Wararka

Warbixintii Ugu Dambaysay Ee Ka Hadlaysa Dadka Magan-gelyada Waydiista Qaarada Yurub.

0 Sunday March 22, 2015 - 11:08:01
Tirada dadka ee magangelyda ka dalbadey Midowga Yurub ayaa kor u kacdey in ka badan 40% marka loo barbardhigo sanadkii hore.

Read More »

Hordhac: Hull v Chelsea – Blues Oo Dooneysa Inay Soo Ceshato Hogaankeeda Lixda Dhibcood Ee Premier League

0 Sunday March 22, 2015 - 10:40:40
Chelsea waqtiyadii ugu danbeysay waxaa ka maqneyd argagixii ay ku abuuri jireen kooxaha ka soo horjeeda, laakiin hogaan seddex dhibcood ah iyadoo labo kulan

Read More »

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamanka Kenya Oo Dhaawac Halis Ah Loogu Gaystay Gudaha Nairobi

0 Sunday March 22, 2015 - 10:36:51
Xildhibaanka laga soo doorto Nyatike, Edick Anyanga ayaa waxay kooxo hubeysan xalay ku dhaawaceen gurisiisa oo ku yaalla xarunta Kenya ee Nairobi.

Read More »

"Ancelotti ma aha qofka ugu fiican aduunka oo kaliya, waa tababarihii ugu fiicnaa ee aan abid la soo shaqeeyay" David Beckham

0 Sunday March 22, 2015 - 10:15:23
David Beckham Oo Amaanay Carlo Ancelotti Sheegayna Inuu Yahay Tababaraha Ugu Haboon Real Madrid...

Read More »

DAACISH Oo Ugu Baaqday Tageerayaashooda Ku Nool Maraykanka Inay Dilaan In Ka Badan Boqol Askri.

0 Sunday March 22, 2015 - 10:06:32
Wasaaradda Difaaca ee Mareykanka ayaa baadhaysa hanjabaada dhinaca Internet-ka oo ay Kooxda Daacish (IS) ugu jeedisay ilaa boqol askari ..

Read More »

Ciidamada Booliska Caasimadda oo Xabsiga Dhigay Saleeban Xuquuq iyo sababaha Xadhigiisa

0 Sunday March 22, 2015 - 09:52:45
Saleebaan Xuquuq oo aanu la xidhiidhnay ayaa xadhiggiisa ku eedeeyay Taliyaha saldhigga degmada Ibraahim Koodbuur

Read More »

Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Dib Ugu Soo Guryo Noqday Magalada Muqdisho

0 Visits: 752 |
Ra'isal Wasaaraha ayaa intii uu ku sugnaa magalada Doha ee xarunta dalka Qatar waxa uu kulamo la soo qaatay Madaxda Dalkaasi

Read More »

Waqooyiga Kuuriya Oo Si Adag Ugu Hanjabay Inay Isticmaalayso Hubka Niyukliyeerka.

0 Saturday March 21, 2015 - 23:40:47
Dawladda Waqooyi Kuuriya ayaa sheegay in dalkeedu uu haysto hubka Niyukliyerka uuna diyaar u yahay inuu isticmaalo waqti walba.Safiirka u fadhiya Waqooyi Kuuriya dalka Britain Hyun Hak Bong ayaa ku sheegay wareysi uu Jimcihii siiyay Telefeeshinka Sky News, in dawladiisu ay isticmali doonto hubka wax…

Read More »

Magalada Hargeysa Oo Lagu Soo Bandhigay Buug Qiimo Badan Xambarsanaa Oo Ka Hadlayay Maandooriya Jaadka iyo Dhibaatooyinka Ku Gadaaman+ Sawiro

0 Saturday March 21, 2015 - 23:36:17
Xaflad Ballaadhan Oo Lagu Daah-Furay Buugg Cusub Oo Si Qoto Dheer Uga Warramaya Maandooriyaha Qaadka , Oo Magaciisa La Yidhaahdo ( Caleenta Geerida) Oo Uu Qoray Maxamuud Maxamed Axmed (Abucubayda) Ayaa Habeennimadii Sabtidu Soo Gelaysey 20/3/2015 Lagu Qabtay Hoolka Jaamacada Gollis Ee Magaalada Hargeysa.

Read More »

Daawo:Maxkamada Gobolka Saaxil Oo Maanta Xukun Ku Riday Koox Dhalinyaro Ah Oo Khamri Aad U Badan Magaaladaasi Soo Geliyey.

0 Saturday March 21, 2015 - 23:34:01
Maxkamada magaalada Berbera ayaa maanta xukun ku riday dhalinyaro gobolkaasi soo geliyey khamri aad u tiro badan oo ay ciidamada Boolisku ku guulaysteen inay gacanta ku dhigaan.

