Maqaallo

QARAN IYO QABIIL WUXUU KA DHIGAN YAHAY JANNO IYO CADAAB‏ W/Q:Cabdalle Sahal

0 Visits: 1105 | Saturday June 28, 2014 - 15:27:00
Waxaan dignin culus u diraya bulshada reer somaliland oo aan leeyahay kala saara siyaasada iyo qabyaalada sidaa horeba u kala saarteen diinta iyo siyaasada.

Read More »

Tartanka Quraanka Kariimka oo ka dhici Doona 3 Gobol iyo Goobta uu ka dhici doono Casimadda oo la shaaciyey

0 Visits: 1187 | Friday June 27, 2014 - 19:19:39
Anigoo ku Hadlaya Afka Gudidda Qaban Qaban Qaabada Tartanka Quraanka Kariimka ah ee Bisha Ramadaan ee Ka dhici Doona Magaalada Hargaysa Gaar Ahaan Markaska QUBA ee Xaafada Daami.

Read More »

Sida ugu fudud ee aad bisha ramadaan gudeheeda, aad u dhamayn karto 30 sodonka juz ee qur'aanka kariimka ahi, waa sidan/Qalinkii ibraahin xamari

0 Visits: 2719 | Friday June 27, 2014 - 15:55:41
Waxaan kugu baraarujin lahaa walal kayga akhristaha ah ee muslimka ahaw in aad habayso oo ku tala gasho sidii aad u waajihi lahayd bisha ramadaan si aad la hadho wixii khayr iyo dambi dhaaf ah ee ku guda jira.

Read More »

Maxaa aynu Askari u Noqon Waynay W/Q Khadar Nuux Yoonis

0 Visits: 1709 | Thursday June 26, 2014 - 13:08:02
Waa shaqo aan xadlahayn oo had iyo jeer waa la socdaa lama nasto,waxa laga shaqeeyaa hadal,aadbaan hadalka u aqaanaa oo waan is daba dhigaa oo xidhiidhiyaa,oo duryamaa,walina ma baran.

Read More »

Ma riyaan dhab mooday!!? W/Q: Bashiir Raacdeye

0 Visits: 1263 | Thursday June 26, 2014 - 10:37:53
Waxay dhalatay daray barwaaqo ah.waxa loogu wanqalay asli.waxa ku curtay lammaane aqoon iyo garasho lagu majeerto oo laga jecel yahay magalada burco .

Read More »

Mushkiladda Ummada Haysta Iyo Xalkeeda:- Qalinkii Aadan Nuur

0 Visits: 1076 | Wednesday June 25, 2014 - 14:56:38
Qasaska diiniga ah iyo taariikhaha kale ee laga run sheegay, waa macalin kuu tilmaamaya wadada lagu jabay ee la rabo inaad ka leexato iyo wadada lagu badbaaday ee la rabo inaad raacdo.

Read More »

XIL: CALI MAREXAAN IYO WAABEEYO WAA RAJADA DHALINYARADA TOGDHEER. W/Q HASSAN SALEBAN HARUN

0 Visits: 1184 | Tuesday June 24, 2014 - 19:14:43
Labadan mudane oo waxqabadkooda ka bilaabay iyagoo mucaarad ah in ay mushaharkooda kaga qaybqaataan horuminta deeganadii laga soodoortay ayaa ilaa maanta wada.

Read More »

COMAADE waa Gabay ku socda Dawladda Hoose Burco oo ay tirisay Gabadh yar oo reer Burco ahi

0 Visits: 1266 | Monday June 23, 2014 - 09:48:35
Gabayga waxaa tirisay hinda muuse faroole taas oo ay ku kaliftay ka dib markii hagar daamooyin u gaysteen isla markaana jabiyeen islaantaa sodoh da ah

Read More »

Qof muslim ahi ma idinku jiraa?

0 Visits: 1091 | Sunday June 22, 2014 - 12:12:39
Masjid Minneapolis ku yaal oo dad intay Salaad Subax tukadeen, fadhiyaan, baa waxa si kedis ah kusoo galay Gaal Ameerikaan ah oo middi weyn sita.

Read More »

TANAASULKA MUUSE BIIXI IYO XEELADA SIYAASADEED EE KU LADHAN!!

