Sababta Uu Mesut Ozil Ku Seegayo Kulanka Burnley Ee Galabta Ka Dhici Doona Turf Moore Oo La Ogaaday
Sababta Uu Mesut Ozil Ku Seegayo Kulanka Burnley Ee Galabta Ka Dhici Doona Turf Moore Oo La OgaadayMuuqaal: Yaa Ku Yiri Hadii Uu Goolhaye Yahay Ma Yaqaano Daawo Buffon Oo Ka Yaabsaday Xiddigaha Juventus Ka Hor Kulankii Barcelona, Qaar Ayaa Xitaa Daawanayay
Muuqaal: Yaa Ku Yiri Hadii Uu Goolhaye Yahay Ma Yaqaano Daawo Buffon Oo Ka Yaabsaday Xiddigaha Juventus Ka Hor Kulankii Barcelona, Qaar Ayaa Xitaa DaawanayayMane Mise Hazard? – Firmino Mise Morata? Yaa Kasoo Muuqday Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Laga Diyaariyay Kulanka Caawa Dhexmari Doona Liverpool & Chelsea.
Mane Mise Hazard? – Firmino Mise Morata? Yaa Kasoo Muuqday Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Laga Diyaariyay Kulanka Caawa Dhexmari Doona Liverpool & Chelsea.Thomas Muller Oo Ka Sheekeeyay Sida Uu Ugu Fakaray Ku Biirista Man United & Waxyaabahii Ku Hakiyay Garoonka Allianz Arena.
Weeraryahanka Bayern Munich Thomas Muller ayaa ku dhawaaday inuu ku biiro Man United laba sano ka hor, balse 27-jirkaan wuxuu ka dhawaajiyay sababtii ka dambeysay inuu iska diido ku biirista kooxdii uu majaraha u hayay Louis Van Gaal.Miyaa Kulanka El-Clasico Ee Ay Ku Dagaalamaan Barcelona & Real Madrid Laga Daawan Doonaa Ciida Britain?
Kulanka El-Clasico ee dhexmari doona Barcelona & Real Madrid ayaa la ciyaari doonaa maalmo yar ka hor feestada ciida masiixiga, balse natiijada wacan ee uu xambaarsan yahay waqtigaas waxey tahay in laga daawan doono ciida Britain.

Daawo: Carabka Fares Awad Oo Si Cajiib Ah U Xayaysiinaya Cristiano Ronaldo, Ciyaar Gacmeedka FIFA18 Ayuu Ku Jiraa
Waxa baraha bulshada oo dhan ku faafay muuqaal cajiib ah oo lagu xayaysiinayo xiddiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo kaas oo ka mid ah ciyaar gacmeedka FIFA 18.

Daawo: Neymar, Marcelo, Silva iyo Alves Tartan Cajiib Ah Ku Dhex Qabsaday Qolka Labiska Xulka Qaranka Brazil Ayaa Laga Badiyay
Xiddigaha xulka qaranka Brazil ee Neymar, Marcelo, Silva and Alves ayaa soo saaray qaab cusub oo loo ciyaaro kubada cagta taas oo ah mid miis lagu ciyaarayo.Maxaa Ka Soo Kordhay Xaaladaha Xidigaha Ay Liverpool Doonayso Ee Oxlade-Chamberlain, Van Dijk, Thomas Lemar Iyo Waliba Xaalada Coutinho.
Liverpool ayay maanta u tahay maalin mashquul badan wxaana jira ciyaartoy la filayo in ay kooxdeeda ku soo biirto iyo waliba kuwo kale oo la filayo in ay ka baxaan. Wararkii ugu danbeeyay ee Liverpool oo uu ka war bixiyay wariyaha Sky Sports ee Vinny O'Connor oo hadda ku sugan xarunta tababarka…Angel di Maria Oo Ka Dalbaday Paris Saint-Germain Inay Maanta Ka Iibiyaan Barcelona Oo Aysan Ka Horjoogsan Inuu U Wareego Camp Nou
Angel Di Maria ayaa u sheegay Paris Saint-Germain inuu doonayo inuu ku biiro Barcelona, waxaana uu ka codsaday inaysan ka horjoogsanin inuu u wareego Camp Nou sida ay sheegayaan wararka Spain ka imaanaya.
