Wararka

Toban Qof Oo Ku Dhimatay Diyaarado Dagaal Oo Maanta Duqaymo Ka Geystay Xuduuda Somaliya Iyo Kenya

0 Visits: 579 | Monday July 13, 2015 - 13:28:58
Ugu yaraan 10-qof ayaa ku dhintay duqeymo ay maanta ka geysteen diyaaradaha dagaalka ee Kenya duleedka degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo, sida ay sheegayaan wararka laga helayo Gobolka Gedo.

Read More »

Barlamaanka Maamulka Puntland Oo Fadhigoodi Maanta Soo Saaray Shan Qodob OO Halis Ku Ah Dawlada Somalia

0 Sunday July 12, 2015 - 20:30:37
Baarlamaanka Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta soo gabo gabeeyay ka doodista Khilaafaadka soo noq noda ee ka dhaxeeya Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Puntiland , iyo go'aanka ay Puntiland ka qaadaneyso Guddiyo ay ansixiyeen Baarlamaanka Federaalka.

Read More »

Lascanood: Maamulka Gobolka Iyo Ka Degmada Oo Si Wada Jira U Kormeeray Waddo Laamiya Oo Xukumada Ka Waddo Magalada Lascanood

0 Sunday July 12, 2015 - 20:24:01
Wadooyin 4km Gaadhaya oo Laga Hirgelinayo Magaalada Laascanood oo La Bilaabay Iyo Horumarka Magaalada Laascanood oo Xawli Ku Socda

Read More »

Daawo:Marwada Labaad Ee Qaranka S/land Oo 105 Kamida Caruurta Naafada Ah Oo Ku Nool Magaalada Boorama Ugu Deeqday Dharka Ay kaga Qayb Qaadanayaan Munaasibada Ciida

0 Sunday July 12, 2015 - 20:21:30
Marwada Labaad Ee Qaranka S/land Oo 105 Kamida Caruurta Naafada Ah Oo Ku Nool Magaalada Boorama Ugu Deeqday Dharka Ay kaga Qayb

Read More »

Markab Siday Xoolo Isugu Jiray Lo Iyo Adhi Ayaa Maanta Ku Dagay Xeebaha Wadanka Cumaan Kadib Markii Uu Ka Goostay Dakada Magaalada Boosaaso

0 Sunday July 12, 2015 - 20:18:46
Markab Siday Xoolo Isugu Jiray Lo Iyo Adhi Ayaa Maanta Ku Dagay Xeebaha Wadanka Cumaan Kadib Markii Uu Ka Goostay Dakada Magaalada Boosaaso Markab siday 2897 neef oo lo ah iyo 8333 neef oo ari ah oo ka ambabaxay dekeda Magaalada Boosaaso ayaa la sheegayaa in uu ku degay xeebaha bari ee dalka Cumaan…

Read More »

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Shacabka ugu Baaqay in ay Sulux ku Dhammaystaan Kiisaska Madaniga ah+Sawiro

0 Sunday July 12, 2015 - 20:12:10
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali, ayaa shacabka ugu baaqay in kiisaska muddada dheer soo jiitamaayey ee madaniga ah ay sulux iyo is-afgarad ku dhammaystaan si maxkamadahana iyo garsoorka culayska dacwaduhu uga yaraado, isla markaana ay meesha uga baxaan dilalkii iyo iska hor…

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Madaxwayne Silaanyo Ku Dhalillay Inaanu Waxba U Qaban Gobolka Awdal

0 Sunday July 12, 2015 - 20:08:17
Guddoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Axmed Muumin Seed ayaa madaxweyne siilaanyo ku eedeeyey in uu ka hadli kari waayey qabsoomida doorashooyinka .

Read More »

Xoghayaha Madaxweynaha Oo Martiqaad Isugu Keenay Qaar Kamid Ah Safiirada Somaliland U Fadhiya Dhawr Waddan.+Sawiro

0 Sunday July 12, 2015 - 20:06:22
Xoghayaha Madaxweynaha Somaliland, Mud. Cali Axmed Cali ayaa martiqaad u sameeyay xubno kamid ah Safiirada uu Madaxweynaha Somaliland dhawaan xilalka u magacaabay.

Read More »

Daawo: Wasiirka Ciyaaraha iyo wefti uu hogaaminayo ayaa kormeer ku maray Garoonada cagaaran ee Roogga ah ee Burco

0 Visits: 719 | Sunday July 12, 2015 - 17:58:21
Wasiirka Dhalinyarada iyo cayaaraha somaliland axmed cabdi kahin, agaasimaha guud ee wasaaradaasi maxmed xusen dhabeeye, agaasimaha waaxda cayaaraha ee wasaaradasi, badhasabka togdheer, iyo xildhiban mubarik bidhi ayaa kormeer ku maray garoonada cagaaran ee roogga ah ee magaalada Burco,

Read More »

Daawo: Badhasabka Togdheer iyo wasiirka Ciyaaraha oo xilki u kala wareejiyey Xoghayihi hore iyo xogahayaha cusub ee Gobolka

0 Visits: 673 | Sunday July 12, 2015 - 17:51:46
Xoghayihii hore maamulka gobolka togdheer ayaa sheegay inay wax badani u qabsoomeen muddadii uu xilka hayey kuna faraxsanyahay xilkaqaadistiisa iyo xogahayaha cusub ee lagu bedelay, isago xogahayaha cusub na sheegay inaanu ku cusbayn xilkan ee uu hore u hayey shaqaalahana aanay isku cusbayn sidii wanaagsanayd…

Read More »

