Wararka

Golaha Deegaanka Ee Magaalada Shafield Oo Qalinka Ku Duugay Aqoonsiga Somaliland.

0 Visits: 896 | Wednesday April 02, 2014 - 22:03:19
Golaha Deegaanka Ee Magaalada Shafield Ee Dalka Ingiriiska Ayaa Si Aan Kala Hadh Lahayn Ugu Codeeyey Aqoonsiga Somaliland .

Read More »

XUBNO KA SOCDAY SHIRKAD WADANKA KA BILAABAYSA SAHAMINTA MACDANTA AYAA SOO GAADHAY DALKA SI WAYNA UGU SOO DHAWAYAY DALKA WASIIR KU XIGEENKA WASAARADA MACDANTA IYO TAMARTA SOMALILAND

0 Visits: 805 | Wednesday April 02, 2014 - 20:38:15
Wasiir ku xigeenka wasaarada macdanta iyo tamarta Somaliland Cabdisalaan Maxamed Jaamac iyo masuuliyin kale oo wehelinayey ayaa shirkadan ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa.

Read More »

Af Hayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Waramay Xalada uu Marayo Dalku

0 Visits: 748 | Wednesday April 02, 2014 - 20:25:31
Afhayeenku Isagoo Ka Hadlayay Arinta Diwaan Galinta Muwaadiniinta Ayaa Waxa Uu Shacabka Usoo Jeediayay In Si Wadaniyad Ku Jirto Uga Qayb Qaataan Hawshaa Laxaadka Leh Si Nabad Galyo Ku Dheehantahayna Ugu Qaataan Kaadha Aqoonsiga.

Read More »

Daawo:Dallada SYNA iyo Ardayda Jamacadda Alpha oo Wacyigelin Dhinaca Caafimadka iyo Fayodhowrka ah ka fuliyey Caasimadda Hargeysa, olole Qashin Ururin ah na Bilaabay

0 Visits: 1100 | Wednesday April 02, 2014 - 18:31:24
Dallada SYNA oo Olole Ballaadhan oo wacyigelin ah ka bilowday Gobolada iyo degmooyinka Dalka, garbaha ay ku duulaysaana ay yihiin dhalinyarada somaliland ee gobol iyo degmo kasta, ayaa....

Read More »

Xildhiban Mubarik Bidhi oo Deeq Qalab Caafimaad ah ku wareejiyey Masuliyinta Wasarada Cafimadka Gobolka iyo Cisbitaalka Burco

0 Visits: 1006 | Wednesday April 02, 2014 - 17:35:14
Xildhiban Mubarik Bidhi oo Deeq Qalab Caafimaad ah ku wareejiyey Masuliyinta Wasarada Cafimadka Gobolka iyo Cisbitaalka Burco

Read More »

Dhegayso: mayor ku xigeenka caasimada hargeisa C/casiis Mohamoud Xaashi oo soo dhoweyey aqoonsiga magalada Shefield siinayso Somaliland

0 Visits: 642 | Wednesday April 02, 2014 - 16:23:59
Mayarxigeenku wuxu sidaasi ku sheegay mar uu saka u waramayey warbahinta

Read More »

Mustafe Faarax Qalab Ayaa Dhegoolayaashii Aqoonta Iyo Rajada Ahaa Ku Wareejiyey Guri Cusub Oo Loo dhamaystiray

0 Visits: 897 | Wednesday April 02, 2014 - 12:09:29
gurigan ayaa ah mid wax badan ka badeli doona nolosha caruurtanh

Read More »

Masuliyiinta Ugu sarraysa Jamacadda Camuud iyo Ardaydii hore uga qalinjebisay Jamacadda Oo kulan ku yeeshay Hargeysa iyo Nuxurka Kulankooda

0 Visits: 811 | Wednesday April 02, 2014 - 11:41:45
Kulan si heer sare ah loo soo agaasimay ayey xalay ku kulmeen tiro kamida ardaydii ka soo aflaxday Jaamacadda Camuud ee ku sugan Caasimada Hargeisa iyo Masuulka uugu sareeya Jaamacadda Camuud Proff Suleiman Axmed Guleid

Read More »

"waxaan anigu ku talin lahaa in doorashooyinka laga dhigo ta deegaanka oo mar ah iyo inta kale oo mar la wada qabto"

0 Visits: 906 | Wednesday April 02, 2014 - 11:13:30
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ku taliyey in la mideeyo Doorashooyinka marka laga reebo ta Goleyaasha Degaanka. Waxa uu tilmaamay in khasaare dhaqaale iyo Colaad ay horseedi karaan Doorashooyinka badan.

Read More »

Sheekh Caan Ka Ahaa Kenya oo Mombasa Lagu Dilay iyo Xaaladda Magaaladaas oo kacsan

0 Visits: 807 | Wednesday April 02, 2014 - 10:55:07
Xiisad Ayaa Ka Aloosan Magaalada Xeebta Ah Ee Dalka Kenya Ee Mombasa Maalin Kaddib Markii La Toogtay Sheekh Caan Ahaa Balse Muran Weyn Dhaliyay.

