha sahaminta Shidaalka ka bilaabaya Somaliland, .

Read More »

Madaxda Hay'adda Care iyo Masuliyinta wasaradda waxbarashada Oo Booqday Dugsiga Sare Ee Warancadde Secondary School. +Sawiro

0 Wednesday June 24, 2015 - 08:21:56
Wafti ay hogaaminayso Haweenayda ugu Saraysa Hay,adda Care International Laamaheeda Aduunka Mss Mechel iyo Xubno ka Tirsan Golaha wasiirada Somaliland Ayaa

Read More »

Madaxda Gobolka Saaxil oo Xadhiga ka jaray Masaajid weyn oo qurux badan oo laga Dhex dhisay Dekeda Berbera

0 Wednesday June 24, 2015 - 08:11:24
Xaflad balaadhan oo Afur ah oo xadhigga lagaga jarayay Masaajid cusub oo uu dhisay maareeyaha Dekeda Berbera aya lagu qabtay gudaha Masaajidkaasi

Read More »

Daawo: Wasiirka Caafimadda oo Xanaanooyinka Caasimadda ka Dhigay Cisbitaalo.

0 Visits: 576 | Wednesday June 24, 2015 - 07:56:20
Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Axmed Salebaan Ciise Xaglo-toosiye ayaa maanta kormeer uu ku maray MCH-yada Magaalada Hargeysa waxa uu qaar ka mid ah xarumahaas u dallacsiiyey Cusbitaalo..

Read More »

LA AFUR WADANI: Barnaamij Muhiimaddiisa leh oo uu Caasimadda ka Bilaabay Guddomiyaha Xisbiga WADANI+ SAWIRO

0 Visits: 922 | Wednesday June 24, 2015 - 07:53:33
Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa maanta bilaabay barnaamijka LA' AFUR WADDANI oo ay ugu talo galeen bisha barakeysan ee Ramadaan,

Read More »

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Kulankii Dhexmaray Raysal Wasaaraha Itoobiya Iyo Madaxweyne Axmed Silaanyo.

0 Wednesday June 24, 2015 - 07:47:08
Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland, Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa ka hadlay kulankii dhexmaray Raysal Wasaaraha dalkaasi Itoobiya iyo Madaxweynaha Somaliland, wasiirka oo qoraal kooban arrintaas kaga hadlay wuxuu yidhi:

Read More »

Daawo: Suxufiyiinta Somaliland oo Shirjaraaid ku Qabtay Afaafka hore ee Madaarka Caasimadda. Maxayse ka hadleen?

0 Visits: 610 | Tuesday June 23, 2015 - 14:52:15
Suxufiyiinta Somaliland ee ka hawlgasha Warbaahinta Madaxa Bannaan ayaa madaarka caasimadda ee cigaal shirjaraaid ku qabtay xilli uu Madaxweynaha somaliland ka soo degayey Madaarka

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo Dalka Dib ugu soo laabtay Kaddib Socdaal 2 Maalmood qaatay oo ku tegey Itobiya+Sawiro

0 Tuesday June 23, 2015 - 14:38:35
Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii uu hogaaminaayey ee safarka ugu baxay Dalka Ethiopia maalintii Axadii ayaa maanta oo Salaasa ah ku soo laabtay Caasimada Somaliland ee Hargeysa.

Read More »

Madaxweynekuxigenka Somaliland oo xafiiskiisa ku qaabilay madaxa ugu sareeya hay'ada care Miss Michelle Nunn. +SAWIRO

0 Tuesday June 23, 2015 - 14:33:16
Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil " Saylici" ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa ugu sareeya hay'ada care ama madaxweynaha Care Miss Michelle Nunn

Read More »

Masuuliyiin Ka Tirsan Kooxda Khaatumo Oo Raali Galin Siiyey Shirkadaha Somtel Iyo Telesom

0 Tuesday June 23, 2015 - 14:26:26
Qaar ka mid ah madaxda dhaqanka ee Bariga Somaliland iyo siyaasiyiinta kooxda Khaatumo ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay

Read More »

Xaaladda Caafim ee Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo ka soo Raynaysa iyo Madaxweynekuxigeenka oo isna Booqday+SAWIRO

0 Tuesday June 23, 2015 - 14:23:16
Xukuumadda Somaliland iyadoo muujinaysa karaamada ay u hayso Madaxda Dhaqanka iyo Dadka ubucda u ah Qaranka somaliland waxay laba maalmood oo isku xiga cisbitaalka uu kujiro ku kala Booqdeen Madaxweynaha iyo madaxweynekuxigeenku, suldaan maxamed xirsi qani oo ka mida salaadiinta sida weyn looga qadariyo…

Read More »

Daawo: Maayarkuxigenka Degmada Burco oo Xadhiga ka jaray Carwo Cusub oo Casriya oo laga hirgeliyey Magaalada Burco

0 Visits: 590 | Tuesday June 23, 2015 - 10:05:44
Ganacsade Dhalinyaro ah ayaa Carwadan casriga ah ka furay Burco, Carwadan oo nooceedu ku cusub yahay Magaalada Burco lana jaanqaadaysa Carwooyinka Caasimadda ee Casriga ah

Read More »

Daawo: Barnaamijka KASMAAL ee ay iska Kaashadeen TV GA Qaranka iyo Shirkadda SOMTEL, kana faaidayso Su'alaha iyo jawabaha

0 Visits: 1445 | Tuesday June 23, 2015 - 09:23:00
Barnaamijka Kasmaal Qaybihiisii oo Dhan haddii ay ku dhafeen Hoos ka Daawo

Read More »

Nuxurka Warsaxaafadeedkii Baanka Dhexe ee Kenya ka soo Saaray Xayiraad ka Qaadistii Xarumaha Xawaladda Dahabshiil ee Kenya

0 Visits: 719 | Tuesday June 23, 2015 - 08:40:39
Bangiga dhexe ee Kenya ayaa qaaday xayiraddii saarnayd adeegyada Dahabshiil ee Kenya Dhexdeeda,sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka Soobaxay Banka Dhexe oo u dhignaa sidan:-

Read More »

Natiijada Doorashadii Itoobiya Oo La Shaaciyey, Yaa se ku Guuleystay Kuraastii Baarlamaanka Dalkaas

0 Visits: 821 | Tuesday June 23, 2015 - 08:14:22
Sida ay sheegeen guddida doorashooyinka ee dalka Itoobiya, waxa doorashadii dalkaasi ka dhacday ku guulaystay

Read More »

Marwada koowaad ee Qaranka somaliland oo kulan la qaadatay Dhiggeeda Itoobiya, Maxay ka wada hadleen?

0 Visits: 767 | Tuesday June 23, 2015 - 08:07:30
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde oo qayb ka ah Weftiga Balaadhan ee uu hogaaminayo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)

Read More »