Wararka

Madaxwaynaha Somaliland Oo Xalay Saqdii Dhexe Xilkii Ka Qaaday Wasiir Ku Xigeenkii Amniga, Badhasaabkii Gabiley, Taliyihii Ilaalada Madaxtooyada Iyo Agaasimayaal Guud

0 Visits: 897 | Saturday May 03, 2014 - 13:43:53
Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xalay saqdii dhexe isku shaandheyn ku sameeyay Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dawladda qaarkood

Read More »

Maxkamada Gobolka Hargaysa Oo Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay Dadkii Ku Eedaysnaa Dilka Ruqiya Siciid Ayaanle.

0 Visits: 1211 | Saturday May 03, 2014 - 10:57:12
Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Ayaa Xukun Kama Dambays Ah Ka Soo Saartay Kiiskii Dilka Ahaa Ee Ruqiya Siciid Ayaanle Oo Mudo Laba Bilood Ka Hor Ah Lagu Dilay Guri Ku Yaala Hargeysa Oo Gud Lagu Aasay.

Read More »

War Deg Deg Ah: Madaxweynaha Somaliland Oo Isku Shaandheeyay Badhasaabada Gobolada Dalka.

0 Visits: 1010 | Saturday May 03, 2014 - 07:27:53
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa sidoo kale isku shaandheyn ku sameeyay Badhasaabada Gobolada Dalka

Read More »

Daawo Riwaayadii Cusbayd Ee No Girl Hindia Iyo Guray Iyo Garaad

0 Visits: 2109 | Friday May 02, 2014 - 16:47:22
Daawo Riwaayadii Cusbayd Ee No Girl Hindia Iyo Guray Iyo Garaad

Read More »

DAAWO: JOHN KERRY OO KA DIGAY XASUUQ KA DHACA K/SUDAN MADAX AFRIKAAN AHNA KULA KULMAY ADDIS ABABA

0 Visits: 632 | Friday May 02, 2014 - 09:49:50
Xoghayaha arrimaha dibada u qaabilsan dalka Maraykanka John Kerry oo booqasho ku jooga xarunta dalka Ethiopia ee Addis Ababa, ayaa ka hadlay dhibaatada ka taagan dalka Konfurta Sudan, waxaanu ka digay in xasuuq xaaladu gaadhi doonto, dunidana ay masuuliyadi ka saaran tahay.

Read More »

Benfica Iyo Sevilla Oo Iska Xaadiriyay Final ka Europa League

0 Visits: 1414 | Friday May 02, 2014 - 09:46:39
Benfica ayaa ku adkeesatay natiijadii gurigeeda 2-1 ay ugasoo badisay Juventus iyadoo kooxda Serie A ay awoodi weesay inay shabaqa kasoo taabato Benfica oo marti ku eheed garoonka Juventus.

Read More »

DAAWO: DHOOLA TUS MILATARIGA RUUSHKU SAQ BADH KA SAMEEYAY FAGAARAHA CAS EE MAGAALADA MOSCOW

0 Visits: 1005 | Friday May 02, 2014 - 09:43:13
Xuska Maalinta guusha ee ciidamadii midowga Soofiyeeti kaga adkaadeen, kuwii Nazi-gii jarmalka oo sanad kasta laga xuso dalka Ruushka, ayaa sanadkan si gaar ah munaasibadaas loo xusay, .

Read More »

DAAWO: MADAARKA UGU WAYN DUNIDA EE DALKA QATAR LAGA HIRGALIYAY, OO SI RASMI AH LOO FURAY MAANTA

0 Visits: 859 | Friday May 02, 2014 - 09:40:36
Waxa dalka Qatar laga hir galiyay madaar noqon doona kan dunida ugu wayn uguna dhabaha dheer, kaas oo loogu magac daray, Hamad International Airport, waxaanu dhismaha madaarkani socday muddo 7-sanadood ah,

Read More »

Antonio Conte:"Garsooraha Ayaa Ku Caawiyay Benfica Inay U Gudubto Final-ka".

0 Visits: 1302 | Friday May 02, 2014 - 09:38:17
Tababaraha kooxda Juventus Antonio Conte ayaa ka hadlay ka haritaankii ay ka hareen xalay Europa League oo si wayn loogu saadaalinaayay isagoo weeraray garsoorihii ciyaarta.

Read More »

Ardayda Dusgiga Sare Ee Maxamuud Axmed Cali Oo Maanta Bookhday Magaalada Balli-Gubadle.

