Wararka

Qaramada Midoobay oo Shaqaalaheedii Puntland usoo Daadguranaysa Somaliland iyo Dilkii Sarakiisha Qaramada Midoobay oo Dhabarka Jebiyey Puntland

0 Visits: 900 | Wednesday April 09, 2014 - 15:51:40
Qaramada Midoobay ayaa bilowday inay shaqaalaheeda ku sugan magaalooyinka Garowe iyo Bosaso ee maamul goboleedka Puntland u soo daad gurayso dhinaca caasimadda Somaliland ee Hargeysa,

Read More »

Wasiirka Biyaha Somaliland oo Dhagax Dhigay Xafiisyo Cusub oo laga Hirgelinayo Wakaladda, Sido kalena Ka qaybgalay

0 Visits: 1192 | Wednesday April 09, 2014 - 14:55:14
Munasibadd Ballaadhan oo Wakaaladda Biyaha Burco ku soo Bandhigaysay Waxqabadkeedii 2013 ayaa Saaka Lagu qabtay Xarunta Wakalaadaasi. +SAWIRO

Read More »

Daawo Muqaal: Wasiirka Macdanta Xuseen Cabdi Ducaale Oo fariin Muhiim Ah Halkan U Marinaaya Shacabkiisa Somaliland Iyo Shirkad Cusub Oo Dalka Macdanta Ka Soo Guri Doonto Markale.

0 Visits: 746 | Wednesday April 09, 2014 - 11:52:13
Daawo Muqaal: Wasiirka Macdanta Xuseen Cabdi Ducaale Oo fariin Muhiim Ah Halkan U Marinaaya Shacabkiisa Somaliland Iyo Shirkad Cusub Oo Dalka Macdanta Ka Soo Guri Doonto Markale.

Read More »

Daawo Muqaal Dawlada Somaliland Oo Sheegtay Inay Guriyo U Dhistay Dadka Barakacayaasha Ah Ee Gobolkada Togdheer Awdal Salal.

0 Visits: 801 | Wednesday April 09, 2014 - 11:48:48
Dawlada Somaliland Oo Sheegtay Inay Guriyo U Dhistay Dadka Barakacayaasha Ah Ee Gobolkada Togdheer Awdal Salal.

Read More »

Dad Ku Geeriyooday Miino ku Qaraxday Degmada Qurilgud

0 Visits: 964 | Wednesday April 09, 2014 - 09:36:54
3 Qof ayaa ku geeriyooday Qarax Miino oo ka dhacay Degmada Qorilugud.

Read More »

Xukuumadda oo ka hadashay Xayiraada Wargeyska Hatuf iyo Sababaha loo xayiray

0 Visits: 783 | Wednesday April 09, 2014 - 09:21:58
"aniga oo ah wasiirka arrimaha gudaha ayuu cay laf jab ku ah Somaliland iyo annigana (iga baahiyey), waana ayaan daro, la iskamana xidhin ee maxkamadda ayaanu u gudbinay" Wasiir Cali warancade

Read More »

War dgedeg ah:Dagaal Kadhex Qarxay Puntland Iyo Galmudug Oo Sababay Dhimasho

0 Visits: 1113 | Tuesday April 08, 2014 - 22:56:10
Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Godod ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal udhaxeeya ciidamada Galmudug iyo Puntland.

Read More »

Daawo: Xisbiga Ucid Oo Soo Bandhigay Muuqaalo Muujinaya Sarkaal Ka Tirsan Ciidamada Somaliland Oo Salaan Sharaf Siinaya Masuul Ka Socda Wasaarada Gashandhiga Ee Somalia.

0 Visits: 823 | Tuesday April 08, 2014 - 22:42:21
Muqaalkan uu soo Bandhigay xisbiga Ucid ayaa waxa kale oo ay Daboolka ka qaaday in wasiirka Macdanta iyo Biyaha uu Lunsaday Lacag badan oo aan lagaranayn Halka uu ka tuuray sida uu yadhi Xoghayaha warfafinta ee Xisibiga Ucid

Read More »

Wasaaradda Tamarta Somaliland Oo Daha Ka Rogtay In Shirkadda Dong Song Energy Group, Dalka Ka Bilaabayso Sahamin Macdaneed

0 Visits: 885 | Tuesday April 08, 2014 - 21:15:14
Kulan ay wada yeesheen Wasaarada Macdanta iyo tamarta Somaliland iyo Wefti ka socda Shirkada Dong Song Energy Group LMT oo laga leeyahay Dalka China

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Guddida Qaban-qaabada Munaasibada 18-ka May.

0 Visits: 849 | Tuesday April 08, 2014 - 20:59:55
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) Ayaa Maanta Magacaabay Guddida Qaban-qaabada Xuska Munaasibada 18-ka May

Read More »

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Dalka Ku Soo Guryo Noqday Kana Waramay Aqoonsiga SHAFIELD Iyo Ujeedada Safarkiisa

0 Visits: 783 | Tuesday April 08, 2014 - 20:47:50
Wasiirka Arrimaha Dibada Ee Somaliland Maxamed Biixi Yoonis Ayaa Sheegay In Uu Waddo Qorshe Uu Dib U Eegis Ku Sameynayo Safiirada Kala Duwan Ee Somaliland U Qaabilsan Qaar Ka Mid Ah Dalalka Caalamka

Read More »

Xisbiga Waddani Oo Si Kulul Uga Hadlay Xayiraada Wargayska Haatuf Iyo Laydh La,aanta Qaybo ka mida Hargays.

