Wararka

Madaxweyne Siilaanyo oo Socdaalkiisa Berbera illaa Laasqorey uu saamayn badan ku yeshay quluubta shacabka reer somaliland iyo deegaamo badan oo si ballaadhan logu so dhoweyey

0 Visits: 1579 | Monday March 17, 2014 - 10:35:27
Madaxweynaha ayaa Socdaalkiisani Noqday Mid taariikhi ah kadib markii uu noqday madaxweynihi ugu horeeyey ee Bookhda Maqaamka Sh.isaxaaq iyo laasqorey

Read More »

Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay maamul goboleedka Puntland oo ka qayliyey Booqashadii madaxweynaha ee Laasqorey,

0 Visits: 993 | Monday March 17, 2014 - 10:11:59
"Waxaanu ugu baaqaynaa maamulka Puntland in ay farro-farayntaasi ka daayaan deegaamadani, in ay deris wanaaga ilaaliyaan, oo sida aanu nabadda u ilaalino iyaguna u ilaaliyaan" ayu yidhi cukuse

Read More »

Qoysas danyar ah oo khaati ka taagan dad ay sheegeen in habeen walba ay guryahood bulasha ah ay gubaan iyo baaq ay xukuumadda u direen

0 Visits: 948 | Monday March 17, 2014 - 10:00:05
Qoysaskan oo ku nool guryo yaryar oo ka samaysan buulal ama cooshado ka samaysan baco iyo karaatoon, ayaa ...

Read More »

Daawo Video:Madax waynaha JSL oo si weyn Loogu Soo Dhaweeyay Laasqoray iyo booqashadiisa taariikhiiga ah +SAWIRO

0 Visits: 2694 | Monday March 17, 2014 - 09:05:23
Madaxwayne Siilaanyo iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay Magaalada Laasqoray ee bariga Gobolka Sanaag,

Read More »

Dhegayso: Wasiirka Hawlaha Guud iyo Maayarka caasimada hargaysa oo si wada jir ah uga hadlay khilaafkii sharci ee ka dhex jiray

0 Visits: 1390 | Sunday March 16, 2014 - 16:10:05
Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta c/rasaaq khaliif iyo duqa caasimada hargaysa c/raxman soltelco ayaa si wada jir ah uga hadlay khilaafkii dhanka sharci ee ka dhex jiray golaha deganka iyo wasaarada

Read More »

"Laaqoray iyo goboladda bariga koob baa yaalay, 9 kaas madaxweyne ee hore way hanan kari waayeen macal kii somaliweyn xukumi jirey ee siyaad barre inkastoo ay wada dhinteen raggaasi haddana maanta wakhtiga uunbaa, isaga uunba ilahay ku guuleyey inu tago

0 Visits: 887 | Sunday March 16, 2014 - 15:42:14
Xildhibaan indho indho oo madaxweynaha ku hambalyeeyey Booqashada uu ku tegey laasqoray iyo socdaalkiisa shaqo ee uu dalkoo dhan ku marayo. Dhegayso.

Read More »

Marxuum Maxamed Saleban Tubeec oo lagu aasay Muqdisho iyo loolankii Aaska marxuumka ee somaliland iyo somalia oo ay ku guuleysatay Somalia

0 Visits: 1168 | Sunday March 16, 2014 - 15:29:37
Allaha u naxariistee waxaa maanta barqadii lagu aasay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho fanaankii boqorkii codka Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec.

Read More »

War Deg Deg Ah: Madaxweyne siilaanyo oo ku waabariistay laasqoray socod lug ahna ku maray jidaka magaaladaas, xalayna u hoyday maydh iyo cerigaabo oo la sheegay inugoor dhow ku jihaysan yahay

0 Visits: 1288 | Sunday March 16, 2014 - 12:46:29
Madaxweynaha somaliland Axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa saaka ku sugan magaalo xeebeeda laasqoray halkaas oo uu saaka ku kalahay,

Read More »

Daawo Qaybtii 2aad iyo 3aad ee Barnaamijyo Gaara oo Ku Saabsan Safarkii Madaxwaynaha Jahmuuriyadda Somaliland Md.Axmed Siilaanyo Uu Ku Maraayay Gobolada Dalka.

0 Visits: 963 | Sunday March 16, 2014 - 08:31:42
Barnaamij Gaara oo Ku Saabsan Socdaalka Madaxwaynaha Jahmuuriyadda Somaliland Md.Axmed Siilaanyo Uu Ku Maraayay Gobolada Dalka.

Read More »

Idaacadda BBC oo sheegtay in saaka diyaargarow xoogan loogu jiro aaska marxuum maxmed saleban tubeec oo maydkiisa laga soo dejin doono muqdisho

0 Visits: 921 | Sunday March 16, 2014 - 07:21:46
Arrinta kala jiidashada aaska marxuum maxamed saleban tubeec ayaa noqonaysa mid ku cusub dhegaha bulshada

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland oo Caawa soo Gadhay Maydh Barina udhaafi doona Cerigaabo

0 Visits: 1066 | Sunday March 16, 2014 - 00:05:31
Madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii la socday oo saaka ka baxay Magaalada Berbera oo ay ku sugnaayeen labadii maalmood ee u dambeeyay, ayaa caawa gaadhay degmada Maydh ee gobolka Sanaag.

