Wararka

DAAWO: OBAMA OO NOQDAY MADAXWEYNIHII 1AAD MARAYKAN EE TAN IYO 1966-KII BOOQASHO KU TAGA DALKA MALAYSIA IYO DAREENKA KU XEERAN

0 Visits: 932 | Sunday April 27, 2014 - 08:22:32
Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa gaadhay caasimadda dalka Malaysia ee Kuala Lumpur, taas oo qayb ka ah socdaalkiisa uu ku marayo qaarada Eeshiya, oo dalka Malaysia ka noqonayo talaabadii sadexaad ee booqashadiisa.

Read More »

Koonfur Afrika Oo Manta Laga Xusayo Sanad Guuradii 20.Naad Ee ka Sowareegtay Xiligii Midab kalsoca

0 Visits: 721 | Sunday April 27, 2014 - 08:16:30
labaatan sano ayaa laga joogaa maanta, kadib markii, waddanka Koonfur Afrika malaayiin faraxsan ucodeeyeen

Read More »

Dhagayso Waraysi Cajiiba Olaga Qaaday Walidkii Dhalay Wiil Somali Ah Oo Ku dhuuntay Taayir Diyaradeed Iyo Waxyabahi Ku Ka Lifay

0 Visits: 994 | Saturday April 26, 2014 - 22:38:39
Wiilakn oo la sheegay inu doonayay inuu baqoolo dhankay ka xigto ama ahy joogto Hooyado oo ahayd Dalka ethopia aya waxa ay naftiisu gashay Khatar Hadan Ilahay Ka Badbaadiyay

Read More »

Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Waddani Oo Kulmiye Ku Eedeeyay Inuu Dalka Dib Ugu Celiyay Shir Beeleed.

0 Visits: 867 | Saturday April 26, 2014 - 22:31:11
Xog-hayaha Xisbiga Mucaaridka ee Waddani Mustafe Maxamuud (Xoqdax) Ayaa Xisbiga Kulmiye ku eedeyey in uu dalka dib ugu celiyey Shirbeeled laga soo Gudbay Wakhti hore,

Read More »

SHIRWEYNIHII DALLADA SSE-DA OO SI RASMIYA UGA FURMAY MAGAALADA HELSINKI EE DALKA FINDLAND

0 Visits: 950 | Saturday April 26, 2014 - 22:25:35
Shirweynihii dallada xidhiidhisa Jaalliyadaha Somaliland ee Qaarada Yurub ayaa si rasmiya uga furmay magaalada Helsinki ee dalka Findland maallinta Jimcaha ee 25ka April 2014.

Read More »

Jandai Frazer oo ah Kaaliyihii hore ee xoghayaha arrimaha dibada Maraykanka u qaabilsayd Afrika ayaa sheegtay in Somaliland Loo Qiro Qaran Jira

0 Visits: 1008 | Saturday April 26, 2014 - 22:19:49
Jandai Frazer oo BBC-du ka waraysatay waaya-aragnimadda ay ka dhaxashay mudadii ay xilkaasi haysay. Waxaana ay tilmaantay in Somaliland ay kala kulantay wax aanay fileyn.

Read More »

Dhalinyarada iyo haweenka beesha Makaahiil ayaa daboolka ka qaaday inay taageersanyihiin go'aankii hoganka dhaqanka ee beeshaasi uu ku qaadacay shirweynaha xisbiga Kulmiye oo ay ku tilmaameen mid cadaalad daro ah.

0 Visits: 920 | Saturday April 26, 2014 - 22:15:37
Xisbiga Kulmiye aasaaskiisii beeshan ayaa lahayd, laga bilaabo aasaaskii ilaa hada cadaalad daro badan oo ay beelaha kale ula siman tahay

Read More »

Wasiirka Amniga Qaranka Somaliya C/karii Xuseen Guuleed oo ka hadlayay is bedelada lagu sameynayay Gudoomiyeyaasha

0 Visits: 731 | Saturday April 26, 2014 - 22:12:31
degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in aanay waxba u dhimi doono ammaanka caasimada Muqdisho.

Read More »

Guddoomiyaha Degmada Fara-weyne Oo U Awood Sheegtay Nin Shicib Ah Oo Ay Dhul Isku Haystaan xabsiga Utaaxabay

0 Visits: 938 | Saturday April 26, 2014 - 22:05:22
Guddoomiyaha Degmada Faro-Weyne Ee Gobolka Maroodi-Jeex Ayaa Lagu Eeddeeyay Inuu Xidhay Nin Shicib Ah Oo Uu Ku Haysto Dhul Beereed Ka Tirsan Degmada Alaybaday Oo Soohdin La Leh Degmdaasi.

Read More »

Daawo Muqaal:Madaxweyne Siilaanyo Oo Saaka Salaadii Roob Doonta La Tukaday Dadweynaha Ku Nool Magaalada Berbera.

