Wararka

Doorashadii Baarlamaanka Israail oo Maanta loo Dareeray

0 Tuesday March 17, 2015 - 16:11:05
Dadka Israa'iil ayaa maanta oo salaasa ah codkooda dhiibanaya si ay u doortaan baarlamaanka,

Read More »

Daawo:Shirkadda Pontus Marine Oo Bilawday Shismihii Ugu Horeeyey Ee Ay Shirkaddaasi Yeelato.

0 Tuesday March 17, 2015 - 15:38:58
Shirkadda kaluumaysiga ka shaqayn doonta ee Pontus Marine ayaa maanta bilawday dhismeheedii ugu horeeyey ee ay dalka ka hirgashato.

Read More »

Daawo: Gabilay oo Maayar Cusub Dooratay iyo Maayarkii Hore oo Xilkii Tiriyey

0 Tuesday March 17, 2015 - 15:27:59
Golaha Degaanka ee Degmada Gebiley oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa ku doortay maayir cusub,waxa kale oo halkaasi isku casilay maayirkii hore ee degmadaasi.

Read More »

Hogaamiyihii Ikhwaanul Muslimiinka Wadanka Masar Oo Dil Lagu Xukumay

0 Tuesday March 17, 2015 - 15:24:48
Maxkamad ku taala dalkaasi Masar ayaa dil ku xukuntay hogaamiyaha ururka Ikhwaanul Muslimiinka wadanka Masar,

Read More »

Guddomiyihii Baanka Dhexe ee Shaqada Laga Caydhiyey oo ka hadlay Xil kaqaadistiisa Madaxweynahana Talooyin u soo Jeediyey

0 Tuesday March 17, 2015 - 15:07:38
Guddoomiyihii xilka laga qaadey ee baanka dhexe ee Somaliland, Cabdi Dirir Cabdi ayaa markii ugu horeysay ka hadlay

Read More »

Daawo Wasiirka Waasarada Warfaafinta Oo Kulan Laqaatay Shaqaalaha Wasaaradaasi

0 Tuesday March 17, 2015 - 15:01:17
Daawo Wasiirka Waasarada Warfaafinta Oo Kulan Laqaatay Shaqaalaha Wasaaradaasi

Read More »

Abaaro iyo Biyo la'aan soo foodsaartay Degaanka Gar adag iyo Guddomiyaha Degmadaas oo Qaylo dhaan ka Diray

0 Tuesday March 17, 2015 - 14:47:26
Maayirka degmada Gar-adag ee ka tirsan gobolka Sanaag Faarax Aadan Ciise ayaa qaylo dhaan ka muujiyey abaaro biyo la'aaneed oo ...

Read More »

Wasiirka Arrimaha Debeddda Maraykanka oo Wadahadalo ku saabsan Nukliyeerka la yeeshay Dhiggiisa IRAN

0 Tuesday March 17, 2015 - 11:30:49
Xoghayaha Arrimaha dibada Maraykanka John Kerryiyo wasiirka arrimaha dibada Iran Mohammad Javad Zarifayaa

Read More »

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Cod Gacan Taag Ah Ku Meel Mariyay Ajandaha Kal-fadhiga 27 Ee Golaha

0 Monday March 16, 2015 - 21:46:35
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Cod Gacan Taag Ah Ku Meel Mariyay Ajandaha Kal-fadhiga 27 Ee Golaha

Read More »

Maamulka Madaarka Caasimada Hargeysa Oo Wasaaradad Deegaanka Ku Wareejiyey Shinbiro Sifo Sharci Daro Loo Dhoofinayey Oo Ay Ku Qabteen Madaarka+Daawo Sawiro

0 Monday March 16, 2015 - 21:39:21
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyaga Somaliland ayaa maanta Maaamulaha Madaarka Cigaal kala wareegay laba shinbrood oo laysku dayey in madaarka laga dhoofo oo la qabtay.

Read More »

Gobolka Badhan Oo Laga soo Dhaweeyay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Khayraadka Biyaha.

0 Visits: 498 | Monday March 16, 2015 - 21:32:40
Waxagaradka Salaadiinta Cuqaasha iyo Bulsho waynta ku dhaqan magaladda Badhan ayaa si balaadhan u soo dhaweeyay magaacaabista uu madaxwaynaha Somaliland mud. Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ku magacaabay wasiiiru dawlaha wasaaradda Khayraadka Biyaha, C/salaam Maxamed Cali, Cuqaasha iyo salaadiinta…

Read More »

Daawo:Xildhibaan Qabile Oo Eedo Kulul Usoo Jeediyey Xukumada Xisbiga KULMIYE.

