Wararka

Madaxwanaha Ukrain Oo Soo Dhawayay Heshiis Ka Dhaxayay Falaagda Bariga Ukrain.

0 Visits: 811 | Friday September 05, 2014 - 13:15:50
Madaxweynaha Ukraine, Petro Poroshenko, ayaa sheegay in ay suuragal tahay in la gaadho heshiis hordhac u noqon kara xabbad joojin laga gaadho bariga Ukraine galinka hore ee maanta oo Jimce ah.

Read More »

Alberto Moreno Oo Sadaliyay Inuu Liverpool Kula Guulaysto Champions Leaquega

0 Visits: 1189 | Friday September 05, 2014 - 13:14:28
Difaaca kooxda Liverpool ee dhawaanta ku soo biiray Alberto Moreno ayaa ku riyoonaya inuu kooxdiisa cusub ee Liverpool kula guulaysto koobka kooxaha qaarada yurub ee Champions Leaquega.

Read More »

Xarunta Dhimirka Ee SAHAN Oo Shahaadooyin Guddoonsiisay Dad Caafimaadey Oo Xirfado La Baray

0 Visits: 1109 | Friday September 05, 2014 - 13:12:45
Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Ganacsiga Iyo Maalgashiga Somaliland, Bashiir Cabdi Xariir, Ayaa Shahaadooyin Guddoonsiiyey Dufcaddii 7-Aad Ee Wax Ka Barata Xarunta Dhimirta Ee SAHAN.

Read More »

Baadhitaan Lagu Sameeyay Xaaladda Maskaxeed Ee Madaxwaynaha Ruushka

0 Visits: 1011 | Friday September 05, 2014 - 13:08:56
Baadhitaan ay sameeyeen dadka wax faaqida iyo sawir qaadayaal caalami ah ayay ku ogaadeen xaaladda maskexeed ee uu ku suganyahay hogaamiyaha Ruushku aanay ahayn mid caadi ah ka dib markii dabagal lugu sameeyay sawiradii la qaaday xiligii uu socday Shirkii Minsk.

Read More »

Shirkada Shidaal Qodista Ka Wada Somaliland oo Dacawad ku Oogaysa Dawlada Somaliya

0 Visits: 866 | Friday September 05, 2014 - 13:05:55
Xukuumadda uu hoggaamiye Madaxweyne Xasan sheikh Maxamuud, ayaa eedaymo dusha ka saaray Shirkadaha shidaal-qodiska ka wada somaliland Gudaheeda.

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay Qorshayaal Qabyo Ah Oo Ay Kula Tacaaleyso Ganacsiga Jaadka Oo Ay Sharci Daro Ku Tilmaantay

0 Visits: 3399 | Friday September 05, 2014 - 13:03:20
"Xukuumaddu waxay kiilooga Qaadka ah Ee $ 20-ka dollar ah ku cashuurtaa Nus dollar, Shaadhka $ 100 doolar ahna, Waxay Ku Cashuurtaa $ 25 doolar" Maxamed Cabdi Daa'uud

Read More »

Daawo Muqaal:Muwaadin U Dhashay Dalka Pakistan Oo Jidadka Kula xaragooda Libaax oo Dadkiina Argagax Galisay

0 Visits: 864 | Friday September 05, 2014 - 12:58:08
Muwaadin U Dhashay Dalka Pakistan Oo Jidadka Kula xaragooda Libaax oo Muddana Argagax Galisay

Read More »

Munasibad Lagu Furayay Sanad Dugsiyeedka Cusub Ee Dugsiga Oxford Ayaa Lagu Qabtay Magaalda Hargaysa + Sawiro

0 Visits: 1008 | Friday September 05, 2014 - 12:54:13
Xaflad Balaadhan oo lagu furayay sannad dugsiyeedka 2014-2015 ee dugsiga Oxford ayaa maanta ku qabsoontay xarunta iskuulkaasi .

Read More »

Deeq La Gaadhsiyay Buulo Burde

0 Visits: 935 | Friday September 05, 2014 - 12:48:05
Kolonyo baabuur ah oo siday gar-gaar ka yimid dowladda Djibouti ayaa maanta la gaarsiiyay degmada Buulo-Burde ee gobolka Hiiraan

Read More »

Wefti Ka Socda Puntland Oo Gaadhay Badhan Iyo Deeranada Ku Xeeran

0 Visits: 800 | Friday September 05, 2014 - 12:42:21
Wefti Ballaadhan oo ay Hoggaaminayaan Wasiirkuxigeenka Wazaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland Aamina Xaaji Xadhigle Iyo Wasiirkuxigeenka Wazaaradda Caddaaladda iyo Awqaafta Puntland Maxamed Faarax Canjeex ayaa Kormeer Shaqo iyo Ukuur gelid ah Ku kala Bixiyey Gobollada Sanaag iyo Haylaan.