0 Visits: 674 | Friday May 02, 2014 - 09:35:19
Waxaa Maanta Magaalada Balligubadle Gaadhay Ardayda Dugsiga Sare Ee Maxamuud Axmed Cali Ee Magaalada Hargaysa

Read More »

Maayarka Caasimadda Hargaysa Oo Ka Hadlay Nadiifinta Khashinka Magaaladda, Khilaafka Ku-xigeenkiisa Iyo Sii Dayntii Cabdillaahi Ubax.

0 Visits: 1098 | Friday May 02, 2014 - 09:32:44
"Sabab Aan U Shirqoollo (Cabdillaahi Ubax) Meesha Ma Yaallaan, Imikana Dammaanad Laga Qaaday Masuul Xukuumadda Ka Tirsan-baa Lagu Siidaayey, Waayo…."

Read More »

Putland Oo Beenisay In Madaxweynahoodu Addis-ababa Kula Kulmay Wasiiro Somaliland Ah.

0 Visits: 1021 | Thursday May 01, 2014 - 15:22:08
Maamul Goboleedka Puntland Ayaa Dafiray Wada Hadal Ay Dawladda Somaliland Hore U Baahisay Inay Addis Ababa Kula Yeelatay Madaxweynahooda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Naqdiyey Qaabkii Uu U Dhacay Shirweynihii Saddexaad Ee Xisbiga Kulmiye.

0 Visits: 821 | Thursday May 01, 2014 - 15:19:03
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe, Ayaa Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Ku Naqdiyay In Qabaa'il Ergooyinkoodii Iyo Golahii Dhexeba Ay Ku Qaybsadeen.

Read More »

BOQORKA BEESHA AYUUB OO HAMBALYO U DIRAY HOGAANKA KULMIYE EE LA DOORTAY.

0 Visits: 1122 | Thursday May 01, 2014 - 15:11:10
Anigoo ah boqorka beesha Madawayn Boqor Cali Xuseen Kaahin Ducayaalka wadanka Dalka iyo dadkaba wan u ducaynayaa Geesiyiinta meelkasta oo ay joogana waxan ugu ducaynaya in ilaahay ka buka cafimaad sareecana siiyo

Read More »

Degayso Xildhabaan Nuux Maxamed Xuseen ayaa Beeniyey Warar Sheegaaya Inuu Ka Baxay Xisbiga Kulmiye Isla Markaana Ku Biiray Wadani.

0 Visits: 1251 | Thursday May 01, 2014 - 14:42:48
Xildhibaankan oo khadka telefoonka iigu waramaayey ayaa waxa uu ii sheegay in wararkan sheegay inuu ka baxay xisbiga kulmiye aanay waxba ka jirin isla markaana laga been abuurtay.

Read More »

WAR DEGDEG AH TOG-WAJAALE: HAL QOF OO KU GEERIYOODAY RASAAS CIIDANKA BOOLISKU KU FUREEN DAD MUDAHARAADAYAY IYO DHAAWAC SOO GAADHAY QAAR KALE

0 Visits: 822 | Thursday May 01, 2014 - 11:16:23
Sida ay Shabakada Wararka Afkashacabka u xaqiijiyeen, dad goob joogayaal ahi Marxuumka Geeriyoodey, oo ahaa Macalin wax ka dhiga Dugsiga Hoose ee Magaalada Tog-Wajaale oo Magaciisu ahaa Cabdinaasir Cabdi Xasan

Read More »

Xisbiga Kulmiye Oo Hannbalyo Baladhan Udiray 1May Oo Ku Beegan Malinta Shaqalaha Aduunka

0 Visits: 715 | Thursday May 01, 2014 - 07:41:02
Guddoomiyuhu waxa uu u rajaynayaa shaqaalaha reer Somaliland inay sannadka kiisa kale ku gaadhaan caafimaad iyo horumar.

Read More »

DAAWO: MILATARIGA AFGHANISTAN OO SAMEEYAY DHOOLA TUSKII CIIDAN EE UGU HOREEYAY TARIIKHDA DALKAAS

0 Visits: 1243 | Thursday May 01, 2014 - 07:36:30
Ciidamada Milatariga dalka Afghanistan ayaa 48-kii saacadood ee u danbeeyay, ku jiray, dhoola tuskii ugu horeeyay ee abid ay samaystaan, waxaana ka qayb qaadanaya, diyaaradaha qumaatiga u kaca iyo guutooyinka dabaabadaha ku dagaalama.

Read More »

Ukraine Oo Heegan Dagaal Oo Buuxa Galisay Ciidamadeeda Difaaca

0 Visits: 743 | Thursday May 01, 2014 - 07:23:53
Madaxweynaha Talada haya ee Ukraine waxa uu sheegay in Ciidamada Milatariga dalkaasi la geliyay heegan dagaal

Read More »