Wararka

Daawo Video: Weftigii Madaxweynaha Sida loogu soo dhoweeyey Degmooyink, Qoyta Sheekh iyo Xarunta Gobolka Saaxil ee Berbera

0 Visits: 827 | Thursday March 20, 2014 - 17:49:00
Masuliyiinta Degmooyinkaas iyo Masuliyinta Gobolka SAAXIL ayaa si weyn u soo dhoweyey weftiga madaxweynaha

Read More »

Garabka Haweenka Xisbiga UCID iyo Hogaanka Xisbiga Oo munasibadd soo dhoweyn iyo xog warran ah ku yeeshay Hargeysa+SAWIRO

0 Visits: 900 | Thursday March 20, 2014 - 17:38:05
Hargeysa (Afkashacabka) Hogaanka Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Ayaa Maanta Munaasibad Balaadhan Oo Qado Sharaf Ah Ku Qaabilay Garabka Haweenka Ee Xisbigaasi.

Read More »

Madaxweynaha JSL Waxa uu tacsi u dirayaa Boqorada, Isimada, Ugaasyada, Sulaadiinta, Cuqaasha, Shacabka Reer Somaliland,

0 Visits: 819 | Thursday March 20, 2014 - 16:59:25
isaga oo ka tacsiyadaynaaya Geerida Naxdinta leh ee ku timid CAAQIL CABDI CAAQIL MAXAMED CAAQIL CIGAAL kuna magac dheeraa Inna Hadoodil,

Read More »

Muarashaxa madaxweyne ee xisbiga UCID Jamaal Ali Husein ayaa Dhambaal Tacsi ah U direy Qoyskii , u ka geeriyooday Marxuum Cabdi Maxmed Cigaal (Cabdi Hadoodil)

0 Visits: 904 | Thursday March 20, 2014 - 16:53:29
oo saaka ku geeriyooday Shil Gaadhi,kana mid ahaa cuqashi weftiga madaxweynaha ka sii raacay magaalada Sheekh.

Read More »

WEFTIGII UU HOGAAMINAYEY MADAXWEYNAHA JSL AYAA DUHURKII KU SOO LAABTAY CAASIMADDA SOO GABAGABEEYEY SOCDAALKII XEEBAHA IYO GOBOLADA DALKA +SAWIRO

0 Visits: 992 | Thursday March 20, 2014 - 16:27:06
Madaxweyne Siilaanyo oo si ka duwan sidi hore loogu soo dhoweeyey Caasimadda iyo Dadweyne Tiro badan oo Kantaroolka laga soo galo caasimadda illa madaxtooyadaa Taxnaa

Read More »

Masuliyiintii Dhaawacu ka soo gaadhay Shilka baabuur ee ka dhacay duleedka degmada sheekh oo xaaladooda caafimaad ka soo raynayso

0 Visits: 1048 | Thursday March 20, 2014 - 13:41:52
iyo weftigii madaxweynaha oo socodkoodii sii watay, iyo wasiirka madaxtooyada oo ka warbixiyey shilka haleelay weftiga tacsi na u direy qoyskii uu ka baxay Caaqil cabdi hadoodil

Read More »

Daawo Video: Markab Xoolo Sida oo Laga soo celiyey Sucuudiga iyo Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo ka hadlay

0 Visits: 867 | Thursday March 20, 2014 - 12:18:33
Wasiirku wuxu sheegay in xoolaha lagu sheegayinu helay cudur ku dhaca Xoolaha, balse ay baadhis badan samaynayaan ogaana doonaan waxa sababay in la so celiyo markabka

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Xalay Xadhiga ka jaray Dugsigii Dhegoolayasha Burco iyo Mashaariic kale, isagoo warbixina ka dhegaystay Guddiga dib udhiska Madaarka +SAWIRO

0 Visits: 1474 | Thursday March 20, 2014 - 11:35:47
Madaxweynuhu wuxuu xadhiga ka jaray Dugsi Cusub oo loo dhisay Ardayda Dhegoolayaasha ah ee Gobolka Togdheer, kaasoo aasaaskiisa iyo bilowgiisa uu lahaa badhasabkii hore ee Togdheer

Read More »

War DEG DEG AH: WEFTIGII MADAXWEYNAHA OO 3 BAABUUR OO KA MID AHI DHACEEN, WASIIRO KU DHAWACMAY IYO CAAQIL KU DHINTAY.

0 Visits: 3150 | Thursday March 20, 2014 - 08:59:59
Weftigii uu hogaaminayey madaxweynaha JSL oo saaka ka jarmaaday magaalada Burco ayaa qaar ka mid ah Baabuurti weftigu shil ku galeen Waddada u dhaxasya Tuulooyinka LAALAYS iyo HUDDISA

Read More »

"Horta waxaad moodaa in xildhibaan Indho-indho uu maqaalkii uu qoray shaley aad moodaa uu uurkayga kala baxay." Dr. Goolle

0 Visits: 862 | Thursday March 20, 2014 - 07:54:07
Wasiir Ku xigeenkii hore ee wasaaradda caafimaadka Dr. Axmed Xasan Goolle, ayaa sheegay in Madaxweyne Axmed Siilaanyo uu mutaystay bilad geesi ka dib markii uu gaadhay xadka Somaliland ee dhinaca Sanaag barri oo sida uu tilmaamay 12 km u jirsaday magaaladda Boosaaso.