0 Monday March 16, 2015 - 21:30:06
)Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile ayaa maanta dhaliilo kulul usoo jeediyey xukumada KULMIYE hogaamiyo ,isaga oo eedaymo badan dusha ka saaray.

Read More »

Guddoomiyaha Degmada Mandhera Ee Dalka Kenya Oo Sheegay Inuu Cabsi Badan Soo Foodsartay

0 Monday March 16, 2015 - 21:25:34
Xaaladda amaanka ee Magaalada Mandheera ee Xarunta Gobolka waqooyi bari Kenya, ayaa ka sii daraysa, kadib markii weeraro isdaba joog ah lagu qaaday Badhasaabka Degaanka Cali Robo.

Read More »

DAAWO Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaaliland OO Maanta Safar Shaqo Ku Tagtay Magaalada Berbera kormeerna Ku Soomartay Xarumaha Wasaarada Maaliyada Gobalka Saaxil

0 Monday March 16, 2015 - 17:17:57
DAAWO Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaaliland OO Maanta Safar Shaqo Ku Tagtay Magaalada Berbera kormeerna Ku Soomartay Xarumaha Wasaarada Maaliyada Gobalka Saaxil

Read More »

"Xisbi Wadani Ahaan waxaanu u Aragnaa Doorashadan Mudadeedii dhaaftay xil gudasho la'aan ka timid Xukuumada" Xildhibaan Buubaa

0 Monday March 16, 2015 - 16:18:07
Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ee Wadani Ibraahin Mahadi Buubaa Ayaa sheegay in Xukuumada Looga Baahan yahay in Ay Talo qaran oo lagag arinsanayo Xaalada dalka Asxaabta mucaaradka la furto.

Read More »

Daawo: Maayar Shucaybkii Gabilay oo ka hadlay Xilka Madaxweynuhu u Magacaabay iyo Xildhiban Tukaale oo Belaayo Gabilay la soo Dhaafiyey ku tilmaamay

0 Monday March 16, 2015 - 16:11:58
Dad badan ayaa aaminsanaa in Shucayb Maxamed Muuse Xilkan wasiirnimo ay uga wanaagsanayd inuu sii ahaado Maayarka Gabiley balse waxa

Read More »

Cristiano Ronaldo Oo Noqday Shaqsiga Ugu Taageerada Badan Facebook Isagoo Kala Wareegay Xaaska Gerard Pique Ee Shakira

0 Monday March 16, 2015 - 15:58:10
Cristiano Ronaldo ayaa malaha ku jira waqti adag oo waayihiisa Real Madrid ah, laakiin waxa ay u muuqataa inuu ka soo kabsanayo. Xiddiga sannadka adduunka ayaa haatan noqday shaqsiga ugu caansan barta bulshada ee Facebook. Xiddiga Portugal ayaa ka sarre maray heesaada Shakira oo ah xaaska daafaca Barcelona…

Read More »

Dawladda Sucuudiga Oo Sharci Cusub Ku Soo Rogtay Dadka Doonaya Inay xajaan Sannadkan

0 Visits: 544 | Monday March 16, 2015 - 15:40:58
Dawladda Sucuudiga ayaa xujayda gudanaysa waajibaadka Xajka ku soo rogtay inay saddex bilood ka hor gudbiyaan Basabooradooda si loo siiyo dal ku gal(Fiisaha).

Read More »

Dawlada Kiiniya Oo Shaaca Ka Qaaday in ay wada-hadal la Furayso Al-shabaab

0 Monday March 16, 2015 - 15:34:55
Gudoomiyaha aqlabiyadda barlamaanka Kenya Aadan Ducaale ayaa sheegay in dowladdiisa ay diyaar u tahay in ay wada hadal la yeelato kooxda Al-shabaab oo ka dagaalanta gudaha Soomaaliya ,waxaana uu tilmaamay in arintan ay u xilsaari doonaan odayaasha dhaqaanka iyo hogaamiyayaasha diinta ee dalkaas. "Hadii…

Read More »

In ka Badan 1 Milion Oo Muwaadiniin Reer Brazil Ah Oo Ka Qayb Qaadanaya Mudaharaado Laga Soo Hor-jeedo Madaxwaynaha Dalkaas

0 Visits: 611 | Monday March 16, 2015 - 15:01:39
In kabadan hal milyan qof oo reer Brazil ah ayaa ka qaybqaadanaya mudaaharaad lagaga soo horjeedo madaxwaynaha dalkaasi Dilma Rousseff, iyaga oo qaar badan oo dadkaasi kamid ah ay dalbanayaan in ay xilka banayso.

Read More »