0 Visits: 812 | Saturday April 26, 2014 - 22:00:52
Madaxwanaha oo Malmaahii Udanbayay Ku sugnaa Magalada Berbera Ayaa shacabka meel Fagaaro ah kula Tukaday Salada Roob doonta

Read More »

Xaalada Xisbiga Kulmiye Ayaa Meeshii Ugu Xumayd Marysa Ka Dib Markii Maanta Ay Isfarasaareen Masuuliyiin Sar Sare Oo Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye

0 Visits: 1048 | Saturday April 26, 2014 - 21:31:45
Xaalada Xisbiga Kulmiye Ayaa Meel Adag Gaadhay Ka Dib Markii Ay Is Fara Saareen Xubno Xisbigaasi Ka Tirsan.

Read More »

Musharaxa Xisbiga UCID Oo Munasibad Tageero Loogu Muujinayey Kaga Qaybgalay London

0 Visits: 762 | Saturday April 26, 2014 - 21:25:39
Murashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Mucaaraadka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo xubno ka tirsan hoggaanbka xisbiga

Read More »

Madaxwaynaha oo Dib Ugu Soolabtay Manta Magalada Hargaysa kadib marku safar shakhsi ugu baxay Magalada Berbera

0 Visits: 839 | Saturday April 26, 2014 - 21:01:32
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) Oo Dhawrkii Maalmood Ee Ugu Dambeeyey Ku Sugnaa Magaalada Berbera Ayaa Maanta Dib Ugu Soo Laabtay Caasimada Hargaysa.

Read More »

Ciidamadda Ethopea. Oo Xabsiga U Taxabay masuuliyiin ka Tirsan Dawladda Fedaralka ah.

0 Visits: 963 | Saturday April 26, 2014 - 20:55:31
Ciidamada Itoobiya ayaa xabsiga dhigay Mas'uuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Guriceel

Read More »

Hazard Oo Sheegay Inuu Maalinta Axada Kusoo Noqon Doono Tababarka Kooxda.

0 Visits: 942 | Saturday April 26, 2014 - 17:00:13
Eden Hazard ayaa xalay marti ku ahaa isaga iyo Nemanja Matic barnaamijka Friday Nigth Live ee kabaxa Chelsea Tv ayuu kaga hadlay arrimo badan oo kusaabsan xaaladihiisa,

Read More »

Mirallas ayaa muujiyey diidamada uu ka qabo in horey loogu yeero Jenuzaj koobka adduunka, xiddiga Everton ayaa sheegay in dhankiisa ay laqumaneen in laacibka Manchester United loogu yeero koobka adduunka.

0 Visits: 1256 | Saturday April 26, 2014 - 16:53:02
Mirallas ayaa muujiyey diidamada uu ka qabo in horey loogu yeero Jenuzaj koobka adduunka, xiddiga Everton ayaa sheegay in dhankiisa ay laqumaneen in laacibka Manchester United loogu yeero koobka adduunka.

Read More »

BADHASAAB JEENI-YARE OO KU BAAQAY IN LA ISKA QABTO KOOXDA SHUFTADA AH EE CALI KHALIIF GALAYDH

0 Visits: 1049 | Saturday April 26, 2014 - 16:30:35
Guddoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex, Md. Maxamed Maxamuud Jeeni yare ayaa ku eedeeyay Cali Khaliif Galaydh in uu dagaal ka abaabulayaan deegaanka Taleex,

Read More »

munaasibad abaal marino lagu gudoonsiinayey arday kaalmaha hore ka gashay tartan xifdiga quraanka kariimka ah oo loo qabtay ardayda madarasadaha Cabdilaahi Binu Cabaas ayaa maanta lagu qabtay xarunta dugsiga sare ee Aljazeera ee magaalada Hargeysa.

0 Visits: 1897 | Saturday April 26, 2014 - 15:32:14
munaasibad abaal marino lagu gudoonsiinayey arday kaalmaha hore ka gashay tartan xifdiga quraanka kariimka ah oo loo qabtay ardayda madarasadaha Cabdilaahi Binu Cabaas ayaa maanta lagu qabtay xarunta dugsiga sare ee Aljazeera ee magaalada Hargeysa.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland iyo wasiirka Diinta iyo Aw qaafta Oo Saladi Robdoonta Kula Tukaday kumanan Dad ah Goroonka Hargaysa

0 Visits: 953 | Saturday April 26, 2014 - 15:04:22
-wasiirka wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland ayaa maanta dadweyne badan kala qayb galay tukashada salaada roob doonta.

Read More »

Sheekh Aadan Siiro Oo Shirkadaha Is Gaadhsiinta Ku Dhaliilay Sida Ay Dadka Qaar Uga Xayiraan Internetka Iyo Telefoonada.

0 Visits: 868 | Saturday April 26, 2014 - 13:39:42
Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Siiro), ayaa shirkadaha is gaadhsiinta ku dhaliilay sida ay dadka qaar uga xayiraan internetka iyo telefoonada, isaga oo sheegay in shacbigu uu ka jawaabi doono sida arimahooda loo faro galiyay.

Read More »