Wararka

Roob Dhagaxan watay Oo Hakad Galliyey Ciyaar U Dhaxaysay Laba xul Iyo Warbixino kale oo ku saabsan Cayaaraha.

0 Visits: 1353 | Sunday June 08, 2014 - 11:48:50
Ciyaartii saaxiibtinimo ee dhex maraysay xulalka Belgium iyp Tunisia ayaa la hakiyey kadib markii

Read More »

DAAWO: DHALINYARADA GOBOLKA SANAAG OO BOOQDAY GOOBTA SHAQADA DHISMAHA WADADA CEERIGAABO

0 Visits: 789 | Sunday June 08, 2014 - 10:15:08
dhalinyarada gobolka sanaag ee booqday goobta dhismaha wadada sanaag iyagoo halkasina ku gudoonsiyay hawlwadeenada wadada dhismaheeda ku hawlan biyo timir iyo sharab

Read More »

Dhegayso: Khudbadihii iyo Dardaarankii Guurtidu jeedisay ku dhawaaqistii Go'aanka kadib.

0 Visits: 872 | Sunday June 08, 2014 - 09:20:52
Xaaji Cabdi waraabe oo aha guddomiyihi guddiga xalinta khilaafka kulmiye,guddomiye saleban maxmud adan iyo gudomiyekuxigenkisa 1aad ayaa halkaas ka soo jediyey hadalo u badnaa dardaaran waayelnimo, iyado madaxweyne siilanyo na shirka furay isla markasna ballanqaaday inu aqbalayo wixi ay go'aamiyaan…

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo iyo Guddomiye Muuse Bixi Cabdi sidee ayay u arkeen Go'aankii Guddigii dhexdhexaadintu soo saareen?

0 Visits: 1043 | Saturday June 07, 2014 - 16:21:24
Golaha Guurtida Somaliland ayaa Goor dhaweyd ku dhawaaqay Natiijada Go'aamo ay ku dhexdhexaadinayeen labadii garab ee isku hayay Xisbiga Kulmiye, waxana labada masuul ee kala hogaaminayeyba ka dareen celiyeen siday u arkaan go'aanka guurtida

Read More »

Daawo: Wasiirka Beeraha JSL oo Kormeer ku tagay Mashruuc ay hirgelisay Iskaashatada EWADA +SAWIRO

0 Visits: 1509 | Saturday June 07, 2014 - 15:36:53
Guddomiyaha iskaashatada EWADA Sh, adan hassan sicid ayaa ka warbixiyey ujeedada aasaaska iskaashatada iyo weliba waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay qabato, isago xusay in Beero, Riig iyo Ceelal ay ka sameeyeen lagana Faaidaysto oo ay si weyn uga faaidaystaan Dadka Danyarta ah

Read More »

"May dhicin dunida meel layidhaahdo Madaxweynihii xisbiga ka soo baxay oo jooga Madaxweyne soo deg oo .."

0 Visits: 891 | Saturday June 07, 2014 - 15:32:17
Guddoomiye-ku-xigeenka 2-aad ee xisbul-xaakimka talada dalka haya ee KULMIYE ahna xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye),

Read More »

"Way jirtey Mar aanu anagu qabyaalada ka adkaanay oo beerka ka fuulnay laakin iminka waxad moodaa in iyadu beerka inaga fuushay oo na legeday .." Faysal Cali Warabe

0 Visits: 1057 | Saturday June 07, 2014 - 13:44:22
Guddomiyaha Xisbiga UCID oo saka ka hadlay kulan ay soo qabanqaabisay Akadamiyadda Nabadda iyo Horumarka Somaliland oo lagaga hadlayey xisbiyada iyo maamul daadejinta

Read More »

"Dadku Markay nala kaftamayaan waxay yidhaahdaan Kulmiye isagaa Mucaarad iyo Muxaafad ba isugu Fila, Sxbay Faysal lama qabo in..."Gud. Muse Biixi.

0 Visits: 953 | Saturday June 07, 2014 - 13:36:43
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlayay Madal Akademiga Nabadu soo qabanqaabisay ayaa si waafiya u sharaxay dhibatoyinka bulshada haysta

Read More »

"Waxaanu ku boorinaynaa Guddida Qaramada midoobay ee daba galka cunaqabataynta Hubka Somalia iyo Eritrea, inay joojiyaan Fara gelinta Arimaha Somaliland." Madaxweyne Siilaanyo

0 Visits: 876 | Saturday June 07, 2014 - 13:10:21
Madaxweyne Siilaanyo Oo Guddiga UN Monitoring Group Ugu Baaqay Inaanay Faraha La Soo Gelin Arrimaha Somaliland

Read More »

Dhegayso: Wasiirka Cadaalada JSL, Jaamac Shabeel, iyo Prof Cabdisalan yasin oo la Dhex Dhigay Dood kulul oo Garabyada Xisbiga Kulmiye ku dhexmartay BBC da

0 Visits: 966 | Saturday June 07, 2014 - 12:56:46
Labada Garab ee xisbiga Kulmiye u kala falliidhmay ee ay kala hoggaaminayaan Madaxweyne Siilaanyo iyo Muuse Biixi, ayaa shalay foodda isku daray dood xaasaasi ah oo aan waxba layskula hadhin, oo ay qabatay BBC du.

