Wararka

Natiijada Kamadanbaysta ah Ee Doorashooyinki Dalka Itoobiya Oo Lagu Wado In Malinta Isninta La Shaaciyo

0 Sunday June 21, 2015 - 22:09:02
Guddida doorashada Itoobiya ayaa ku dhawaaqi doona natiijadii doorashadii bishii hore ee dalka Ethiopia, taas oo isugu jirtay baarlmaanka dalka ee guud iyo kuwa ismaamulada dalkaas. Guddida ayaa sheegtay in dhammaan la tiriyay codadka la dhiibtay, sidadarteedna natijadii rasmiga ahayd lagu dhawaaqi…

Read More »

Daawo: Guddida Dib U Habaynta Shaqaalaha Oo Uu Kulankoodii Qabsoomay iyo Waxyaabo Lagaga Hadlayay

0 Sunday June 21, 2015 - 22:05:45
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada Somaliland Cabdi Aw Daahir Cali ayaa faahfaahiyay Kulan ay maanta isugu yimaadeen Gudida Dib u Habaynta Shaqaalaha Dawladu.

Read More »

Daawo:Waxgaradka iyo Cuqaasha Degaanka Widh Widh ee Gobolka Sool ayaa ka hadlay amaanka Degaankaasi Widh Widh

0 Sunday June 21, 2015 - 22:02:53
Waxgaradka iyo Cuqaasha degaanka Widh Widh ee gobolka Sool ayaa ka hadlay amaanka degaankaasi Widh Widh.

Read More »

Dowlada Talyaaniga Ayaa Sii Daysay Muwaadin Soomali ah Oo ay 16 Sanadood Xabsi Ku Hayeen.

0 Sunday June 21, 2015 - 22:00:18
Talyaaniga ayaa xorriyadiisii dib ugu celiyey Xaashi Cumar Xassan oo muddo ka badan 16 sanno ka badan ay ku hayeen Xabsiyo dalkooda ku yaalla. Muwaadin Xaashi, ayaa lagu eedeeyey inuu ka qeybgalay dilkii 20-kii March 1994 lagu dilay Ilario Albi iyo Miran Krovatin oo ahaa 2 saxafi oo u dhashay Talyaaniga…

Read More »

Daawo Muqaal:Wafti Wasiiro Ah Oo Ay Hogaaminayso Sam Sam Cabdi Aadan Oo Gaadhey Wajaale.

0 Sunday June 21, 2015 - 21:56:20
Koox wasiiro ah oo ay hogaaminayso wasiirka wasaaradda Maaliyadda Sam Sam Cabdi Aadan ayaa gaadhey magaalada Tog Wajaale ee gobolka Gebiley.

Read More »

Maamulka Gobolka Saaxil Oo Ka Jawaabay Eedo Ay U Soo Jeedisay Hay'adda Human Rights Center

0 Sunday June 21, 2015 - 21:51:38
Masuuliyiinta maamulka gobolka Saaxil, ayaa shir jaraa'id oo ay qabteen kaga jawaabay daryeel la'aan ay Hay'adda Human Rights Center sheegtay inay la kulmeen qaxoontiga Yemen ka soo cararaya gaar ahaan kuwa dhalasho ahaan ka soo jeeda Yemen.

Read More »

"Maadaama Anigu Marki hore ahaa IT, Waxan Samaystay Facebook an Bulshada ku wada xidhiidhno, Faaidooyinkiisana waxa ka mid ah..." WASIIR XIRSI

0 Visits: 667 | Sunday June 21, 2015 - 16:51:15
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi X. Cali Xasan ayaa si qoto dheer waxa uu ka sheekeeyey deggeladda uu ku leeyahay baraha ay bulshadu ku wada xidhiidho ee Internetka.

Read More »

Suldan Maxamed Xirsi Qani oo Xanuun ku soo Booday loo Dhigay Cisbitaal iyo Madaxweynaha Somaliland oo ku Booqday Cisbitaalka+SAWIRO

0 Visits: 746 | Sunday June 21, 2015 - 15:00:36
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu cubitaalka International Hospital ku boqday Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo

Read More »

Daawo: Gabadh Yar oo Xanuun la ildaran kaalmo na kaaga Baahan, ka Faaidayso Bisha Ramadan oo Caawil Gabadhan Yar

0 Visits: 855 | Sunday June 21, 2015 - 14:41:33
Nasiib Saleban Maxamed Waa 7 Jir la nool xaalad caafimaad darro oo dhinaca neerfaha ah, Nasiibyar ma kacdo, mana fadhiisan karto iyadoo aan ku tiirsanayn qof ama gidaar, socod na hadalkiisa ba daa,

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo saaka u dhoofay Waddanka Itoobiya +SAWIRO

