Wararka

Dhawaaqa Beesha Caalamka Ee Arrimaha Degmada Taleex

0 Visits: 823 | Thursday April 17, 2014 - 14:43:35
Dawladda Maraykanka ayaa ka hadashay weerarkii Ciidamada Somaliland Dorraad kula wareegeen Degmada Qadiimiga ah ee Taleex

Read More »

Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo shirkaddaha Isgaadhsiinta ku Amartay in Website-ka Haatuf ka jaraan Internet-ka

0 Visits: 697 | Thursday April 17, 2014 - 09:24:45
Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo gacanta ku haysa Dacwada ka dhanka ah wargeyska Haatuf ayaa la sheegay in ay shalay u qaybisay shirkaddaha Isgaadhsiinta Qoraal ay ku amrayso in ay ka jaraan website-ka Haatuf Internetka.

Read More »

Daawo Cabdiraxman Cabdiqadir Faarax oo sheegay Inaanu Aqoonsan Doonin Madaxweyne Siilaanyo Haddii Muddo kordhin loo sameyo, kana Hadlay Wixi ay isku Seegeen isaga iyo Xisbigiisi Kulmiye

0 Visits: 719 | Thursday April 17, 2014 - 09:16:02
Waxa uu sheegay Cabdiraxman Cabdiqadir in ay ogol yihiin oo keliye Tartan Doorasho Xor iyo Xalaal ah ku yimaada, haddii Madaxweynaha mar kale loo codeeyona ay ku bogaadin doonaan

Read More »

Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo xusay asxaabtiisa oo dhambaal Tacsi ah u diray qoyskii iyo qaraabaddii uu ka baxay Yaasiin Xaaji Ismaaciil Jirde

0 Visits: 899 | Thursday April 17, 2014 - 08:48:21
Jamaal Cali Xuseen waxa uu Sidan kuu sheegay Qoraal kooban oo uu ku baahiyey Boggiisa Facebook ga waxanu u dhignaa Sidan:

Read More »

Daawo:Wefti Xukuumaddu U Dirtay Inay Xuska 18-May Kala Qayb-galaan Jaaliyadda Ingiriiska Oo Dalka Ka Dhoofay + Sawirro

0 Visits: 938 | Wednesday April 16, 2014 - 20:57:31
Xukuumadda Somaliland ayaa u dirtay waftiballaadhan waddanka Ingiriiska, waftigaasoo kala qaybgali doona qurbajooga ku dhaqan guud ahaangobolada UK, munaasibadda 18-May.

Read More »

Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Ka Baxay Degmada Taleex , Ka Dib Baaqii Qaramada Midoobay

0 Visits: 822 | Wednesday April 16, 2014 - 20:49:17
Somaliland ayaa sheegtay in ciidankeeda ay kala baxday Taleex maalin kaddib markii ay halkaas qabsadeen iyadoo dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ay ku baaqeen nabad.

Read More »

Xisbiga Kulmiye Oo Munaasibad Soo Dhaweyn Ah U Soo Sameeyay Taageerayaal Ka Soo Goostay UCID

0 Visits: 855 | Wednesday April 16, 2014 - 20:30:14
Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa Munaasibad balaadhan ku soo dhaweeyey 10 Masuul oo hore uga tirsanaan jiray Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID.

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga Muxafadka Kulmiye Oo Amaanay Tallaabada Ciidanka Qaranku Ku Qabsaday Taleex

0 Visits: 836 | Wednesday April 16, 2014 - 20:22:04
Guddoomiyaha xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye, Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo dhaweeyay tallaabada ciidamada qaranka Somaliland, kula wareegeen degmada Taleex ee gobolka Sool.

Read More »

Maamulka Madaarka Hargaysa Oo Hadlay Dab Dhawaan Ka Kacay Qaybo Ka Mid Ah Madaarka Hargaysa Iyo Baadhitaano La Waddo.

0 Visits: 738 | Wednesday April 16, 2014 - 20:18:02
Maamule Ku Xigeenka Koowaad Ee Madaarka Cigaal International Airport Ee Hargeysa Maxamed Xuseen Jaamac Ayaa Ka Hadlay Dab La Sheegay Inuu Dhawaan Ka Kacay Qayb Madaarka Ka Mid Ah.

Read More »

WASIIRKA DHALINYARADA CIYAARAHA IYO DALXIISKA SOMALILAND OO XADHIGA KA JARAY XAFIIS CUSUB OO LAGU SOO KORDHIYAY WASARADA CIYARAHA.

0 Visits: 1318 | Wednesday April 16, 2014 - 19:49:36
Wasiirka wasaarada Dhalinyarada iyo Dalxiiska somaliland Cali Siciid Raygal ayaa maanta xadhiga ka jaray xafiis cusub oo yeesheen guddida xidhiidhka iyo Olanbikada.

