Ciyaaraha

Sports:Warbixin:Jariirada Telegraph Soo Xulatay Xidigihii Ugu Fiicnaa Abid Taariikhda Premier League, Hadaba Ayeey U Doorteen Xidigii Ugu Fiicnaa Abid ? Ayaase kamid Noqday 15 Ka Ugu Sareeya ?

0 Visits: 972 | Sunday December 06, 2015 - 17:16:03
Warbixin:Jariirada Telegraph Soo Xulatay Xidigihii Ugu Fiicnaa Abid Taariikhda Premier League, Hadaba Ayeey U Doorteen Xidigii Ugu Fiicnaa Abid ? Ayaase kamid Noqday 15 Ka Ugu Sareeya ?

Read More »

Sport: Taageerayasha Madrid Oo Funanada Kooxdoda Kuso Qoray Messi10 Miyey Donayaan.

0 Visits: 1352 | Monday November 09, 2015 - 17:26:42
Taageerayasha Madrid Oo Funanada Kooxdoda Kuso Qoray Messi10 Miyey Donayaan.

Read More »

Masuul ka tirsan FIFA oo dafiray Musuqmaasuq lagu eedeeyay

0 Visits: 974 | Wednesday November 04, 2015 - 15:07:30
Ninkan u dhashay dalka Brazil kana mid ah madaxda FIFA islamarkaana ahaa qabanqabiyihii koobka aduunka ee sanadkii 2014 lagu qabtay wadankiisa ayaa inkiray in uu ku lugleeyahay musuqmaasuq lagu eedeeyay iyo in uu qaatay malaayiin dollar oo laaluush ah.

Read More »

Sheikh Salman oo iska Difaacay Eedo

0 Visits: 980 | Tuesday October 27, 2015 - 17:41:49
Musharraxa madaxtinimada Fifa, Sheikh Salman bin Ebrahim al-Khalifa, ayaa iska difaacay wax uu ku sheegay been xun oo laga faafiyay markii uu ahaa guddoomiyaha xiriirka kubbadda cagta ee dalka Baxrayn.

Read More »

Daawo:Xulka Kubada Cagta Gobolka Hawd Oo Tababar Ku Qaatay Hargeisa Stadium Iyo Qaabka Loo Duubay

0 Visits: 1432 | Monday October 19, 2015 - 13:38:54
Xulka Gobolka Hawd Oo Tababar Ku Qaatay Hargeisa Stadium Iyo Qaabka Loo Duubay

Read More »

Kooxaha waa weyn ee Yurub oo jaray qiimaha tigidhada L agu galayo Ciyaaraha

0 Visits: 965 | Thursday October 15, 2015 - 17:59:31
Qiimaha lagu daawado ciyaaraha kubadda cagta ee kooxaha ugu heerka sarreeya Yurub ayaa hoos u dhacay sanadkii la soo dhaafay, iyadoo qaar ka mid ah kooxaha ugu waa weyn dunida ay hoos u dhigeen qiimaha lagu daawado hal ciyaar boqolkiiba 85, halka tigidhada sanadkana xoos loo dhigay boqolkiiba 40, waxaa…

Read More »

Daawo:Ciyaartoyda Xulka Gobolka Maroodi Jeex Oo Diiday Go'aankii Xidhiidhka Kubada Cagta Somalililand

0 Visits: 1008 | Wednesday October 14, 2015 - 15:04:50
Ciyaartoyda Xulka Gobolka Maroodi Jeex Oo Diiday Go'aankii Xidhiidhka Kubada Cagta Somalililand

Read More »

Xulka Kubada Cagta Soomaaliya Oo Afka Ciida Loo Daray Ciyaartii Labaad La Yeesheen Xulka Niger

0 Visits: 1400 | Wednesday October 14, 2015 - 10:16:22
Xulka Qaranka Somalia ayaa maanta lugtii labaad ee is-reeb-reebka koobka adduunka ee 2018-ka oo ay isaga horyimaadeen dhiggooda dalka Niger oo ka dhacday xarunta dalkaas ee Niamey ayaa looga adkaaday 4-0 – [Afar gool iyo waxba

Read More »

Madaxweynaha ururka kubadda cagta adduunka FIFA, Sepp Blatter, oo diiday baaqyo kaga yimid maalgeliyayaasha ugu weyn FIFA, oo ah inuu dhaqso isu casilo.

0 Visits: 899 | Saturday October 03, 2015 - 17:07:43
Madaxweynaha ururka kubadda cagta adduunka ee FIFA, Sepp Blatter, ayaa diiday baaqyo kaga yimid maalgeliyayaasha ugu weyn FIFA, oo ah inuu dhaqso isu casilo.

Read More »

Kooxda Barcelona Oo Bisha Janaayo Gacanta Kusoo Dhigi Doonto Labada Xidig Ee Naadiga Valencia Ugu Muhiimsan Waa Kuwee?

