Wararka

Daawo:Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Wiish Kuwa Dhismaha Ah Oo Ku Soo Go'ay Masjidka Barakaysan Ee Magaalada Makkah Ee Saudi Arabia +Akhri

0 Visits: 698 | Friday September 11, 2015 - 21:30:41
Warar hordhac ah oo ka imanaya dalka Saudi Arabia, ayaa sheegaya in Ugu yaraan inta la ogyahay ay 65 qof ay ku dhinteen in ka badan 155 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen maanta, kaddib markii uu wiish ku soo go'ay dhismaha Masjidka barakaysan ee magaalada,Makkah, ee dalka Boqortooyada Saudi Arabia.

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo u Tagay Kismaayo ka Qayb-galka Caleemo-saarka Axmed Madoobe

0 Visits: 840 | Friday September 11, 2015 - 17:43:02
Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta soo Gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose.

Read More »

Ciidamo kala Taabacsan Ahlusunna & Maamulka Galmudug oo isku Hor-fadhiya Mareer-gur

0 Visits: 734 | Friday September 11, 2015 - 17:41:03
Ciidammo ka kala tirsan kuwa Ahlusunna iyo kuwa Galmudug ayaa isku hor-fadhiya deegaanka Mareer-gur oo ka tirsan Gobolka Galguduud, iyadoo laga baqdin qabo inay iska-horimaadyo halkaas ku dhexmaraan.

Read More »

Dowladda Mareykanka oo Shaacisay inay Qaabili doonto Toban Kun oo Qoxooti Suuriyaana ah

0 Visits: 609 | Friday September 11, 2015 - 17:35:47
Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama ayaa sheegay in Mareyknaka uu isku diyaarinayo inuu sannadka soo socda qaabilo ugu yaraan 10,000 oo Qoxooti Suuriyaan ah qaabilo, sidTiradan ayaa aad uga badan 1,500 oo Qof oo Suuriyaan ah

Read More »

Hargaysa:Wasaarada Dhalinyarada, Ciyaaraha Iyo Dalxiiska Oo Furtay Shir Wayne Lagu Darsayo Xaalada Horu Marineed Ee Dhalinyarada

0 Visits: 664 | Friday September 11, 2015 - 17:21:43
Wasiir Yuusuf Cismaan Garas oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey munaasibadda waxa haddalladiisii ka mid ahaa;Waxa xafladdii furitaanka ka qayb-galay Wasiirka Qorshaynta iyo Horumarinta ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, Wasiir-Xigeenka Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Yuusuf Cismaan…

Read More »

Daawo Arday Dhamaysatay Xiftiga Qur'aanka Kariimka Markiska Imaamu Shaadi Ee Magaalada Burco+Sawiro

0 Visits: 1187 | Friday September 11, 2015 - 15:59:51
Munaasibada Balaadhan Oo Loo Smaeeyy Arday Dhamaystay Xiftiga Qur'aanka Kariimka Markiska Imaamu Shaadi Ee Magaalada Burco Ayaa Waxa Ka Soo Qay Galay Qaar Kimda Culimada Gobolka Togdheer Maamulka Dugsiga Musqbal Iyo Marti Sharaf aad U Tiro Badan

Read More »

DAAWO Sawirada Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi Bidhi Oo Lagu Maamuusay Shahaado Sharaf Uu Ku Mutaystay Doorka Waxqabadka Iyo Horumarka Gobol Togdheer.

0 Visits: 839 | Friday September 11, 2015 - 15:57:11
Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi Bidhi Oo Lagu Maamuusay Shahaado Sharaf Uu Ku Mutaystay Doorka Waxqabadka Iyo Horumarka Gobol Togdheer. Wuxuu noqday Xildhibaanka keliya ee ugu sumcada iyo saamynta badan golayaasha deegaanka Dalka oo dhan .Xildhibaanka ayaa la sheegay inu yahay shakhsiyad ku suntan…

Read More »

Calanka Dawlada Falastiin Oo Markii Ugu Horeysay Laga Taagay Qaramada Midoobay.

0 Visits: 1184 | Friday September 11, 2015 - 15:56:00
New York(AFKA)Waxa markii ugu horeysay calanka dalka Falastiin laga taagay xarunta Qaramada Midoobay ,kadib markii ay cod u qaadeen wadamada ku jira Jimciyada Quruumaha ka Dhaxaysaa.

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Ku Timi Marxuum Sheekh Axmed Nuux Odowaa .

0 Friday September 11, 2015 - 15:03:59
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shacabka somaliland ,qoyskii iyo qaraabadii uu ka dhashay ka tacsiyadeeyay geerida ku timi alle ha u naxariistee marxuum Dr.Cismaan Sheekh Axmed Nuux oo ku geeriyoday magalada hargaysa ,waxana sidaasi lagu sheegay dhambaal kooban…

Read More »

Madaxwayne Xasan Sheekh Oo Ku Suguna Celasha Biyaha Oo Ku Maray Lug Iyo Shacabka Halkaasi Ku Sugnaa Oo Si Wayn Usoo Dhawayay

0 Friday September 11, 2015 - 13:13:18
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa socdalkiisa shabeelaha hoose ku wehliyaya xubno ka tirsan labada gole ee dowlada, Madaxweynaha maamulka koonfur Galbeed iyo wakiilka midowga Afrika ee Soomaaliya Mohamed sediku.

