Wararka

Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas oo ku soo fool leh magaalada Muqdisho iyo warar kala duwan oo ka soo baxaya

0 Visits: 918 | Thursday February 06, 2014 - 07:52:18
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa la sheegaay inuu dhawaan imaanayo magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya halkaaso saldhig uu ah madaxda dowladda faderaalka Soomaaliya,

Read More »

Arsenal Oo Isku Diyaarineysa Inay Xagaaga Dalab Ka Gudbiso Xiddig Qadka Dhexe Uga Ciyaara RealMadrid.

0 Visits: 1365 | Thursday February 06, 2014 - 07:36:08
Arsenal Oo Isku Diyaarineysa Inay Xagaaga Dalab Ka Gudbiso Xiddig Qadka Dhexe Uga Ciyaara RealMadrid.

Read More »

Ra'isul wasaaraha Turkiya oo ku soo waajahan magaalada Muqdisho iyo warar sheegaya inuu…

0 Visits: 1135 | Thursday February 06, 2014 - 07:33:39
Rajab Dayid Erdogan oo ah Ra'isul wasaaraha Dalka Turkiga ayaa lagu wadaa in uu dhawaan booqasho rasmi ah ku yimaado magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya si uu xarigga ujaro mashaariic uu dalka turkigu kawado magalaada muqdisho kuwaas oo uu jiro cusbitaalka Digfeer oo dhawaan la dhameystiray…

Read More »

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) ayaa markii u horaysay ka xog-waramay ujeedada socdaal uu ku marayo gobolada bariga dalka, kaas oo soo dhawayn wayn oo uu shalay kala kulmay bulshadda gobolka Sool ku sifeeyey fariin u quus-goynaysa maamul goboleedka Puntland oo uu sheegay inuu ku mashquulsan yahay faro-galin ka dhan ah Jamhuuriyadda Somaliland.

0 Visits: 865 | Wednesday February 05, 2014 - 20:09:04
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) ayaa markii u horaysay ka xog-waramay ujeedada socdaal uu ku marayo gobolada bariga dalka, kaas oo soo dhawayn wayn oo uu shalay kala kulmay bulshadda gobolka Sool ku sifeeyey fariin u quus-goynaysa maamul goboleedka…

Read More »

Gabadh Ingiriis Ah Ayaan Waydiiyey Bal Ka Waran Hargeysa, Waxay Igu Tidhi Hargaysa Waa Magaallo Fiican Oo Qurux Badan, Laakiin........" Wasiir Cali maxamed warancade

0 Visits: 1697 | Wednesday February 05, 2014 - 20:01:33
Gabadh Ingiriis Ah Ayaan Waydiiyey Bal Ka Waran Hargeysa, Waxay Igu Tidhi Hargaysa Waa Magaallo Fiican Oo Qurux Badan, Laakiin........" Wasiirka Arrimaha Gudaha -

Read More »

Somaliland: Kulan ay yeesheen Qaadhaan-bixiyeyaasha, komishanka iyo axsaabta Siyaasada

0 Visits: 787 | Wednesday February 05, 2014 - 19:57:05
Somaliland: Kulan ay yeesheen Qaadhaan-bixiyeyaasha, komishanka iyo axsaabta Siyaasada

Read More »

Wasiiru Dawlaha Maaliyada Oo Ku Soo Faqay Madal U Fadhiyo Wasiirka Caddaaladu ,Cadaalad-Darrada Ka Jirta Maxkamadaha

0 Visits: 769 | Wednesday February 05, 2014 - 19:30:19
Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Somaliland Md. Xuseen Axmed Caydiid ayaa shalay gaadhay Gobalka Sannaag ee magaalada Ceerigaabo, kaas oo salka ku haya cadaaladda jeelasha iyo maxkamadaha Gobalkaas.

Read More »

"Faysalow, Waxaan Hubaa In Haddii Aad I Soo Doonato Aan Dhulka Ku Dhigi Doono" Wasiir Ku Xigeenka Gaashaandhiga

0 Visits: 981 | Wednesday February 05, 2014 - 19:16:37
Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Gaashaan-dhiga Somaliland Cabdi Daahir Cammuud, ayaa jawaab ka bixiyey hadal cadho lahaa oo Guddoomiyaha xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe uu shalay warbaahinta u marayey, kaasi oo deba socday hadallo uu wasiir ku xigeenkani ugu duray Faysal.

Read More »

Halkan Ka dhegayso Hees Cusub oo loo sameeyey Ciidanka Qaranka oo ay ku luuqaynayaan Sahra Mooge Iyo cabdi qaboojiye

0 Visits: 0 | Wednesday February 05, 2014 - 19:01:10
Halkan Ka dhegayso Hees Cusub oo loo sameeyey Ciidanka Qaranka oo ay ku luuqaynayaan Sahra Mooge Iyo cabdi qaboojiye

Read More »

Obama Oo Isugu Yeedhay Madaxda Militariga & Heshiiskii Afghanistan Oo Fashil Ku Dhaw

0 Visits: 825 | Wednesday February 05, 2014 - 18:31:24
President Obama Oo Isugu Yeedhay Madaxda Militariga & Heshiiskii Afghanistan Oo Fashil Ku Dhaw

Read More »

