Wararka

War Deg deg guddomiyaha degmada af-gooye ayaa ku dhintay Qarax miino oo wado ay marayeen dhinac taalay

0 Visits: 657 | Monday January 19, 2015 - 15:40:16
Muqdisho(afkashacabka.com)-Guddomiyahii degmada af-gooye Cali cabdow oo loo yaqaanay cali jamiil, iyo 2 ruux oo la socday

Read More »

"waxa ku jira deg deg aan ka raali gelinayo dadweynaha, in la wacyi geliyo ayey ahayd Cida Xaq u leh Ku dhawaaqdaa waa Dowlada hoose"maayarka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Soltelco

0 Visits: 750 | Monday January 19, 2015 - 15:29:51
Maayarka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco ayaa ka hadlay qaabka cusub ee loo badalay isku socodka wadada wadnaha ah ee caasimada Hargeysa.

Read More »

Xaafado Ka Tirsan Degmada Wadajir Ee gobalka Banaadir oo Lagu Soo Qabqabtay Dad iyo Ciidanka oo ilaa xalay ka wada hawlgalo kala duwan

0 Visits: 624 | Monday January 19, 2015 - 15:21:20
Muqdisho(Afkashacabka.com)-Ciidamada Amaanka dowladda Soomaaliya ayaa howl-gallo ka wada xaafadda Buulo-xuubey ee degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, kaasoo billowday xalay fiidkii socdana illaa xilligan.

Read More »

"Runtii dhacdadani way jirtaa, waana arin fool xun, laba baabuur oo ka mid ah Gadiidka shirkada socdaalka Bari iyo Galbeed oo u kala socday Magaaloyinka Wajaale iyo Boorama ayay ahaayeen"Guddomiya shirkada Rakaabka baabuurta Bari iyo galbeed

0 Visits: 2078 | Monday January 19, 2015 - 15:14:45
Hargaysa(afkashacabka.com)-Sida ay wararku nagu so gaadhayaan labba baabiir oo ay leedahay shirkada socdaalka ee ka shaqeysa somaliland ayaa lagu af-duubay magaalada galbeedka gobalka gabiley ee kala baydha

Read More »

Daawo Sawirradda Madaxweyne Ku Xigeenka Puntiland Oo Ku Soo Dhawaaday Degaano Ka Tirsan Gobolka Togdheer iyo Mooganaanta Xukumada Somaliland

0 Visits: 1201 | Monday January 19, 2015 - 13:15:08
Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland,Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar (Camay) ayaa markii ugu horreeysay socdaal lugta ah ku tagay dhulka fog ee gobolka buuhoodle

Read More »

Isra'iil Oo Dishay Saraakiil Ka Tirsan Ururka Xisbullah

0 Visits: 753 | Monday January 19, 2015 - 12:56:57
Ururka Xisbullah ayaa sheegay in dhowr ka mid ah dagaal yahannadiisa, oo uu ka mid yahay taliye sare, ay ku dhinteen weerar dhanka cirka ah oo ay diyaaradaha Israa'iil ka geysteen gudaha Suuriya.

Read More »

Madaxwaynaha Uhuru Kenyata Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Hal Mliyan Oo Doollar Ugu Tabarucay Xarun Muslimiintu Leeyihiin

0 Visits: 718 | Monday January 19, 2015 - 12:54:50
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta iyo ku-xigeenkiisa Willaim Rutto, ayaa lacaggaadheysa Hal Milyan oo Lacagta Kenya ah, ku bixiyay dhismaha Madarasado lagu magacaabo HADADO ISLAMIC CENTER (HIC) oo ku taallo galbeedka magaalada Wajeer.

Read More »

Daawo: Falastiiniyiin Cadhaysan Oo Beed Ku Shiiday Wasiirka Arrimaha Dibada Canada

0 Visits: 701 | Monday January 19, 2015 - 12:52:48
Dadka Falastiiniyiinta oo ka cadhaysan hadaladaas iyo taageeradiisa xooga ah ee uu Israel siiyo ayaa magaalada Ramallah

Read More »

Daawo: Gudoomiye Ciro Oo Dalka Kuso Laabtay Kana Hadlay Socdaalkiisa , Warejinta Warshad Laydhka Berbera Iyo Arimaha Doorashoyinka

0 Visits: 1611 | Monday January 19, 2015 - 12:49:28
Gudoomiye Ciro Oo Dalka Kuso Laabtay Kana Hadlay Socdaalkiisa , Warejinta Warshad Laydhka Berbera Iyo Arimaha Doorashoyinka

Read More »

Taariikhdii Marxuum Maxamed Axmed Kuluc Iyo Tacsida Madaxda Somaliland U Direen

0 Visits: 1840 | Monday January 19, 2015 - 12:45:00
Waxaa magaaladda Hargeysa shalay aas Qaran loogu sameeyay Allaah ha u naxariistee Fanaankii weynaa ee Maxamed Axmed Kuluc oo doraad ku geeriyooday cisbitaalka guud ee magaaladda Hargaysa,

