Ciyaaraha

WARBIXIN: Jariirada The Telegragh Oo Soo Saartay Shaxda Kooxda Xili Ciyaareedkan Ugu Xumayd Iyada Oo Xogta Dhabta Ah Lagu Salaynayo,Yaase Ku Jira?

0 Visits: 862 | Saturday April 23, 2016 - 08:56:29
Waxaa la soo gaadhay waqtigii lays qiimayn lahaa isla markaana uu ciyaartoy kastaaba ku biiri lahaa shaxda uu u qalmo marka laga hadlayo qaab ciyaareedkiisii xili ciyaareedkan dhamaadka ah. Waxaanu shalay idiin soo gudbinay shaxda rasmiga ah ee kooxda sanadkan ugu fiicnayd Premier

Read More »

Falaanqeynta Kulanka Bournemouth Vs Chelsea, Blues Miyeey Ka Aarsan Doontaa?

0 Visits: 958 | Saturday April 23, 2016 - 08:53:50
Xili ciyaareedkoodii koowaad eeBournemouth ayaa u muuqda mid guul ah, sadex dhibcood ay ka helaan kooxda horyaalka daafacaneysa ee Chelsea ayaana keeni karta iney isku dhibco noqdaan kooxda sanadii hanatay horyaalka, taas ayaa layaab kuula muuqan karta laakin xili ciyaareedka madow ee ay qaateen kooxda…

Read More »

Hordhaca Kulanka Liverpool Vs Newcastle, Rafa Benitez Oo Anfield Ku Soo Guryo Laabanaya Isagoo Xaalka Ku Xun Yahay

0 Visits: 816 | Saturday April 23, 2016 - 08:44:40
Rafael Benitez ayaa maanta ku soo laaban doono garoonka Anfield isagoo wata kooxda Newcastle United kulankaan oo si weyn muhiim ugu ah maadaama uu kooxdiia kala baxsanayo u laabasha heerka labaad ee horyaalka Championship ka.

Read More »

Xog Culus:Maamulka Carbeed Ee PSG Oo Doonaya Iney Jose Mourinho & Cristiano Ronaldo Ku Mideeyaan Horyaalka Faransiiska

0 Visits: 939 | Thursday April 21, 2016 - 09:19:32
Maamulka kooxda Paris Saint Germain ayaa doonaya iney horyaalka Faransiiska ku mideeyaan labada

Read More »

Warbixin: Barcelona Oo Aan Diyaar U Aheyn Iney Iska Iibiso Xidig Yaraheeda Neymar Jr

0 Visits: 832 | Thursday April 21, 2016 - 09:13:28
Agaasimaha guud ee Barcelona Jordi Mestre ayaa shaaca ka qaaday in kooxdiisa aysan dooneyn iney iska iibiso xidig yaraha Brazil Neymar Jr.

Read More »

Barcelona Oo Kooxda Deportivo Cadho Kula Dul Dhacday Kadib markii Laba Jeer Hore Lga Badiyey +Sawiro

0 Visits: 1498 | Thursday April 21, 2016 - 09:06:30
Barcelona ayaa ciilkii guuldarooyinkii ugu danbeeyay iyo qaab ciyaareedkeedii kumaa iskaga soo dhaqday kooxda Deportivo oo ay 8:0 ku soo ceebaysay, waxaana kulankan afar gool ka dhaliyay Luis Suarez kaas oo sidoo kale sameeyay saddex gool caawineed. Lionel Messi, Neymar iyo Bartra ayaa min hal gool…

Read More »

Manchester United Oo Old Traffrod Guul Muhiim Ah Kaga Gaadhay Kooxda Crystal Palace

0 Visits: 847 | Thursday April 21, 2016 - 08:44:37
Man United ayaa garoonkeeda Old Traffrod guul kaga gaadhay kooxda Crystal Palace waxayna guushan ku gaadhay 2:0 iyada oo xidiga Crystal Palace eeDamien Delaney uu gool si qalad ah uu iskaga dhaliyay uu hogaanka ugu dhiibay Man United halkaMatteo Darmian uu gool qurux badan uu Red Devils ugu xaqiijiyay…

Read More »

Daawo: Qaabkii Ronaldo U Dhaawacmay Kulankii Xalay Ee Villareal

0 Visits: 935 | Thursday April 21, 2016 - 08:43:04
Ronaldo ayaa xalay ku dhaawacmay kulankii Villareal iyadoo uu ka sheegtay muruqa bowdada Ka hor inta ciyaarta dhaman ayuu ka baxay garoonka xilligaas oo ay Real 10 laacib ku dhameysteen maadaama badalkii uu ka dhamaaday . Real maanta war ka soo saaraa nooca dhaawaca iyo mudada laga yaabo in uu la maqnaado…

Read More »

Kooxda Leicester City Oo Markii Ugu Horaysay U Soo Baxday Champions Leaque-ga Xili Ciyaareedka Danbe

0 Visits: 844 | Monday April 11, 2016 - 09:20:24
Kooxda Leicester City ayaa taariikh cusub kooxdeeda u samaysay kadib markii ay si rasmi ah ugu soo baxday heerka groupyada Champions leaque-ga

Read More »

Kooxda Tottenham lix daqiiqo dhul gariir Ku Riday Manchester United+Jaahwareerkii Ku Dhacay

0 Visits: 906 | Monday April 11, 2016 - 09:05:08
Kooxda Tottenham ayaa garoonkeeda White Hart Lane ku soo dubatay dhigeeda Manchester United kulan lix daqiiqo dhul gariir ah ay Spurs ku kala dhantaashay Red Devils.