Read More »

Xildhiban Cali Khaliif Gallaydh oo ka hadlay Cidanka Qaranka ee Galay Taleex Addunkana Markhaati Geliyey Xilli la shegay in wada hadal u bilabmay isaga iyo somaliland

0 Visits: 1129 | Wednesday April 16, 2014 - 17:16:04
Pro: Cali Khaliif Galaydh oo ka tirsan Baarlamaanka Somalia ayaa ka Xukumadda muqdishoiyo Beesha Caalamka ugu baaqay inay Makhraati ka ahaadaan Qabsashada Somaliland ee Taleex oo uu sheegayo inay ku xad gudubtay dadka degan degaankaasi.

Read More »

AGAASIMAHA DALLADA NAGAAD OO SHIR CAALAMI AH KAGA QAYB GASHAY NEW YORK IYO KULANKA AY LA YEELATAY BAN KI MOON

0 Visits: 1441 | Wednesday April 16, 2014 - 16:34:30
Agaasimaha fulinta ee dallada haweenka Somaliland ee NAGAAD Marwo Nafiisa Yuusuf, ayaa ka hadashay shirweyne arrimaha haweenka lagaga hadlayay oo ay kaga qayb gashay magaalada New York

Read More »

NICKOLAS KAY WAKIILKA QARAMADA MIDOOBAY U QAABILSAN SOMALIA OO KU BAAQAY IN XAALADA TALEEX LA DEJIYO

0 Visits: 667 | Wednesday April 16, 2014 - 16:19:54
Wakiilka Qaramada midoobay u qaabilsan Somalia Nicholas kay ayaa Somaliland iyo Puntland ugu baaqay inay dejiyaan Xaaladda degaanada taleex

Read More »

R-Afkashacabka: Dhegayso Wasiirka Arrimaha Debedda oo Ka warbixinya kulan Dhex maray Madaxweynaha iyo Wasiirka Afrika u qabilsan Ingiriiska

0 Visits: 663 | Wednesday April 16, 2014 - 15:32:14
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Arrimaha Afrika Mr. Mark Simmonds oo booqasho ku yimid dalka.

Read More »

KABTANKA KOOXDA LIVERPOOL STEVEN GERRARD WAA INAANU NORWICH U LA DHAQANAA SIDII AC MILAN 2005TII OO KALE

0 Visits: 1373 | Wednesday April 16, 2014 - 12:36:27
Kabtanka kooxda Liverpool Steven Gerrard ayaa kooxdiisa ku booriyay inay Norwich City u la ciyaaraan sidii kooxda adduunka ugu wanaagsan oo kale marka ay Axada kulmaan.

Read More »

Real Madrid Ma Ka Aarsan Doonta Barcelona Oo Guuldaro Saddexaad Oo Xidhiidha Ma Badi Doonta, Mise Iyada Ayaa Koobka Laga Qaadi Doona?

0 Visits: 1564 | Wednesday April 16, 2014 - 12:32:22
CiyaartaClasico-da, ee ay wada ciyaaraan kooxaha Barcelona iyo Real Madrid, oo ah Ciyaarta aduunka ugu daawashada badan, ugu xiisaha badan uguna xaamasada badan, ayaa caawa waxa ay dhexmari doonta kooxahan.

Read More »

Daawo: Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebta Gobolka Sanaag oo Beeniyey Warar Saxaafadda lagu Baahiyey oo lagu sheegay Maraakiib si sharci darro ah

0 Visits: 872 | Wednesday April 16, 2014 - 12:23:39
uga kallumaysanayo Dekedaha Maydh Rabshiga iyo Laasa sudhan

Read More »

Gudoomiyaha gobolka maroodi-jeex oo markii ugu horeysay ka hadlay qabsashadii Ciidanka Qaranka ee Degmada Taleex

0 Visits: 810 | Wednesday April 16, 2014 - 11:50:37
Gudoomiyaha gobolka maroodi-jeex Maxamed Maxamuud (Jeeni-yare) ayaa soo dhaweeyay tagidda ay tageen ciidamada qaranka Somaliland degnada Taleex ee ka tirsan gobolka Sool.

Read More »

Guddiga Bilic wanaaga Dawladda Hoose oo Markii u horeysay Amar Dul Dhigay Geerashyada Bilicda ka xumeeya Laamiyada Hawlbowlaha ah ee Burco

0 Visits: 1017 | Wednesday April 16, 2014 - 10:05:32
Gudiga Billic wanaaga Dawlada hoose ee Degmada Burco ayaa soo saaray Bayaan Ka Dhan ah Geerashyada Deggen Hareeraha Laamiyada iyo xafadaha Burco iyo Badhtamaha Suuqa ee Xidhay Waddooyinka Bilicdana ka xumaynaya

Read More »

Daawo: Badhasabka Togdheer Muxu ka yidhi Dilkii ka Dhacay Maxkamadda Burco

0 Visits: 738 | Wednesday April 16, 2014 - 09:16:14
Badhasabka Gobolka Togdheer Maxamed Muse Diriye oo Qaar ka mid ah Warbaahinta u warramayey ayaa ka warbixiyey Halka uu ku danbeeyey Maxbuuskii lagu Toogtay Burco

Read More »