Read More »

Daawo QAYLO-DHAAN CULUS: Yaa Hor Ilaahay Ugu Gurmanaaya Caruur Yar yar Oo Walaalo Ah Oo Uu Ku Habsaday Cudur Aan La Garanayn Oo Curyaamiyey Jajabiyey-na Adhaxda & Xubnaha Jidhka Oo Idil

0 Visits: 868 | Monday January 19, 2015 - 11:12:00
Ubaxii ay labadan waalid ku indha-doogsanayeen Ilaahay sidaasi ayuu u gartay. Waxna umuu waayine waa imtixaan ku socda cidda Ilaahay sarreeyee, uu garansiiyo, kuwii garaadkoodu gar-waaqsado ee ku guulaysta Ilaahay ha innaga yeelee. Waana tii ahayd xikmaddii Abwaan Xasan-Ganey: Ma ogtahay curyaankaba…

Read More »

Natiijooyinka Kulamadii Xalay La Ciyaaray Ee Koobka Qaaradda Afrika

0 Visits: 883 | Monday January 19, 2015 - 10:57:27
Xulalka Qaramada Tunisia Iyo Cape Verde oo Barbaro Galay, Kulan Ka Tirsanaa Group B

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland iyo Waftigii Uu Hogaamiyay OoCaawa U soo Hoyday Degmada Balidhiig

0 Visits: 869 | Sunday January 18, 2015 - 23:06:25
Waftigii Uu Hogaaminayay Madaxwaynaha Somaliland Oo Cawa Soo Gaadhay Degmada Balidhig Isla Markaana Soo Maray Deegano Badan Oo Hoos Yimada Gobolak Togdheer

Read More »

Daawo : Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dawlada Turkagi Ufadhiya Magaalada Hargeysa

0 Visits: 437 | Sunday January 18, 2015 - 21:53:31
Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dawlada Turkagi Ufadhiya Magaalada Hargeysa

Read More »

Daawo Dedegmada Xaji Saalax Oo Gamaanka Fardaha Ku Galbiyay Madaxweyne Axmed Silaanyo.

0 Visits: 629 | Sunday January 18, 2015 - 21:50:35
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxmauud (Silaanyo) ayaa soo dhawayn diiran kala kulmay dadweynaha Degamada Xaji Saalax ee Gobolka Togdheer. Rer Xaji Saalax ayaa ku galbiyay Madaxweynaha Gamaanka Fardaha isagoo habeenkii xalay u hoyday Magaaladaas.

Read More »

Daawo Wadada Ceerigaabo Oo Lasoo afmeeray 10KM U Horeeyey Abid Yeelato +10 Kale Oo Saaka Bilowday

0 Visits: 407 | Sunday January 18, 2015 - 21:45:27
Wadada Ceerigaabo Oo Lasoo afmeeray 10KM U Horeeyey Abid Yeelato +10 Kale Oo Saaka Bilowday

Read More »

Dalka Norway Oo Barafku Buuro Noqday Sannadkan Iyo Cabsida Laga Qabo Inuu Sii Bato.+Sawiro

0 Visits: 1306 | Sunday January 18, 2015 - 21:42:06
Waddanka Norway oo kamid ah waddamada uu xoog uga dhaco qabowgu xiliyada Jilaalka, ayaa sannadkan lagu qiyaasaya inuu sidii hore looga bartay ka bato.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Waftigii Balaadhanaa Uu Hogaaminayay Oo Gaadhay Degmada Dhoqoshay Ee Gobolka Togdheer

0 Visits: 623 | Sunday January 18, 2015 - 21:32:41
Hargeysa(AFKA)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Waft uu hogaaminayo oo maalmihii u dambeeyay Safar ku maraya deegaanadda ku teedsan Xuduuda Somaliland iyo Itoobiya ayaa goor-dhaweyd gaadhay Degmadda Dhoqoshay ee Gobolka Togdheer.

Read More »

Cazorla Iyo Giroud Oo Arsenal Waji Cusub U Furay Kadib Markii Ay Etihad Ku Dileen Manchester City

0 Visits: 1053 | Sunday January 18, 2015 - 21:02:39
Laba gool oo ay kala dhaliyeen Giroud iyo Cazorla ayaa ka dhigtay iney Manchester City guuldaro ku gudoonto gurigooda Etihad Stadium, waxeyna ka dhigan tahay iney shan dhibcood ka hooseyaan Chelsea

Read More »

War Deg De Ah Kenyatta iyo William Ruto oo Hal Milyan ku bixiyay Dhismaha Dugsi Islaami ah Waa Maxay Sababtu?

0 Visits: 737 | Sunday January 18, 2015 - 20:34:29
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta iyo ku-xigeenkiisa Willaim Rutto, ayaa lacag gaareyso Hal Milyan oo Lacagta Kenya ah, ku bixiyay dhismaha Madaraso lagu magacaabo HADADO ISLAMIC CENTER (HIC) oo ku taallo galbeedka magaalada Wajeer.

Read More »