Wararka

Dawladda Yemen Oo Dawladaha Calamka Ka Codsatay Ciidamo Shisheeye.

0 Thursday May 07, 2015 - 12:43:51
Dawladda Yemen Oo Dawladaha Calamka Ka Codsatay Ciidamo Shisheeye.

Read More »

Dalka Britain malaayiin ayaa u dareeraya doorashada guud ee dalkaasi, iyada oo cidbixintu ay billaabmatay 20 Minit Kahor

0 Thursday May 07, 2015 - 12:43:46
Dalka Britain malaayiin ayaa u dareeraya doorashada guud ee dalkaasi, iyada oo cidbixintu ay billaabaneyso 7-da aroornimo ee Britain oo ku beegan 9 barqanimo ee saacadda geeska Afrika. In ay codkooda dhiibtaan Waxaa isu diiwaan galiyay kontan milyan oo ruux Codbixintana waxaa la soo xidhi doonnaa 9-ka…

Read More »

Wasiir Cadami Oo Soo Jeediyay In Lagu Wada Qanco Go'aanka Ka Soo Baxa Golaha Guurtida

0 Thursday May 07, 2015 - 12:43:40
Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee uu dalka marayo, arinta xaasisiga ah ee ku saabsan muddo kordhinta Xukuumadda, Guddida Golaha Guurtida ee loo xilsaaray iyo waxa uu ka rajaynayo.

Read More »

Shirkadaha Ballore Iyo Dubai World Oo Aan Weli Ku Kala Bixin Dekedda Berbera Iyo Laba Shirkadood Oo Sucuudi Iyo Kuwait Ah Oo Ku Soo Biiray

0 Thursday May 07, 2015 - 12:43:36
Geesta kale shirkadda Faransiiska ah ee Bollore Group oo muddo 7 sannadood ah dedaal ugu jirta helitaanka mashruuca maamulidda dekedda Berbera

Read More »

Jilaa Caan Ah Oo Lagu Xukumay 5 Sano Oo Xadhig Ah Iyo Dambiga Lagu Helay.

0 Thursday May 07, 2015 - 12:43:16
Mid ka mid ah jilayaasha ugu caansan aflaamta Hindiya, Salman Khan, ayaa lagu xukumay shan sano kadib markii lagu helay dambi ah inuu gaadhi isagoo cabsan ku dilay nin darbi jiif ahaa.

Read More »

Mareykanka oo Hogaamiyeyaal Daacish ka tirsan dul-dhigay Malaayiin doollar oo Abaalmarin ah

0 Thursday May 07, 2015 - 08:51:36
Dowladda Marekanka ayaa afar ka mid ah mas'uuliyiinta sare ee Daacish dul-dhigtay lacago malaayiin doollar ah, si ay u hesho xogtooda, iyadoo sheegtay in ciddii warbixinno ka keenta mas'uuliyiintan la siinayo abaal-marinta lacageed.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Maayirka Boorame Oo Ka Hadlay Hawl Galo Banayn Ah Oo Laga Fuliyay Boorame

0 Visits: 601 | Wednesday May 06, 2015 - 16:54:24
Maayirka magaalada borame ayaa maanta faafahin ka bixiyey hawl galo ay ku fuliyeey wadooyin xidhnaa oo la furay

Read More »

Guddoomiyhii Guddiga Madaxa-banaan ee dib u eegista Dastuurka Somalia oo Maanta Is-casishay

0 Wednesday May 06, 2015 - 16:41:10
Gaalkacyo(Afka)Caasho Geelle Diiriye oo ahayd guddoomiyihii guddiga madaxa-bannaan ee dib u eegsta Dastuurka KMG-ka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kaga dhawaaqday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug inay iska casishay xilka.

Read More »

War Deg Deg AH:Doon Sida Dad Qaxoonti Ah Oo Soo Gaadhey Magaalada Berbera.

0 Visits: 597 | Wednesday May 06, 2015 - 16:10:17
Dooni Siday Dad Qaxooti Ah Ayaa Goor Dhaweed Ku soo xidhatay Dakada calaamiga ah ee berbera Maamulka degmada Berbera Ayaa Qaxootigan Ku soo dhaweyye Magaalada Berbera

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv;Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Ka Waramay Kulan Ay La Qaateen Golaha Guurtidda

0 Wednesday May 06, 2015 - 16:05:35
Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Ka Waramay Kulan Ay La Qaateen Golaha Guurtidda

Read More »

Daawo Gud.Xisbiga Wadani Ee G/Awdal Oo Musuq-maasuq iyo Maamul xumo Baahsan ku Eedeeyay Mamulka Gobolka iyo ka Deg Borama

