Wararka

Wasiirka Duulista JSL Oo Daha Ko Ragay In"Masuuliyiinta Soomaaliya Ee Muqdisho Ka Imanaya Ama Kuwa Puntland Way Soo Mari Karaa Madaarada Somaliland, Iyago Socota Ah

0 Visits: 739 | Friday April 11, 2014 - 23:29:36
Wasiirka wasaaradda duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay sida ay Xukuumad ahaan u arkaan in masuulityiiinta Soomaaliya ay Transit ku maraan Madaarka Somaliland.

Read More »

Wasiirka Duulista Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray 20 Mashruuc oo Laga Hir galiyey Madaarka Hargeysa + SAWIRRO

0 Visits: 1030 | Friday April 11, 2014 - 23:19:22
Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawadda Iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi Ayaa Maanta Xadhiga Ka Jaray Ku Dhawaan 20 Mashruuc Oo Lagu Soo Kordhiyey Madaarka Hargeysa.

Read More »

War Deg-Deg Ah: Gabadh Caawa Lagu Dilay Berbera Iyo Dhaawac Soo Gaadhay Wiil Uu Dhalay Xildhibaan Qabile

0 Visits: 636 | Friday April 11, 2014 - 21:50:39
Ruux Dumar ah ayaa caawa lagu toogtay gudaha Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, waxayna u dhimatay rasaas habow ah sida la sheegay.

Read More »

Labo Kooxood Oo Ingariis Ah Oo Isku Eedeynaya Inay Iska Xadeen Line-upka Ka Hor Kulankooda.

0 Visits: 624 | Friday April 11, 2014 - 10:50:32
Wargeyska The Sun ayaa shaaca ka qaaday in madaxda Cardiff City oo careysan inay shalayto la kulmeen madaxda Premier League iyagoo sheeganaya in Crystal Palace ay si xatooyo ah ku heshay line-upkooda labo maalmood ka hor kulankii sabtida ee muhimka ah u dagaalka xaga hoose ee horyaalka.

Read More »

Barcelona Oo Lagu Soo Waramayo Inay Heshiis Lagaartay Jurgen Klopp.

0 Visits: 778 | Friday April 11, 2014 - 10:42:48
Idaacad FM ah oo lagu magaacaabo Cadena Ser ayaa shaaca ka qaaday maanta in kooxda Barcelona ay heshiis la gaartay tababaraha kooxda Borussia Dortmund Jurgen Klopp.

Read More »

Wasaaradda Hawlaha Guud Oo La Wareegtay Maamulkii Warshadda Laydhka Hargeysa

0 Visits: 803 | Friday April 11, 2014 - 10:34:20
Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay cilladda ku timid mishiinnadii warshadda laydhka dawladda ee Hargeysa

Read More »

RUUSHKA OO DIGNIIN KU SAABSAN INUU JARI DOONO GAASKA U DIRAY QAAR KAMIDA DALALKA YURUB

0 Visits: 617 | Friday April 11, 2014 - 10:24:50
Xoghayaha gannacsiga ee maraykanka Jack Lew ayaa u sheegay dhigiisa dalka Ruushka in Washinton ay cunaqabateeno hor leh ku soo rogi doonto Ruushka, haddii Ruushka uu sii wado in uu huriyo mushkilada ka taagan Ukraine

Read More »

Xukuumadda Somaliland, ayaa Ka hadashay dhaqdhaqaaqyo nabadgalyo daro oo dawladda Soomaaliya ka waddo gudaha Somaliland,

0 Visits: 596 | Friday April 11, 2014 - 10:18:44
Xukuumadda Somaliland, ayaa Ka hadashay dhaqdhaqaaqyo nabadgalyo daro oo dawladda Soomaaliya ka waddo gudaha Somaliland, waxayna u dirtay digniin.

Read More »

Daawo Video: Warbixin Luqadda Carabiga ku Baxaysa oo weriye Cabdimaalik muse coldoon ka diyaariyey Madaxweyne Siilanyo

0 Visits: 650 | Thursday April 10, 2014 - 21:27:15
Warbixintan oo ku baxaysa Luuqadda Carabiga ayuu weriye cabdimaalik kaga sheekanayaa Waxyabaha u qabsoomay madaxweyne siilaanyo tan iyo 2010kii marku xilka qabtay

Read More »

Nin Dil ka Geystay Dalka Holland oo Booliska Waddankaasi Gacanta ku Dhigeen

0 Visits: 621 | Thursday April 10, 2014 - 19:08:09
Ciidamada Booliiska Dalka Holland ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen nin 23-sano jir ah oo lagu eedeeyay in uu ka qeyb qaatay dil loo geestay Muwaadin Soomaali ah oo dalkaasi kunoolaa.

Read More »

Dadweynaha Reer Hindiya oo Saaka u dareeray Doorashada Barlamaankooda

0 Visits: 629 | Thursday April 10, 2014 - 18:54:31
Doorashada qeybeheeda ugu muhiimsan waxay ka dhacaayaan magaalooyiinka ugu muhiimsan sida caasimadda Delhi.