Read More »

War Deg Deg ah: Guddidii Dhexdhexaadinta Khilaaka Kulmiye ee Golaha Guurtida oo ku dhawaaqday Go'aankii ay ku xalliyee khilaafka Kulmiye iyo labada dhinac oo la sheegay inay aqbaleen

0 Visits: 1422 | Saturday June 07, 2014 - 12:35:22
Guurtida ayaa marki ay labada garab mid walba gaar ula kulmeen isla markaasna dhegaysteen dacwadahooda soo saaray go'aan 3 qodob ka kooban

Read More »

KOOXAHA LIVERPOOL IYO BORUSSIA DORTMUND OO ISKU BALANSADAY ANFIELD

0 Visits: 874 | Saturday June 07, 2014 - 12:20:36
Liverpool ayaa shaacisay manta inay kulan saaxiibtinimo 10ka bisha August la ciyaari doonaan kooxda Bundesliga ka dhisan ee Borussia Dortmund

Read More »

WASIIR XIGEENKA GANACSIGA OO SHEEGAY IN GUDDIYADA BEELUHU SAMAYSTEEN LA WAREEGEEN XILKII MADAX DHAQAMEEDKA

0 Visits: 731 | Saturday June 07, 2014 - 12:14:30
Wasiir-xigeenka ganacsiga Md. Bashiir Cabdi Xariir, ayaa ka digay guddi beeleedyada sii badanaya ee ay beelaha Somaliland doortaan,

Read More »

"Madaxweynaha Lama Diri Karo Qof La Dirana Wuu Ka Wayn Yahay .."Agaasimaha Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha.

0 Visits: 903 | Saturday June 07, 2014 - 12:09:42
Agaasimaha Guud ee wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha Iyo Cilmi Baadhista Md:Maxamed Cali Aadan ayaa ka jawaabay eedayn uu ujeediyay wasiirkii hore ee wasaaradaasi Aadan Axmed Warsame

Read More »

Garabyada ku loolamaya Xisbiga Kulmiye ayaa sheegay inay ku qancayaan xalka Golaha guurtidu ka gaadhaan Khilaafka Xisbiga Kulmiye.

0 Visits: 769 | Saturday June 07, 2014 - 11:47:13
iyo dadweynaha reer somaliland oo dhammaantood golaha guurtida ugu baaqay in si cadaalad ah khilaafka u xalliyaan dhexdhexaadna ka noqdaan Xalka Xisbiga

Read More »

War deg deg ah:Wasiirudawlah Maaliyadda Md.Cadaani oo Qaliin Dhinaca Wadnaha ah Gelaya Markii 2aad iyo Codsi uu Bulshadiisa u dirayo

0 Visits: 825 | Saturday June 07, 2014 - 08:29:05
Wasiiru-dawlahaMaaliyadda Somaliland Md-Cismaan C/laahi Saxardiid "Caddaanni" oo muddooyinkanba xaalad caafimaad u joogey magaalada Minneapolis ee carriga Maraykanka ayaa xaqiijiyey in bukaankiisu yahay dhinaca wadnaha

Read More »

"Sidii Aanu Horay U Balanqaadnay Waddo Kasta Oo La Bilaabo Waanu Isbarbar Taagaynaa, Maskax Iyo Maalna Waanu Ku Daraynaa" Wasiirka Madaxtooyada JSL

0 Visits: 844 | Saturday June 07, 2014 - 08:08:32
Wasiirka Madaxtooyada JSL Xirsi Cali X.Xasan oo Qoraal kooban soo dhigay Boggiisa Facebook iyo Bloggiisa Guusha.com ayaa kaga dareen celiyey Dhismaha Wadda isku xidha Balligubadle iyo Hargeysa oo Xukuumaddu Boqol kun oo Dollar ugu deeqday

Read More »

Nuxurka Lagu Soo Afmeeri Doono Khilaafka Ragaadiyay Xisbiga Kulmiye Oo la Shaaciyay.

0 Visits: 945 | Saturday June 07, 2014 - 03:37:19
Nuxurka Lagu Soo Afmeeri Doono Khilaafka Ragaadiyay Xisbiga Kulmiye Oo la Shaaciyay.

Read More »

Maamulka Kalsan Tv Oo Wareegto Ka Soo Saaray Isku qabqabsiga magaalada Burco ee kalsan TV.

0 Visits: 946 | Saturday June 07, 2014 - 03:32:25
Maamulka Kalsan Tv Oo Wareegto Ka Soo Saaray Isku qabqabsiga magaalada Burco ee kalsan TV.

Read More »

Daawo Muuqaal: Waxgaradka Iyo Aqoonyahanka Degaanka Bariga Hargaysa Oo Ka Hadlay Khilaafka KULMIYE Madaxweynahana Tageeray.

0 Visits: 558 | Saturday June 07, 2014 - 00:16:27
Waxgaradka iyo aqoonyahanka bariga Hargaysa, ayaa ka hadlay Khilaafka Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE oo hadda ay xalkiisa ku jiraan odayaasha golaha Guurtida Somaliland, sidoo kale waxay tageero mugweyn u muujiyeen Musharaxnimada Madaxweynaha Somaliland

Read More »