0 Sunday June 21, 2015 - 14:27:39
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo hogaaminaaya Xubno ka mida Golihiisa wasiirada ayaa safar shaqo ugu kicitimay Dalka Ethiopia ee aynu jaarka nahay,

Read More »

Masuliyinta Sare ee Xisbiga WADANI oo Cisbitaalka ku Booqday Kaalmo lacag ahna Gaadhsiiyey Dhalinyaro Dhawac kaso gaadhay rabshadii ka dhacday Xafadda Daami+SAWIRO

0 Sunday June 21, 2015 - 07:58:04
Wefti ka socday Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo uu hoggaaminaayey xoghayaha Qorsheynta Xisbiga Waddani

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Oo Ka Hadlay Hakadka Ku Yimid Fiisaha Dal Ku Galka Itoobiya Iyo kulan Loo Ballan Sanaa Oo Baaqday

0 Visits: 635 | Saturday June 20, 2015 - 21:03:01
Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ka hadslay hakadka ku yimid Fiisaha waddanka Itoobiya lagu galo ee Somaliland oo maalimihii u dambeeyey ay dadka doonaya inay u socdaalaan waddankaasi cabasho xoogan ka muujinayeen.

Read More »

Boorama:Qoysas Degan Boorama Oo Biyo La'aan Ku Habsatay Baaqna Udiray Xukumada

0 Saturday June 20, 2015 - 20:57:59
Qaar ka Mid ah Dadweynaha Ku dhaqan Magaaladda Boorama ayaa dibada ugu soo baxay sidii ay bulshada ula wadaagi lahaayeen biyo la'aan ku habsatay.

Read More »

Oradyahanka Mo Faarax Oo Beeniyey Warar Sheegaya In Daroogo Laga Baadhaayo.

0 Saturday June 20, 2015 - 20:55:46
Orodyahanka reer Somaliland ee u orda wadanka Ingiriiska Mo Faarax ayaa beeniyey warar sheegaayey in looga shakiyey isticmaalka Daroogooyin iyo dawooyin ,waxaanu sheegay in aanu weli isticmaalin dawooyinka jidhka awooda siiya.

Read More »

Xarakada Alshabaab Oo Soo Bandhigtay Sawiro Muujinaaya Ciidamo Ethiopian Ah Oo Ay Laayeen.

0 Saturday June 20, 2015 - 20:54:26
Xarakada Alshabaab ayaa soo bandhigtay sawiradda maydad ciidamo Ethiopian ah iyo gaadiid dagaal oo laga gubay ciidamadaasi,kuwaas oo lagu gubay meel u dhow Jameeco ee duleedka degmada Buurhakaba oo ku taala gobolka Baay.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:- Guddida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Oo Hawlgal Sameeyay Bulshadana Baaq Ugu Diray

0 Saturday June 20, 2015 - 20:51:35
Guddida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Oo Hawlgal Sameeyay Bulshadana Baaq Ugu Diray

Read More »

Somaliland Oo Kamid Noqotay Wadamada Ugu Ammaanka Wanaagsan Adduunka, Khariirada Somaliana Laga Reebay

0 Saturday June 20, 2015 - 20:49:39
Xarunta caalamiga ah ee Peace and collaborative development Network (PCDN) oo ah xarun caalami ah, ayaa soo bandhigay liiska wadamada ugu nabaada wanaagsan iyo kuwa ugu nabada xun adduunka.

Read More »

Madaxweyne Somaliya Xasan Sheekh Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Dawladda Hoose Ee Muqdisho.+Sawiro

0 Saturday June 20, 2015 - 20:47:09
Madaxweynaha dalkaasi Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Muqdisho (Ex Ufficio Governo) oo dhowaan maamulka gobolka Banaadir uu dayactir ballaaran ku sameeyay.

Read More »

War Deg Deg Ah: Neymar Oo Seegi Doona Dhamaan Kulamada Ka Hadhsan Copa America Kadib Ganaaxay lagu Riday Maaxase Sababay?

0 Visits: 971 | Saturday June 20, 2015 - 16:59:23
Hargeysa(AFKA)Neymar JR ayaan gabi ahaan ciyaari doonin Copa America xitaa hadii Brazil ay gaaDdho kama dambeysta tartankaan madama afar kulan oo ganaax ah gadha loo galiyay.

Read More »

War iyo Wacaal..Barnaamij Ruxay Quluubta Dhalinyarada Somaliland oo Xalay Mud Sharma'arke Gelle ku qabtay Hargeisa+SAWIRO

0 Visits: 1146 | Saturday June 20, 2015 - 16:35:52
Kulan si heersare ah loo soo agaasimay ayaa xalay ka qabsoomay Caasimada Jamhuuriyada Somaliland ee Hargeisa.

Read More »