Wararka

Aas Qaran oo Ceerigaabo loogu Sameeyey Marxuum Prof:Maxamed Siciid, oo xalay saqdii dhexe ku geeriyooday magaalada ceergaabo iyo Suldaan Cali Ducaale oo ka warramay Taarikh nololeedki Marxuumka

0 Visits: 894 | Wednesday June 04, 2014 - 10:13:56
Alle Haw Naxariistee waxaa Maanta Magaalo Madaxda gobolka Sanaag Ceergaabo Si heer qaran ah oo aan loo kala hadhin loogu Aasay Prof: Marxuum Maxamed Siciid, oo xalay saqdii dhexe ku geeriyooday magaalada ceergaabo kadib xanuun mudo uu dhul yaal la ahaa.

Read More »

Daawo: Wasiirka Kalluumaysiga JSL oo ka jawaabay hadal Dawladda Djibouti ku sheegtay inay dhinaca somaliland ka soo galeen Dadkii Qarxiyey Waddankasi Djibouti

0 Visits: 697 | Wednesday June 04, 2014 - 09:55:32
Wasiirku wuxu sheegay inu Waddanka Djibouti mar uu booqasho ku tegey u gudbiyey Tacsi uu madaxweynaha Somaliland uga siday waddankasi oo uu kaga tacsiyadaynayo dadku ku dhintay qaraxyadaasi, isago xusay inu kulamo la yeeshay wasiiro ka tirsan xukumada Djibouti oo uu kala hadlay arrimaha dhinaca maraakiibta…

Read More »

Daawo: Badhasabka Gobolka Sanaag MD Ramaax iyo Guddiga Qaadhan ururinta Dhismaha Waddada Cerigaabo oo kormeer ku tagay Halka ay ka socoto Dhismaha Wadadaasi

0 Visits: 727 | Wednesday June 04, 2014 - 09:49:54
Badhasabku Wuxu warbixin ka dhegaystay Guddiga Gacanta ku haya Dhismaha Wadadaas

Read More »

Daawo: Maayarka Ceerigabo Ismaciil Xaji Nur oo si Ballaaadhan logu so dhoweeyey Sheffield

0 Visits: 884 | Wednesday June 04, 2014 - 09:25:38
Jaaliyadda Reer Somaliland ee Magaalada Sheffield ee waddanka Ingiriiska aya si mug leh u soo dhoweysay Maayarka Cerigaabo oo weli ku sugan Carriga ingiriiska

Read More »

Daawo: Askari Saddex Xadhig le ah oo ka tirsan Ciidanka Qaranka JSL oo u baahan Kaalmo iyo Gurmad Bini adanimo

0 Visits: 810 | Tuesday June 03, 2014 - 18:28:31
isla markaasna xaqiijiyey inu Quus ka joogo Taliskii Guud ee Cidanka Qaran , kaaso la ildaran xaalad caafimad darro oo halis ah "Taliyaha Guud ee Cidanka Qaranka inta la ii geeyey ayu igu yidhi Xafiiska Iiga Bax" Maxmud Cabdi Ducale (Kilas)

Read More »

War DegDeg ah: Shil gaadhi oo sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Goor dhoweyd ka dhacay Agagaarka Madaarka Hargeysa

0 Visits: 816 | Tuesday June 03, 2014 - 18:23:14
Ruux dumar ah ayaa ku nafwayday Alle ha naxariistee shil baabuur oo goor dhawayd ka dhacay nawaaxiga madaarka Hargeysa,

Read More »

"Khilaafka KULMIYE, Waa Mushkiladda Ugu Weyn Ee Maanta Somaliland Ka Jirta" Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar

0 Visits: 1011 | Tuesday June 03, 2014 - 18:09:27
Wasiirkii hore ee wasaaradda ganacsiga Somaliland, Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa ka hadlay khilaafka xisbul Xaakimka KULMIYE.

Read More »

Daawo: Xoghayaha Siyaasada Xisbiga WADDANI Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Khilaafka Xisbiga KULMIYE Iyo Arrimaha Garsoorka Dalkaā€¸

0 Visits: 1140 | Tuesday June 03, 2014 - 18:01:28
Masuliyiin ka tirsan xisbiga WADANI ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport

Read More »

GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND OO ANSIXIYEY XEERKA XABSIYADDA SOMALILAND

0 Visits: 837 | Tuesday June 03, 2014 - 17:32:21
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta ku ansixiyey Xeerka Xabsiyada. Xeerka oo mudo horyaalay ayaa wax ka badal iyo kaabis ku sameeyay Goluhu,

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo xilkii ka qaaday Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha iyo Teknoolajiyada Somaliland

0 Visits: 713 | Tuesday June 03, 2014 - 17:18:06
Warsaxaafadeed Goor Dhoweyd ka soo Baxay Madaxtooyada oo ku saxeexnaa afhayeenka Madaxtooyadu aya lagu sheegay xil ka qaadista Wasiirka Waxanu u dhigna sidan

Read More »

Garabka Kulmiye Ee Muuse Biixi Oo Laba Shardi Ku Xidhay Wadahadalo Dhexmara Garabka Madaxweyne Siilaanyo.

