Wararka

Daawo Muqaal:Rabshado Ka Bilaabmay Caasimadda Argentina Markii Ciyaartii Final-ka Koobka Aduunku Dhamaatay

0 Visits: 881 | Tuesday July 15, 2014 - 00:32:38
Dadwayne ka cadhaysan guul darada xulka qaranka dalka Argentina ayaa mudaharaadyo rabshada wata,

Read More »

Jimciyada Alraxma Alkhayriya Oo Afur U Samaysay Dhalinyaro Qurbo Joog Ah Kuwaas Oo Jimciyada Kala Shaqeeya Hawlaha Samafalka+Sawiro

0 Visits: 740 | Tuesday July 15, 2014 - 00:21:40
Jimciyada Al-RAXMA AL-KHARIYA oo ah jimciyad ka shaqaysa uu gargaarida dadka tabalaysan isla markana Bisha Barakaysan ee Ramadaan Afur iyo Casho u samaysa dadka danyarta ah

Read More »

Sarkaal Sare Oo Ka Tirsanaa Nabad Sugida Oo La Dilay Iyo Xarakada Al-shabaab Oo Shegatay.

0 Visits: 1158 | Tuesday July 15, 2014 - 00:15:10
Weerarkaasi waxaa ku dhintay sida la sheegay Sargaal sare oo katirsanaa Ciidamada Nabad Sugida Soomaaliya oo magaciisa lagu sheegay Ibraahim Axmed Faarax iyo askari ilaalo u ahaa oo lasocday xiliga la weerarayay.

Read More »

Hoggaamiyaha Mucaaradka Dalka Koonfurta Suudaan Oo Booqasho Ku Jooga Jabuuti

0 Visits: 724 | Monday July 14, 2014 - 23:58:47
Hoggaamiyaha mucaaradka Koonfurta Sudan, Riek Machar ayaa ku sugan dalka Jabuuti, waxaan socdaalkiisan uu qayb ka yahay safarro siyaasadeed oo uu marayo dalalka gobolka

Read More »

Daawo: Qurbajoog reer Ballidhiig ah oo Booqasho ku Tegey Degmada Ballidhiig

0 Visits: 871 | Monday July 14, 2014 - 20:11:35
Qurbajoogan ayaa meelo badan soo kormeeray isla markaasna baaq u diray Qurbajooga Degmada Ballidhiig inay ka qaybqaataan Horumarinta Degmada Ballidhiig

Read More »

Daawo: Qurbajooga reer Somaliland ee ku sugan Burco oo ka hadlay wixii ay ku arkeen Burco iyo Wakhtigii ugu danbaysay Dalka

0 Visits: 783 | Monday July 14, 2014 - 20:07:13
Qurbajoogan oo ka kala yimi waddamo kala duwan ayaa sheegay in Dalka horumar badan ka muuqdo oo nabadgelyo fiicana ka jirto

Read More »

Daawo:Xildhibaan Cabdirisaq Aar oo ka mid ah Golaha Deganka Burco oo Buugaag Tiro Badan ku warejiyey Naadiga Halkaraan iyo Libraryga ay Gacanta ku hayaan.+SAWIRO

0 Visits: 1430 | Monday July 14, 2014 - 19:19:39
Xildhibaan Cabdirisaq Aar ayaa ka warramay muhiimadda wax akhriska iyo Tayada Buugta uu ku warejinayo Naadiga,kuwaso uu xusay inu ugu talo Galay in Reer Burco ka faaidaystan, Maamulaha Madarka Burco oo isna kelmad kooban ka jeediyey Munasibaddii lagula kala wareegay Buugaagta ayaa sheegay in Halkaraan…

Read More »

Daawo: Masuliyiinta Ururka TAF ee Dhisay Cisbitaalka Dhimirka ee Maandhaye oo Kormeer ku tagay Cisbitaalka

0 Visits: 1263 | Monday July 14, 2014 - 19:13:10
Warbixina ka dhegaystay Masuliyiinta Cisbitaalka iyagoo Baaq u diraay Bulshada reer Somaliland ee Qurbajoogta ah inay ka war hayaan oo soo kalmeeyaan Cisbitaalka

Read More »

Wakiilka Somaliland Ee Dalka Ingriiska Oo Been Abuur Ku Tilmaamay War La Sheegay In Laga Soo Xigtay Wasiirka Arrimaha Dibadda.

0 Visits: 963 | Monday July 14, 2014 - 18:07:15
Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Ingiriiska Cali Aadan Cawaale ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay war la sheegay in laga soo xigtay Bogga uu Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland ku leeyahay Twitterka.

Read More »

Taliyaha Ciidaanka Booliska Somaliland Oo Faah-faahin Ka Bixiyey Xaalada Nabadgelyo Ee Dalka iyo Booliska oo Qabqabtay Dhalinyaro Ammaan Darro ka samaysay Caasimadda

0 Visits: 945 | Monday July 14, 2014 - 17:55:59
Taliyaha Ciidaanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay in ciidanka booliska Magaalada Hargeysa gacanta ku soo dhigeen

Read More »

"In Xuduudaha Somaliland la leedahay Jabuuti iyo Itoobiya la xidhaa waa guul daro weyn, waxaanad mooda in..." Faysal ali warabe

0 Visits: 915 | Monday July 14, 2014 - 17:52:34
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa Madaxwaynaha Ugu Baaqay In Uu Mideeyo Shacabka somaliland isago sidoo kale si kulul u dhaliilay Madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumadiisa.