Read More »

Daawo: Meherkii Ugu layaabka Badnaa iyo Xuseen Bisad Oo Meherkiisu Ka Dhacay Magaalada Hargeysa Iyo Malxiskiisa Oo Noqday Ninka Ugu Gaaban + Sawiro

0 Visits: 6188 | Saturday March 21, 2015 - 23:21:52
Xuseen Maxamed Axmed ( Xuseen Bisad ) oo ah ninka labaad ee dunida ugu dheer oo dhalasho ahaan ka soo jeeda somaliland ayaa maanta meherkiisu ka dhacay hotel Crown Ee magaalada Hargeisa , Waxaana malxiis u ahaa ninka somaliland ugu gaaban oo layidhaa Shacayb Gaab. Xalfadan oo ahayd mid aad u heersaraysa…

Read More »

Guddoomiyihii Hore Ee Baanka Oo Maanta Xilkii Ku Wareejiyay Guddoomiyaha Cusub+Sawiro

0 Saturday March 21, 2015 - 23:17:38
Guddoomiyihii Hore Ee Baanka Oo Maanta Xilkii Ku Wareejiyay Guddoomiyaha Cusub.Daawo Sawirada.

Read More »

Ururka Tabantaabo Oo Socdaal Ay Ugu Kuur Galayaan Dhinacyada Caafimaadka, Waxbarashada Iyo Wacyigelin ugu baxay Degmada Sabo wanaag

0 Saturday March 21, 2015 - 23:16:15
Ururka tabantaabo voluntary org,ayaa safar laba cisho qaatay ugu ambabaxay degmada sabawanag ee gobolka maroodijeex,safarkaas oo uu hogaaminayay gudoomiyaha ururka sakariye axmed xasan iyo xubnaha ururka

Read More »

Daawo:Maayirka Degmada Dararweyne Ee Gobolka Sanaag Oo Qaylodhaan Biyo La'aaneed U Diray Dawlada Iyo Bulshada.

0 Saturday March 21, 2015 - 23:11:58
Maayirka degmada Darar weyn ee gobolka Sanaag ayaa bulshada iyo dawlada Somaliland u diray qaylo dhaan uu kaga hadlay biyo la'aan degaanadaasi ka tagaan.

Read More »

Daawo Muqaalka Maanta:Dawlada Ethiopia Oo Fagaare Ku Gubtay Fool Maroodi Badan

0 Saturday March 21, 2015 - 23:10:06
Xukuumada Ethiopia ayaa talaabadan ay ka qaadatay ee ay ku gubtay fool maroodiga aadka u badan, ku tilmaantay mid lagaga

Read More »

Daawo:Jaaliyada Gobolka Sanaag Ee Dalka Uk Oo Deeq Soo Gaadhsiiyay Jaamacada Ceerigaabo.

0 Saturday March 21, 2015 - 23:03:44
Qaar kamida jaaliyadda Magaladda London Ee Cariga UK Kana soo jeedda Degmadda Ceerigaabo ee Xarunta Gobolkaasi ayaa deeq lacageed Soo Gaadhsiiyay Jaamacadda Sanaag Ee Magaaladda Ceerigaabo.

Read More »

Wasiirka Qorshaynta Qaranka Oo Ka Jawaabay Hadal Ay Hay'adda DANIDA Ku Durtay Ammaanka Somaliland

0 Saturday March 21, 2015 - 23:03:01
Wasiirka wasaaradda Qorshaynta Qaranka, Dr Sacad Cali Shire, ayaa jawaab ka bixiyay Weedho xanaf leh oo Hay'ad horumarinta u qaabilsan Denmark Somaliland ku sifaysay,waxaana uu sheegay inuu arrintaas kala hadlay wakiilaka Hay'addan U Fadhiya dalka Kenya.

Read More »

Daawo:Garsoorka Somaliland Oo Loo Furay Tabobar La Xidhiidha Xaquuqda Aadamaha

0 Saturday March 21, 2015 - 22:59:28
Garsoorka Somaliland ayaa loo furay tabobar lagu baraayey xeerar kala duwan ,kuwaas oo ka caawin doona shaqadooda garsoornimo.

Read More »

Daawo: Dawladda Hoose Burco oo Agab Waxbarasho ku wareejiyey Qaar ka mida Dugsiyada H/Dhexe ee Burco

0 Saturday March 21, 2015 - 16:30:34
Maayirka Magaaladda Burco oo Ay wehelinyaan xubno ka tirsan Golahaasi degaanka ayaa deeq agab waxa barasho ah waxaa ay ku wareejiyeen qaar kamida Dugsiyadda Waxabarashadda Ee Asaasiga ah.

Read More »

Xisbiga Kulmiye ayaa si Cad u Beeniyey Warar ay ka qoreen Qaar ka mida Warbaahintu

0 Saturday March 21, 2015 - 11:46:41
Warsaxafaadeed Goor dhoweyd ka soo baxay Xarunta Dhexe ee Xisbigaasi ayaa lagu yidhi sidan:

Read More »