0 Visits: 999 | Tuesday April 08, 2014 - 16:53:13
Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Oo Maanta Shir,Jaarid Ku Qabatay Xafiiskooda Ayaa Waxaa Ay Kaga Hadleen Kuna Canbaareeyeen Falkii Lagula Kacay Wargayska Haatuf Oo Maalintii Shalay Ay Ciidamada Booliska Somaliland Gabi Ahaanba La Wareegeen .

Read More »

Cisbitaalka Hargeysa ayaa la keenay Gabadh ku dhimatay Cilaaj lagu dabiibayey iyo Sheekhii Cilaajka oo Xabsiga la dhigay

0 Visits: 1421 | Tuesday April 08, 2014 - 16:44:32
Ciidanka Bileyska Ee Somaliland Ayaa Qabtay Nin Goob Cilaaj Ah Ku Haystay Xaafada Jig-jiga Yar Ee Magaalada Hargaysa Oo Ay Gacantiisa Ku Dhimatay Sida La Xaqiijiyey Gabadh 17-jir Ah Oo Loogu Geeyey In Uu Ka Saaro Jin Galay Ka Dib Markii Uu Ku Qabtay Koronto.

Read More »

Guddiga Wanaag Farista iyo Xumaan reebista oo Guddomiye Cusub Doortay iyo Guddomiyihi hore oo ka hadlay Darenkiisa

0 Visits: 986 | Tuesday April 08, 2014 - 16:13:32
Guddida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Somaliland Ayaa Maanta Shaaciyey In Ay Doorteen Guddoomiye Cusub Ka Dib Markii Dhawaan Ay Shaqadii Ka Joojiyeen Guddoomiyahoodii Hore.

Read More »

Hogaamiyihii Fanaaniinta Xidiga Geeska Laabsaalax iyo Fanaanadii Waynayd ee Ikraan Jaamac oo lagu Xidhay Madaarka Hargeysa oo ay ka soo degeen maanta

0 Visits: 2567 | Tuesday April 08, 2014 - 15:53:23
Waxa Madaarka Diyaaradaha Ee Magaalada Hargaysa Goor Dhawayd Lagu Xidhay Guddoomiyaha Fanaaniinta Xidigaha Geeska Xasan Saleebaan Dhuxul Laabsaalax Iyo Fanaanada Ikraan Jaamac Ismaaciil Oo In Muddo Ah Ku Maqnaa Magaalada Muqdisho.

Read More »

Wasiirka Difaaca ee Dalka Mareykanka Oo Booqday Dekedda Qingdao Ee Dalka Shiinaha.

0 Visits: 662 | Tuesday April 08, 2014 - 12:42:35
Wasiirka Difaaca ee Mareykanka, Chuck Hagel, ayaa tegey dekedda Qingdao ee dalka Shiinaha si uu u booqdo markabka keliya ee diyaaradaha xambaara ee Shiinuhu leeyahay, taas oo muujineysa kobaca milatariga Shiinaha.

Read More »

Khilaafaad Xoogan Oo Soo Food Saaray Maayirka Degmada Xariirad Iyo Maareeyaha Wakaalada Biyaha Ee Magaladaasi.

0 Visits: 749 | Tuesday April 08, 2014 - 12:37:30
Khilaaf Ba'an Oo Sababay In Ay Biyo Beelaan Dadweynaha Magaaladda Xarriirad Ayaa Ka Dhex Taagan Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Magaaladaasi Iyo Maayarka Kadib Markii Is Faham Waa Dhinaca Maamulka Biyaha Ahi Ka Dhex Qarxay.

Read More »

Shirka Dhaqaalaha Ee Carabta Iyo Afrika oo Somaliland lagu casuumay iyo Wasiirka Ganacsiga Somaliland oo ka warramay

0 Visits: 777 | Tuesday April 08, 2014 - 12:01:21
Dubai (Afkashacabka) Dawladda Somaliland, ayaa lagu casuumay shirka caalamiga ah ee dhaqaalaha Dalalka Carabta iyo Afrika oo halkii sano-ba mar la qabto, kaasi oo ka dhacaya Magaalada Dubai ee xarunta dalka isku tagga Imaaraadka Carabta.

Read More »

Nickolas Kay oo Puntland ugu baaqay inay sida ugu dhakhsaha Badan cadaalada u horkeenaan Danbiilayasha Diley Shaqalihii Qaramada Midoobay

0 Visits: 580 | Tuesday April 08, 2014 - 11:52:09
Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nickolas Kay, ayaa cambareeyay weerar lagu dilay laba sarkaal oo ka mid ahaa shaqaalaha hay'adda UNODC oo maanta lagu dilay Magaalada Gaalkacayo.

Read More »

DAAWO : WARAYSI XAASAASIYA OO LALA YEESHAY AQOONYAHAN JAMAL ALI HUSEIN OO KU SUGAN TORONTO CANADA

0 Visits: 636 | Tuesday April 08, 2014 - 11:22:38
Waraysigan oo Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamal Ali Husein uu la yeeshay Tvga Universal ayuu kaga warramay waxyaabo badan oo ay ka mid yihin Baadigoobka loogu jiro Ictiraafka somaliland iyo .....

Read More »