Read More »

Ashley Young Iyo Phil Jones Oo Ku Soo Laabtay Kooxda Man United Una Ciyaaray Kooda Da'yarta Kulan Ay Xalay Barbaro La Galeen Dhigooda Chelsea

0 Visits: 905 | Tuesday April 05, 2016 - 08:14:52
Macalin Van gaal ayaa war farxad leh ka helay qolka daawada kooxdiisa kadib markii ay xidigaha kala ah Phil Jones (76 daqiiqo ) Ashley Young (90 daqiiqo) Cameron Borthwick-Jackson (90 daqiiqo ), ay dhamaan kasoo laabteen dhaawacyo ay qabeen iyagoo saftay kula ay xalay koxoda da'yarta United la ciyaartay…

Read More »

Lionel Messi Oo Kulankii Shanaad Oo Isku Xigta Ku Guuldareystay Inuu Gool Ka Dhaliyo Kulanka EL Clasico

0 Visits: 1011 | Sunday April 03, 2016 - 08:33:29
Kooxda Barcelona ayaa ku kuftay garoonkeeda Camp Nou iyadoo guuldarro 2-1 ay ka soo gaartay kooxda ay aadka u xafiiltamaan ee Real Madrid, waana kulankii ugu horeysay ee laga badiyo 39 kulan oo tartamada oo dhan ah.

Read More »

"Haddii Aan Ogaan Lahaa Inaan 10 Nin Ku Badineyno Xilli Hore Ayaan Casaan Qaadan Lahaa"Sergio Ramos

0 Visits: 933 | Sunday April 03, 2016 - 08:27:12
Kabtanka Real Madrid Sergio Ramos ayaa ku kaftamay inuu xilli hore casaan sii qaadan lahaa haddii uu ogyahay in kooxdiisa ay 2-1 ku garaaceyso kooxda ay cadaawada kala dhaxeyso ee Barcelona.

Read More »

Real Madrid Oo Camp Nou Ku Soo Garaacday Barcelona Iyo Zidane Oo Clasico-da Guul Ku Furtay

0 Visits: 997 | Sunday April 03, 2016 - 08:19:37
Barcelona(AFKA)Real Madrid ayaa guul soo laabsho ah ku soo gaadhay Camp Nou kadib markii gool uu Pique dhaliyay uu Benzema kansalay laakiin Cristiano Ronaldo ayaa aduunka tusay in uu wali yahay ciyaartoy go'aanmin kara kulanka Clasico-da wuxuuna Los Blancos u horseeday guul muhiim ah

Read More »

Chelsea Oo Ku Durdurisay Aston Villa Xili Alexandre Pato Uu Dhaliyay Goolkiisii Ugu Horeeyay

0 Visits: 1012 | Sunday April 03, 2016 - 08:15:03
Afar gool oo ay kala dhaliyeen Ruben Loftus-Cheek, Alexandre Pato iyo laba gool oo ka timid Pedro ayey Chelsea ku xasuuqday Aston Villa oo aad moodo iney xili ciyaareedka dambe ka ciyaari doonto heerka labaad kulan xiiso lahaa oo ka dhacay garoonka Villa Park. Chelsea waxey haatan dhibcaha barbaraha…

Read More »

Germany Oo 21 Sanno Ka Dib Garaacay Italy, Cristiano Ronaldo Oo Ka Caawiyay Portugal Inay Tunto Belgium & France Oo Guul Weyn Ka Gaadhay Russia.

0 Visits: 1139 | Wednesday March 30, 2016 - 08:50:31
Xulka Jarmalka ayaa soo gabagabeeyay 21 sanno oo ay sugeen guul ay ka gaaraan xulka Talyaaniga iyagoo dhaliyay

Read More »

Luis Suarez Oo Shaaca Ka Qaaday Sharad Uu La Galay Neymar Ka Hor Kulanka Uruguay Iyo Brazil

0 Visits: 902 | Wednesday March 23, 2016 - 09:02:16
Barcelona.(AFKA)Luis Suarezayaa shaaca ka qaaday inuu sharax la galay Neymar ka hor kulanka isreebreebka Koobka Adduunka 2018 ee ay ciyaarayaan Uruguay iyo Brazil, isagoo doonaya inuu sharadka kaga guuleysto saaxiibkiisa kooxda Barcelona.

Read More »

Mesut Ozil Oo Ka Hadlay Wararka La Isl Dhex Maraayo Ee Ah Inuu Arsenal Isaga Hayaami Doono

0 Visits: 880 | Wednesday March 23, 2016 - 08:59:35
qaar ka mid ah warbaahinta Ingiriiska ayaa qoreen in kubad sameeye Mesut Ozil uu gadoodsan yahay sidoo kalena kooxda Arsenal xagaagan isaga tagi doono hadii aan macalin Arsene Wenger shaqada laga racadeynin.

Read More »

Muxuu Tababare Louis Van Gaal Ka Yiri Guushii Ay Kooxdiisa Ka Gaartay Dariskooda Manchester City?

0 Visits: 786 | Monday March 21, 2016 - 12:37:14
Tababare Louis Van Gaal ayaa bogaadiyay wiilashiisa kadib guushii ay ka gaareen Manchester City taasoo nooleysay rajadii ay kooxda ka qabtay iney ku dhameysato afarta ugu sareysa xili ciyaareedkaan.

Read More »

Hordhaca Kulamada Europa League Ee Caawa: Liverpool & Man United Oo Markii Ugu Horeysay Abid Taariikhda Isku Arkaya Tartamada Yurub.

0 Visits: 882 | Thursday March 10, 2016 - 09:29:27
Kulanka: Liverpool v Man United Lugta Hore Wareega 16ka Europa League Garoonka: Anfield Waqtiga: 11:05pm Saacada Geeska Afrika

Read More »