Wararka

Burco:Hay'adda Waddaniga ah ee EWADA oo Shahaadooyin iyo Qalab Guddoonsiisay 57 Haween Ah oo Bartay Xirfado kala Duwan +SAWIRO

0 Visits: 1003 | Tuesday June 03, 2014 - 11:10:09
Hay'adda EWADA ayaa ah Hay'ad Waddani ah oo Mashaariic khayriya oo tiro badan ka fulisa Dalka, isla markaasna Degaamo badan ka hirgelisay, Masaajido, Ceelal Biyood, Riigag, iyo weliba Iskuulo Boodhin ah oo ay wax ku bartaan Agoontaiyo danyartu.

Read More »

Dalka Syria 15.8 million u Dareeray Cod Bixinta Doorashada Dawlad Cusub oo Dalkaasi ka dhalata

0 Visits: 860 | Tuesday June 03, 2014 - 10:56:43
Dalka Syria oo sadexdii sano ee u danbeeyay ay ka socdeen dagaalo sokeeye ayaa looga dareeray cod bixin

Read More »

Booliska waddanka Nigeria oo Dadkii ay ka maqnaayeen Gabdhaha u afduuban Bokoharam ka mamnuucay inay mudaharaadan

0 Visits: 707 | Tuesday June 03, 2014 - 10:53:48
Gabdhaha ayaa waxaa laga afduubtay iskuulkooda bishii Abriil xilli ay weerar soo qaaday kooxda Boko Xaraam.

Read More »

Dowlad Cusub oo Wadaag oo loo Dhaariyey Waddanka Falastiin

0 Visits: 748 | Tuesday June 03, 2014 - 09:49:38
Madaxweynaha Falastiiniyiinta Mahmoud Abbas ayaa shalay dhaariyey xubnaha dowlad cusub oo wadaag ah

Read More »

Daawo: Duqayn Xoogan Oo Loo Gaystay Magaalada Bengazi ee waddankaasi Libya

0 Visits: 714 | Tuesday June 03, 2014 - 09:24:28
Khasaare balaadhan oo naf iyo maalba leh ayaa ka dhashay, duqayn cirka iyo dhulkaba ah oo uu magaalada Benghazi ku qaaday

Read More »

Boqorkii Dalka Spain Oo Is Casilay Iyo Sababha Is casilaadiisa

0 Visits: 880 | Tuesday June 03, 2014 - 08:39:12
Boqorkii dalka Spain Juan Carlos, ayaa 39-sanadood oo uu boqor ka ahaa dalkaas kadib , isku casilay

Read More »

Haween Kasoo Jeeda Saylac oo Tageeray Madaxwanaha Somaliland iyo Ku xigeenkiisa

0 Visits: 621 | Monday June 02, 2014 - 23:04:13
Haweenkan Oo Tageero Baladhan Umujiyay Madaxwaynaha Somaliland iyo Ku xigeenkiisa

Read More »

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo Hadhimo Sharafeed Ku Qaabilay Xubnihii Jaaliyada Sheffield.

0 Visits: 737 | Monday June 02, 2014 - 22:54:22
Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland, Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa maanta hadhimo sharafeed ku qaabilay xubnihii Jaaliyada Magaaladda Sheffield,

Read More »

Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Madaxweyne Siilaanyo Iyo Hoggaanka Kulmiye U Soo Jeediyey Talooyin Wax Ku Ooll ah

0 Visits: 1261 | Monday June 02, 2014 - 22:37:14
Madaxweyne, Waayeel ma’ eed-beelo, madax meel ka sareeya oo la salaaxana horaa loo waayey, waxa aan kuu soo jeedin lahaa inuu mar-walba xadhigu xagaaga ka dabacsanaado

Read More »

Daawo: Xubno kamida Salaadinta iyo Madaxdhaqamedka Somaliland oo ka digay amni darro, si kululna u cambaareyey qaraxyadi lo adeegsaday Shanida

0 Visits: 1198 | Monday June 02, 2014 - 19:59:27
Salaadiintan oo ay kamid ahaayen Suldan Maxmed Cabdiqadir, Suldaan Xiirey iyo salaadin kalo tiro badan ayaa dhamaantooda cambaareyey cid kasta oo lug ku leh arrimaha nabadgelyada lagu khalkhal gelinayo ee habeenadii ugu danbeeyey laga maqlayey hargeysa

Read More »

Daawo: Golaha Degaanka Degmada Oodweyne oo Kalfadhi ay maanta yesheen ku ansixiyey qodobo muhiim ah

0 Visits: 882 | Monday June 02, 2014 - 19:43:21
Furitaanka Kalfadhigan oo uu ka hadlay maayarka magaalada Oodweyne ayaa lagaga dooday xeerka shaqaalaha iyado gebogabadiina lagu ansixiyey....