Read More »

Xogahayaha Guud ee Xisbiga Waddani Maxamed Uurcadde oo Maanta ka hadlay Munasibaddi lagu Bogaadinayey looguna mahadcelinayey Magaalada Shefield ayaa sheegay in xisbigoodii Soo dhoweynayo Aqoonsigaa Shefield siisay Somaliland

0 Visits: 538 | Thursday April 10, 2014 - 18:47:48
"Xisbiga WADANI Wuu Soo Dhaweynayaa Aqoonsiga Somaliland Ee Magaaladda Sheffield Wuxuuna U Arkaa…" Xoghaye Uurcadde.

Read More »

WASIIRKA GANACSIGA IYO MAALGASHIGA CAALAMIGA AH EE SOMALILAND OO MAANTA LA KULMAY WASIIRKA DHAQAALAHA IMAARAADKA +SAWIRO

0 Visits: 882 | Thursday April 10, 2014 - 18:36:14
Wasiirka Ganacsiga Iyo maal-gashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ka qeyb galay shir sanadle ah oo caalami ah oo lagu qabto dalka Imaaraadka carabta , ayaa maanta kulan la yeeshay Wasiirka Ganacsiga iyo dhaqaalaha ee dalka Imaaraadka Carabta Mr. Sultan Mansouri.

Read More »

Dhegayso: Wasiiradii Ka hadlay Munasibaddii lagu Bogaadinayey Shefield ee Saaka ka dhacday Hargeysa iyo Warancade oo U Digey Somalia

0 Visits: 757 | Thursday April 10, 2014 - 18:20:27
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Cali Warancade, Wasiirka Arrimaha Debedda M Bixi yonis iyo Wasiirka Qorsheynta Qaranka ayaa Dhammantoodka hadlay Ahmiyadda iyo Qiimaha Aqoonsigii Shefield Siisay Somaliland Dhegayso

Read More »

Dhegeyso: Odayaashii Madasha Wadatashiga oo si Kulul uga Hadlay Xidhitaanka Xarunta Wargeyska Hatuf, Xukumaddana ku Canaantay Arrimo Badan

0 Visits: 858 | Thursday April 10, 2014 - 16:58:46
Mujahid Xasan Ciise Jamac, Mujahid Ibrahin Dhegoweyne, Mujahid Xasn Guure iyo Eng Maxmed Xashi Cilmi oo saaka Shirjaraaid ku qabtay Magaalada Hargeysa ay si kulul u dhaliilay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Dhegayso..

Read More »

Daawo: Dabaaldegii Jaaliyadda reer Somaliland ee Shefeild u sameeyeen Aqonsigii Golaha degaanka Magaladaasi siiyeen Somaliland

0 Visits: 848 | Thursday April 10, 2014 - 16:23:00
Dabaaldegyada iyoMunasibadaha loo samaynayo Aqoonsiga Somaliland ay siisay Magaalada Shefield ayaa weli ka socda Somaliland iyo Meelo kamid ah Ingiriiska

Read More »

Golaha Degaanka Sheffield Oo loogu Mahadnaqay Munaasibad Ilyartu Is Qabatay Oo Lagu Qabtay Hargaysa, Iyo Muqaalkii Madasha oo Dareen Gaar ah lahaa. +SAWIRO

0 Visits: 1318 | Thursday April 10, 2014 - 15:58:11
Munaasibadan ayaa loogu mahad naqaayay Xildhibaanada Golaha degaanka Magaaladda Sheffield, iyo Jaaliyada rer Somaliland ee Magaladaas...

Read More »

MAAREEYAHA IYO KU-XIGEENKA WAKAALADDA KORONTADA OO BAADHITAAN LAGU BILAABAY LOOGA JOOJIYEY AWOODIHII MAAMUL

0 Visits: 738 | Thursday April 10, 2014 - 15:46:43
Maareeyaha iyo ku-xigeenka Hay'adda Korontada Dawladda ee Hargeysa oo muddo ka badan laba toddobaad ah ay fadhiistaan mishiinnadeedii laydhka u shidi jiray caasimadda, ayaa gebi ahaanba laga joojiyey awoodahoodii maamul kadib markii lagu bilaabay baadhitaan.

Read More »

Caruusad Xalay ku geeriyootay Bariga Magaalada Hargeysa Xilli loo sii Galbinayey Gurigii Aqalkeeda iyo Aroos ka dhici lahaa Dararweyne oo isu Bedelay Tacsi

0 Visits: 1037 | Thursday April 10, 2014 - 15:08:26
Xamda Cabdi Daahir oo ahayd Aroosad ayaa Xalay Geeriyootay, shan qof oo kale-na way dhaawacmeen,kadib markii .....

Read More »

Wasiirka Hawlaha Guud Oo Rajo Wacan Ka Muujiyey In Ay Dib U Kacdo Warshada Laydhka Ee Hargaysa.

0 Visits: 793 | Thursday April 10, 2014 - 14:48:55
Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Mudane C/risaaq Khaliif Axmed Ayaa Shaaca Ka Qaaday Rajo Wanaagsana Ka Muujiyey In Dib Loo Kici Warshada Laydhka Ee Magaalada Hargaysa.

Read More »