Read More »

Daawo Muqaal:Xukuumadda Somaliland Oo Mashaariic Horleh Ka Hirgalisay Degmadda Boocame Ee Gobolka Sool

0 Visits: 928 | Thursday September 04, 2014 - 21:42:54
Xukuumadda Somaliland Oo Mashaariic Horleh Ka Hirgalisay Degmadda Boocame Ee Gobolka Sool

Read More »

Daawo Muqaal: Dugsiga Smart Burco Oo Xaflad Baladhan u Qabtay Furitaanka Sanad Dugsiyeedka 2014-2015 + Abaal-Marino la Gudonsiyay Ardaydii Kaalmaha Hore Gashay

0 Visits: 897 | Thursday September 04, 2014 - 21:07:11
Daawo Muqaal: Dugsiga Smart Burco Oo Xaflad Baladhan u Qabtay Furitaanka Sanad Dugsiyeedka 2014-2015 ayaa Abaal Marin kale Gudoonsiyay Ciidi Kaalmala Fasalada Dugsiga

Read More »

Madaxwaynaha Ruushka Oo Hanjabaadii Ugu Kululayd U Diray Wadanka Ukraine.

0 Visits: 924 | Thursday September 04, 2014 - 18:37:23
Madaxweynaha Dalka Ruushka Vladamir Putin, ayaa hanjabaad daran Hawada u mariyey dalka ay isku cindan yihiin ee Ukrain oo ay Reer Galbeedku si weyn u taageerayaan.

Read More »

Daawo: Xaaladda Cisbitaalka Guud ee Burco oo Soo Fiicnaanaysa iyo Agaasimaha Cisbitaalka oo ka warramaya

0 Visits: 935 | Thursday September 04, 2014 - 18:21:03
Agaasimaha Cusbitaalka Guude ee Magalada Burco Dr C/Qaadir Xaji Muse Muruqliqe ayaa Ka Warbaxiyay Xaaladda Guud ee uu ku sugan yahay Cusbitaalku iyo Duruufaha ku xeeran

Read More »

Daawo: Xukuumadda Somaliland oo Mashaaric kala Duwan ka hirgelisay Degmada BOOCAME

0 Visits: 801 | Thursday September 04, 2014 - 18:05:42
Mashaariicdan oo ay ka mid ahayd in xadhiga laga jaray Xarunta Hooyada iyo Dhalaanka, Saldhiga Dhexe e Bocame iyo Xaruntii Maamulka Degmadaas

Read More »

Hogaamiyayaasha Ururka NATO Oo Ka Shiraaya Xaaladda Dalka Ukraine

0 Visits: 964 | Thursday September 04, 2014 - 16:32:51
NATO ayaa qorsheynaya inay xoojiyaan difaacooda bariga Yurub, shirka ay ku leeyihiin gobolka Wales ee UK, taasi oo ah istiraatiijiyad cusub oo ay ku doonayaan inay kaga hortagaan faragalinta uu Ruushka ku hayo Ukraine.

Read More »

"xukuumaddu Ha soo celiso wada shaqeynta heyadaha qaranka gaar ahaan kuwa ay khuseyso arrimaha doorashadu" G C/raxmaan Ciro

0 Visits: 943 | Thursday September 04, 2014 - 16:17:10
diiwaan gelinta muwaadiniinta ( civic registeration) Waa arrin muhiim ah oo qaranku u baahan yahay. Wax xeer ah oo dhaqangal ah oo lagu maamulo arrintan ma "xukuumaddu Ha soo celiso wada shaqeynta heyadaha qaranka gaar ahaan kuwa ay khuseyso arrimaha doorashadu" G C/raxmaan Ciro

Read More »

Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad Ee Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Gudi Uu Malinkii Shalay Madaxweyne Siilanyo U Saaray Tabashada Deeganada Gobalka Awdal

0 Visits: 976 | Thursday September 04, 2014 - 16:12:22
Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga mucaaridka ah ee wadani Axmed Muumin Seed oo maanta qaar ka mid ah warabaahinta kula hadlay magalada hargaysa ayaa waxaa uu ka hadlay gudi uu malinkii shalay aheyd uu madaxweyne Axmed Siilanyo u magacabay tabashooyinka

Read More »

Wasiirka Kaluumaysiga Ee Somaliland Oo Iska Difaacay Musuq-Maasuq Lagu Edeeyay Kana Hadalay Guushii Ciidamadda Qaranku Ka Soo Hoyeen Saax-dheer.

0 Visits: 910 | Thursday September 04, 2014 - 16:07:51
Wasiirkawasaarada kalluumaysiga iyo khayraadka baddaha somaliland Cali Faarax Buureed ayaa jawaab Kulul ka bixiyay Hadalo kasoo yeedhay,Masuuliyiin ka tirsan Iskashatooyina Laas-qoray Kuwaas oo sheegay in ay wasaaradau Musuq-maasuqday qalab kaluumaysi oo loogu talo galay degmadaasi laas-qoray.

Read More »

Maraykanka Oo Ka Hadlay Weriye Labaad Oo lagaga Dilay Ciraaq oo Maraykan Ah.

0 Visits: 841 | Thursday September 04, 2014 - 11:05:42
Madaxweyne Obama ayaa sheegay in Mareykanka aan loogu cagajugleyn karin gawraca weriye kale.

Read More »