0 Visits: 1241 |
Wednesday November 19, 2014 - 09:41:10
Weeraryahanka naadiga Santon Gabriel Barbosaoo haatan lagu tilmaamay inuu yahay xidiga ugu soo jiidashada badan dalka Brazil ayaa dalabyo aad u sareeyo ka helay sedex ka mid ah kooxaha ugu awooda badan Premeirship-ka England.
0 Visits: 1028 |
Wednesday November 19, 2014 - 09:31:44
Laacibka khadka dhexe ka ciyaara kooxda Man City Fernando ayaa aaminsan in lasoo gaaray xiligii kooxda Chelseay dhibco dheeraad ah lumin laheyd Premiersip-ka England.
0 Visits: 1085 |
Wednesday November 19, 2014 - 08:16:33
Xulka qaranka qaranka England ayaa guul muhiim ah ka soo gaadhay xulka qaranka Scotland, kulankan oo ahaa mid saaxiibtinimo balse ay xamaasad badani ku dheehnayd ayay saddexda libaax ee England ayay Scotland gurigooda kaga soo gaadheen guul 3:1 ah. waxaana England goolasha u kala dhaliyay Wayne Rooney…
0 Visits: 1064 |
Sunday November 16, 2014 - 19:53:34
Xidiga khadka dhexe ka ciyaaro kooxda Juventus iyo xulka qaranka France Paul Pogba ayaa aaminsan in Cristiano Ronaldo uu sanadkan ku guuleesan doono abaal marinta FIFA Ballon d'O oo la bixin doono bisha koowaad ee nagu soo fool leh.
0 Visits: 1017 |
Tuesday November 11, 2014 - 09:07:42
Kubad sameeyaha reer Brazil Oscar ayaa heshiis cusub u saxiixay kooxdiisa Chelsea, wuxuuna qalinka ku duugay heshiis afar sano iyo bar ah sida ay shaacisay kooxdiisa.
0 Visits: 1393 |
Tuesday November 11, 2014 - 09:00:31
Ma Jirtaa naadi celin karto kooxda Chelsea ayay haatan dooda taagan tahay madaama Blues ay markale koox awood badan iska reebtay waayo todobaadkan Chelsea waxay 2-1 ku qaarijisay kooxda Liverpool.