0 Visits: 1212 | Sunday June 22, 2014 - 11:12:27
'DAGAALKII WEJIGA LOO BEDELAY WEERAR SOCONWAA'

Read More »

Hooyo Ma Layga Garanayaa Qalinkii:Khadar Cabdi Xasan(Gureyte)

0 Visits: 1471 | Sunday June 22, 2014 - 09:33:02
Waa goor galabnimo ah, asxaabta madashani kulmisey, waa kuwo baadi goob isugu jirey, sidii ay mar uun kulan noocan oo kala ah ay gondaha isu dari lahaayeen

Read More »

Doodii Dhallinta Curdinka iyo Maxsuulkii ka soo baxay. WQ: JIMCALE CAWKE

0 Visits: 1238 | Saturday June 21, 2014 - 09:59:33
Waa goob kulmisay in badan oo ka mid ah dhallinta reer Somaliland ee ku kala nool Daafaha Dunida,

Read More »

Hambalyo Meherka samiira ahmed diiriye iyo mukhtaar maxamed daahir Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada hargeysa

0 Visits: 1246 | Saturday June 21, 2014 - 09:34:30
Dhamaan Dadkan Hoos Ku Xusan Waxay Hambalyo Bogaadin Kal Iyo Laab Ah Udirayaan Boqorka Iyo Boqorada Lamaanaha Gayaankooda Idilkii Iska Doortay

Read More »

Akhriste weligaa ma is tidhi awooddii alle ku siiyay ma aad isticmaalin? Ma u malaysay in aad waxbadan soo kordhin kari lahayd?

0 Visits: 1025 | Saturday June 21, 2014 - 01:39:40
Hal-abuur nimada qof uu leeyahay waxa in badan saameyn togan iyo mid tabanba ku yeesha degaanka ku xeeran, suura gal ma aha in qofku uu ka go,naado degaanka uu ku nool yahay.haddaba caqabadaha qofka ka hor istaaga in kartidiisu soo if baxdo waxa ka mid ah:

Read More »

DIFAAC DALKAAGA HOOYO WQ:FUTURE PRESIDENT MAXMED CISMAN XAJI

0 Visits: 1113 | Wednesday June 18, 2014 - 15:14:36
Anigoo ah madaxwaynaha mustaqbalka jamhuuriyada somaliland waxaan hanbalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karin u driyaa

Read More »

"Baraha Rasmi ah ee aan ku leeyahay Degelada Internet-ku waa...." Wasiirka Madaxtooyada JSL Xirsi Cali X.Xasan

0 Visits: 3132 | Tuesday June 17, 2014 - 16:31:11
Wasiirka Madaxtooyada JSL ayaa markii uhoreysay si cad u shaaciyey Baraha uu ku leeyahay Internetka sida Bloggiisa gaarka ah iyo Page kiisa Facebookga, iyadoo ay jiraan Pages aad u tiro badan oo laga samaystay Magaca Wasiirka lana so geliyo wixii uu gashado Page kiisa, sidaas awgeed dadku ku khaldama…

Read More »

Difaaca Xuduudaha Somaliland Maanso Cusub by: Abwan moahmed kaise hassan

0 Visits: 1637 | Tuesday June 17, 2014 - 16:17:32
dhabar lacuno baan leenahoo .laakiin dhaban lacuno malihine .ninkii taariikhda soo dheehan

Read More »

Side Qoys Adag Ku Abuuri Kartaa??? W/Q: Mustafe Shaybe

0 Visits: 3467 | Monday June 16, 2014 - 10:56:32
Waxaan qalinka u qaatay ee aan damcay inaan faaleeya waa mawduuc aad u gudo balaadhan in badan

Read More »

ADUUNKA TARTIIB U SOCO ......................Maanso Cusub

0 Visits: 2681 | Saturday June 14, 2014 - 17:10:47
¤Adoo tahli kara ha diidin ¤Adoo talin kara Ha eexan ¤Adoo Tari kara ha gaabsan

Read More »

Gabayga saddexaad ee ee silsiladd "Dabargoynta Qabyaaladda"

0 Visits: 1154 | Saturday June 14, 2014 - 16:45:20
Silsiladdan dabargooynta qabyaaladda ayaa ah Silsilad suugaaneed ay isu xilqaameen

Read More »