0 Visits: 1103 | Tuesday June 03, 2014 - 12:52:22
Hoggaanka sare (Guddoomiyaha iyo ku-xigeenka 1aad) iyo garabka ay hoggaamiyaan ee xisbiga KULMIYE, ayaa shardi ku xidhay inay madaxweyne Siilaanyo iyo garabka xisbiga ee uu hormuudka u yahay la yeeshaan wadahadal toos ah oo la xidhiidha khilaafka u dhexeeya.

Read More »

Isuduwaha Wasaradda Cafimadka Gobolka Saaxil oo ka jawabay Warbixin lagu Dabay Shebkedaha oo ka hadlay Xaaladda Cisbitalka iyo Wasaradda Cafimadka Gobolka Saaxil

0 Visits: 832 | Tuesday June 03, 2014 - 12:08:57
Madaxa Wasaarada Caafimaadka ee Gobolka Saaxil Dr Sare Abdirahim A Dualeh ayaa si hufan, oo qoto dheer oo kooban uga jawaabay maqaal uu warbaahinta internetka ku qoray nin sheegtay inuu Dr yahay

Read More »

Somaliland Oo ka jawaabtay warbixin qaramada midoobay ku sheegtay in somaliland ciidan amaanka halis ku ah u qoranayso shirkaddaha shidaal baadhista

0 Visits: 1125 | Tuesday June 03, 2014 - 12:00:48
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa gef ku tilmamay warbixin Guddida ilaalinaysa Cunaqabataynta Somalia iyo Eritrea saran u gudbiyeen Golaha amaanka

Read More »

Safaaradda Maraykanku ku leeyahay Itobiya oo Muwadiniinteda Maraykanka ah uga Digtay Qaraxyo ka dhici Kara Dalkaasi Itobiya

0 Visits: 670 | Tuesday June 03, 2014 - 11:54:19
Dawladda Maraykan ka ayaa Muwadininteda Uga Digtay Qaraxyo Lagu Begsanayo Oo Ka Dhaca Safaradda Ay Ku Leyihiin Wadankasi itobiya sida lagu baahiyey wargeys madax banaan oo ..

Read More »

10-KA XUL EE CIYAARTOY AHAAN UGU QIIMAHA BADAN XULALKA KA QEYBGALAYA KOOBKA ADDUUNKA OO LA SHAACIYEY + SAWIRO

0 Visits: 2028 | Tuesday June 03, 2014 - 11:47:10
"Haddii kubada cagta aduunka ay tahay duni waalan Koobka Adduunka waa isku keenaha dunida waalan."

Read More »

Lampard Oo Chelsea Ka Tagaya iyo Tababare Mourinho Oo saddex xiddig midkood uu dhoola-cadaynaya

0 Visits: 1316 | Tuesday June 03, 2014 - 11:34:54
Xidiga khadka dhexe ee kooxda Chelsea, Frank Lampard ayaa daboolka ka qaaday

Read More »

Burco:Hay'adda Waddaniga ah ee EWADA oo Shahaadooyin iyo Qalab Guddoonsiisay 57 Haween Ah oo Bartay Xirfado kala Duwan +SAWIRO

0 Visits: 1003 | Tuesday June 03, 2014 - 11:10:09
Hay'adda EWADA ayaa ah Hay'ad Waddani ah oo Mashaariic khayriya oo tiro badan ka fulisa Dalka, isla markaasna Degaamo badan ka hirgelisay, Masaajido, Ceelal Biyood, Riigag, iyo weliba Iskuulo Boodhin ah oo ay wax ku bartaan Agoontaiyo danyartu.

Read More »

Dalka Syria 15.8 million u Dareeray Cod Bixinta Doorashada Dawlad Cusub oo Dalkaasi ka dhalata

0 Visits: 860 | Tuesday June 03, 2014 - 10:56:43
Dalka Syria oo sadexdii sano ee u danbeeyay ay ka socdeen dagaalo sokeeye ayaa looga dareeray cod bixin

Read More »

Booliska waddanka Nigeria oo Dadkii ay ka maqnaayeen Gabdhaha u afduuban Bokoharam ka mamnuucay inay mudaharaadan

0 Visits: 707 | Tuesday June 03, 2014 - 10:53:48
Gabdhaha ayaa waxaa laga afduubtay iskuulkooda bishii Abriil xilli ay weerar soo qaaday kooxda Boko Xaraam.

Read More »

Dowlad Cusub oo Wadaag oo loo Dhaariyey Waddanka Falastiin

0 Visits: 748 | Tuesday June 03, 2014 - 09:49:38
Madaxweynaha Falastiiniyiinta Mahmoud Abbas ayaa shalay dhaariyey xubnaha dowlad cusub oo wadaag ah

Read More »