Halkan Ka Akhriso Wargeysyada Ka Soo Baxa Hargeysa Oo Aad U Qaadadhigay Guddoomiyaha UCID Oo Cadaystay Inuu Danjire u Yahay Cadowga Somaliland

0 Visits: 1233 | Wednesday February 05, 2014 - 18:18:11
Halkan Ka Akhriso Wargeysyada Ka Soo Baxa Hargeysa Oo Aad U Qaadadhigay Guddoomiyaha UCID Oo Cadaystay Inuu Danjire u Yahay Cadowga Somaliland

Read More »

Tv Ga Universal Oo War Ka Soo Diraya Meel Somaliland U Dhoow Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Wadani Oo Aflagaado Qaawan Kula Duldhaay Shacabka Iyo Calanka Somaliland

0 Visits: 1332 | Wednesday February 05, 2014 - 18:12:50
Tv Ga Universal Oo War Ka Soo Diraya Meel Somaliland U Dhoow Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Wadani Oo Aflagaado Qaawan Kula Duldhaay Shacabka Iyo Calanka Somaliland

Read More »

MAAYARO SHIRAY MAXAA LOOGA FADHIYAA W/Q CUMAR MAXMED FAARAX

0 Visits: 0 | Wednesday February 05, 2014 - 18:01:07
Sabtidii Todabaadkan waxa magaalo madaxda Gobolka Sanaag ee ceerigaabo ka furmay shir ay maayarada dalku ku yeesheen halkaas

Read More »

Daawo Video: wasiirka macdanta iyo tamarta oo si ballaadhan loogu soo dhoweyeey South africa

0 Visits: 933 | Wednesday February 05, 2014 - 17:51:32
jaaliyadda reer somaliland ee waddankaasi koonfur afrika ayaa wasiirka macdanta iyo tamarta si ballaadhan ugu soo dhoweyey South africa

Read More »

Faysal Cali Waraabe Oo Ballan Ku Qaaday Inuu Wasiir Ku-Xigeenka Gaashaandhigga Ku Weerari Doono Xafiiskiisa Haddii Uu Mar Dambe Warbaahinta Ka Caayo

0 Visits: 991 | Wednesday February 05, 2014 - 17:29:54
Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaaday inuu Xafiiskiisa ugu dhex tegi doono, isla markaana kula dagaallami doono Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Cabdi Daahir Cammuud oo uu sheegay inuu caadaystay caydiisa…

Read More »

Wasiirka wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Dr Sacad Cali shire ayaa maanta abaalmarino iyo shahaado sharafyo kala duwan gudoonsiiyey shaqaalihiisa, iyadoo lagu kala qiimeeyey xirfadooda iyo shaqo wanaagii ay muujiyeen.

0 Visits: 1173 | Sunday February 02, 2014 - 20:16:45
Wasiirka Qorshaynta Qaranka Jsl Dr Sacad Cali Shire Hargiesa (burcoonline)-Wasiirka wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Dr Sacad Cali shire ayaa maanta abaalmarino iyo shahaado sharafyo kala duwan gudoonsiiyey shaqaalihiisa, iyadoo lagu kala qiimeeyey xirfadooda iyo shaqo wanaagii ay muujiyeen.

Read More »

Halkan Ka Daawo: Sawiro: Sannad Guurada Aas aaska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland

0 Visits: 1822 | Sunday February 02, 2014 - 20:16:45
Waxay maanta ku beegan tahay Sannad Guurada Aas aaska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland oo la Aas-aasay 02/02/1994 kii oo ay ka soo wareegtay hada 20 Sanno

Read More »

Qorshaha ciidanka Kenya looga saarayo Kismaayo oo laga yaabo inuu jiitamo(warbixin)

0 Visits: 1209 | Sunday February 02, 2014 - 20:16:45
horay u shaacisay go'aankii kasoo baxay kulankii wasiirada Difaaca ee dalalka xubnaha ka ah AMISOM ee horaadkii Bishan Janaayo ka dhacay Addis Ababa.

Read More »

Ethiopia oo bilowday daabulista hub iyo gaadiid ciidan,''Ethiopia waligeed cid kasta oo gacansiin codsata kama diidan sidaa darteedna waxaan galaynaa Somalia anagoo ka jawaabayna codsigaas isla mar ahaantaana gudanayna waajibaadka na saaran,'' ayuu yiri Wasiirka Difaaca ee Ethiopia Siraj Fegessa

0 Visits: 1230 | Sunday February 02, 2014 - 20:16:45
Militariga dowlada Ethiopia ayaa laba maalin ka hor bilaabay in Somalia usoo daabulo hub iyo gaadiid ciidan oo loogu talagalay ciidanka 4000 dhan ee dhawaan ku biiray howlgalada AMISOM.

Read More »

BOOLISKA OO IS HORTAAG KU SAMEEYAY NIN DOONAAYAY IN UU GUUSRSADO GABAR 8 SANO JIR AHAYD (DAAWO SAWIRADA)

0 Visits: 1277 | Sunday February 02, 2014 - 20:16:45
Ciidamada Booliska ee Wadanka Yemen, ayaa is hortaag ku sameeyay nin doonaayay in uu guursado gabar 8 sano jir ahayd, oo uu adeerkii dhalay.

Read More »