0 Visits: 907 | Thursday October 01, 2015 - 10:52:31
Wargeska El Mundo Deportivo oo inta badan xanta iyo xaqiiqada kooxda Barcelona ku saabsan lagu soo daabaco ayaa arimo muhiim ah qoray. Wargeskan ayaa sheegay inuu helay xog ku aadan in kooxda Barcelona ay bisha Janaayo lasoo saxiixan doonto labada xidig ee naadiga Valencia ugu muhiimsan Shkodran Mustafi…

Read More »

Sport:Taariikhda Iyo Waqtiyada La Ciyaari Doono Kulamada Wareega Afraad Ee Capital One Cupka Oo La Shaaciyay

0 Visits: 990 | Friday September 25, 2015 - 17:38:16
Taariikhda Iyo Waqtiyada La Ciyaari Doono Kulamada Wareega Afraad Ee Capital One Cupka Oo La Shaaciyay

Read More »

Kulamada Maanta ee Horyaalka Ingiriiska

0 Visits: 1094 | Sunday September 20, 2015 - 17:34:40
Maanta Horyaalka Ingiriiska waxaa la Ciyaraya 3 Koxood oo kali ah.

Read More »

Chelsea iyo Arsenal oo fooda is daraya

0 Visits: 1023 | Saturday September 19, 2015 - 18:57:50
Ciyaaraha dhex mara kooxaha Chelsea iyo Arsenal ayaa mar kaste ah kuwo xamaasad leh, balse mida maanta oo sabti ah dhacaysa ayaa ah mid ka duwan kuwii caadiga ahaa waxayna qeexi doontaa labada kooxood.

Read More »

Sport:Roberto Carlos Iska Ilaw Cristiano Ronaldo Ama Lionel Messi Waxaa Horyaalka Spain Ugu Fiican Neymar JR

0 Visits: 887 | Friday September 18, 2015 - 09:12:39
Roberto Carlos: Iska Ilaw Cristiano Ronaldo Ama Lionel Messi Waxaa Horyaalka Spain Ugu Fiican Neymar JR

Read More »

Waa Kuwee Tabarayaasha Badali Doona Jose Mourinho Hadii Uu Ka Tago Shaqada Chelsea

0 Visits: 964 | Monday September 14, 2015 - 09:15:07
Shaqada Jose Mourinho ee Chelsea ayaa loo cabsanayaa iyadoo macalinkaan reer Portugal uu 4-dhibcood kaliya kooxda usoo hoyay shantii kulan ee ay ciyaaartay horyaalka xagaagan iyadoo waliba ah kooxda difaacaneysa horyaalka.

Read More »

Sport: Saxaafada Caalamka oo Amaan ugu qubaysay Ronaldo kadib Shantii Gool Ee uudhaliyay Shalay

0 Visits: 1207 | Sunday September 13, 2015 - 16:59:20
Saxaafada Caalamka ayaa Amaan ugu qubaysay Ronaldo kadib Shantii Gool Ee uudhaliyay

Read More »

Sport: Everton oo 3 iyo 1 ku Garaacday Chelsea iyo Steven Naismith oo sadexlay dhaliyay

0 Visits: 945 | Saturday September 12, 2015 - 18:01:44
Sport: Everton ayaa 3 iyo 1 ku Garaacday Chelsea iyo Steven Naismith oo sadexlay dhaliyay

Read More »

Daawo: Madaxweynaha Xidhiidhka Kubada Cagta Jarmalka Oo Booqday Qoys Qaxooti Ah Iyo Kubado Iyo Diraysna Siiyay

0 Thursday September 10, 2015 - 12:41:27
Madaxweynaha xidhiidhka kubada cagta Jarmalka (DFB), Wolfgang Niersbach, ayaa booqday xero dad qaxooti ah la dejiyay, oo ku taala Egelsbach, oo ku taala badhtamaha konfur galbeed ee dalka Jarmalka, waxaanu ninkan ugu sareeya xidhiidhka federalka Jarmalka u qaabilsan kubada cagtu uu si gaar ah u booqday,…

Read More »

Hordhac: Arsenal v West Ham – Gunners Oo Emirates Ka Bilaabeysa Safarkii Ay Ku Hanan Lahaayeen Premier League Markii Ugu Horeysay Tan Iyo 2004.

0 Visits: 958 | Sunday August 09, 2015 - 09:24:18
Kulanka: Arsenal v West Ham United Garoonka: Emirates Stadium Waqtiga: 3:30pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Martin Atkinson

Read More »

Hordhac: Stoke City v Liverpool – Reds Oo Maanka Ku Heysa Inay Aarsato Guuldaradii 6-1 Ee Britannia Stadium Ku Soo Gaartay Dhamaadkii Xilli Ciyaareedkii Hore.

0 Visits: 984 | Sunday August 09, 2015 - 09:20:03
Kulanka: Stoke City v Liverpool Garoonka: Britannia Stadium Waqtiga: 6pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Anthony Taylor

Read More »