Read More »

Manchester United Oo Ka Takhalustay Olympiakos Una Soo Gudubtay Wareega Sideed Dhamadka UCL (Daawo Sawiro).

0 Visits: 1416 | Thursday March 20, 2014 - 07:49:00
Manchester United ayaa cawada guul muhiim ah ka gaartay kooxda Greece ka dhisan Ee Olympiakos, waxana guushan u horseday xiddiga reer Holland ahna weeraryahankoda Robin Van Persie oo seddexley ku dhaliyay Old Trafford, waxeyna isku cel celis ahaan ku soo baxeen 3-2.

Read More »

Zenit St Petersburg Oo Ka Adkaatay Borussia Dortmund Balse Ka Hartay Champions League.

0 Visits: 1243 | Thursday March 20, 2014 - 07:43:35
Borussia Dortmund oo ay cawada soo gaartay guul daro 1-2 oo kaga timaaday kooxda reer Russia Zenit St Petersburg ayaaa u soo gudubtay wareega sideed dhamadka Champions League.

Read More »

Xisbiga Ucid Oo Jagooyin Ka Banaan U Magacaabay Masuuliyiiin Cusub.

0 Visits: 864 | Thursday March 20, 2014 - 07:29:47
Haragaysa(AFK)Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeerka Ee Ucid Ayaa Masuuliyiin Cusub U Magaacabay Jagooyin Ka Banaanaan Xisbigaasi.

Read More »

Daawo Muqaal Wasiirka Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay U Jeedka Socdaalkiisa.

0 Visits: 778 | Thursday March 20, 2014 - 07:18:34
Wasiirka Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay U Jeedka Socdaalkiisa. wasiirka ayaa mudadi udanbaysay ku maqna safar shaqo

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Halista Ka ka Dhalan Karta Al-shabaabta Buuralayda Galgala Ku Soo galaya dhuumashada

0 Visits: 767 | Thursday March 20, 2014 - 07:09:24
Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inaanay qarsoonayn khatarta ay Kooxda Al-Shabaab oo ka soo qaxaysa inta badan Koonfurta dalka Soomaaliya

Read More »

DAAWO VIDEO: Madaxwaynaha JSL meel Fagaare ah kala hadlay Kumanan Bulshda reer Burco ah. +SAWIRO

0 Visits: 1437 | Wednesday March 19, 2014 - 16:01:31
Sidoo kale Madaxweynuhu Wuxuu xadhiga ka jaray Mashaariic kale Duwan isagoo kala qaybgalay ardayda Jamacadda Burco xafladi qalinjabintoda.

Read More »

Madaxwaynaha JSL oo ku dhawaaqay 18May ee inagu soo foodka leh in dhaaqale loogu ururin doono wadada Cerigaabo

0 Visits: 1007 | Tuesday March 18, 2014 - 23:56:06
Madaxweynaha:- waxa uu kaga dhawaaqay una asteeyey 18-MAY 2014 ka inay noqoto mid Sanadkan meel ay uga soo wada jeedidoonaan shacbiga iyo xukuumaduba sidii dhaqaale loogu ururin lahaa wadada Ceerigaabo Abaabul weyna laga geli lahaa taasi oo loogu magacdari-doono 18-MAY 2014 KA sanadkii wadada Ceerigaabo.

Read More »

Maxkamada Gobolka Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday Eedaysanayaal

0 Visits: 764 | Tuesday March 18, 2014 - 23:07:55
Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa Maanta xukun ku riday laba Eeddeysane oo loo haysto inay Bileedh lambaro Foojari ah gaadiid ku soo geliyeen Somaliland.

Read More »

Maamulka Puntland Oo Ku Dhawaaqay In Laga Caawiyo La Dagaalanka Argagixisada

0 Visits: 902 | Tuesday March 18, 2014 - 23:00:13
Dowladda Puntland oo feejignaan kaga jirta firxadka kooxda Al-shabaab ee lagula dagaalamayo koonfurta dalka Soomaaliya ayaa dalab u jeedisay beesha caalamka, kadib markii qodob khuseeya ammaanka ay kaga hadleen Shirkoodii Golaha Wasiirada.

Read More »

Madaxwaynaha JSL Somaliland iyo waftiaga uu hogaaminayo oo caawa si mugleh loogu soo dhawayay Magalada Burco

0 Visits: 1503 | Tuesday March 18, 2014 - 22:30:00
Waftigan ayaa waxa laga hortagay afafka hore ee laga soo gelo magalada Burco waxana lasoo gudbiyay gudaha magalada Burco iyaga oo bulshada rer Burco ay tubnayeen wadadi uu soo marayay madaxwaynahu

Read More »