Read More »

MESSI IYO NEUER OO KUKALA GUULAYSTAY KUBBADA DAHABKA AH IYO GACANTA DAHABKA AH

0 Visits: 1379 | Monday July 14, 2014 - 17:06:18
Kadib markii la soo gabagabeeyay tartankii koobka aduunka ayaa la bixiyay biladaha ay ku guulaystaan ciyaartoyda ugu fiican inta uu socdo tartanku.

Read More »

Wasiirka iyo agaasimaha guud ee wasarada ganacsiga iyo maal gashiga caalamiga ah oo isku shaandhayn balaadhan ku sameeyey agaasime waxaadeeda iyo masuuliyiinta wasarada ganacsiga +Akhriso

0 Visits: 1280 | Monday July 14, 2014 - 16:06:13
Wasiirka wasarada ganacsiga iyo maal gashiga caalamiga ah ee Somaliland mudane dr,muuse qaasim cumar iyo agaasimaha guud ee wasarada ganacsiga iyo maal gashiga caalamiga ah mudane maxamed sh. cumar sh. xasan ayaa soo saaray isku shaan dhayn balaadhan oo la isku bedelay agaasime waaxeedyada wasarada…

Read More »

Jamaahiirta Reer Argentine oo Bilowday Mudaharaado Rabshado Wata Kadib Guuldarradii ka soo Gaadhay Xulkooda Koobka Addunka

0 Visits: 1051 | Monday July 14, 2014 - 15:43:58
Jamaahiirta Argentina ayaa Bilaabay Rabshado bilawday Kadib Guuldaradii Xulkooda Soogaadhay finalka koobka aduunka.

Read More »

DAWO:Xil,bukhaari oo sheegay in masuliyinta sar sare ee xisbiga wadani ay madaxweynaha somaliya u soo bandhigen inay soo celinayan midnimadi somaliya

0 Visits: 1364 | Monday July 14, 2014 - 15:36:43
Xildhibaan bukhaari oo ka midaa xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah xildhibaanada xisbiga kulmiye golaha wakiilada ugu jira ayaa waxa uu manta mar uuwar baahinta la hadlay uu shaaciyey in xisbiga wadani uu imaaraadka kula shiray madaxweynaha somaliya isla markaana

Read More »

Maxaabiis Dhaawac oo ka tirsan maleeshiyada Khaatumo oo xalay Burco la keenay

0 Visits: 832 | Monday July 14, 2014 - 15:29:41
Magaalada Burco waxa Xalay Makhribkii la keenay Maxaabiis laga soo qabtay Kooxda Khaatumo oo maalintii shalay Lagu soo qabtay

Read More »

Weftigii oo uu hogaaminayey Madaxweyne Siilaanyo oo si weyn loogu soo dhoweyey itobiya iyo garoonka caalamiga ah ee Bole International Airport ee Caasimadda Waddankasi+Sawiro

0 Visits: 838 | Monday July 14, 2014 - 09:56:29
Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii uu hogaaminayo ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Adis-ababa ee dalka Ethiopia

Read More »

Wasiirro ka Qaybgalay Qalinjebinta Dufcadii 8aad oo maanta ka qallinjabisey Dugsiga Barashada Culuunta Xanaanada Xoolaha Ee IGad ee Magaalada Sheekh.

0 Visits: 937 | Monday July 14, 2014 - 09:30:53
Munaasibad Balaadhan oo ay ku qallinjabinayeen dufcadii 8aad ee ka Qalinjebisa dugsiga barashada Culuunta Xanaanada Xoolaha ee IGAD ee magaalada sheikh ayaa munaasibad balaadhan manta loo qabtey

Read More »

Xulka jarmalka oo hantay koobkii 4aad ee koobka adduunka ka dib gool dahabi uu dhaliyay gotze oo quusiyay argentina.+SAWIRO

0 Visits: 1108 | Monday July 14, 2014 - 08:36:04
Xulka Jarmalka ayaa noqday xulkii ugu horeysay ee Yurub ka dhisan ee Koob Adduun ku qaada qaraada Latin Amerika ka dib markii ay 1-0 waqtigii dheeriga ahaa

Read More »

Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Oo Ka Hadlay Sida uu U Arko Sii Dayntiisa, Kana Dhawaajiyey Inaanu Ka Hadhaynin Difaacida Xoriyatul-qawlka

0 Visits: 782 | Monday July 14, 2014 - 08:19:37
"Sii Daynta Yuusuf Cabdi Gaboobe Waxa Madaxwaynaha Ku Khasbey Midawga Yurub Iyo Dawladda Ingiriiska, Bari Maahee Saadanbe Waxa Dalka Imanaya Waftigii Ugu Balaadhnaa Midawga Yurub Oo Arrinta Haatuf U Imanay" Xoghayaha SOLJA Maxamed Rashiid

Read More »