0 Visits: 558 | Wednesday May 06, 2015 - 15:49:33
Borama(Afka)Gudoomiyaha xisbiga wadani ee Gobolka Awdal mudne Cabdikariin Maal ayaa ku eedeeyay Musuq-maasuq iyo Maamul xumo Baahsan maamulka Gobolka iyo kan degmada Boorama,waxa kale uu Gudoomiyahu sheegay inay dayn la ciir ciirayso dawlada hoose ee degmada boorama sidoo kalena waxa uu uga digay golaha…

Read More »

Daawo Afkashaacbka Tv: Gudiga Dabagalka Hantidda Qaranka Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Wasaaradda Kalluumaysiga Somaliland

0 Wednesday May 06, 2015 - 15:43:34
Hargeysa(Afka)Gudoomiye Ku-xigeenka Guddi hoosaadka ilaalinta hantida Qaranka Md. Cabdiqaadir Jibriil Xaamud,ayaa warbaahinta tafaasiil ka siiyay kulanka dhex maray iyaga iyo Madaxda Wasaaradda Kalluumaysiga.

Read More »

Gudoomiyaha Degmada Alleybadey Oo Beeniyay Inuu Qasabado La Baxey Balse Sheegay Inuu Badbaadiyay Ee Been Abuur Laga Sameeyay -

0 Wednesday May 06, 2015 - 15:36:55
Alleybadey(afka)-Gudoomiyaha Degmada Alleybadey ee katirsan Gobolka Gabiley Kayse Muxumed Meegaar ayaa gabi ahaanba beeniyay inuu si badheedh ah dad katirsan Beeraleyda Degmada Alleybadey

Read More »

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka John Kerry Oo Maanta Gaadhay Dalka Jabuuti

0 Visits: 546 | Wednesday May 06, 2015 - 15:33:19
Jabuuti(AFKA)Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka ayaa maanta Gaadhay caasimada dalka Jabuuti ee Jabuuti.

Read More »

Xoghayaha Qorshaynta Xisbiga Wadani Oo Isbarbar Dhig Ku Sameeyay Xukuumadihii Somaliland Soo Maray

0 Wednesday May 06, 2015 - 15:28:17
Hargeysa(Afka)Somaliland waxay soo martay caqabado iyo maalmo adag balse manta maalin ay siyaasiyan ka liidataa ma soo marin.

Read More »

Wargeyska Indian Ocean Oo Warbixin Xiisao Badan Ka Qoray Murashaxnimada Muuse Biixi Iyo Taageerada Uu Haysto

0 Wednesday May 06, 2015 - 15:25:02
Wargeyska Indian ocean ee ka soo baxa wadanka Faransiiska oo aad uga faallooda siyaasadaha qarsoon ee dunida, ayaa cadadkiisii 1 May ee bishan warbixin uu qoray ku sheegay in Muuse Biixi

Read More »

Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Ku Sugan Tukaraq Dusheeda Iyo Ciidamada Puntland Oo Halkaasi Soo Gaadhey,Xili Dadku Ka Cabsi Qabaan In Dagaal Ku Dhex Maro Degmadaasi+Sawiro.

0 Wednesday May 06, 2015 - 08:57:21
Laascaanood(afka)Waxa degmada Tukaraq soo gaadhey ciidamo ka socda maamul goboleedka Puntland ,waxaana ciidamadaasi horkacaaya wasiirka Amaanka Dawlada goboleedka Puntland,kuwaas oo kasoo ambabaxay magaalada Garoowe.

Read More »

Waa Kuwee Kooxaha Xili Cayaareedkan U Suura Gashay 100-Gool Iyo Ka Badan Inay Dhaliyaan

0 Wednesday May 06, 2015 - 08:53:06
Madaama xili cayaareedkan dhamaad ku dhow yahay waxaa daaha laga qaaday kooxaha ilaa haatan 100-gool iyo ka badan dhaliyeen dhamaan tartamada kala duwan.

Read More »

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Wareegto Uu Soo Saaray Sheekh Aadan Sune Kaga Mamnuucay Inuu Khudbado Iyo Casharo ka Bixiyo Masaajidada Magaalada Hargeysa

0 Visits: 860 | Tuesday May 05, 2015 - 21:23:59
Wasiirka wasaarada Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa soo saaray wareegto uu Sheekh Aadan Sune kaga mamnuucay khudbaha iyo casharada uu ka bixiyo qaar ka mid ah masaajidada magaalada Hargeysa.

Read More »

Daawo: Gudoomiyaha Gobolka Buuhoodle Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Muddo Kordhinta Iyo Xaalada Guud Gobolka Buuhoodle

0 Tuesday May 05, 2015 - 20:55:42
Gudoomiyaha Gobolka Buuhoodle Ee Xisbiga Waddani Md.Fu'aad Mixile ayaa Ka Hadlay Muddo Kordhinta iyo Xaalada Guud Gobolka Buuhoodle.

Read More »