Marwada Madaxweynaha Somaliland Oo Deeq Gaadhsiisay Cisbtaalka Guud Ee Hargeysa Iyo Dhakhtarka Carruurta Ee Dr Maxamed Adan Shekd SAWIRO

0 Visits: 922 | Sunday July 12, 2015 - 16:12:49
Hargeysa(HWN):- Marwada koowaad ee Madaxweynaha ayaa maanta waxay kormeer ku soo martay Cusbitalka guud ee hargeysa gaar ahaan qaybta hooyada iyo dhalaanka, waxaanay marwadu dul istaagtay sida ay u kala culus yihiin bukaanku, iyada oo mudnaanta koowaad siisay ilma yar oo madaxa biyo kaga furan yihiin,…

Read More »

Xukuumada Somaliland Oo Beenisay Inay Ka Baxday Heshiiskii Lagu Soo Af jarayay Khilaafkii Mudo Kordhinta Ee Ay la Gashay Xisbiyada Mucaaridka .

0 Visits: 655 | Sunday July 12, 2015 - 16:09:50
Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde oo manta Warbaahinta kula hadlayay xarunta wasaarada arrimaha guddaha ee Magaaladda Hargaysa, ayaa meesha ka saaray inay Xukuumaddu kaga baxday

Read More »

Daawo:Maxaa Kala Qabsadey Maareeyaha Dekeda Berbera, Badhasaabka Awdal Iyo Koox Weriyayaal Ah

0 Visits: 622 | Sunday July 12, 2015 - 15:48:06
Mareeyaha Dekada Berber Ayaa Suaalo Saxaafadu Waydiisay Ayaa Soo Kala Dhex Galay Badhasaabka Gobolka Awadal OO Ku Sugan Magaalada Berbera

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv;Dhalinyaro Urur Samafala Kaga Dhawaaqay Magaaladda London Oo La Magac Baxay Table7 +Sawiro

0 Visits: 653 | Sunday July 12, 2015 - 15:31:46
London (AFKA) – Waxa xalayto kulan isugu yimid qaar ka mid ah dhalinayrada ee London oo ku midoobay urur samafal oo caawin doona dadka baahan ee ku nool Somaliland.

Read More »

Hogaamiyihii Ururka Daacish Ee Wadamada Pakistan Iyo Afghanistan Oo La Diley

0 Visits: 719 | Sunday July 12, 2015 - 15:25:32
Hogaamiyihii Kooxda la baxday Khaliifada Islaamka faraceeda dalalka Pakistan iyo Afghanistan ayaa lagu soo waramaya in lagu diley duqeyn diyaaradeed. Sirdoonka dalka Afghanistan ayaa xaqiijiyey dhimashada Hafiz Siciid oo lagu diley weerar habeenimadii jimcaha ka dhacay gobolka Nangarhar ee Bariga Afghanistan.

Read More »

Daawo: Madaxweynayaasha Puntland Iyo Jubbaland Oo Ka Hadlay Heshiis Ay Ku Gaareen Garoowe

0 Visits: 622 | Sunday July 12, 2015 - 15:21:06
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr Cabdiweli Max'ed Cali Gaas ayaa sheegay in uu kala hadlay dhigiisa Maamulka Jubbaland Axmed Max'ed Islaam ( Axmed Madoobe) iskaashi labadaasi maamul dhexmara. Dr Gaas ayaa xusay in ay isweedaarsadeen Axmed Madoobe arrimo quseeya sida ay meel uga soo wada jeesan…

Read More »

Daawo:Shaqaalihii Diwaan Gelinta Ceerigaabo Oo Maanta Lacagtii Qaatay Iyo Badhasaabka Oo Ka Warbixiyay

0 Visits: 508 | Sunday July 12, 2015 - 14:59:18
Ceerigaabo(CYN)Shaqaalihii diwaangelinta magaalada Ceerigaabo ayaa maanta qaatay lacagtii shaqada,waxaana halkaasi ka hadlay badhasaabka gobolka Sanaag oo ka warbixiyey halkay diwaangelintaasi marayso,waxaa iyaduna aad loo hadal hayaa dad ajaanib ah oo gobolkaasi kaadhadh badan ka qaatay.

Read More »

War Deg Deg Ah:Iska-horimaad culus Oo Ka Socda Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose

0 Visits: 861 | Sunday July 12, 2015 - 14:50:31
Iska-horimaad Culus oo u dhexeeya Ciidammo kawada tirsan kuwa maamulka KMG ah ee Jubba ayaa ka socda bartamaha magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda Hoose, inkastoo aan weli la ogeyn khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay iska-horimaadkaas.

Read More »

Dawladda Britain Oo Soo Saartay Liiska Dalal Dhawra Ay Muwaadiniinteeda Uga Digtay Inay Safraan.

0 Sunday July 12, 2015 - 13:22:43
Dawladda Ingiriiska, ayaa muwaaddiniinteeda dalxiisayaasha ah u dirtay digniin culus oo la xidhiidha inay waajihi karaan falal argagixiso, iyadoo ugu baaqday dadkeeda inay si degdeg ah uga baxaan waddanka Tuuniisiya.

Read More »

Madaxweynaha Puntland Oo Afur U Sameeyay Arday Ku Tartamaysay Qur'aanka Kariimka Ah + Sawiro

0 Sunday July 12, 2015 - 13:17:26
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa afur iyo casho sharaf ugu sameeyey Rugsan Hotel ardaydii ku tartantay akhriska Qur'aanka Kariimka ah ee Gobolada Puntland.

Read More »