Ugu yaraan tobon qof ayaa ku naf waayay, Tiri kale oo intaa ka badanina way ku dhaawacmeen Laba qarax oo Mataano ah oo goor dhawayd ka dhacay suuqa Gikomba ee ku yaalla caasimadda dalka Kenya ee Nairobi.
Boqolaal dalxiisayaala oo u dhashay dalka Britain ayaa laga soo saaray meelahaa loo dalxiis tago ee dalka Kenya, Gaar ahaan magaalada Mombasa iyo xeebaha kale ee dalkaas, Kadib digniin ka soo baxday waaxda arrimaha dibada dalkaas.
Dadwaynaha Magaalada Hargeysa iyo guud ahaan reer Somaliland, ayaa si weyn ugu diyaar-garoobaya xuska 23 guurada Madax-banaanida Somaliland ee xuska 18-ka May, kaasi oo ku beegan Axadda sahan dambe
War-saxaafadeed Dabaaldegyada Madaxbanaanida Somaliland ee Magaalada Bristol
Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan magaalada Bristol oo ka mid ah Hormuudka Jaaliyadaha Somaliland ee ku nool Dalka debadiisa ayaa waxay bilihii u danbeeyay dedaal weyn ugu jireen laba arrimood oo kala ah:
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay tiro kale oo ka badan 70 qofna waa ay ku dhaawacmeen laba qarax oo ka dhacday suuq ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
-Xoghayaha Maaliyada Xisbiga Ucid Marwo Faadumo Siciid Iyo Wafti ay Hogaaminayso oo ka socda garabka haweenka xisbiga UCID Laanta Finland ayaa soo gadhay Caasimada Wadanka Sweden ee Stocholm. Iyaga oo ka soo kicitimay wadanka Finland.
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici oo ay wehelinayeen xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme Masaajid balaadhan oo laga hir galiyey Madaarka Hargeysa.