Read More »

Masuuliyiinta Wasaarada Xanaanada Xoolaha Ee Gobolka Saaxil Oo Markii U Horeysay Ka Hadlay Geel Laga Soo Celiyey Dalka Sucuudiga

0 Visits: 873 | Wednesday April 02, 2014 - 10:47:47
Markabka Xoolaha ee la soo celiyey ayaa noqonaya kii labaad ee Maxjarka Berber aka dhoofa ee bil gudaheed la soo celiyo, iyadoo ay wali taagan yihiin cabashooyinkii Markabkii kan ka horeeyey ee Xoolaha lagu soo celiyey

Read More »

Daawo: Wefti wasiiro ah oo loo diray ka qaybgalka Aqoonsiga Magaalada Shefield ay siinayso Somaliland oo Gaadhay London Kana Warramay Ujeedada Socdaalkooda

0 Visits: 722 | Wednesday April 02, 2014 - 10:14:30
Wefti wasiiro ah oo loo diray ka qaybgalka Aqoonsiga Magaalada Shefield ay siinayso Somaliland oo Gaadhay London Kana Warramay Ujeedada Socdaalkooda

Read More »

Wasiirka Caafimadka JSL Saleban Xaglotoosiye Iyo Guddiga Mihnadlayaasha Caafimaadka Somaliland oo looga yeedhay Xarunta Golaha Wakiillada Somaliland

0 Visits: 1071 | Wednesday April 02, 2014 - 08:56:34
Iyo Wasiir Xaglatoosiye Oo Ku Gacan Saydhay Kana Cudur Daartay Inuu Tago Golaha Wakiilada Gudoomiyihii Oo Maqan Awgeed.

Read More »

Daawo Video:200 Q0f oo Soomaali ah oo Dawladda Kenya u xidh xidhay Qaraxyadii ka Dhaxay Nairobi

0 Visits: 795 | Wednesday April 02, 2014 - 08:04:12
Cidamada Amaanka Ee magaalada Nairobi ayaa xabsiga u taxaabay dad somaliya oo ay tiradodu ka badantahay 200 oo qof

Read More »

Wefti ka socday Waddanka China oo ah shirkad Maalgashi oo Hargeysa lagu soo dhoweeyey yo meelaha ay ka hir gelin doonaan maalgashigooda

0 Visits: 1027 | Tuesday April 01, 2014 - 15:42:37
Shirkad maal gashi ka samaynaysa Waddan oo si diiran loogu soo dhoweeyey Hargeysa iyo meelaha ay ka hir gelin doonaan maalgashigooda*

Read More »

Maaliyada Xulka Qaranka England Oo La Soo Bandhigay (Daawo Sawiro).

0 Visits: 1274 | Tuesday April 01, 2014 - 15:19:03
Xulka qaranka England ayaa soo bandhigay maaliyada ay kaga qeyb gali doonan koobka aduunka Ee lagu wado in lagu qabto dalka Brazil,

Read More »

Dhegayso: Dr. Cali Macaw Aweys oo ka hadlay Xayiraadii la saaray Hawlihii Caafimad ee uu yimi Hargeysa

0 Visits: 1075 | Tuesday April 01, 2014 - 12:55:52
Dr. Cali Macaw Aweys wuxu su'aalay cidda xayiraada saarta sida ay suuro gal u tahay inu Germany iyo UK ka shaqeeyo isagoo soomaali ah

Read More »

Musharaxa Xisbiga UCID oo War-murtiyeed kasoo saaray Dr Cali Macoow

0 Visits: 855 | Tuesday April 01, 2014 - 01:50:00
War-murtiyeedkaas Ayaa qornaa sidatan: Wasaaradda Caafimaadka ee Somaliland oo Ruqsad Siisay Dr Cali Awes Macow, ma aha in la carqaladeeyo ee waa la soo dhaweeyaa. Waxaan ka codsanayaa wasaaradda caafimaadka iyo ciidanka qaabilsan nabad-gelyadda ee Dalka Somaliland in ay u kuur galaan oo xaliyaan arrinka…

Read More »

R-Afkashacabka:- Badhasaabka Gabiley Oo Ka Warbixiyey Muran Dhinaca Dhulka Ah Oo Ka Aloosna Degmooyinka Allaybaday Iyo Arabsiyo.

0 Visits: 872 | Tuesday April 01, 2014 - 00:06:20
Badhasaabka Gabiley Oo Ka Waramay inuu Ku Gulaystay inuu xaliyo Muran Dhinaca Dhulka Ah Oo Ka Aloosna Degmooyinka Allaybaday Iyo Arabsiyo.

Read More »

Markabka Ugu Weyn Somaliya Oo Yemen Ku Degaya

0 Visits: 1099 | Monday March 31, 2014 - 23:47:54
Mid ka mid ah Markabkii ugu weynaa Soomaaliya oo ku sugan xeebta magaalada Sanca ayaa qarka u saaran inuu dego, iyadoo ay socdaan howlaha lagula tacaalayo in aanu markabkaas quusin oo ay wadaan Eng neero iyo kabtanada maraakiibta.

Read More »