Read More »

Saldhigga daloodho oo badbaadiyey ilmoyar oo hooyadii Suuli ku ridey iyo dhacdooyin lagu dilayo caruurta yaryar oo hargeysa ku so badanaya

0 Visits: 929 | Saturday March 15, 2014 - 18:45:39
Ciidamada Booliska ee Saldhiga Doolodho ee magaalada Hargeysa ayaa shalay badbaadiyay ilmo yar oo markii uu dhashay ay hooyadii suuli ku riday, habeen hore

Read More »

Gaadhigii Guddoomiye Ku-Xigeenka Hay'adda Horumarinta Wadooyinka Somaliland Oo Ku Qalibmay Magaaladda Badhan+ Khasaaraha Ka Dhashay Shilkaasi

0 Visits: 860 | Saturday March 15, 2014 - 18:33:42
waxaana ku geeriyooday Dirawalkii gaadhigaasi waday oo la odhan jiray Maxamed Sugule, halka Askarigii ilaalada u ahaa uu.....

Read More »

Fanaanada Farxiya kabayare oo si weyn loogu soo dhoweeyey Xamar +

0 Visits: 2011 | Saturday March 15, 2014 - 18:27:20
Waxaa maanta garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho lagu soo dhaweeyay fanaanadda caanka ah Farxiya Maxamed Kaboyare oo caasimadda Muqdisho ugu dambeysay muddo dheer ka hor.

Read More »

DAAWO VIDEO: JILAYASHA CAANKA AH EE JAWAAN IYO SOORAAN IYO FAANIINTII WAAWEYNAYD EE REER SOMALILAND OO SI WADA JIR AH TACSI UGU DIREY QOYSKII MARXUM MAXED SALEBAN TUBEC

0 Visits: 1227 | Saturday March 15, 2014 - 18:06:23
JILAYASHA CAANKA AH EE JAWAAN IYO SOORAAN IYO FAANIINTII WAAWEYNAYD EE REER SOMALILAND OO SI WADA JIR AH TACSI UGU DIREY QOYSKII MARXUM MAXED SALEBAN TUBEC

Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo xadhiga ka jaray Markaz Weyn Oo Laga Dhisay Xaafada Masallaha Ee Magalada Hargeisa.

0 Visits: 1172 | Saturday March 15, 2014 - 17:39:44
Hargeysa:(Afkashacabka)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiramxaan Cabdilaahi Saylici, ayaa xadhiga ka jaray Markaz weyn oo laga dhisay xaafada masalaha ee Caasimada Hargeysa kaas oo la sheegay inay ku baxday aduun lacageed oo gaadhaya in kabadan nus Malyuun doolar, kaas oo uu dhisay Xildhibaan Khadar…

Read More »

44 jir Reer CANADA ah oo loo aqoonsaday ninka ugu safarka iyo socdaalka badan adduunka kaasoo 23 Sanno Oo Noloshiisa Ah Safar Ku Qaatay 195 Dal

0 Visits: 1039 | Saturday March 15, 2014 - 17:20:05
Mr. Globetrotting Mike Spencer Bown oo safar ku tagay 195 dal adduunka ah, oo ay ku jiraan goobo dagaallo ka socdaan oo caasimadda Somaliya ee Muqdisho ka mid tahay, ayaa 23 sannadood kadib soo gaadhay dalkiisa hooyo ee Canada..

Read More »

Banki-moon oo u gudbiyay golaha ammaanka warbixin uu kaga hadlayo xidhiidhka xukuumadda Somaliland iyo labada xisbi mucarad u dhexeeya.

0 Visits: 916 | Saturday March 15, 2014 - 17:11:10
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo saddexdii biloodba mar warbixin ku saabsan Somaliland iyo Somaliya siiya golaha ammaanka Qaramada Midoobay, ayaa doorkan wuxuu qaybta Somaliland ee uu u gudbiyay golaha ammaanka uu kaga hadlay xidhiidhka xukuumadda Somaliland iyo labada xisbi mucarad.

Read More »

Dhegayso:Xildhiban Cabdiraxman Cisman Caalin oo ka warbixiyey halka uu marayo qabanqaabadii shirweynaha xisbiga kulmiye

0 Visits: 890 | Saturday March 15, 2014 - 15:45:01
Xildhibaanku wuxu sheegay in warbixin kooban uu bixinayo isagoo shakhsi ah oo an metelaynin guddigii qabanqaabada afkoodana ku hadleyn, waxanu xusay in berri la soo dhammaystiri doono ergooyinkii shirka

Read More »

"Madaxweynaha oo badda galay oo dabaalanaya, ayaan daawaday waan ku farxay, waxay ka turjumaysaa inuu yahay madaxweynuhu weli mid xoog ah" Fanaanad khadra daahir

0 Visits: 933 | Saturday March 15, 2014 - 15:32:17
Fanaanadda Weyn ee Khadra Daahir Cigge, ayaa majeeratay horumarka iyo wax-qabadka ay tilmaantay in xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo dalka ka fulisay saddex sanno iyo dheeraad uu xilka madaxtinimadda dalka hayay.

Read More »