Read More »

Yeman:Saraakiil Sar-sare Oo Ka Tirsan Al-qaacidada Oo Duqayn Lagu Dilay.

0 Friday September 11, 2015 - 13:08:28
Mas'uuliyiin ka tirsan Xukuumadda dalka Yemen ayaa u sheegay Warbaahinta in Afar Hoggaamiye oo ka tirsanaa Ururka AQAP ee ka tirsan Al-Qaacida lagu dilay duqeyn ay ka fuliyeen Koonfurta dalkaas diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka.

Read More »

Shaqaalaha Madaarka Magaalada Dubai ee Dalka Imaaraadka Carabta, Oo Qabtay Diyaarad Siday Masas Nool oo ah Kuwa Ugu Khatarsan,

0 Friday September 11, 2015 - 13:05:18
Shaqaalaha madaarka magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, ayaa qabtay diyaarad sida masas nool oo ah kuwa ugu khatarsan, uguna suntan xun dunida, sida uu baahiyey wargeyska 7 Days ee ka soo baxa Imaraadka.

Read More »

Hargaysa:Guddoomiyaha HayÂ’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Ka Hadlay Caddaalad Darro iyo Caqabado Ka Jira Shaqaalaha Dawladda

0 Friday September 11, 2015 - 13:02:09
Guddoomiyaha hay'adda shaqaalaha dawladda Maxamed Mixille Boqore, ayaa sheegay in caddaalad darro ka jirto shaqaalaha dawladda, isagoo tilmaamay in dad dawladda mushahar ka qaataa aanay shaqo tagin ama ay haystaan shaqooyin u gooni ah.

Read More »

Daawo:Waasarada Biyaha Somaliland Oo Riig Biyood Ka Dhagax Dhigtay Degmada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag

0 Friday September 11, 2015 - 12:59:59
Waxa maanta magaalada Ceerigaabo laga dhagax dhigay riig biyood hir gelin doona ceelal halkaasi laga qodaayo

Read More »

Dhacdada Todabaadka:Xaflad Aroos Oo Lamaane Is Guursaday Lagu Soo Qaaday Kolonyo Gaadhi Dameero Ah.

0 Friday September 11, 2015 - 12:56:59
Wiil u dhashay dalka Sucuudiga ayaa ku adkaystay in xafladda arooskiisa isaga iyo boqoradda lagu soo qaado gaadhi-dameer isla markaana ay daba socdaan lix gaadhi dameer oo weliba dameerka jiidaya uu midabkiisu caddaan yahay.

Read More »

Maamulka Puntland Oo Ka Hadlay Warar Ku Saabsan In Daacish Dagaal yahanno Ka Qorato Gudaha Puntland

0 Friday September 11, 2015 - 12:54:51
Maamulka Puntland Oo Ka Hadlay Warar Ku Saabsan In Daacish Dagaal yahanno Ka Qorato Gudaha Puntland Maamul goboleedka Puntland ayaa si adag u beeniyay warar ku saabsan in Kooxda Daacish ee Suuriya iyo Ciraaq ka dagaalantaa ka qorato ciidamo gudaha maamulkaasi.

Read More »

Ciidamo Mushahar La'aan Ka Gadooday Oo Dhaawacay Askari Ka Tirsan Ilaalada Duqa Boosaaso.

0 Visits: 766 | Friday September 11, 2015 - 12:53:09
Ciidamo ka tirsan ciidamada birmadka ee Puntland ayaa gadood ay sameeyeen maanta ku xiray muddo saacado ah inta u dhaxaysa kantaroolkii hore ee magaalada Boosaaso iyo kan hadda ay magaaloodu leedahay.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Cisbitaalka Dhimirka Gebiley Oo Lasoo Gaadhsiiyey Deeq Mucaawimo Ah.

0 Friday September 11, 2015 - 12:50:42
Waxa cisbitaalka Degmada Gebiley lasoo gaadhsiiyey deeq mucaawimo ah oo loogu talo galay dadka maskaxda wax ka qaba ee halkaasi ku jira.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Wasiirka Caafimaadka Oo Xadhiga Ka Jaray Xarun Caafimaad Ku Taala Degmada Daarasalaam, Kuna Baqay In Laga Faa,idaysato

0 Friday September 11, 2015 - 12:47:29
-Wasiirka Caafimaadka Oo Xadhiga Ka Jaray Xarun Caafimaad Ku Taala Degmada Daarasalaam, Dardaaran Culusna u Jeediyey Haweenka

Read More »

Madaxweyne kuxigenka Somaliland iyo madaxda jamacadda Gollis oo shahaado sharaf ku maamustay Xildhiban Mubarik Bidhi oo ka tirsan Golaha Deganka Burco+SAWIRO

0 Visits: 708 | Thursday September 10, 2015 - 23:50:33
Xildhibaanka ayaa la sheegay inu yahay shakhsiyad ku suntan Horumarka Gobolka uu xildhibaanka u yahay ee Burco

Read More »