Read More »

Daawo:Wasiirka Caafimadka JSL oo Maanta Dalka Dib ugu soo laabtay kana hadlay Shir uu kaga qaybgalay Waddanka Taiwan

0 Visits: 982 | Monday June 02, 2014 - 19:29:51
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed [Xaglotoosiye] oo uu weheliyo Safiirka Somaliland u Fadhiya Dalka Ingiriiska Danjire Cali Aden Cawaale aya manta dalka dib ugu soo labtay.

Read More »

Daawo: Shaqaaqadii ka dhacday Gobolka Saraar oo la soo Afjaray iyo Xoolihii magta ahaa oo lagu kala guddomay Degmada Oog

0 Visits: 768 | Monday June 02, 2014 - 19:19:41
Badhasabkuxigenka Saraar iyo Odayaal Dhaqameedka Gobolkaasi ayaa ka qaybgalay madasha lagu soo afjaray shaqaaqadaasi

Read More »

Daawo: Sh. Maxamed Cabdi Umal oo Maanta Si Balladhan Burco logu soo Dhoweeyey

0 Visits: 1562 | Monday June 02, 2014 - 19:00:54
Sheekha ayay soo dhoweyeen Masuliyinta Hay'adda Wanag farista iyo Xuman reebista iyo culimo awdiinka Gobolka Togdheer Daawo Warbixin Carabi ah oo Cabdimalik ka diyariyey So dhoweynta Sheekha. Sheekh Umal ayaa lagu soo wareejiyey Shaaracyada Magaalada iyadoo uu muxaadarooyin ka jeedin doono masjidul…

Read More »

Godoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Xoghaya Siyaasada U Magacaabay Md:Maxmuud Raage Ibraahin oo ah Agaasimihi hore ee W/Arrimaha Debedda

0 Visits: 809 | Monday June 02, 2014 - 18:48:08
War-saxaafadeed ka soo baxay xarunta dhaxe ee Xisbiga WADDANI oo nuqul kamid ahi uu soo gaadhay xafiiska warqabadka ee Mareegta ramaasnews ayaa waxaa uu udhignaa sida tan:

Read More »

Dalalka Ghana Iyo Italy Oo Ku Dhawaaqay Xulal kooda Koobka Aduunka Ee Kama Danbaysta Ah..

0 Visits: 1442 | Monday June 02, 2014 - 18:40:30
Tababaraha xulka Ghana Kwesi Appiah ayaa shaaca ka qaaday 23 ciyaartoy ee xulka Ghana uga qayb galaya koobka aduunka.

Read More »

Ciidamadda Amaanka Waddanka France Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Is Ku Dayey In Uu Weeraro ka fuliyo Casimadda Wadankaasi France

0 Visits: 700 | Monday June 02, 2014 - 18:29:16
Ninkan oo lagu magacaabo Mehdi Nemmouche ayaa ah 29 sano jir u dhashay dalka France balse kasoo dagaalamay wadanka Suriya.

Read More »

Dagaalo Khasaare Badan Gaystay Oo ka Dhacay Gobolo Dhawra Oo Ku Yala Wadanka Libya

0 Visits: 873 | Monday June 02, 2014 - 18:24:08
Dagaalkan ayaa u dhaxeeya kooxda Islaamiga ah ee Ansarul Sharica iyo Ciidamada ka amar qaata jeneraalka godoonka ah ee Khalifa Haftar.

Read More »

Daawo: Bulshoweynta Reer Ceerigaabo oo Banaanbax ballaadhan ku taageeray Murashaxnimada Madaxweynaha

0 Visits: 949 | Monday June 02, 2014 - 18:12:46
Isu soo baxaasi ballaadhan oo ka qabsoomay Beerta xorriyada waxa kala hadlay Masuliyinta heer Gobol iyo Heer Degmo ee Gobolka Sanaag, iyadoo Bulshoweynta reer Ceerigaabo ka marag kacay Waxqabadka Madaxweynaha JSL

Read More »

Dhegayso: Wasiirka Duulista iyo Wasiirk Degaanka oo khudbado ka jeediyey Furitanki Mashruuca Dab ka dhalinta Dabaysha

0 Visits: 793 | Monday June 02, 2014 - 18:06:06
Wasiirradani waxay si qoto dheer uga hadleen faaidada mashruucani qaranka u leeyahay, waxayna ku bogaadiyeen Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta, iyo Hay'adaha kala shaqeeyey.

Read More »